Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Mansha alaah dhulkeena. Nimca fadhidaa ala maxan tagay nasah hablood
Mashallah waa meel qurux badan 🎉
Caruurnimadii ayaanu dusha uga baxi jiray naaskaa sii jeedka waraabayaal badan ayaanu ku aragnay anaguna Ey badan ayaanu wadanay reer hargaysihii hore
Rag waa wayn oo usoo kalahay waxaan macno lahayn nio wax caadiya Nala wadaaga
masha Allah
Meeshani Naso-hablood waxa ku nool waraabe farabadan,waayo meesha Geni-farbadan ayaa jooga.Sidaasi aya la odhan jiray,barigii aany yarysrayn.
Buuraha Magaca yaa u bixiyey tolow 😅
Who talking to Somali or people in England Who could understand the word risky
Waad mahadsantahiin lakiin ul iyo budh baa la qaataa markaad meeelha amareysaan gacamo madhan kkkkkk
Beenaalayaal baadtihii Alle kabaqa
Mansha alaah dhulkeena. Nimca fadhidaa ala maxan tagay nasah hablood
Mashallah waa meel qurux badan 🎉
Caruurnimadii ayaanu dusha uga baxi jiray naaskaa sii jeedka waraabayaal badan ayaanu ku aragnay anaguna Ey badan ayaanu wadanay reer hargaysihii hore
Rag waa wayn oo usoo kalahay waxaan macno lahayn nio wax caadiya Nala wadaaga
masha Allah
Meeshani Naso-hablood waxa ku nool waraabe farabadan,waayo meesha Geni-farbadan ayaa jooga.
Sidaasi aya la odhan jiray,barigii aany yarysrayn.
Buuraha Magaca yaa u bixiyey tolow 😅
Who talking to Somali or people in England
Who could understand the word risky
Waad mahadsantahiin lakiin ul iyo budh baa la qaataa markaad meeelha amareysaan gacamo madhan kkkkkk
Beenaalayaal baadtihii Alle kabaqa