Waxaan xasuustaa berigaan yaraa in uu adeerkay Allah ha u naxariistee uu odhan jiray adeer ninkaa ha eegin waa Jinka Naasa Habloode markaa dadkii hore ee reer hargaysa waxay aaminsanayeen in jin jooho
waa ahraam qadiim ah oo ka horeeyey kuwa masar meelo laga galana way leedahay oo laga yaabo in 1km ka badan sidaan filayo halla ilaaliyo oo yaan la degin
buurahaas waxan dawanayay wiil soo duubay lafaha geela ayad ku qubtan magalada agteeda warabaha wa soo gurta wa keena marka jinkana lafaha wa jecel yahay dee marka lafaka ka aasa magalada
Jin wa baha baha , dadka xanusanaya meelaha cidlada ah ee bila buqa ah eyey ku yara nafisayan , ama mushtamaca ayey iskaga foganayan , ee jin wa baha baha , tadha tadha
Waar buuraha Naasa-Hablood ee quruxda badan ka daaya dacaayadda. ilaa carruurnimadaydii ayaa tegijirey oo weliba naaska bari waan korijirey oo buur qurux badan iyo hawo fiican
Never laga badalo maayo caan bay ku tahay oo waxa ubixiyay dadkaanu ka farcanay ee dhulkan ku noolaaanjiray sidaa dar teed waanu ku daysan doonaa abid inta aduunku baaqisiiyahay
Iidoor wareeray! Waa waalideeniiye dayaxaa aan gaarnee
Labada buuroodba kaan koray 10 mar ka badan waa meel aad udheer magaalada Hargaysa dusha ka daawanaysaa ❤xusuus
Weriyaha waxaan odhan lahaa way fiicantahay inaad deegaanka ka waranto iyo buuraha naaso hablood laakiin waxa wanaagsan inaad goobta qudhunka lagu shubo ee dadkii aad warsysanaysay kuu sheegeen aad kasoo waranto waxyeelada deegaanka loo gaysanaayo iyo halista caafimaad ee magaalada caasimada iyo dadka iminka buurta naaso hablood bartay ee taga una sheeg inta halista qudhunku u jorto .mahadsanid
Asc jumca mubarak mashaallah guul iyo gobanimo somaliland ❤❤❤❤
Ff⁵5⁵554
Naasaha noo nabad galiya haku qul qulune
😂😂 reer magaal
Waxaan xasuustaa berigaan yaraa in uu adeerkay Allah ha u naxariistee uu odhan jiray adeer ninkaa ha eegin waa Jinka Naasa Habloode markaa dadkii hore ee reer hargaysa waxay aaminsanayeen in jin jooho
Buuraha/deegaanka/ Dhirta waa Quruxda Wadanka waa priceless
Naasaha dheer ee idoor jamahuriyada badhida weyn Abaarso qomoluud
Hadaad muslim tahay oo aad soomana tahay waxaa kumaa hadhasheen
Cadhadaada ku dhimo
Cadhadaada ku dhimo
Cadhadaada ku dhimo
Kkkkkkk wll dadka reer hargaysa ma aha qoomu luud ee way jiraan dad xun xume meel walba ee waa ramadaane Allah ka baqo
waa ahraam qadiim ah oo ka horeeyey kuwa masar meelo laga galana way leedahay oo laga yaabo in 1km ka badan sidaan filayo halla ilaaliyo oo yaan la degin
Ha la baadho buurahani waa ku wi masar ku yaalay o kle
Faraaciyiintii baa dhistay baa loo malaynayaa, markaad eegto halkay kaligood yaallaan iyo qaabkay u yaallaan.
buurahaas waxan dawanayay wiil soo duubay lafaha geela ayad ku qubtan magalada agteeda warabaha wa soo gurta wa keena marka jinkana lafaha wa jecel yahay dee marka lafaka ka aasa magalada
Warbaha zxb baanu nahy
Acudi bilaah 😮😮
Jin wa baha baha , dadka xanusanaya meelaha cidlada ah ee bila buqa ah eyey ku yara nafisayan , ama mushtamaca ayey iskaga foganayan , ee jin wa baha baha , tadha tadha
Isaaqu iyagaaba jiman shisheeye jacayl ah qaba 😂😂😂😂😂😂😂
Waan maqli jiray jinbaa degan 2 labadaas boorood
Waar buuraha Naasa-Hablood ee quruxda badan ka daaya dacaayadda. ilaa carruurnimadaydii ayaa tegijirey oo weliba naaska bari waan korijirey oo buur qurux badan iyo hawo fiican
Jiinka waa saxiibkayga
Beenaha faafay ee dadka lagu habaabiyo ✍🏾
Buuraha naasaha
Hada xataa waxba meesha car cararaaya
Jinba kugujira de wxa car cararaaya ma arkeyne
Siyaasadda Hargeysi ku kale dhisantay weeye sidii dadku jin uga yaacayeen ayay magaaladu halkaa mini ka noqotay😂😂
Haweeno farabadan oon wareebe ubadan yahay ku yeh yaab?????????
Buuraha nasa-hablood, dhawr jeer ayaa aan booqanay waqti ay adkayd in la gaadho hadase wadda agmarta oo dadku si fududbay u gadhaan.
Magacaa ha laga bedelo
Never laga badalo maayo caan bay ku tahay oo waxa ubixiyay dadkaanu ka farcanay ee dhulkan ku noolaaanjiray sidaa dar teed waanu ku daysan doonaa abid inta aduunku baaqisiiyahay
Buuraha halo xidho kayshali dhir halago biiro
😂😂 waad iga qoslisay
Ano ku xaaraya suuli igu sio galay
Buuraha naasahablood waain markahore ay dowlada hoose silig kuwareejisaa siay ugabadbaadaan buuru in ladhisto oo ay magaalada kumilmaan iyadoo usamaynaysa dhul baaxad wayn oo lagu dalxiisikaro Markalabaadna haloodhiso qaabka ay udhisanyihiin buuraha Ahraamta ee faraacinadii aydhiseen ookale salaan fiinta Sare lagutagana haloosameeyo markaasay u ekaankaraan buuro dalxiis oo lacag lagugalo laakiin imika waa buuro iska caadiya hadii looistaagana lagadhigioaro buuro dakhli usooxareeya dawlada!!!!
Wxan ma cisse muse ba? 😂😂😂😂
😈😈😈😈😈
😂😂😂
Soamalidi dalaxiska baratay yaaaaap 🤣🤣🤣
Naaso hablood ma iibaa loo soo helay bilabantahay
Yuu jin ka raca ha isku tegina
waar caqli yeesha! dhulkiina idin qaliyobaya ayaa la didan yahay jin wax layidha majirte ruwayada iska fahma!
Waa been
😈😈😈
😂😂😂
😂😂😂😂😂