@@suldaanabdullahi4407 jinka la guursado ma soomalida iyo carabta qandaras ku qaatey aduunka kale visa uu ku galo ma heesto miyaa? Wax dad badow aha aamisan jireen baad run uu heesta
Oo waagii hore ee aan farta kicinteeda baranaynay waa naloodhigay erayadaas ee maxay yihiin.( abjad, Huwaz, xudhay,kalimat, Sacafat, Qarashat,) bal ii macneeya
Nike official Sidee u Raadsan jin, Allah wuu noo sheegay inay yihiin cadowgeena, way ku wali, aakhirkii way ku dil. Allah swt narta,iyaga la gal ayuu ku odhan. Waa khasaara adduun iyo aakhiraba, markaa maxaad ku fali, ha u dhiwaan kuwaas..
@@SuldaanMedia Wll weli ma arag qof cilmi inta leeg uleh horta wxan ogahay inuu xaqiiqda ka hadlo Qaarbdan ba qofki dheg xnuntoba wa jin iyo rusheyy ku waaalee
@@wejdanaabdurahman5973 walaloy adiga kuuman jawabin ta labaad qofka in aad male xun ka malysato maaha qofku wuxuu yhayba ilahy ayaa og sorry in an ku jawabna man doonayne madama oo aad tahay inane👍🏼
@@salmandaib6055 الله مستعان. Anigu sheekha macaayin laakiin adigu waad I aflagaadaysay kugu dayanmaayo laakiin hadaadan ka noqon oo aadan raligalin ka bixin maalin adaan awoodin ayaad ka jawaabi doontaa
Astaq firulah kuwa muslimiinta ahi arimaha dadka faraha dadka lama soo galaam kuwa arimaha insiga faraha lasoo galaana waa kuwa gaalada ah oo qudha . Ta kale ma banaana in jin la guursado hadaad guursato kuwa gaalada ah noloshaadu khatar ayay galaysaa aakhiro iyo aduunba Sxb alle hakuu fududeeyo guur xalaala dhalinyaro kale ayaa kula mida iska sabir inta ilaahay faraj keenayo
@@mohamedabdillahi9282 subxanallah😭war aniga nooca aad imoodo ma ihi illah ban ka magan galay Agnostic iyo wax ku dhaw ma ihi nin muslim mu,min caqiida,diisa ku adag ban ahay commentiga aan bixiy wax kale ha modin لتسلية فقط mumkin qof kale ayad igu qaldeysaa ee wax hubso plz🙄
Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah ilaahey ha naga nabad gelyo shirki iyo ilaahey kheyrkii
Suryaani, luqaddii namruud bin kancaan, sidoo kale, waa dadkuu nabi ibraahim ka dhashay.
Ilaahow naga qabo jinka iyo isha
Masha allha alle haku xifdiyo
Asw maansha Allah barakallahu fiikum and Allah yahfidkum jazakallahu kheyr from USA
Jazaakalaaah sheekh
Acuudu billaahi mina sheeydani rajiim.
asc shaakh maxamad ismaciil allah haku xafido
Ben ben wallahi cheikadaasi habbad run a maliha!
Thanks Suldaan-Media. Sheikh Mohammed maleeyahay meel lagala xidhiidho.
Walal adiga mudan haa walal waynu helaynaa
@@SuldaanMediawalal inteen kala xidhiidha
@@NasraMaxamed-cm7lc walal hargiesa qof hadii.uu kuu joogo.qofkaas ayaa kusoo heli kara ciwaanka sheekha
@@NasraMaxamed-cm7lc walal wan ka xumahay anigu ma joogo wadanka aad ban uga fogahay
Acuudu billah mina shadani rajiim
Sheekh su.aal ayaan kuweydiin lahaa labarkàaga shaashada sosaar
Ilaahow xumaanta naga hay
M .a shiiq allaha kucafido
Anigaa rabee xageen ka helaa tolooow
Noo soo raadi sxb anna waa rabaaye
Insha allah
Hablaha muslimiinta ah kawaran ee jinka ah guurkooda kuwa gaaladuunbaad ka sheekaysaane
Alle ayaa kawayn
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم بسم الله الرحمن الرحيم
Jinka iyo Sheydsanku waa kala duwan yihiin.
sheekhow xabadoo shidan aduuna haysata ma iguso xidhid
Mashaallah sheikh
Cajiib subxaanalaa
Allahu akbar
Qaabka sixirka loo barto oo dhameestiran fidno dhiman ma ogi Allahow wax walba Waad aragta Xasbunallah
Maxa qaldan walalkayga muslimka ahow
ASC KHIISH ALLAHA KU DHAWRO
Asc sheq cimriga ala hakudhereyo
Laa xowla walaa quwata ilaa bilaahil caliyul cadiim
hore ugusoco mashalah
Mahadsanid wll
subxannalah sawkuwa buuxa gabdhihii muslimiinta ahaa eeedhawrsoona mxaan jinka karaaadsan waaba xaraam xidhiidhka jinka
ALLAAH KUDHOWRO WALAL QALI
Adi Ku jecelay xbb
Ciyadan bilah insi gabadho nojogta mxadhibaya
Subaxan Allah
Asc shekh side loo gursado nag jini Muslim ah
أعوذ بالله العظيم شر الشيطان كل
subxaaan Allah
❤❤❤❤
Mar ka ya dabiba
Shekhan xgaan ka helaa walalyaa
+252637000777 telfoonkan kala xidhiidh xaruntiisa
Allaha kamagan galnay waaba kacabsaday
Waa luqaddii sixirkii baabila.
Masha allah
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. في الوقت الذي 1. في الوقت نفسه إلى الله تعالى على كل من ساهم فى العالم كله
Sheekhenu caadi maha
Sida Jinka. wax. loogu. Dirsado
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم بسم الله الرحمن الرحيم
Ilaahey amarkiis maba fahmo sheekoyinka sixirka iyo jinka waxay ila tahay sidii sheeko caruureed
Inaad fahantid laguu ma dirsanin ee shaqo yeelo.
Kulaha waa sheeko caruured 😏
Diinta islamka si fiican u soo baro.
Sheekooyinkaas oo dhan waa khuraafaad walaashay, dadkaa lagu badowsanayaa unn..!!
Waa khurfaad wax ka jira ma jiraan
@@daadirabbi yaa kuu sheege in uu quraafad yahay 🤔
@@suldaanabdullahi4407 jinka la guursado ma soomalida iyo carabta qandaras ku qaatey aduunka kale visa uu ku galo ma heesto miyaa?
Wax dad badow aha aamisan jireen baad run uu heesta
xasbunalah xasbunalah
Ninkii xaaladdo single jeex jeexeen ayaa Naag jinni aroooso🤣🤣
😂😂😂😂😂😂
Oo waagii hore ee aan farta kicinteeda baranaynay waa naloodhigay erayadaas ee maxay yihiin.( abjad, Huwaz, xudhay,kalimat, Sacafat, Qarashat,) bal ii macneeya
Gabadha Jinka ah ayaa kuu macnayn doonta ileyn waa dalab kodiiye kkk
Wixii jaahili sheekha sixiroole ku sheegi doonan cilmiga
Iso docey sheqow
❤waarun😂😂😂
Audubillaah subxanallaah
👝💲💳👜👖💳
اعود بالله من الشيطان الرجيم
Sheekh aniga ninkii guur iso bandhigto isaga ugu naceebahay maxee ku dhacday
Il ama sixir labadaas midkood iska baadh
@@SuldaanMedia oo see xaa yeela marka inaan guursado wan jecelahay hooyo ln lii. dhaho
Culimada quraanka saarta kuwa fiican raadso iyaga kaa daaaweyn doona
@@SuldaanMedia ok
🤣🤣🤣🤣
🎉
Sheekadu mas miyay maraysaa hayaay dooliga
Hhhhhhhh makayabtay
maskaasi waa aabeheed ama waa iyada intaaney binu adan isu ekeysiin
Subxaana laah
M.a
Aniga wadaad baa bari igu dhahay sadex eray oo carabiya ayaan ku barayaa hadaad akhrido jinka ayaad toos u arkaysaa kadib waan Bartay erayadii lkn ma.akhriyo oo waan ka cabsaday ilaa hada waan aqaanaa hadaan akhriyana way imaanayaan😃😃😃
Hadii aad barato aakhirka iyagaa ku dilaaya ka digtoonow
🙄🙄iska ilali
@@SuldaanMedia waa runtaa wll waad mahadsantahay
@@fatimamaxamud1458 haye wll mahadsanid
@@SuldaanMedia wll il sixir ayn tac ban laahy .mida kle xanunka wxu igu dira dadka siba hoyo isma arki karno.ina wx dilo mse isdilo ayunba kufikira familkeygana imafahmayan aniga halis ayn kujura o inan wx dilo ah.qurankana wn aqrista alxm siba suratul baqara iyo muawadhaten wllo mxa talo ahn iisin karta please jwbtada waa ii muhim jazaka Allah
Sheekhan wuu laso dhaqmay jinka kitaabka uu akhrinayo ayaa waxkasta ku qoran yahay
M.a
M.a
Shekhi geesiga aha weye walhi
Subxaanallaah
acuudu billah naag jina miyay ku dhaaranayaan
subxanalah
Hwhhe 2 yr akib ugu fnbeyn var ujeda
Subxanalah 🥹😭
Ciyaarahsoomaali
Asc shekh أريد أن أسألك سئالا
Naagihii Nala midka ahaa Ayan kayaabnay mid Jin ah hhh xage lageynaa
Sheekadaan waxay noqonkartaa tilmaan. Wuxuu yiri" Gabadho aanan salad kaa dabasidan in ay waxku siiyaan mooyee." Sheikhow haku fogaan oo ha isku badalin dacaayad u fidiye.
horta way jirtaa dad badan dar ale u soma una tukada markaa kuwaa ma jeedo sheekhu lkn inuu faah faahiyo ayey ahayd
Acuudu bila
Subxaalah
Side Jin ula shekesan kara on xugtoda ku heli kara igu cawiya plz
Waxba lagama faaido aakhirka qofka faraha la gala iyaga ayaa dila
@@SuldaanMedia saxiix waayo isku mid maba nihin jinka xaa ii geeyey la shekeysikooda allow hanaku imtixaamin kuwaas waa shar sheyaadinul jini xaa noo geeyey kuwas acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim
Xaa ku geynayo la sheekeysigooda kuwaas in lala sheekeysto waa dambi
Nike official
Sidee u Raadsan jin, Allah wuu noo sheegay inay yihiin cadowgeena, way ku wali, aakhirkii way ku dil. Allah swt narta,iyaga la gal ayuu ku odhan.
Waa khasaara adduun iyo aakhiraba, markaa maxaad ku fali, ha u dhiwaan kuwaas..
Acudu bilaa
Asc
Wcs
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مطلوب زوجة في كل مكان في العالم العربي والإسلامي من غير المعقول ان يكون هناك
Mand somaliyad ahyn mandheey😂😂
Niman badan oo shaxaari yaal ah oo damacu indhuha tiray sheekadaan cml haday maqlan way u gaaloobayaan
Haaaa
kkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkk hade gabdhihiinu ismacnayska iyo ku adkayska wiilasha ka daayaa. Oo intaas Ajar ku raadsada ilahay ha idiin naxariistee oo guurka meherka iyo arooska kharashkiisa fududeeya.
Been masheegi karee damac baa iga galay markaan maqlay shiikhu siduu u suureeyay
Subxaanallha wxaas oo kale waa gaalnimo
Lkn ragga qaar way ka suuroowdaaa
Ma Jinnbaa guursan karnaa?
Wax cad oo quran iyo sunada nabiga mala hayaa?
Qabiilada jimanka iyo magacyadooda yaa na baray?
d
Subscribe wakusaray adna iisar
Shiikh dadka habarin sida jinka loola xiiro
Abjad waaba la into dhiga e wa side ?
Astaqfurullah
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
Sheekh waad mahadsantahay, lakiin nagtu ma Islam baa mise waa gaalo? Kkk
Halkaa sheekhu muu cadayn wll
Shiikhu cilmigan xaguuka helay mise wuka tobadkeenay
Wax walba barasho ayey leeyihiin wll
@@SuldaanMedia
Wll weli ma arag qof cilmi inta leeg uleh horta wxan ogahay inuu xaqiiqda ka hadlo
Qaarbdan ba qofki dheg xnuntoba wa jin iyo rusheyy ku waaalee
@@SuldaanMedia wll wxanklo ku waydiinlaha shiikhu ma reer ceergaabo baa
Walal sheekhani markiisi hore Dictor xananada xoolaha ah buu ahaa mudo ka dib bulshada oo dhib badan ku qabta arimaha sixirka isha iyo jinka ayuu u baydhay inuu barto daaweynta isha sixirka iyo jinka wanu daba galay baadhitaan iyo barasho dheer ka dib wax badan ayuu ka ogaaday arimahas iyo daaweyntooda.
Dariiqaaas mid ka fudud majiro miyaa sheeqow😂😂
War fuquburale waxn ka maqli jire kuwa ruxanta qabo oo tunta
Yez
😅
War heedhe wadaadku ma sixiroole toobad keenaybaa
😄😄😄 ma ila aragtay
shiikha ka xishoo wax duloobay ayaad tahee😕
@@salmandaib6055 adi isku xishoo adaa dadka cayneyside
Sheikha waxba kama shegin kaliya waxa is weydiiney armuu shikhu yahay faalalow towbad keenay shikha wuxu ahaa ma ogin laga yaabee inuu waligisiis hal danbi galin laga yaabee inuu yahay sixiroole towbad keenay
@@wejdanaabdurahman5973 walaloy adiga kuuman jawabin ta labaad qofka in aad male xun ka malysato maaha qofku wuxuu yhayba ilahy ayaa og sorry in an ku jawabna man doonayne madama oo aad tahay inane👍🏼
@@salmandaib6055 الله مستعان. Anigu sheekha macaayin laakiin adigu waad I aflagaadaysay kugu dayanmaayo laakiin hadaadan ka noqon oo aadan raligalin ka bixin maalin adaan awoodin ayaad ka jawaabi doontaa
wlhi aniga wan rabaa naag jin ah anigoo shirki galin ayan rabaa waliba mid muslimad ah wayo shaqa,la,an iyo naag la,aan baa na dishay 🙄🙄🙄
Astaq firulah kuwa muslimiinta ahi arimaha dadka faraha dadka lama soo galaam kuwa arimaha insiga faraha lasoo galaana waa kuwa gaalada ah oo qudha .
Ta kale ma banaana in jin la guursado hadaad guursato kuwa gaalada ah noloshaadu khatar ayay galaysaa aakhiro iyo aduunba
Sxb alle hakuu fududeeyo guur xalaala dhalinyaro kale ayaa kula mida iska sabir inta ilaahay faraj keenayo
@@mohamedabdillahi9282
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
sxb muhiimadu wa dhaqalaha
dhaqalo xalaal ah iyo naag jin ah hadan isku helayo ma diidani adiga hadii aad rumeysatay qisada odeygan shegayo ee dhax martay qoyska jinka ee muslimka ah
maxad aniga iigu diideysaa walalow
@@mohamedabdillahi9282
subxanallah😭war aniga nooca aad imoodo ma ihi
illah ban ka magan galay Agnostic iyo wax ku dhaw ma ihi nin muslim mu,min caqiida,diisa ku adag ban ahay commentiga aan bixiy wax kale ha modin لتسلية فقط
mumkin qof kale ayad igu qaldeysaa ee wax hubso plz🙄
@@mohaabdi753 kolay hadaa mid ayaan kugu qaldayay alle gaalnimo hanaga fogeeyo .
Acuudu billah mina shadani rajiim
Masha Allah
Subxanallah
Iso docey sheqow