Nacaah ku taalah beesha caalamka. Somalia 🇸🇴 dhibaatadada ugu wiin ee hiistaah waa faragalin doowladoh kale oo danahooda ku dhexwadah Somalia 🇸🇴. Somalia 🇸🇴 Ma noqon karto meel ay dawladoh adunka oo dhamih ay ka fushadaan dantooda qofkasta oo Somalia ahina uu ka noqdo ajanabih taasi yeeli miinoh. 1-Somalia 🇸🇴 waxay u baahan tahay in laga xaaraantimeeyo shaqada dowlada qof giistah dhalasho kale ama laba dhalasho. 2- Somalia 🇸🇴 waxay u baahantahay gudidah masiirka dalka oo markastah eega danta qaranka go aamiyah dantah masiirka dalka lana taliyah madaxwiinaha riisalwasaaraha iyo wasiirka arimaha dabadah.Somalia maaha mana sii noqon doonto meel ay dowladoh kale danahooda ka fushadaan iyada oo ay kahelayaan masuul Somaliyeey heshiisyo qoraal ah waxaan leeyahay tinaasi waa magu filantahay. Qofkasta oo Somalia 🇸🇴 ah oo lagu qabtoh in uu yahay midkale u shaqiinayah waa in laga qaado dhalashada Somalia 🇸🇴 nimo iyo tan muwaadin ee uu leeyahay. Lagana mamnooco in uu ka shaqeeyo dalka. 3- Somalia 🇸🇴 waxay u baahan tahay sirdoonka qaranka aad loo adkeeyo laganah saaro dowladaha ku dhexjirah siyaasada amniga iyo Go aamada masiiriga ah ee dalka
Xasuuus wllhi Inzllh Doorashada soo socotaa in sidanoo kaleeto u xamaasad badnaato ayaan rajaynaya 2022 farmaajo mar labaad Ama 2022 xassan ali kheyre Farmaajo for president Kheyre for president
MUQALKAN WAXAN DAWANAY 2022 ADBANA UGU XUMDAY DORASHADI SHALE ABO FARMAJO MARKALE SO LAWO 😭😭😭😭 MARKA BAXDA MUGDIGI INO BILAMAY OH OH OH 2026 QOFI ILAH GARSIYO I.A MARKAS AYAN SO LABAN DONA I.A ABO FARMAJO 2026 UNBAN IFTIIN HELI DONA HADU ALLA IDMO NINKI ILAH GARSIYO HDA WXN KU SUGANAHY NAITOBI LKN MRKA WAXN JOGI DONA SOMALI 2026 INTA KA HOREYSO BILA WADAN BAN AHAY😭😭😭😭😭😭😭 GUUL FARMAJO
Meesha hal arin baa iiga soo baxday ileen M Hasan waxa uu ugu ciil qabey M Farmaajo mahad celinti u horeysu Ka waa yey, waxa uu yir halkan waxan uga mahad celnaa M sharif.
Xasuus ayaan galay cawa e tariqdu tahay 14jan 2021tolow sida quruxda badan o uwarejiyay o gabanimada kudhehantahay mauwareji donya farmaajo taas aya is wediin ubahan labada madaxweynayashi kahoresay side ugaraba galeen wlhi waa dad guba
Ishaydu 👁ma arag madaxweyne kafiican ka wanaagsan ❤ka wax badan ka Run sheegis badan Ka hawl karsan, ka geesisan , ka Dal jecel 🏫, kanaxariis badan , ka aqoon badan , ka Hawl karsan madaxweyne Farmaajo
Allahayow markale noo soo celi INSHA'ALLAH Mohamed Abdullahi farmajo
@@dalkaab1436
Hh
Yaa dawanayah 2020🤣
Me
Aniga xusuus wlhii
Allow so celi farmajo
ani
Mi;;;;;
Yaa xusuus ahaan u daawanaya 2020 habeen aad noogu wayn ummada somaliyeed buu ahaa
aniga wll
😭😭😭Ilaahow Farmaajo so celi🤲
Aniga wllhi
2022 kkkkkkk
hadaan xasuus ahan udaawadey 2022
Mar labaad no sonoqo mudane madaxweyne farmajo 2021 ba dawanaya 🇸🇴🇸🇴
Anaa ka danbeya 2024 ❤
Maxamed cabdulaahi farmaajo ❤❤❤❤❤❤
2021 xusuus dareen leh wye😢❤💯
Haa wlhi😪
Marlabaad soonoqo mudane farmaajo alaw uguulee kursiga mdaxwayne hadaan nahay muslin soomaaloyeed
From burco
2022 xasuus ad uu qurux bdn eyeed hda wuu nagaa dageey🥺😭
Waa 2022, yaa daawanaayo sidayda oo kale
Anii
Ani😥
Allah Akbar
maalintaa maxaan shaah rag badan rag badan u shubay
guuul guul madaxweyn👏👏👏👏
Sidaan oo kle ayaan sugeynaa insha allah 2027 hadaan cimri ku wada gaarno I.a mudane farmaajo quluubtena cidna kaama tiri karto guuleyso labada daarood🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥺🥺
in shaa allaah hadu Alle nagaarsiyo
I.a 1day waan arki
Daarood niyada isku dhisa😂
Mn shallaah mudane maxamed cabdullaahi in shallaah saan oo kale ayaan kugeynaa 2026 ilaahay nabd iyo cafimad iyo cimri hanagu gaar siiyo aamiin🤲
Amiin amiin
👋👋💔
@@xasanaxmed8688 wallo yutubkeyga sabis carab isaar plz
@@soomaalonline hye
Yaa daawanaaya2022 xasuus ahaan in Dib usoo noqdo farmaajo 2026
Guul Farmaajo
Guul president mahamed Abdulahi farmaajo
Guuuuuul iyo gobonimo mudane madaxwayne farmajo 👉
Abihii qarankow cimridheer iyo cafimaad suban
HaNaD yahya h
Qurux asxaabta
Farmaajo will succeed again to be the president of somalia so we say somalia needs actual citizen but don't need corruption guul guul frmaajo
cant wait wallah Allow soo celi MW Farmaajo
M.a guulu guulu guulu guulu guulu guulu guulu guulu guulu guulu guulu guulu guulu ♥️♥️♥️♥️♥️Ⓜ️💯💋💋🤴💯💯💯🤴💯💯💯😘💪💪💪💪💪💪💪
♥️👑
Inshallh
Habeen xusuus mudan
Mazhaallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jaa dadkoo dhan farmaajo ka dhiga
Miss u Farmajo i .a our future president 🥺🥺🥺😢😢😢
Xusus baan isaga daawan weliba anoo indhahygu ilmo ka socoto💔😥 manta oo ay ku beegantahy tarikhdu 23/5/2022 oo ah malintuu aabeheen farmaajo xilka wareejinyey😥aniga adaan kuu aqonsanhy madxweyne welina wad iitahy wadna ii ahaan dontaa😥
Dalxureeye guul
Xasuus ahan ayaan uso galay maanta 2022 Inan iska arko farmaajo la doranaayo 😭
Anaaa kula mid ah mudane farmaajo 2027 come back inshaallah no problem 😭
xusuus wlhi in shaa allah markale come back
Yaa daawanaayo 2025
Yadawanayo 2020
Guuuul adeeeer mcne✊✊✊✊
@@hodanjama5429 kkk Xasan Madxweyne ka ah dalka yareey😀😀😀
2022 Ayan xasus ahan u dawanaya farmajo guul
6/1/2021 xusus udaawan
21 /1 /2022
Adunka malinkan ban ugu farxad badnaa waligay xaaadydu ma istaagin siday habenka uistagtay oo kale xata dagaal ban galay farmaajo daraadis😂🇸🇴❤✊ waligaa notali madaxweyne😢❤🇸🇴
Mardale mw farmaajo hanbalyo 2026 hanbalyo mw maxad claahi maxad farmaajo guuuuul
Masha Allah tabaarakallaah farmaajo guuuul 😍 ❤ 💪
Nio ninkaan xasan shiikh waa gob walhi suu farmaajo ugu hamplyeynayo mashlh alle madaxda soomaaliyed hays fahmsiiyo balaayaa isku diraysee
guul farmaajo somalia cageheedihii horey ku istaagin
MashaAlaha farmajo 🤩🤩🤩🤩🤩💟💟💟💟💟👍👍👍👍👍👍💯💯
guul.farmajo
Alx malintiii aduunka igu farxada badned ilahaw noo dah madax weynahena noooleeyaha qaranka somalia
The best Somali Jour diction was very fair enough.
2021daawanayaa xusuus wlhi habeenkaan farxad LA ooyay we are love you aabo farmaajo waligaa noo tali guul inshaAllah
Haa walahi in shaa Allah
geese geese dhalay
Mashaalalh mashaalah mashaalah waanaa bilaabantaye ilaahey hanoogu wado shacabkeena saan ala haisku jecleysiiyo waanku faraxsanahay sharaftaan maanta soomaaliya kudhaqantay ilaahey hanoogu wado cirdigeeda iyo sharafteeda soomaaliya ala hausoo celiyo aamiin aamiin aamiin
Hadi runta lagahdloooo madxweynihii hore xasan sheikh maxamud xilkaaa Sii qimo Bdn buywarejiye
Masha alaah doorasho wanagsan mudane.madaxwayne guulayso
masha allah. farmaajo
Masha allah nabad iyo nolo
Insha Allah markale madaxweyne farmaajo ✅
Farmaajo guuul insha allh
😂😂😂2022 yaa dawanaayo
Ani🤣
Maanta waxaan diib ugu solabtey video 😭😭😭😭😭😭😭
Aniga xitaa😥😥😥
2021 ya dawanaya xasuus
Guul guul insha alaah mw farmajo
Ani xasuusta habeen waan ilmeeyey wlhy
Mashallah Allah ha ku xafido madaxwayne mar kali
2024,inta dawanysa Salaamn🙏❤😆
Wleee ilahybaa ina dilayee ninkaani intuu awoodey wuu qabtey wuxuuna awoodina ilahybaan u dhaafney🥰
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾
M.a guuleeyso mudan madax weyne maxmed cabdulaahi farmaajo
Nacaah ku taalah beesha caalamka.
Somalia 🇸🇴 dhibaatadada ugu wiin ee hiistaah waa faragalin doowladoh kale oo danahooda ku dhexwadah Somalia 🇸🇴. Somalia 🇸🇴 Ma noqon karto meel ay dawladoh adunka oo dhamih ay ka fushadaan dantooda qofkasta oo Somalia ahina uu ka noqdo ajanabih taasi yeeli miinoh. 1-Somalia 🇸🇴 waxay u baahan tahay in laga xaaraantimeeyo shaqada dowlada qof giistah dhalasho kale ama laba dhalasho.
2- Somalia 🇸🇴 waxay u baahantahay gudidah masiirka dalka oo markastah eega danta qaranka go aamiyah dantah masiirka dalka lana taliyah madaxwiinaha riisalwasaaraha iyo wasiirka arimaha dabadah.Somalia maaha mana sii noqon doonto meel ay dowladoh kale danahooda ka fushadaan iyada oo ay kahelayaan masuul Somaliyeey heshiisyo qoraal ah waxaan leeyahay tinaasi waa magu filantahay. Qofkasta oo Somalia 🇸🇴 ah oo lagu qabtoh in uu yahay midkale u shaqiinayah waa in laga qaado dhalashada Somalia 🇸🇴 nimo iyo tan muwaadin ee uu leeyahay. Lagana mamnooco in uu ka shaqeeyo dalka.
3- Somalia 🇸🇴 waxay u baahan tahay sirdoonka qaranka aad loo adkeeyo laganah saaro dowladaha ku dhexjirah siyaasada amniga iyo Go aamada masiiriga ah ee dalka
❤❤❤❤❤❤aabo markle❤❤❤❤❤❤❤❤aabo markle❤❤❤❤❤❤❤❤aabo markle❤❤❤❤❤❤❤❤aabo markle❤❤
Taariikhda Ii sheeega waalalayal😢
Mudane xasan shiikh wlhi waa geesi geesi dhalay
Daadir Cali Xasan l
Mudane madaxweyne guul ban kurajenaya marlabad inshallh
Guul xasan shiiq
Habeen xusuus mudan ❤
Mahsa allah farmajo guul insha allah
Dhiiga farmaajonimo
@@yaasirofficiall4904 farmajo waa mustaqbalka dalka dadka saboolka iyo maatida baanta ku nool
@@suadsaidmohamed9927 Wan kuguracsanhy dad badan asi dartis usoomen ana xaley sa uguduceynaye
@@yaasirofficiall4904 masoo baxayo farmajo dhila dhashe🙄
@@pilotkaduula qof Muslim oo Walid cml ku ah hacaynin sxb ee dhamad igayelo ani
Mash allaah 🥰 horay usocda 👍
Walee Abgaal waa Qabiilka ugu Caqliga badan Soomalia waxii Tabar iyo aqoon ah waa meesheeda
Xasuuus wllhi
Inzllh
Doorashada soo socotaa in sidanoo kaleeto u xamaasad badnaato ayaan rajaynaya
2022 farmaajo mar labaad
Ama
2022 xassan ali kheyre
Farmaajo for president
Kheyre for president
*2021
MUQALKAN WAXAN DAWANAY 2022 ADBANA UGU XUMDAY DORASHADI SHALE ABO FARMAJO MARKALE SO LAWO 😭😭😭😭 MARKA BAXDA MUGDIGI INO BILAMAY OH OH OH 2026 QOFI ILAH GARSIYO I.A MARKAS AYAN SO LABAN DONA I.A ABO FARMAJO 2026 UNBAN IFTIIN HELI DONA HADU ALLA IDMO NINKI ILAH GARSIYO HDA WXN KU SUGANAHY NAITOBI LKN MRKA WAXN JOGI DONA SOMALI 2026 INTA KA HOREYSO BILA WADAN BAN AHAY😭😭😭😭😭😭😭 GUUL FARMAJO
Malintan waa maalin tariiqiya
yaa dawanoya 2023
Waahebeen taariiqleh wllhi
Farmaajo guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo guul
Alahabeenkaan maxaa orod iga baxay waa habee taariikhi ah ilaaaw markale iyo marar badanba farmaajo noosooceli
allah HA inoo soo celiyo 😍
Amiiin
Amin abayo
Aamiin
Amiin yaa Rabbi
Meesha hal arin baa iiga soo baxday ileen M Hasan waxa uu ugu ciil qabey M Farmaajo mahad celinti u horeysu Ka waa yey, waxa uu yir halkan waxan uga mahad celnaa M sharif.
Yaaa daawanayA caaawa 2021
guuuuul
Guul farmaajo
Allahu Akbaar illahow soceli sanad hootena eh 2026 😢😢
nolow weliga
Binti Abdirxman xhjxhlil8vslq
Awoowe Isoo qabo My Facebook Ahmed yarow Longe time
Faramajo guul mar walba guul ishallha
Xasuus ayaan galay cawa e tariqdu tahay 14jan 2021tolow sida quruxda badan o uwarejiyay o gabanimada kudhehantahay mauwareji donya farmaajo taas aya is wediin ubahan labada madaxweynayashi kahoresay side ugaraba galeen wlhi waa dad guba
Wareejin waxka qiima badan buu madxweynuhu hayaa dalkuna guumeysi buu ku jirey maanta maansha alaah guul baa lgaadhey labada kun iyo kow iyo labaatan
@@sheekooyinkasoomaalida9527 ❤️❤️🙏
2022 ayaa lamarooyaa welineh ma wareejinin waa dikteetar
tariqdi 20 17 farmjo markle noso noqo
2027 Hassan Sheikh. 2032 Hassan Sheikh
Farmaajo guul 💪🏻❤🇸🇴
Ishaydu 👁ma arag madaxweyne kafiican ka wanaagsan ❤ka wax badan ka Run sheegis badan Ka hawl karsan, ka geesisan , ka Dal jecel 🏫, kanaxariis badan , ka aqoon badan , ka Hawl karsan madaxweyne Farmaajo
Guul mudane madax wayne farmaajo so noqo mar kale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
guuuuul farmajo abo
Somali wa dad dimiqradiyada dhaqan uleh inyaro waali ah baase wxbadan kharibaysa
Somaliya hanoolato 🙏🙏🤲
Farmajo guuuul 👍👍👍 ishanacabka
Mar kle 2026 wa musharaxa ugu cad cad farmaajo
He is will back insha allah
Waayo Waxaan daawanaya 28 / 3 / 2022 haban talaada fadlan isoo raaca istii ila mid ah like kudhufo
Abe Somaliyed farmaajo guul gobnimo insha Allah 🥰
Markale insha allh 2022 Waynu ku sugeybaa insha allh
2020 xasuus ahan u daawanayaa muddo ay ka dhiman thy doorashii kle 2 bilood hbn taariikhi ah
Congratulations 🎉🎉🎉
Hhhh SORRY
masha Allah congratulation farmaajo
guuuuul mudane farmaajo ale waa awodaa markale in unodoro farmaajo
Farmajo ilahay ma soo saaro🙄
✊✊✊✊✊guul maadax wayne Farmaajo ✊🙀🙀🙀🙀
faramajo 💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙💪💪💪💪💪💪
Farmajo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Xasan Sheikh Maxamud qaabka uu u gudoonsiiyey ama uu ugu hambalyey MD Farmaajo waxey aheeyd qaab aad iyo aad u qurux badan ama hab dowli ah oo excellent ah laakiin goor dambe ayuu is ceebeeye oo sharftii iyo shumadii iyo jecelkii maalintaas uu umadii Somaliyeed u muujiyey iyo taariikhdii is qoreysey ee wanaagsaneeyd oo umada Somaliyeeed aad iyo aad loogu riyaaqey ayuu isaga cayaarey fuloo guuli kuu dhoweeydaa
Masha alaah masha alaah mabruuq
Xasan shiikh maxamuud waa nin dimuqraadiyada waxka yaqaan runtii guulayso mudane
Mudane farmaajo shaqa fiican buu qabtay intuu shaqaynayey halkaas kasii wad adna mudane
Duraan126 Aliyare sadaalm
SADAAL.medya
sadaal
2025 yaa daawanaya 2026 I.n noo soo noqo aapo farmaajo
Yadawanayo 2020 8 /1. Idim adxaa 2ee idaa
guuuul maxamed cabdulaahi farmaajo