"Laba-jeer Baan Is Idhi Waa Dhimatay Oo Aan Nafta Ka Samray" Oday Maxamed Muuse

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 64

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 місяці тому +6

    Masha Allah, waa nin ku dayasho mudan❤

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 4 місяці тому +5

    Kan wariya ma ahee Asha’s Rabo in uu tahriibo waar sheikh weydii dhib tii Sahara ha iyo liibiya Somali wax uun baa u muuqda

  • @KhadarSaleebaan-hv9lo
    @KhadarSaleebaan-hv9lo 4 місяці тому +2

    Maash Allah almhdly

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 4 місяці тому +1

    Mashallah waa wadani

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r 4 місяці тому +6

    Mashallh yaqintaa ilhaay hanasiyo ilmadaa igutala iguma taleen hadanaan imaan 🇺🇸 😢 isoduceyaa walalayaal wabiil rabadaan😢😢😢

    • @Gawrace
      @Gawrace 4 місяці тому

      Alle haku fududeyo hawlahaga

    • @Gawrace
      @Gawrace 4 місяці тому

      Wadan wax laga qabsan karo ayd joogtaye isku day inad wax ka qabsato bro

    • @user-ce7ii6sc3l
      @user-ce7ii6sc3l 4 місяці тому

      Allah hakuu fududeeyo culayska
      Hana kaa badbaadiyo wax kasta oo aad ka cabsanayso
      Allah u noqo oo aad u bari

    • @user-ln2tb6sc2r
      @user-ln2tb6sc2r 4 місяці тому

      @@user-ce7ii6sc3l Aamin Aamin jzk Qaayr

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 4 місяці тому +1

    Masha allaah

  • @Real_Abdi
    @Real_Abdi 4 місяці тому +1

    Cajiib😊

  • @liibaanarashiidaaziiz6776
    @liibaanarashiidaaziiz6776 4 місяці тому

    Run ahaantii wa qiso aad u xanuun badan rabbi talo saaro insha allah wd helee reerkada caawin waxa kugu filan alle wayo alle aya kugu dhahay qrnkisa
    لا تحزن إنالله معنا
    Sido kale
    إن الله مع الصابرين

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 4 місяці тому +1

    Walaahi waa runtii dhul shisheeye khar MALAHA nolol iyo barwaaqo dhulkeena ayey TAALA

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 4 місяці тому +4

    3minayaad xayay siis nagu dhaafisay nagadaaya ita ramadan ka ku habaari kari maynee

    • @Brightone1
      @Brightone1 4 місяці тому

      Xayaysiinta iyagu ma soo galiyaan youtube ka ayaa soo galiya

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 місяці тому +3

    East or West Home is the Best
    Dhulkaada hooyo waa lama huraan

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 4 місяці тому

    Guul falaastin inchalla

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 4 місяці тому +4

    Ninkan waa u ducaynaynaa ilaahay dhulkaaga hooyo ha kuu barakeeyo, annagaa wadamo gaalo joogna e dib hawgu soo noqon, ninkani waa nin raga fariid fariid dhalay.
    Ibrahim Birmingham UK

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 4 місяці тому +3

    Dhulka hooyo sowkaad deynta iyo busaarada uga carartey , waar u ducee meeshii ALLe swt kasoo qaboojiyey.

  • @abdiaziizjeego5861
    @abdiaziizjeego5861 4 місяці тому

    11:20

  • @mirooseofficial1494
    @mirooseofficial1494 4 місяці тому +3

    Ninka 2024 inuu tahriibo doonaya kawaran

    • @alibasbaas5065
      @alibasbaas5065 4 місяці тому +1

      Ninba calafkii

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 4 місяці тому +1

      Ha tahriibin walal hada adoonsi bay isku bedeshay oo laguba sii dayn maayee ilaahay isku xidh

  • @KhadarSaleebaan-hv9lo
    @KhadarSaleebaan-hv9lo 4 місяці тому

    🎉🎉🎉

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 4 місяці тому +1

    Dhulka hooyo sowkaad busaarada iyo deynta uga carartey , waar u ducee meeshii ALLe swt kasoo qaboojiyey,

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 4 місяці тому +1

      Sidaas oo ay tahay ma jirto dhulkiisa hooyo meel udhigantaa adeer,meesha uu kasoo shaqaystayna may ahayn meel uu leeyahay

    • @engabdihussein7596
      @engabdihussein7596 4 місяці тому +2

      @@axmedaden1655 sowkii nafta kula cararey, isagoo umaraya jid geerida u dhow, annigu kama hadlayo dhul-hooyo iyo dhul-shisheeye midna, kana waa dhulkiisii ,kuu ka yimina waa kii uu kaga badbaadey dhibkuu ka ordayey , bi'idniLLaah.,waxaanse fahmi waayey ujeedada uu wareysigan ka lahaa,

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 4 місяці тому +1

      Busaaradaa dhaanta meel salaada lagaa mamnuucayo

    • @ahmedaweys9202
      @ahmedaweys9202 4 місяці тому

      Adeer orod tahriib duco lahayne

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 4 місяці тому

      @@ahmedaweys9202 adeer anagu adoomo waanu noqon kari weynee ,adigaa layaqaana oo adoonsiga laqabsadee orod tahriib dee

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 4 місяці тому

    Asc Maxamed suldaan rak wa waya joog

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 4 місяці тому +1

    Kani wariye maahe Waa badaw . Saxaafada soo baro . Ninkii hadalkii kolba meel u boodsiinaya

  • @mohammedamir9541
    @mohammedamir9541 4 місяці тому +1

    Warkaysigii saxaraha waad kaboodsiisay wadaadka ee maxaa Kaa khaldan

  • @Real_Abdi
    @Real_Abdi 4 місяці тому

    Ax ax ax

  • @khadarahmed90
    @khadarahmed90 4 місяці тому

    Nasabnimadi oo qofa

  • @farahabdilahi1152
    @farahabdilahi1152 4 місяці тому

    Asc waar oday max'ed muuse sheekooyin badan baa ku duugane oo yurub ah e odayga waraysi kale la yeelo

  • @Daqare666
    @Daqare666 4 місяці тому

    ADEER MUDU 13 SANO HORN CABLE MABA JIRIN 2006 AYAAD TAHRIIBTEY HORNCABLE 2010 AYAA LA AADAASEY

    • @mustafeab7311
      @mustafeab7311 4 місяці тому +1

      😁😁HCTV 2005 ayay jirtay

    • @AdnanLaari
      @AdnanLaari 4 місяці тому

      Waxaanad aqoon u lahayn haka hadlin bro Hcble 2007 anaaba Musalsalkii Barbara Santana ka daawanayay is deji bro Caruur baad ahayd baan filayaa wakhtigaase

  • @haamudnews8451
    @haamudnews8451 4 місяці тому

    Ninka muu suaalo caadi ah waydiiyo suaalo badan oo xiiso leh buu ka booday

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 4 місяці тому

    11:10 qurbe nin tagey ba garan kara cunsuriyaddaas.

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye 4 місяці тому

    War nubku haduu kasoo tacbaday yurub oo daymihii iskasoo baxshay muxuu u leyhy yurub wax mayalaan waa bilaa abaal

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 4 місяці тому

    Nin waliba intu dambi ka soo galo yurub ayuu ee daynayaa dowladii soo dhawaysay

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 4 місяці тому +2

      Salaada loo diiday iyo diinta halista ku jirtaa idiin ma muuqato ee waligiin ba hambo bariis soo shaqaysta

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 4 місяці тому

    ALLAHUMMA BALIQNAA RAMADDAAN

  • @abdinasirabdullahiroble2633
    @abdinasirabdullahiroble2633 4 місяці тому

    .

  • @abdirahinmahamedilmi5435
    @abdirahinmahamedilmi5435 4 місяці тому

    Waan ka soo shaqaystay,Waxna waan ka Soo Tabcaday, Dayntiina Waan iska soo bixiyay. Haddana Europ waxba Ma yalaan ayuu ina leeyahay sheekhu.
    Bal adba 😂😂😂?

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH 4 місяці тому

    Ninka caadi umaad waraysan

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 4 місяці тому

    M.sanid .

  • @medaliamed6454
    @medaliamed6454 4 місяці тому

    tariimku waa halis

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 4 місяці тому

    Mar haduu gadhkaa leeyahay waa ka baxso

    • @abdirahmanmohamed8998
      @abdirahmanmohamed8998 4 місяці тому

      Ma sunnada nebiga ayaad diidan tahay Allah ka cabso aakhira waa lagu waydiin hadalkaas

  • @jusuf1167
    @jusuf1167 4 місяці тому

    Bist du her Namas nich machen

  • @user-rt1mf9oi2j
    @user-rt1mf9oi2j 4 місяці тому

    aad baan ug heeley

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 4 місяці тому

    Dee sheikh iminka busaaradii malaa kaba sii dartaye,
    Dhalin yarada tilmaan meel.iyana ay isku soo qaboojiyaan

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 4 місяці тому

    Sagal Caruura bilaa shaqqo.maad kala korisidì

  • @alibasbaas5065
    @alibasbaas5065 4 місяці тому

    Odaygani ma Osama bin ladin miyaaa

    • @user-nz8xk7ql9q
      @user-nz8xk7ql9q 4 місяці тому

      Magaca waa la bedelaaye hayska dhexdegine waa cusman binu aadmiga somaliya.

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 4 місяці тому

      Nacas

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 4 місяці тому

      Qofkii diintiisa ilaashada ba argagaxiso ku sheega