Maxamed Mooge iyo magool ha is barbar dhigin. Maxamed SNM wuu soo dhaweeyey ee SNM horteed ayuu jabhad ahaa oo kacaankii ka soo horjeeday. SNM in ka mid noqday lama oga maxaa yeelay.
Daalimad ayey ahayd dad aan waxba galabsan oo siyaad bare aqoon laysay iyadana musqul amsterdam ku taal ayey ku bakhtday weliba iyadoo dokument qof kale oo been ah cisbitaal lagu dhigay ilahy cadaladisu way gaadhaysa iyada iyo mooryantii ay ummada ku xasuuqday cid walba lahyd
War naagtu taariikh xumaaa ayadu qaranka soomaaliyeed bay u sinayd ee say u dhimmatay oo ay qabyaalad ugu hadashay ma sidan bay cadaalad ku ahayd way istaariikh xumaysay oo marba haddii ay qabyaalad ku luntay
magool waxay bilaawday fanka 1957 waa la hubaa inay no 1 laakiin hadraawi waxuu yiri hablaha waxaa ugu cod macaam magool, maandeeq, hibo, zahra ahmed, khadra dahir iyo faadumo qaasim laakiin aniga waxaan u jeclahay inanta codka dabacsan faadumo maandeeq in kastoo kulligood kala dhicin.
Magoola waxay ahayd gabadh soomaaliyeed Ilaahay haw naxariisto wixii siyaad u qabtay iyaday waajib ahayd hadana waxay noqotay sidaan kugu lisay igumaad hambayn taasna soomaali oo dhan ayey qusaysaa waayo naakiriin khayerkii inkiray ayey noqdeen Ilaahayna waxba kama qarsoona Ilaahaayn dhibaatada haynaga saaro madax xaqa taqaana haynoo keeno aduunkana waa laga socone qofwalowba taada meel u yeel
Soommaalay Ilaahay haw naxariisto intii dhimatay qof walawba waxaadan ogayn hadaad ka shekayso adiga ayaa ka jawaabi maalinta qiyaame qof walba oo soomaali ah wuxuu ka jawaabi khiyaanadii uu khiyaamay dawladiisa dalkiisa dadkiisa haddaad wax ka fiican keeni lahaydeen in uun ayaad Ilaahay weji aktiisa ku lahaan lahaydeen laakiin 21ayuu dalka xukumayey horumar wershado beero caafimaad bilaash waxbarash bilaash nabad qofka soomaaliga ahi uu kaga noolaanayey 18ka gobol ee soomaaliya dadku markay waxbarashada dhameyaan waxaa loo dirayey dawladaha caalamka bal jawaab kenoo ninkee dadlkiisa iyo dalkiisa maalin wax u qabtay cadawgii idin soo dirsaday ayaa siduu doonayey idinka helay oo wadamadoodii hore marsaday idina waxaa tagantihiin meeshii kacaanku idinkaga tegay
Ayadoo Sudan aalkoliiste xabisan ayaa siyaad bare soo daayay malintii xamar ay timid waa iyadii dhulka dhunkatay
Maxamed siyad barre( afweyne ) qabyalada number 1 ayuu aha.burburka somaliya isaga ka danbeyay.ummada qabyalad ayuu baray..kuwa amanaya maxamed siyad barre waa kuwa isku qabiilka yihiin .
AUN JAALE❤❤❤❤
Maxamed Mooge iyo magool ha is barbar dhigin. Maxamed SNM wuu soo dhaweeyey ee SNM horteed ayuu jabhad ahaa oo kacaankii ka soo horjeeday. SNM in ka mid noqday lama oga maxaa yeelay.
Wey ku saxaneyd mogool in ay la dagaalanto kaligii talis mogool alaha naxariistii janno ha ha siiyo aamiin aamiin
QABIIL. AYEY. KU CAAN. BAXDAY. SOOMALI WEY. OGRAHAY. KISMAAYO. IYADO. KA HEESEYSO SAGAALKA IRIR. SAMAALA. SAXBAA LOO OGAADO. FAQASH. OO EY ULA JEEDAY. DAAROOD BAA KUSAAYIDE. SAARA FAQASHTA. TAARIIKH. LAMA ILLAAWAN. DHEH. IYADO. MORYAAN. WADATA. AYEY. TAGTAY. GURIGA MAAMO. DALEYS. MAAMO. DUNIYA. MAAMO. NAKRUMO. MAAMO. SHANKARON. AABE. XUSEN. AW FAARAX. TAARIIKH. LAHUBO
Fanka Boosaaso ayeey ka biloiwdey iyadoo kabalyeerid ah markaasey heesi jirtey market shaaha soo dhigayso. Aad bay u cod macaanaanyeed markka Radio Hargaisa ayaa jirey Oo Ingiriisku Furey xagaasaa la geeyeey markaayseey u qaraxdey Oo Soomaali Oo Dhan maqashey
Daalimad ayey ahayd dad aan waxba galabsan oo siyaad bare aqoon laysay iyadana musqul amsterdam ku taal ayey ku bakhtday weliba iyadoo dokument qof kale oo been ah cisbitaal lagu dhigay ilahy cadaladisu way gaadhaysa iyada iyo mooryantii ay ummada ku xasuuqday cid walba lahyd
daaalim ah muujaahidada afkga uraya ka bixi jaahilyahy meytida afkga ka bixi adoon adoon dhalay oo qaxooti tahy
Ninka hadlayoow qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto
Markuu Siyaad Barre baxay maxaa Xamar ka dhacay
Cagabarar
Cagabararku xiligaa somalia oo dhan ayuu kadhacay xamar kaliya ma'heyn
Queen 👑💗👑💗 Magool. 🎉🎉🎉🎉
Qoomkaan magool qabyaaladda ku tilmaamaya siyaad barrana wadaniga toodu qabyaalad maahan miyaa? Reer maxishoode iska aamusa
Adigaba waxa sidaas kaaga qaylisiinayaa sow qabyaalad maaha yaab hhhh.
Ilheye haku naxaristo ❤❤❤❤❤
Magool waxay ahay mujahidad faqash ayaay kasaartay xamar
❤❤❤❤
Waxay ahayd fanaanad aad u cod macaan oo qaali ah laakin curita heesaha waxa laha Abwaano kale iyadu way gudbisay
Alla kuuma naxariisto
Magool Gen.waaw ayaa adeegsaday Siyaad maxuu ka halleeyay. Waxbana fannaanad sharaf ku leh somalia ayeey ahayd. Maa daama aay isku jufo ahaayeen G.waaw waxuu u adeegsaday inuu kaga horyimaado maxamed siyaad.
afweyne dales ina adeertiis uu adeegsaday maaka hafdashid
ilahay haunaxariisto
Siyaad bare maxaa karaacay waa tii musqusha ku dhexbatiyay magool raacdaysay allaha unaxariistee
Ilaahay Kuma naxariisto. Qabyaaladiiste!!!
TAARIIKH. BEENE. WEEYE. AUN. JAALLE. SIYAAD. IYO MAGOL. TAARIIKH. DHEX MARTAY. MA. JIRTO. USC. AYEY UHEESI JIRTAY. SOOMAALI. WAA OGTAHAY. TAARIIKHDA. MAGOL. BEEN. ABUUR. LOOMA BAAHNA
Khaatumada alow noosuubi shaqsi u dhintay korsi jacay io qabiil waa meesha aay soomaali u dhimatay magool ioceydiid shabeel io caato io c/llaahi yuusuf xagee ayay soomaali la tageen waxay soomaali ugeeyeen allahaa ka abasl mariyo
Habartaan qabyaalad ayey kadooraty wadankeediii
siyaad bare yaaka qabyaalad badnaa qabyaalad hadaa maqasho faqash aa keentay
afweyne dalees oo ina aderetiis oo xil u mgacaabay qabyaalad ka weyn ma ajirta
Warshadda ugu weyn ee Qabyaalada soo saartay waa warshadii maxamed siyaad barre..
Allaha unaxariisto
War naagtu taariikh xumaaa ayadu qaranka soomaaliyeed bay u sinayd ee say u dhimmatay oo ay qabyaalad ugu hadashay ma sidan bay cadaalad ku ahayd way istaariikh xumaysay oo marba haddii ay qabyaalad ku luntay
Ubaxlamoodyow weyku ahaatey Ana abaartii iyo agabla'aan igu ogow
Guri cidla ah Amsterdam bay ku dhimatay. God walaal ha qodin ku dhici doontaana lama ogee!!!
Beenta Jooji Isbitaal ayey ku dhimatey si sharaflehna Xamar ayaana loogu duugey
Gabar soomaaliyeed oo kacod macaan ifka loomasaarin boqoradii codka
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
waa qsbiiliiste ma istaahisho in la dhageysto
Magnool Mooriyaan ayey ahayd waliba Doqon ah oo Shicibkii Daaroodka ay lahayd ninkii shoot ku yimid baa geerida dhibaysaa.
Magool dhillo weyn bay ahayd , Siyaad Barre baa ka soo saaray guri ay jirkeeda ku gadanaysay
1991 waa taa sawaaxili Adiga hooyadaaba kufsaday
@@CabdinaasirSiciid-p9x shuubeey ahayd cadaabtii baynu ku jirtaa hadda, Siyaad bare dhillanimada ka Celin jiray shuubada
meeyd aad aflagadeysey dabigeeda laguu xabari ajsrkagana kaa qaatey manta Malin aheeyn baad ka jawaabi ilahey hortiisa
mooryaan bililiqo doona ayay eheed
Benta moryantas foshoxun waa cawantas nacaladas tukgas hawiye sharmuto folxuma nacaladas hawiye
Viva magoool.mujaahidad bay ahayd daaquutkii siyaad barre bay baaxsatay kkkkk
Maxa ka dheeften dameerayhow wax afartan sano weli dhiigoodu daadanyo idinkaa jira
Hadal ifiinma fura
Hawiyoow isaaq baa idin soo lug gooyay hadhowna ifinka baxay oo idiinku yeedhay qadaad wayn
2024
Ayaad xamar isku haysatan unukaa leh
Kkkkkkk caaaac laangaab cilan cadaab gale
Benta moryantas foshoxun habar alkulista ah
Waykusaxsanàyd
Wey ku saxsaneyd
Daleys waa gabadhi u horeysey ee fanka soo gashey. Waa nuurkii iyo muxtaaxii fanka hablaha soomaliyeed. Magool waxay ku dayan jirtey Daleys. Magool shalay ayey fanka kusoo biirtey. Marka, ayaad ka dhaadhicinaysiin Dalays iyo Magool, Magool aya mudnaanta lahayd ? War xishooda.
Allaha unaxariisto