SABABTII AY KU KALA TAGEEN MUUSE ISMAACIIL QALINLE IYO SAADO CALI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @XaawoAxmed-i5i
    @XaawoAxmed-i5i 4 місяці тому +11

    Alllah haa rahma Labadooodaba

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c Місяць тому +1

    Wooooow Garaxsjis iyo jacayl wooow❤❤❤ Tolkay, dhulbahante iyo Garxajs waxaa ka dhexeeya jacayl, Ninkayga aad ii jeclaaday wuxuu ka soo jeeda dhulbahante ❤ I love my Husband 💔❤️

  • @nuurabdilahi415
    @nuurabdilahi415 4 місяці тому +3

    alle ha u naxariisto

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 місяці тому +5

    Go’aamada qarsoon ee midba midka kale usheegin inta la sheekeysanaayo ayaa u sabab ah ilaa maanta wey jirtaa waana wax yaabaha guurka qaar bur buriya haduu kidkii sunrise lagu sameeyey tanaasuli waayo. Been baa lagu soo xero geliyaa runbaa lagu dhaqaa waa hal heyska Soomaalida run ku soo dero geli run na ku dhaq

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 5 місяців тому +9

    Canab diiriye waa nooshahay Hargeysa ayey joogtaa 😊

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 5 місяців тому +2

      Laba Canab baby ahayeen Ta nooli waa Canab diriye Ileeye Waxanay ka Tirsanayd kooxda Janaraal daa,uud ciidanka Xooga Ee Hargeisa Canab diriye Ahmed Gahayr Waxay ka tirsanayd Kooxdi Ongod Ee Ciidanka Asluubta Alle Yaa Raxma Raaximiin 🤲

  • @ismailhersi7171
    @ismailhersi7171 2 місяці тому

    Asc wwb waxaan kuu sheegayaa sawirkan maaha Muuse Ismaaciil Qalinle ee waxa weeye Cali Muuse ee soo hel Muuse Ismaaciil Qalinle sawirkiisii

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому +2

    EhEEyE EhEEyE Runey Run

  • @hersiseed9871
    @hersiseed9871 3 місяці тому +1

    Taatiikhda ha qaldin ruwaayadaa waxaa sameeyey ibrahim cirro suge oo hada ku nool canada ottawa

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 3 місяці тому

    ale ha uu naxaristo

  • @aliyussuf1584
    @aliyussuf1584 2 місяці тому

    Allah ha u naxariisto labaduba

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 10 днів тому

    Riwaayada waxaa iska lahaa Abwaan Dubka Baalow,Laxanka heesaha waxaa saaray Abwaan Guumow

  • @aliismail5615
    @aliismail5615 3 місяці тому +1

    Ruwaayadan Cunnaabi waxa lahaa Ibraahim Xuseen Wayd ee ma ahayn Xasan Qawdhan

  • @AbdullahiBille-y2r
    @AbdullahiBille-y2r 4 місяці тому +1

    Wow

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 4 місяці тому +1

    Waxay ku kala tageen shaqadaada maahane ,adigu dhexdooda kumaadan jirjne marxuu miintaan alaha u naxariistee,meel kale views ka raadso

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  4 місяці тому

      Malaha adigaa ku dhex jiray.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 4 місяці тому +1

      ​@@bulshadacusub Jacelka nacab iyo xaasid ma waayo 😂 Somalidana kumaba jiraan
      Uma dan lihi wofkan jawaabtadsiisey lkn Anigeyba igu dhacdey.
      Jaceelka hanolada waa nolal dgeer Naceebkana waa nolal gaaban ❤🎉.

  • @aliismail5615
    @aliismail5615 3 місяці тому +1

    Ma aha fanaanada Canab Diiriye ee hadda nool, waa gabsdh ka horraysay oo ku jirtay ruwaayadii Aqoon iyo Afgarad. Canab Diiriye Cabdi Gshayr

    • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
      @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 2 місяці тому

      Canab Diiriye wa dhulbahande Cali Gari sado cali wa khalid dhulbahande wa ilma ader aun 😢

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 2 місяці тому

    anigu waxan maqlay waxay kukala tahen riiwayada hablayow hadmad guursan donta ee u beerdilacshe qadqadayo sado ayna qawanthy ayu ku furay siida ayaan maqlay allahu aclam

  • @abshirali313
    @abshirali313 3 місяці тому +2

    AUN labadaba

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Estlyyyyy Estlyyyyy, soo dhawoow badanbadan QatraayEEy Qiimobadan murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad Lagufarxeeeey facyaashay troonEey Nacam YariisEey Nicmaturabi Nicmaturabi

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Reero Familyyyyyy alxabiyeey murwodumaroo Qatroisliina Qiimobadan cadayyareey dagan fariidad Brinseseseses boqorad Farsc jil

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 місяці тому

    Dee sawirkani ma aha ahu muuse
    Ismaciile miyaydan khajilayn

  • @fankaciyaaraha1063
    @fankaciyaaraha1063 5 місяців тому +2

    codkan ma ahin saado iyo qalinle waa kooshin yare iyo farxiyo rasta

  • @Cismanmuxumed-d5s
    @Cismanmuxumed-d5s 3 місяці тому

    1:10

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    RiyaaqEEy wayuya wayuya Soo dhawoow badanbadan QatraayEEy Cadayyareey lagufarxeeeey YariisEey murwodumaroo SamsamEey ShE ShE saxiix ticEticE RUNEEY Run

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 5 місяців тому +1

    Saado iyo qalinle maaha kuwaad nooga dhigaysaa iyagii waana khalad dadkoobi ah inaad noogu sheegto iyagii !

  • @ayanabdiqadir9040
    @ayanabdiqadir9040 4 місяці тому +2

    Canab diiriye waa nooshahay

  • @qooqane65
    @qooqane65 4 місяці тому

    Asal waleee

  • @xamsecali6231
    @xamsecali6231 2 місяці тому

    Codadkani ma aha qalinle iyo saado
    Ninki Waa Kooshin yare gabadhana garan maayo

  • @maxamuudmaxamed8135
    @maxamuudmaxamed8135 4 місяці тому

    Maxaalagu furay

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 3 місяці тому

    Canab diiriye may dhiman way noshahay hargeisa ayey joogtaa mise waa canab kale

  • @qooqane65
    @qooqane65 4 місяці тому

    PLA qabaailada hala dhaafi❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Yartayarta tiistiis YariisEey

  • @abdielmi355
    @abdielmi355 4 місяці тому

    Maxaan ka faa’iideynaa waxaan oo kale. War ilaahay ka baqa oo xishooda. Afkaagaa qoyan looma hadlo!

  • @SaraSadeq898
    @SaraSadeq898 2 місяці тому

    Waxan u makeyna iney tahey gabdhan Farxiya Rasta hadan qaldaneen

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 4 місяці тому +1

    Qalinle aad u jeclaa heesahiis

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 5 місяців тому +2

    Maxaa macna ah ku jira dad is qabay inad ka sheekaysid

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 10 днів тому

    Shimbiraha fadhiisan jirey oo dhageysan jirey heesahooda waxay ahaayeen maxaad noogu sheege weyday

  • @SAMOTALIS
    @SAMOTALIS 3 місяці тому

    Furay iyo dalaaq maxay kala yihiin…Waa waxuun sheeg…

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 3 місяці тому

    Weey diidey Saada Cali ineey la noolaato .Ismaaciil Qalinle sabab aaney fannaaniintu sheegin Waxana la sheegayo Muuse Ismaaciil qalinle ayaa fanka ku soo daray, sida ninkani sheegayo waxba kama jiraan. Siciid Saalax wuxuu ka tirsanaa Kooxda Danan ee wasaaradda waxbarashada, muuse & Waaberi & Heegan oo Boliska oo. Muuse Ismaaciil ka tirsanaa @

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 4 місяці тому

    Ninkan la musawiran Saada maaha Muuse Ismaaciil Qalinle ee iska hube

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 4 місяці тому +2

    Naag dhulbahante iyo guur Isma qabtaan

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 5 місяців тому

    Ma aha codki qalinle

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 4 місяці тому

    Maha saado maha muuse waa qar xun xun oon codkoodii heliba karin

  • @CaashaYuusuf-b4w
    @CaashaYuusuf-b4w 3 місяці тому

    Taan ubeercada

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 5 місяців тому

    Beenta jooji saldo qalanjo

  • @cadaanixasan8246
    @cadaanixasan8246 4 місяці тому +1

    uf beenaale qabiil dilooday baa tahaye kir baalagu yiri iidoor waanaqaanaa

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 3 місяці тому

      Iidoor maaha ninka sheekadan ka sheekaynayaa cudur iidoor baa idin galay labadaba alle ha u naxariisto

    • @sagalcadeey9989
      @sagalcadeey9989 3 місяці тому +1

      Waa run been miidhan weeye.

  • @SSS78781
    @SSS78781 4 місяці тому +1

    NAAG FANAANAD AH RAGA OO DHAN AYEY KA DHAXEYSAA..ALLE HA U NAXARIISTO LABADUBA

    • @XaawoAxmed-i5i
      @XaawoAxmed-i5i 4 місяці тому +1

      Ilaahay ka baq hada wey dhimatay ayadoo soo xajiday waliba Teda kle gabar muslimad ah bay ahyd ragoo dhan kamay dhaxayn ninkaadna ilmo ayy udhashay

  • @IbrahimIsmail-zb1gt
    @IbrahimIsmail-zb1gt 4 місяці тому

    Taariikhda iyo qisada ninkani sheegay waa beene,markaa la joojiyay riwaayadii hadraawi ee la odhan jiray tusmo iyo tawaawac waxay saado iyo qalinle ku biireen riwaayadii xannaanada xoolaha ee ibraahim xuseen (cirosuge) curiyay.
    Riwaayadaasi waxa laga gobolada oo dhan waxaanay socotay lix bilood,markay riwaayadi waqtigeedi dhamaad

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 4 місяці тому +1

    Fanaanad waa shirko , Ragga oi dhan ayey ka dhaxeysaa ,Jooji maserka haddaad guursato