Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sheekadii Qiiqii ceel cad Iyo Jaamac Gaab Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 139

  • @saarxanabdiasismadidadne8007
    @saarxanabdiasismadidadne8007 3 роки тому +16

    idaaja waa somalia runah wlhi masha Allah waxan sura gaal ahen nin somalia ah oo yaqano dhaqanka Somali guul idajaah

    • @mayranegaaleef1164
      @mayranegaaleef1164 2 роки тому

      Soomaali run ah dheh xagaa iska sax boowe

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq Рік тому

      Sxp somalia caalamko dhanbaa noo yaqaane hadan Somali nahay coqdada iska saar

  • @Geyre02
    @Geyre02 3 роки тому +28

    Idaajaa waa dadka fara kutiriska ah ee somalida u nool cimriga allaha ubarakeeyo

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 роки тому +3

      Haa

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 роки тому +7

      Dagaalkaas waxaa ku dhaawacmay aabahay isaga oo 17jir ah, wuxuuna dhintay 1981dii isagoo 63 jir ah. Marka dagaalkaas wuxuu dhacay qiyaastii 86 sano ka hor oo ku aadan 1935tii.
      Gabadha darteed loo dhammaadayna lamaba kufsan. Waa La kufsaday waxaa ku muddacayey raggay ka dhalatay oo kaliya. Laakiin xaqiiqda qisadu sidaan bay u dhacday ee adinkuba u garqaadaa:-
      Gabdhaha waxaa jeclaa wiil da'deeda ah, oo la sheekaysan jirey, wuxuuna rabey in uu guursado. Hayeeshee Jaamac Gaab baa gabadhii soo doonay xoolana ka bixiyey. Ka dibna wiilkii oo khabar mooge ah, baa gabadhii usoo xod-xodasho tagay, kadibna wiilal la dhashay baa inankii xumeeyey iyaduna raalli bay uga noqotay fowdada walaalaheed. Kadibna Isla Maalintii ku xigtay buu soo aadey, meeshay ariga daajin jirtay. Wuxuu u yimid goor duhuradii ah, iyadoo inta dharkii dhigatay balli buuxa ku qubaysaneysa. Intuu u soo gaatamay, oo dharkeedii lugaha kala ritay buu ku yiri, soo bax oo dharkaaga qaado, isagoo arrintii xalay kaga aarsanaya. Iyaduna biyihii bay ku jirtay muddo dheer illaa uu aasku ka madoobaaday, asaguna intaas dharkeeduu dul taagnaa, kadibna intay soo baxday, oo dharkeedii qaadatay bay oohin afka furatay. Raggay ka dhalatay wey u cuntami weydey in ay la soo shirtagaan, gabayada oo qaawan baad aragteene Naga xaal Mariya!. Waxay isku itifaaqeen inay dhahaan gabadha waa nalaga kufsaday.
      Nimankii kale waxay dhaheen "gabadha oo qaawan waan aragnay mana dafirsanin, xaalna waa ka bixineynaa". Kadibna waa la isku Mari waayey, kadibna abtiyaashey dagaal lagu hoobtay bay iclaamiyeen, waxaana labada dhinac ku kala dhintay 20 oo dhinac ah, 19 nin iyo gabar lagu khaldamay oo dhinac ah.
      Waxaana xabaddu ku istaagtey, gabaygii Xaaji ilka-dahab.
      Marka Idaajaa, ma sida reer-abtigay buu nagu eedeeyey, kufsi aanaan geysan? Ma eed ka carar darteed buu noo eedeeyey? Hadduuse abtidaday ayyidey, muxuu uga badbadiyey, oo u yiri, gabadha waa la isaga dagey? 😲🤔😏.
      Xaashaa, taas nagama suuroobin.
      Anigana igama aha, is difaac iyo Tolkaa u hiilli, ee gaal dil gartiisana siih. Labada jifana kuwana waa ka dhashay, kuwana waa abtiyaday, sabab aan ugu kala eexdo 86 sano kadibna ma jirto. Laakiin Taariikhda run ha laga sheego, bay iga tahay.
      Middeeda kale gabayga baad ka fahmeysaa in aan gabadha la kufsan, ee La qaawiyey oo kaliya.
      "waxaa ceelcad qiicu uga karay, qaawin gabareed".

    • @abdiesse4444
      @abdiesse4444 3 роки тому +2

      @@mawjama831 p

    • @harunsaiddiraac9397
      @harunsaiddiraac9397 3 роки тому +1

      @yasin awjama saaxiib ii kala cadey abtiyadaa iyo adeerdadaa labada reer ay ahaayeen!

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 роки тому +1

      @@harunsaiddiraac9397 gabadha la qaawiyay qabiilkedu wuxuu ahaa majerten gar ahaan cumar maxamud kana sii ahayd ree khalaf wiilka inan faraxumayna wuxuu ahaa marexan gar ahaan wagardhac

  • @muusecalimuuse6041
    @muusecalimuuse6041 2 роки тому +3

    Idaajaa waa "Madarasada dhaqanka" Alle baray waxa afka carabiga lagu dhaho " فنّ الإلقاء " sida wax loo jeediyo yadoo aan laga caajisayn ..

  • @mahermohamud1239
    @mahermohamud1239 3 роки тому +8

    Idaajaa waanin af soomaaliga wax laga tusay

  • @gaagabyare3101
    @gaagabyare3101 3 роки тому +10

    qiiqii ceel cad ( waa dagaal dhex maray cumar maxamud waliba ree khalaf iyo wagardhac oo mareexaan ah gabadhuna waxa ay ahayd dagaalku ka dhacay (Cawrala xashi maxamud gaani farax samatar khalaf waxaa dagaalkaasu ka dhacay xiriir dhudub

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 роки тому +2

      Masha Allah Waxa Tahay Qof Xog Haya

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 роки тому +6

      Dagaalkaas waxaa ku dhaawacmay aabahay isaga oo 17jir ah, wuxuuna dhintay 1981dii isagoo 63 jir ah. Marka dagaalkaas wuxuu dhacay qiyaastii 86 sano ka hor oo ku aadan 1935tii.
      Gabadha darteed loo dhammaadayna lamaba kufsan. Waa La kufsaday waxaa ku muddacayey raggii ay ka dhalatay oo kaliya. Laakiin xaqiiqda qisadu sidaan bay u dhacday ee adinkuba u garqaadaa:-
      Gabdhaha waxaa jeclaa wiil da'deeda ah, oo la sheekaysan jirey, wuxuuna rabey in uu guursado. Hayeeshee Jaamac Gaab baa gabadhii soo doonay xoolana ka bixiyey. Ka dibna wiilkii oo khabar mooge ah, baa gabadhii usoo xod-xodasho tagay, kadibna wiilal la dhashay baa inankii xumeeyey iyaduna raalli bay uga noqotay fowdada walaalaheed. Kadibna Isla Maalintii ku xigtay buu soo aadey, meeshay ariga daajin jirtay. Wuxuu u yimid goor duhuradii ah, iyadoo inta dharkii dhigatay balli buuxa ku qubaysaneysa. Intuu u soo gaatamay, buu dharkeedii lugaha kala ritay, markaas buu ku yiri, soo bax oo dharkaaga qaado, isagoo arrintii xalay kaga aarsanaya. Iyaduna way diiday oo biyihii bay waxay ku jirtay muddo dheer illaa uu aasku ugu madoobaaday Biyaha dhexdoodii, asaguna intaas oo dhan dharkeeduu dul taagnaa, kadibna intay soo baxday, oo dharkeedii qaadatay bay oohin afka furatay. Raggii ay ka dhalatay wey u cuntami weydey in ay la soo shirtagaan, gabadh nin u doonaan, oo qaawan baad xoog ku daawateen, ee Naga xaal Mariya!. Markaas bay isku itifaaqeen inay dhahaan gabadha waa nalaga kufsaday.
      Nimankii kale waxay dhaheen "gabadha oo qaawan waan aragnay mana dafirsanin, xaalna waa ka bixineynaa, Laakiin gabar ma aanaan kufsan". Kadibna waa la isku Mari waayey, kadibna waxaa dhacay dagaal la isku hoobtay, waxaana labada dhinac ku kala dhintay 20 oo dhinac ah, 19 nin iyo gabar lagu khaldamay oo dhinac ah.
      Waxaana xabaddu ku istaagtey, markii Xaaji ilka-daha arrinta ka gabyey.
      Marka Idaajaa, ma sida reer-abtigay buu nagu eedeeyey, kufsi aanaan geysan? Ma eed ka carar darteed buu noo eedeeyey? Hadduuse abtidaday ayyidey, muxuu uga badbadiyey, oo u yiri, gabadha waa la isaga dagey? 😲🤔😏.
      Xaashaa, war taas nagama suuroobin.
      Anigana igama aha, is difaac iyo Tolkaa u hiilli, ee gaal dil gartiisana siih. Labada jifana kuwana waa ka dhashay, kuwana waa abtiyaday, sabab aan ugu kala eexdo 86 sano kadibna ma jirto. Laakiin Taariikhda run ha laga sheego, bay iga tahay.
      Middeeda kale gabayga baad ka fahmeysaa, in gabadha qaawiyey, ee aan la kufsan, "waxaa ceelcad qiicu uga karay, qaawin gabareed".

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Рік тому

      @@mawjama831qabiilkee tahay

    • @mmmmnugaal3516
      @mmmmnugaal3516 Рік тому

      ​@@mawjama831labada reer yay ahaayeen

    • @mawjama831
      @mawjama831 9 місяців тому

      ​@@mmmmnugaal3516Majeerteen cumar maxamud Reer Khalaf iyo Mareexaan Wagardhac. Loomana baahna in la sheego jifaday gabadhu kasoo jeedo.

  • @chaamamohamud6593
    @chaamamohamud6593 2 роки тому +5

    Wallaahy gabartaas aad baan uga naxay markuu yidhi sidaas ayey ku gaboyday o cidina ma guursan😥 waa qayb ka mida caadoyinka xun somalidi hore 😫

    • @mayranegaaleef1164
      @mayranegaaleef1164 2 роки тому

      Amba waan ka naxay walahay balse Soomaalidii hore wax haka sheegin iyo dhaqankeenii Sharfanaa

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq Рік тому +1

      ​@@mayranegaaleef1164 mahadsanid wll hidahenu sharaf ayuu lahaa

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +9

    Oo labo qabiilo is jecel qaraxday baaaruudu ilaahay cimriga iyo caqligaba haw barakeeyo idaaja
    Mahadsanid walaal adnaH

    • @mohamudmohamud2534
      @mohamudmohamud2534 3 роки тому +1

      Aamiin illaahey ha barakeeyo idaajaa

    • @ahmedahmedabdi5823
      @ahmedahmedabdi5823 8 місяців тому

      Mkl😅,klnlm.nl 2:02 mll 2:03 mllm 2:02

    • @ahmedahmedabdi5823
      @ahmedahmedabdi5823 8 місяців тому +1

      Ml bulshaBaltimore l
      da bisha😅l😅in ii
      ❤ Ok

    • @ahmedahmedabdi5823
      @ahmedahmedabdi5823 8 місяців тому

      Ml bulshaBaltimore l
      da bisha😅l😅in ii
      😊nnnnnnn ee. Bn b ee uu. N 2:45 ee 2:51 . Ee ku n nnh. Ku.B. . Ee ku b .b b.. ... 2:59 2:59 ku 2:59 2:59 l 3:03 looma loo k 3:08 3:08 la 3:08 la km m 3:32 3:34 3:35 3:36

  • @mohamedadem4154
    @mohamedadem4154 3 роки тому +16

    Waxaa ceel cad qiiqu uga kacay qaawin gabadheede

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 3 роки тому +6

    Waxaa ceel cad qiiqu uga kacay qaawin gabadheede hadii xiligaas 44 bar baar udhinteen qaawin gabadheed maantana meelkasta lagu kufsanayaa waa cadayn siday ummadan somaliyeed udhaqan guurtay

    • @mahadljama4578
      @mahadljama4578 3 роки тому +1

      Ku darao gabdhihii hore ma aysan ahayn mid ninkasta lee yahay oo waxay ahayeen bigrooyin 100 geela laga dhiibo hadase jareer iyo jamaican baa nala leh iyo 5 qaradood waxaa kaloo dhagto loo gashay inay raga la siman yihiin

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 роки тому +1

      Deeqo Waliba ku darso, gabadhaas lama kufsan xaqiiqdii.
      Dagaalkaas waxaa ku dhaawacmay aabahay isaga oo 17jir ah, wuxuuna dhintay 1981dii isagoo 63 jir ah. Marka dagaalkaas wuxuu dhacay qiyaastii 86 sano ka hor oo ku aadan 1935tii.
      Gabadha darteed loo dhammaadayna lamaba kufsan. Waa La kufsaday waxaa ku muddacayey raggay ka dhalatay oo kaliya. Laakiin xaqiiqda qisadu sidaan bay u dhacday ee adinkuba u garqaadaa:-
      Gabdhaha waxaa jeclaa wiil da'deeda ah, oo la sheekaysan jirey, wuxuuna rabey in uu guursado. Hayeeshee Jaamac Gaab baa gabadhii soo doonay xoolana ka bixiyey. Ka dibna wiilkii oo khabar mooge ah, baa gabadhii usoo xod-xodasho tagay, kadibna wiilal la dhashay baa inankii xumeeyey iyaduna raalli bay uga noqotay fowdada walaalaheed. Kadibna Isla Maalintii ku xigtay buu soo aadey, meeshay ariga daajin jirtay. Wuxuu u yimid goor duhuradii ah, iyadoo inta dharkii dhigatay balli buuxa ku qubaysaneysa. Intuu u soo gaatamay, oo dharkeedii lugaha kala ritay buu ku yiri, soo bax oo dharkaaga qaado, isagoo arrintii xalay kaga aarsanaya. Iyaduna biyihii bay ku jirtay muddo dheer illaa uu aasku ka madoobaaday, asaguna intaas dharkeeduu dul taagnaa, kadibna intay soo baxday, oo dharkeedii qaadatay bay oohin afka furatay. Raggay ka dhalatay wey u cuntami weydey in ay la soo shirtagaan, gabayada oo qaawan baad aragteene Naga xaal Mariya!. Waxay isku itifaaqeen inay dhahaan gabadha waa nalaga kufsaday.
      Nimankii kale waxay dhaheen "gabadha oo qaawan waan aragnay mana dafirsanin, xaalna waa ka bixineynaa". Kadibna waa la isku Mari waayey, kadibna abtiyaashey dagaal lagu hoobtay bay iclaamiyeen, waxaana labada dhinac ku kala dhintay 20 oo dhinac ah, 19 nin iyo gabar lagu khaldamay oo dhinac ah.
      Waxaana xabaddu ku istaagtey, gabaygii Xaaji ilka-dahab.
      Marka Idaajaa, ma sida reer-abtigay buu nagu eedeeyey, kufsi aanaan geysan? Ma eed ka carar darteed buu noo eedeeyey? Hadduuse abtidaday ayyidey, muxuu uga badbadiyey, oo u yiri, gabadha waa la isaga dagey? 😲🤔😏.
      Xaashaa, taas nagama suuroobin.
      Anigana igama aha, is difaac iyo Tolkaa u hiilli, ee gaal dil gartiisana siih. Labada jifana kuwana waa ka dhashay, kuwana waa abtiyaday, sabab aan ugu kala eexdo 86 sano kadibna ma jirto. Laakiin Taariikhda run ha laga sheego, bay iga tahay.
      Middeeda kale gabayga baad ka fahmeysaa, in gabadha qaawiyey, ee aan la kufsan, "waxaa ceelcad qiicu uga karay, qaawin gabareed".

    • @abdif1256
      @abdif1256 3 роки тому

      @Baba Foodle wuu ku dhaawacmay buu yiri, haddayse ragga soomaalidu xaas iyo xidid xurmaynayaan dagaallada qabiilka laguma hoobteen. Waxaaba dhici kartey inuu ninku xaaskiisa walaalkeed soo dilo oo iyada u soo hoydo!

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Рік тому +1

      @@mawjama831Oo haduu qaawiyey maxaa uharay
      Mideda kle ninkii gabadha kufsaday maku dhintay

    • @mawjama831
      @mawjama831 9 місяців тому +1

      ​@@marisacillahi1537hadduu qaawiyey maxaa u hartay baah?! 😅 Baloo Haddee, habaryartay cambarkeeda lagama taataaban, ee korkeeda qurxoon, oo kaliya buu iska daadaawaday 😂😅. Balo ku daawatay dheh. Daawashadeediina raggii oo dhan bay isku dhammaysay. Ninkii fidmada kiciyey kuma dhiman dagaalkaas, waayo fidmo wadayaashu aalaaba kuma dhintaan fidmaday kiciyaan.

  • @user-ko5lb7yy9x
    @user-ko5lb7yy9x 3 роки тому +4

    Haaaaahaaaaa😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😅😅😅😘😘😘😘😇😆☺😎
    Adaar Allaha kudayo.
    Washeko Somalia yinka Hida iyo dhaqanka.

  • @cabdulahisheybar1321
    @cabdulahisheybar1321 3 роки тому +2

    Maashaa allaah waa loo baahan barnaamij suugaaneedka

  • @maxamuudcabdiraxmaan9717
    @maxamuudcabdiraxmaan9717 3 роки тому +3

    Warsame qoor iyo xero alle ku tir tala xumaya

  • @nuursheabdi5289
    @nuursheabdi5289 2 роки тому +2

    Sidha gorayga laba geed fadhiya giiidhu wa aniye ✌️

  • @maryankiin4441
    @maryankiin4441 2 роки тому +2

    Ilaahoow gabdhaha noohanuuni hada iyagaaba isqaawiya

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 3 роки тому +3

    Idaajaa malin dhawayd baan Ku ar Kay magalada Nairobi

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Рік тому +1

    Qabiilada Qisadaan ka dhacday horta waayo?
    1-Jaamac Gaab waa qabiillee?
    2-Cawra Axmed waa qabiilkee?
    3-Nimanka Afduubtay waa qabiilkee?

  • @fuaadugr9481
    @fuaadugr9481 2 місяці тому +1

    Waa dagaalki dhexmaray Wagrdhac iyo majeerten "Qiiqi ceel cad"

    • @Haykal.fitness
      @Haykal.fitness Місяць тому

      Kkk wargardhac jifi cumar maxamud kamida ka badan xagee majerten ku arkayan ninka qandala iyo caluula joga wa majerten iyagaban is aqoon 😂

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 3 роки тому +3

    Xusuus. Hore. Aad bay igusocotaa 💚💚

  • @bile-25
    @bile-25 2 роки тому +1

    markaan oo kale odayaasha soomaalida waan nacaa horta maxay gabdhaha yar yarka ah ugu soo jeedsadaan markay cimrigooda soo dhamaystaan

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 3 роки тому +6

    Waaa Mareexaan Wagardhac iyo Majeerteen. Cumar Maxamud waa taariikh hore hadda waxaas waala ilaaway 😂 😂

    • @mohaabdi5919
      @mohaabdi5919 3 роки тому

      Shp jaamc gaab wa nin leelkasaa

    • @aduunka6296
      @aduunka6296 3 роки тому

      Kuwa gabadha xoogay waayo

    • @abdiqadirali1562
      @abdiqadirali1562 3 роки тому

      Waaa cumar maxamuud iyo makaahiil

    • @mohaabdirahman4765
      @mohaabdirahman4765 3 роки тому

      Ceel cad miyesan ahayn bariga galgaduud

    • @mustafeMS
      @mustafeMS 3 роки тому

      @@mohaabdirahman4765
      Maya waxay u dhaxeysaa Galdogob iyo Wardheer

  • @nololcusub5095
    @nololcusub5095 3 роки тому +1

    illeen waagii horena kufsi waa jiray shar ka cawdu billah

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 3 роки тому +2

    Waxaas dhan waxaa ka dambeeyay odayga gabadha dhaly oo oday aan ku gayaan eheen u ogolaaday

  • @nuursheabdi5289
    @nuursheabdi5289 2 роки тому +2

    Yac kuwaa saa yeelay gabdha rag mayna aheyn

  • @cwalimuhudiin4441
    @cwalimuhudiin4441 2 роки тому +2

    Thanks

  • @nanibooramaawi9909
    @nanibooramaawi9909 3 роки тому +1

    Ilahy cimriga ha barakeeyo

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 3 роки тому +3

    waxaan arkay dad isku haysta magaca ceelcad meshan comentska aniga ayaa kudhashy waliba buur-dhudub ayaan kudhshay cid igabadisana malaha dhulkaas dhudub waxy katirsantahy gobalka doollo degma wardheer ismamulka somalida Ethiopia waxana daga majerten waliba qabilka Rerbiciidyahan (cali ibrahim) ceel-cadna waxaa layskudhahaa dhudub galadi baxdo bixis,fiiragara baxdokle ayaa jirta waxayna kutaal dhinaca gobalka mudug ee somalia

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 роки тому +1

      Masha Allah

    • @abdif1256
      @abdif1256 3 роки тому +2

      Asc, nuur ceelcad waxaa wada deggen marreexaan, majeerteen iyo leelkase,marka dhul ilaahay dad iyo duunyo ku cammiray maxaad jifo hoose ugu soo koobaysaa.

    • @xareedjama6824
      @xareedjama6824 3 роки тому +2

      Balliyada xariir waa Galdogob, Deeganadaasna waa lawada daganyahay, Majerten, Lelkase iyo mareexaanba.

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 роки тому

      War nio beenta iska dhaaf horta deegaanada ceel cad waa deegan wayn qabiilo badan baa daga waxaana ugu badan MJ ree bicidyahan lkn goobta uu dagaalku ka dhacay waxaa daga leelkase iyo MJ cumar maxamud ree khalaf waana xariir dhudub

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 роки тому

      @Zakariya Abdullahi War wlhi wd iga qoslisay wlhi anu nin ree khalaf ah baan ahay ilaa awoowgay baa ree dhudub ahaa xitaa maantadan aan kula hadlayo degmada galaadi iyo baadiyaha ceelcad reero badan oon xigto nahay baa dagan marka dhulkaas ree bicidyahan ayaa majority ka ah lkn kaligiis ma dago bal kawrn hadaan anu sheegto degmada bookh oon idhaahdo cumar maxamud bas baa daga macquul ma noqobayso marka nio wlhi xaqiiqada ayn ka hadlaysaa hadaad thy nin ree ceelcad ah wd garan in awoowgay waliba school hada ku yaala degmada galaadi oo dugsi dhexe ah ayaa loogu magac daray awowgay marka xiijiska naga daa ina adeer

  • @abdirahmanmahmed1243
    @abdirahmanmahmed1243 3 роки тому +3

    Warsame maka madaw e sawirka kamuuqda

  • @AaminaBile-wr9qq
    @AaminaBile-wr9qq 3 місяці тому

    Lagends are watching 2024❤

  • @nuurfareey911
    @nuurfareey911 2 роки тому +1

    habaarkii aabeheed aya intas maraya

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 3 роки тому +2

    Caqligu bini.aadamku wuu koraa 2000 phone ma uusan jirin hadana aduunka waa hal qol saba ata caqliga aadanha ayaa sii koraya waxyaabii hore iyo sidii dadku isku bahdili jiray caqli xumo ayay ahayd ninka gabadhu adoonanayd in uu qadarta ale ku qaato ayaa haboonayd

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 роки тому +2

    Alla maxaa meesha murti taala

  • @__pablo______pro
    @__pablo______pro 2 роки тому +2

    Somalinimada waa nolol

  • @alib7923
    @alib7923 5 місяців тому

    Gabadhii rer khalaf ee boqolka wiil u dhimatay

  • @hibaaqgeenyo2624
    @hibaaqgeenyo2624 Рік тому +1

    Woow funy story

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 3 роки тому +1

    Maalin walba gabar baa hada somaliya lagu kufsadaa in aan dhaqankii raganimada lahaa somalidu ka tagtay cid is waydiisa malaha laba oday ba xoga lacag ah qaata ninkii wax kufsadana magaaladu iska dhex maraa bulshadana mid ka duwan maaha ar dhaqankaas ba sharaf lahaa nin badan oo gabar kufsadaa maydkiisu haadu cuni lahayd lakin sharaf dhimatay

  • @abdirahmanabdillahi3042
    @abdirahmanabdillahi3042 3 роки тому +1

    Posititivity$

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 3 роки тому +3

    Kkkkkk oo intii ay u dhaleen ma xisaabsana miyaa? Nin Somali waa kaa!!!

  • @mahadljama4578
    @mahadljama4578 3 роки тому +1

    Aad baan uga xumahay inay 43 wiil oo ilma adeer ah ku dhintaan naag darteed siiba gabdhaha maanta shanta qaaradood ku faana oo jamaican iyo jarmal kala lahayn

    • @amlaahmed3091
      @amlaahmed3091 3 роки тому +1

      Naag darteed waa adiga ku hayee nag miyey san kudhalin mideda kale waa uqalanta gabdha 43 iyo ka badan inay udhimo

    • @jacelowyare
      @jacelowyare 3 роки тому

      @@amlaahmed3091 naagtaas wee inkaarneed bal mee ducada walidkeeda yeesho oo jaamac gaab iska guursato hada waa taase guur la aan ku dhacde habaar waalid dhibkaasu leyahay

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 3 роки тому +6

    Baryahan danbe waxa aad u soo badanaaya kugsiga lagula kacaayo hablaha soomaliyeed kaagasii darane waxa loogu darayaa dil.
    hadii xeerkii soomaliyeed lagu qaadayo ninka inan kufsanaaya sida sheekadan ka muuqata wuu yaraan lahaa kufsigu.
    ilaahow hablaha cadow ka badbaadi.

    • @abdisalaanmaxamud1453
      @abdisalaanmaxamud1453 3 роки тому

      Amiin yaa rabi

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 3 роки тому +1

      Amazing stories) hadal meel ku dhac dhaqanka iyo anshsxa somaliyeed ayaad ku hadaaqday Qof yahow dumar iyo ragg waxad tahayba! Waxa kuu sheegayaa hablaha somaliyeed ee aad sheegayso soo ma aha kuwa maanta Jamaican! Madow! Cadaan iyo Mexican Iwm!! Ee free wacalada dunida ugu wada dhalayaan!! Marka Qof yahow ka fiirso hadalkaada!! Jaamac gaab Hadii guur iyo yarad ka bixiyay at least Waa uu sharfay ee hablaha somaliyeed meel waliba wacalada gaalo si free ugu ilmo dhalayo ka hadal Qof yahow! Ha durin dhaqanka somaliyeed ee leh khalad iyo sax!! Sax uga hadal waxa naagaha somaliyeed ay maanta ku kacayaan!! Ee anshaxa iyo dhaqanka ku xun diinta iyo sharafta ah!!

    • @abdihakim7491
      @abdihakim7491 3 роки тому

      @@abshirhassan3848
      Aderow gacaliye dhaqankeena somaliyeed kiisa saxda ah in ay sii xoojino waa inoo sharaf kiisa liita ee hoosayntu ku jirto in aynu meesha ka saarno. Dhaqankaas xun waxa ka mid ah HAYB SOOCA BEELO SOOMALIYEED IYO IN gabadh LA KUFSADAY NINKII KUFSADAY LAGU ASTURO.
      Marka labaad anigu meelna kuma durin dhaqanka soomaliyeed kaliya waxa aan ka hadlay hablo soomaliyeed oo si ama si kale loo dhibaateeyay. Hadii aad taageersantahay in inan soomaliyeed la kufsado dabeedna la dilo sidii caasha yar ku dhacday aadna eedaynayso inan kale oo somaliyeed oo yurub iyo america ku dhibaataysan waxaagu waxaa weeye hilibka waan cunaa fuudkiisa laakiin ma cabo.
      Ugu danbayn waxa muhiima in dhibaatooyinka haysta inanteena soomaaliyeed in xal loo helo laysna waydiyo asbaabta iyo si loo helo xalka.

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 3 роки тому

      @@abdihakim7491 i dhagayso ani marnaba ma aanan taageriin mana taageeri dooono xaasha lilaalahi tacalaa in qof dumarka la fura xumeeyo, lknse ha igu orinin inaan dulmi taagero maya maya, qof Muslim ah aya ahay Tani waa aduunyo,,aakhiro iyo xisaab aya naga danbaysa, lknse maya in loo gafo dhaqanka iyo anshax Somalia 🇸🇴 ma taageerayo waa ku maah maahaya qof yahoow nin iyo naagba kii aad tahayba,, sideebaa xeero loo xagtaa ilkana ku nabad galaan, ) yes waa aynu ognahay in dhaqan Kastaa uu Lee yahay sax iyo khalad yes inaynu nahay bulsho qabiili ah ayynu nahay oo eexasho iyo dulmi faquuqis kula dhaqanta bulshadeena in badan oo ka mid ah 4.5 oo ah dulmi meel ka dhac ayaa ka mid ah,, waxad ila fahmi waydayna waa in qasab uu jiray iyo jujuubid dumarka Somalia nin ayna Rabin lagu siin jiray,, lknse ma is waydiisayna raggasi inay gabadha si sharafi ku jirto ay waalidka gabadha dhalay uga doonan jireen,, lknse maanta naaga badani sifooyin khaldan gaalo uga ilmo dhalaan si free ah , inta taas laga hadli lahaa oo dumarka Somalis lagu baraarujin,,,lahaa anshax xumida ay ku kacayaan hal gabar oo wiilal kufsi kula kaceen ayaad buun buuninaysaa, caqligu ha shaqeeyo walale

    • @abdihakim7491
      @abdihakim7491 3 роки тому

      @@abshirhassan3848
      Habluhu waa hableheeni hadaynaan dhibaatooyinka haysta xal u helayna in aynu xoqxoqno ma quruxbadna
      .
      Waar zxb horta nin soomaliyeed ayaan ahay. Inan nin lagu khasbayna markaas ayaa xuquuqdeedi meel lagaga dhacay.
      Adigu bro niman shisheeeye ayaad ka hadlaya ee dhibaatada raga soomaliyeed ay hablaha nayroobi iyo kenya jooga ku hayaan ma ogid miyaa. Waxa jira wax la dhaho sex tourism. Ama dalxiiiska jinsiga oo rag somaliyeed oo yurub iyo america ka yimid hablaha somaliyeed ee nayroobi baahiyaha addunka ee kala duwan ku legdeen kaga danaysanaya. Taasina waxay daba haysaa shakhsiyaadkaas oo dad xun ah iyo dhaqanka soomaliyeed oo si ama si kale hablaha u hoosaysiya tusaale gabadho guri hakaga jirto ama god.
      Aadbaad bro u mahadzantahay meelkasta oo aad joogta ha ogolaan in gabadh soomaliyeed ama si guud bila aadanka si gaarana jinsiga haweenkaba lagu dhibo.
      XUSHMAD IYO QADARIN✋

  • @kaahiyefidiin1215
    @kaahiyefidiin1215 10 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @manlikezakaado6135
    @manlikezakaado6135 Рік тому +1

    Ninkan manool yahy

  • @mahadljama4578
    @mahadljama4578 3 роки тому +2

    Dagaalkan ma kii reer khalaf iyo Makahiil baa mise waa ki reer khalaf iyo Wagardhac ileen labaduba gababdhay ka bilowdeene

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 роки тому +1

      Wagardhac

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 роки тому +2

      kkkk war anaa aabahay ku dhaawacmay aabahay dagaalkaas isagoo 17jir ah, wuxuuna dhintay 1981dii isagoo 63 jir ah. Aabahayna Makaahiil ma ahayn lamana uusan dagaalin. Marka dagaalkaas wuxuu dhacay qiyaastii 86 sano ka ama 1935tii.

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 5 місяців тому

      WAA JIFO WEGERDHAC KAMIDA IYO RER KHALAF DAGAALKAAS RE KHALAF WAKU HOOBTEEN RER BICIDYAHAN IYO REE MAXAMUD BA USO HIILIYAY

  • @haruncabdi5360
    @haruncabdi5360 3 роки тому +1

    M.a

  • @bwkeenadiid6346
    @bwkeenadiid6346 3 роки тому +2

    OO labo qabiil oo isjecel qaradayb baarudu ninkas islenahay

  • @shamsofarah29
    @shamsofarah29 2 роки тому +1

    somalia hanolato

  • @calimaxamedadan8301
    @calimaxamedadan8301 3 роки тому +1

    Kkk

  • @dahir022
    @dahir022 3 роки тому +2

    Jaamac gaab yuu ahaa horta? reerkebu ka dhashay? se xageebu ku danbeeyay asaga iyo faraciisiiba?

    • @mohaabdirahman4765
      @mohaabdirahman4765 3 роки тому +1

      Qabiilkisa ma aqaan lkn ceel cad waa bariga galgaduud inta u dhaxaysa ceelbuur iyo dhusamareb waxana qabiilka duduble

    • @dahir022
      @dahir022 3 роки тому +1

      @@mohaabdirahman4765 maya wlle ceel-cad waxa la dhaha degmoyin kamid ah gobolka Wardheer ee Somalida galbeed, gaar ahaan Galladi iyo agagaarkeeda!!

    • @qaraamiqaaci1984
      @qaraamiqaaci1984 3 роки тому +3

      Jaamac gaab anigu masoo gaarin, laakiin waxaan aqaan warsame jaamac gaab oo warsama-cadde lagu naynaaso, oo haatan da'da 70 ku jira. Waana reer Galdogob qabiil ahaanna waa Leelkase. Axmed maxamuud-se' isaga cid uu yahay garan maayo, laakiin haddaan deegaanka iyo ceel-cad eego majeerteen weliba reer bicidyahan baa u badiyay.
      Mahadsanid.

    • @mahadashkir476
      @mahadashkir476 3 роки тому +1

      @@qaraamiqaaci1984 ninka gabadha dhalay waa wagardhac nimanka markii hore qoriga laga qaadayna waa cumar maxamud kadibna lalaayay dagaalkaas wagardhac iyo cumar maxamud ayuu dhex maray.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 роки тому +2

      @@mohaabdirahman4765
      Walaal sida aad ogtahay dunida In badan waxa gacanta ku dhigey European ka, gaar ahaana Ingiriska ka soo jeeda. Waxay hore u soo qaateen magacyadii Uk kala yimaadeen. Magacyadas sida London waxaad ka helaysaa 28 magaalo kale oo London la yiraahdo.
      Magaca Ceel Cad ugu horayey wuxu ku yaal Maakhir meel u dhow magalada Hadaaftimo oo ka talin jiray boqor gaalo madow ah oo Hadaaf la oran jiray.
      Ceel Cad waa meesha ay ku baxday colka wadhaf ma lagu deyey markii 700 sano ka hor Ilma Daarood oo dhammi ka kicinayeen Boqor Waafle oo ahaa nin dhibay muslimka meesha yimid. Isaguna waxa qalcad u ahayd Bohol Waafle.
      Ceelka magac adag oo kale ayuu leeyahay. Waana adduunyo dhan oo quruumo ku so dhaqmeen oo aad muudid in nuurad lagu cadayey. Fidintii diinta taarikhdu waxay sheegeysa in Xero Ogaadeen uu kaga horayey Warsangali lakin ay hore ugu sii gudbeen Ethiopia iyo ugu badnan Erateria halkas oo hadda Wasiirka arimaha dibeddackasoo jeedo. Aisha Mohamoud Muse oo mar noqotay wasiirka difaaca Ethiopia ayaa iyana Warsangeli ka soo jeeda iyo beelahoodaba.
      Markii Ahmed Gurey jabay dagaalyahanno rer Maakhir ahaa aya degay Ximan etc oo Mareexaankuba kow ka ahaa. Sidas ayaa magacu hore loogu siicqaatay, dhulkana waa loo kala dambayey oo marki rer hore u sii guuraba, rer kale ayaa meeshi so degayey oo ku badanayey.
      Magacyada asalkoodu Maakhir yahay waa kuwo ku dhamaada LABE
      1.WarLabe... Warsangeli.org
      2. GudinLabe... Galguduud mise Mudug
      3. OgeysLabe beel rer Maakhir ah
      4. FarLabe ..Beel Cise oo rer Jabouti ah
      5. Warsangeli
      5.Warmaeke... magac odaygii dhalay Warsangali
      6. Colmarabe....magac beel Warsangali oo Cawramale la hooyo ah
      7. Cawramale...magac Warsangali
      Suaasha aan daba joogo waxa weeye maxa ka dhexeya GudinLabe iyo Warsangali? Ama FarLabe iyo Warsangaliba?
      Ciise Maakhir ayuu ka tegay oo Harti qayb waxa dhashay Ina Ceelaabe Ciise waana meesha msgaca Ceelaayo ka evolved garoobay ama ka yimid.
      Waxa jira tiro aanan hubin Warsangeli oo ku milmay Saleebaan HG oo caruurtii dhalatay 1980 talo ahaan looga qariyey oo Cawramale kaga hadhay markii u sii gudbay Konfur muddo hore. In GodinLabe halkas ku baxay baadhis ku wadaa iyo inay iska tahay a random word

  • @mohamedabdihassan7458
    @mohamedabdihassan7458 3 роки тому +1

    oday ween war away dadki muqdisho peenale waxid darood uf

  • @HanadYare-bg6ge
    @HanadYare-bg6ge 3 роки тому +1

    Asct

  • @RIYAALRIYAAL
    @RIYAALRIYAAL 3 роки тому +2

    Tragedy

  • @deeqahasan1056
    @deeqahasan1056 3 роки тому +1

    BP by

  • @mahermohamud1239
    @mahermohamud1239 3 роки тому +1

    Yaaab

  • @calimaxamedadan8301
    @calimaxamedadan8301 3 роки тому +1

    Asc

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Рік тому +1

    Qiiqii ceel cad

  • @ahmedahmedabdi5823
    @ahmedahmedabdi5823 8 місяців тому +1

    Ee jlinin
    Nljjknimn

  • @abdullahidoorre5178
    @abdullahidoorre5178 3 роки тому +1

    Guba