Socdaalkii Nabadda ee Farmaajo oo Kooban - Barnaamijka Hayaanka Horumarka

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 405

  • @sacdiyoxuseen3757
    @sacdiyoxuseen3757 5 років тому +55

    Qabyaalad wey dhamaatiyo soomali wa mid qura 😍 wey iga gadanthy

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 6 років тому +203

    Wlhi damir somalinimo hadi uu yar kugu jiro wad daremi karta wa qiroday from Djibouti 😢😢😢😢 nabad iyo nolol allaha ka dhigo kii dhaliya amiin

  • @fardamohamed2051
    @fardamohamed2051 3 роки тому +41

    Oh Allah please let farmaajo come back again our country needs him. There is no one like him or better than him right now 🇸🇴💙🇸🇴.

  • @osmanmahamed7973
    @osmanmahamed7973 5 років тому +207

    Mudane madaxween waxanu kugu sugayna hargesa
    Insha allh

  • @yusufsaid7096
    @yusufsaid7096 6 років тому +58

    Wallhi waan ooyay. Allah Wallahi caawa maasexan karo caawa

    • @MadaaleProductions
      @MadaaleProductions  6 років тому +4

      Naga raalli ahow walaal Yusuf

    • @alfaalfa3165
      @alfaalfa3165 6 років тому +3

      Yusuf Said sxb wadani ayatahay nin raga k wadankisana jecel

    • @Abees467
      @Abees467 5 років тому +1

      Sxb wlhi waa xaqiiq wax la ooyo way thy

    • @user-zg9wf8um6v
      @user-zg9wf8um6v 4 роки тому

      حتى انا مثلك اريد ان ابكى حتى يقول لى فرماجو خلاص لاتبكى فالوطن فى يد امين

  • @mandegmahamoud5167
    @mandegmahamoud5167 4 роки тому +43

    One of the best videos on UA-cam Mash’allah tabarakallah. Ramadan Karim to everyone. And Viva Somalia 🇸🇴, Viva farmajo.

  • @khuuriye
    @khuuriye 6 років тому +59

    Wow president of all somali

  • @mustafaaliabdilaahi6242
    @mustafaaliabdilaahi6242 4 роки тому +9

    Somali Somalinimo Wax lagu fano weYan wlhi Inti Qiiro darteed u lilmaysay fadlan like isara ViVA Bundesrepublik in Somalia 🇸🇴

  • @wawabariwawabari4391
    @wawabariwawabari4391 5 років тому +24

    MAACHAAA ALLAH
    VIVA SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    FORMAJO VIVA 🇸🇴RER DJIBOUTI
    WABERI

  • @mandegmahamoud5757
    @mandegmahamoud5757 6 років тому +21

    Mash'allah tabak'allah wonderful video mash'allah tabak'allah

  • @xarago1960
    @xarago1960 5 років тому +12

    thank you walaal...20 yrs from now we will be stronger...united and more advanced democratic nation just because of what few of us are laying out today...you are one of them....my hero...

  • @waberisaid1477
    @waberisaid1477 5 років тому +11

    😢allow Somaliya nabad ka dhig amin from Djibouti

  • @hanad6666
    @hanad6666 6 років тому +16

    Guuul iyo gobonimo somalia 🇸🇴 hanolato✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @kooshinmire
    @kooshinmire 6 років тому +25

    Wow amazing videos 🇸🇴❤️❤️

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 6 років тому +35

    My sweet president 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴ilahow noo daa

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 5 років тому +14

    Viva #Somalia 💪🏾🇸🇴👑🇸🇴 ilahayow #Farmajo noo daa maansha Allah 🇸🇴👳🏾🇸🇴 nabadoon farmajo Waa #odayga #Somalida

  • @shukrinasri6869
    @shukrinasri6869 3 роки тому +12

    😭😭😭😭😭😭this got different feelings guul Farmajo 💞❣😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 5 років тому +14

    Mnsha allh puntland allow dhowr

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 6 років тому +39

    Ilahow Farmaajo iyo Kheire iyo intii
    Daacadba xafad

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 6 років тому +25

    Maashaa allaah

  • @najmodahir5777
    @najmodahir5777 6 років тому +11

    Maasha allaaha guul guul soomaaliya

  • @diiffarah3663
    @diiffarah3663 5 років тому +9

    Ihav never seen Somalia but this video disturbed me emotionally.
    Insha Allah Somalia will be the best country on earth

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 4 роки тому +6

    Waxaan helnay oon hantinay halyeeyo qaran oo nawada deeqay allow noxafid noona soo celi dorashada soo socota yaarabi amiiiin guuuuuu madaxweyne farmaajo♥️💙♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹💙💙💙💙💙💪💪💪💪💞💞💞💞💕💕

  • @issamohamed9927
    @issamohamed9927 4 роки тому +6

    All the love to my people and country from kenya....somalia hanolata

  • @xuskacelka2257
    @xuskacelka2257 6 років тому +43

    waligay fursad oma helin barnaamijkan oo kale lkn waxaa xaqiiq ah inaan ilmayanyo wlhi
    allaah somali ha mideeyo amiin WXan u mahad celinayaa cida nasoo gaarsiisay

    • @MadaaleProductions
      @MadaaleProductions  6 років тому

      Adaa mudan walaal. mahadsanid. halkan hoose ka daawa barnaamijkii oo dhamaystiran qaybtiisii 1aad
      ua-cam.com/video/zcD4YfUGatc/v-deo.html

    • @hukiiygtfghklkhx9966
      @hukiiygtfghklkhx9966 Рік тому

      Wallhi wan ilmeyay

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 6 років тому +83

    Video kaan QIIRO BADAN BUU LEEYAHAY ILLAAHOW UMMADDA SOMAALIYEED CADAWGA KA QABO.

    • @faadumamaxamed4653
      @faadumamaxamed4653 5 років тому +2

      aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @xabiibocusman5371
      @xabiibocusman5371 3 роки тому

      Aad uweyn wlhi

    • @guuleed2303
      @guuleed2303 3 роки тому

      Walagu sirmay farmaajo dadkii sidaas usoo dhaweeyay Xaaf iyo shiikha shaakir waa qiyaanay sixunbuu uladhaqmay

  • @smashaabdi3411
    @smashaabdi3411 6 років тому +9

    Wlh waa clip hadaa sifican udaawato aad qironeysid
    Somalia haisraacdo
    Farmaajo allah haku garab qabto waxa thy iftiinkii dalka
    One love ❤️ somalia

  • @zamiiraziman2663
    @zamiiraziman2663 6 років тому +12

    Alloh nooilaali madaxweyneha farmaajo love you 😍😍😍💋💋❤❤❤❤

  • @bahjaali6564
    @bahjaali6564 5 років тому +8

    Allow noo daa madaxwaynahayaga
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul farmaajo
    Markii madaxwaynuhu joogay bosaaso ceergaabo ayaan uga imi saan madaxwaynaha arko🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdikafidanjir6739
    @abdikafidanjir6739 6 років тому +18

    Mnsha Allah
    Guul iyo Gobonimo

  • @abdurisaqabdiwahid6398
    @abdurisaqabdiwahid6398 5 років тому +20

    Farmajoo illahay haku xifdiyo side somaliyo uxifdisay Abe kusodaw putland

  • @user-zg9wf8um6v
    @user-zg9wf8um6v 4 роки тому +9

    هذا هو يومنا الى طال انتظاره نحمدالله ونشكره على هذا النصر لشعبنا ودولتنا ورئيسه فرماجو

  • @abdisallamsheik1178
    @abdisallamsheik1178 4 роки тому +15

    U cant even express your feeling in words💙

  • @cabdilove3368
    @cabdilove3368 6 років тому +99

    Waan la oo yay wlhi somali la is raacdo farmajo si ay dad kiisa ujecel yihiin ayuu ujecelyahay

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 6 років тому +12

    Hambalyo hambalyo guuul soomaaliya

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 5 років тому +6

    Dhaxal gal weeye dhameystiran, dhaxduna dhumuc weyn buulahaa laguwada dhamaa, hadaan dhuubo dhalaalsho BAAFE dhuuxa weedha tan, dhantaal kuma arag wedhintaadu oo weydhannayd, Kismaayo '''THANKS YOU''' WELL DONE.

  • @faultylog3713
    @faultylog3713 6 років тому +20

    Somalia hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴saaas waaye one love 💕💖💕💖💕💖💕💖💕💖💕💖💕💖💕💖💖💖💖💕💖💖💕💖💕💖

    • @dadiryare2473
      @dadiryare2473 4 роки тому

      Walahi waan oyay ilaa xat aaat Ayan ugu faraxsanahay ilahayow somali halnogadhik nabadana noo atkeey

  • @municadiomondofficial3581
    @municadiomondofficial3581 4 роки тому +8

    Waxn dawanaya sanad guradi saddexad ee madxweyna farmajo 8/2/2020 wlhi waan ooyay 😭allow rumey rajoyinka mdx weyne farmajo somlia oo mida😭🇸🇴🌍

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 років тому +9

    *Waaaw well done Abbe farmaajo🇸🇴💖🇸🇴💪🇸🇴💪*
    Wlhi waa Qiiroday farxad dartet 😭😰 Somalia 🇸🇴 yaa igu celiyo markle

  • @mranitoinafarax8610
    @mranitoinafarax8610 5 років тому +4

    Bafo thanks you alot wlh wadaninimo.ayaa igashaay runtii dhulka ilawaregay

  • @mostafasulthan4650
    @mostafasulthan4650 4 роки тому +7

    😭😭😭wlhi i don't know how i'm feeling😭😭❤️🇸🇴🇸🇴✊🏾sooMalia my allaH❤️bless our country❤️🇸🇴N bless our president mohamed Abdilahi farmaajo❤️❤️✊🏾madaxwayNe daacada❤️Allow Napada Noo siyaadi❤️oo NaMide🇸🇴✊🏾

  • @tellinguthetruth6367
    @tellinguthetruth6367 5 років тому +7

    Somalia is One Long live Mr. Preseident.#4moreyears

  • @mandegmahamoud5757
    @mandegmahamoud5757 6 років тому +51

    More videos like this please

  • @faar12ali2
    @faar12ali2 6 років тому +10

    Masha alaah alxamdulilaah ilohow noodaa oodiinta nagumamulaan madaxda

  • @BkBk-dr5uf
    @BkBk-dr5uf 6 років тому +13

    Aba Farmajo jir joog

  • @aburudd2960
    @aburudd2960 6 років тому +45

    Thanks baafo. Somalia is back and we are not turning back. Soomaaliya hanoolaato.💪💪

    • @ubadtv8680
      @ubadtv8680 4 роки тому +1

      English ha so qorin nacala gaalo ku taal mudne farmajo o muqdo english wa qalad

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 4 роки тому +5

    Mugdiga waa laga baxy 😭😭somali way israaciin inshallh 5 somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому +1

    MY.M.JANAN..COPENHAGEN 🇲🇵🇩🇰🇪🇺THEN .MW.FARMAAJO KEEP GOING INSHALLAAH TACAALA

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому +1

    Maansha Allah farmaajo guul iyo gobanimo insha Allah

  • @munosalad3930
    @munosalad3930 6 років тому +8

    farmaajo hanooooolafo somaliyane hanooooooooooolto inshaalhh

  • @mandegmahamoud5757
    @mandegmahamoud5757 6 років тому +8

    The Father of all Somalis whereever they are #SomaliaIsOne #SomaliaGreatAgain #SomaliaIsRising #SomaliaUnity #DjiboutiIsPartOfSomalia

  • @dheemanahmed9880
    @dheemanahmed9880 5 років тому +10

    2019 indhahyga ilin qoysy

  • @hooyoshaqlan5374
    @hooyoshaqlan5374 3 роки тому +2

    Yaa daawanaya 2021 insha alh ALLE haka dhigo kii soo noqda

  • @amanone1046
    @amanone1046 4 роки тому +2

    Wallahi shacabka somaliyeed wexee ubahayihin dowlad dhalato
    Sababtoo ah waxad kadharaymesa sida ugu qiranayan inee arkan madaxwayne somaliyeed
    Somaliya hanoolato💚💛💜

  • @nasheybee5067
    @nasheybee5067 6 років тому +12

    mashaalah farmajo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому +1

    Maansha Allah farmaajo guuleyso ❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @hinda761
    @hinda761 4 роки тому +6

    Still watching 2020, Aabo farmaajo allow cimrigaaga raaji,❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    ❤️Nabad iyo Nolol❤️
    Soomaaaaliyaa hanooolaatoo❤️❤️

  • @jamacchassan4361
    @jamacchassan4361 6 років тому +7

    Masha Allah

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 роки тому +3

    South to nouth Somalia 🇸🇴💛❤💚💚❤❤💚❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Nabaad kuwaraa

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 років тому +5

    *2:07** qoftas siday salamta u bixisaay arag Msha aallah ar iii geey*

  • @Abdimalik_Educate
    @Abdimalik_Educate 4 роки тому +5

    Viva Somalia

  • @farxayaali6993
    @farxayaali6993 6 років тому +8

    Mashaa Alaah olow nabada nosiyaadi

  • @uhashi8151
    @uhashi8151 5 років тому +8

    Masha Allah markan arko video gan waxan daremaa inan somali wax isku qabin lkn leysku kandiro allow cadawga naga dhaxsaar

  • @hamdiaabdalla4772
    @hamdiaabdalla4772 3 роки тому +2

    Masha Allah madaxwayneheena guul iyo gobonimo cadowgiisa cagta hoosteeda Allaha galiyo

  • @karlson982
    @karlson982 5 років тому +26

    trust each other, you are stronger😣😂

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 2 роки тому +1

    Alllow noo badi geesiyada somaliyeed rabow noo badi kuwa yaqaan sharafta iyo cisiga umada somaliyeed.

  • @liidoproductionfilim9485
    @liidoproductionfilim9485 5 років тому +5

    ماشاء الله

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 роки тому +4

    02/6/2020 still watching

  • @maajidabdishakur5932
    @maajidabdishakur5932 6 років тому +2

    wlh idhaheeyka ilinta waan kacelin waayay aloow nootaa oo noosiyaadi masha alaah

  • @hafsoahmed8301
    @hafsoahmed8301 11 місяців тому +1

    Ilahow mar kle noso celi madaxweyne farmaajo😢❤

  • @hussnyjubat8570
    @hussnyjubat8570 5 років тому +7

    Clipkan waan kuceshtaa markasta. Ee heestasi "masuul daacada tahay" yaaqade kooxdee

  • @sadiiqa.hillow771
    @sadiiqa.hillow771 4 роки тому

    The Best of the Best Thanks Bro Wad kumahadsantahy Hagajinta muqalkan💖💖💖

  • @rukiaali1573
    @rukiaali1573 5 років тому +1

    Masha Allah Allow dhulkeena 🇸🇴 barakee ameen

  • @mohamedsurajabdalla550
    @mohamedsurajabdalla550 5 років тому +4

    Please more videos like this

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 2 роки тому +1

    سبحان الله
    KUU DOONO AYUU CISEEYAA ALLAH, KUU DOONANA HOOS BUU U DHIGAA.

  • @jaamahassan63
    @jaamahassan63 6 років тому +60

    SooooooooooooooooooooMaliya Ha Noooooooooolato

  • @soomaaliudirir9760
    @soomaaliudirir9760 3 роки тому +3

    September,2020
    Madax wayne waxaan ka xumahay inuu waqtigaada sii dhamaanaayo doorashada dhaceesa sanadkaan Soo socda 2021 waxaan kuu rajaynayaa inaa ku guuleesato

  • @awil650ahmed4
    @awil650ahmed4 6 років тому +15

    Magaceed heesta oh leh Somalia hanolatooo

  • @shabcanismail4191
    @shabcanismail4191 5 років тому +2

    farmaajo guul guul

  • @mohakabyar7566
    @mohakabyar7566 5 років тому +3

    Mnsha Allah manta waa 23/Feb/19

  • @uhashi8151
    @uhashi8151 5 років тому +6

    alla kama dhargo dawashada muqalkan viva nabad iyo nolol insha Allah guul

  • @khadarlasten8133
    @khadarlasten8133 5 років тому +9

    Somalidu dawladnimadii way fahmeen horaa loo soconaya

  • @zakariaabdirahman2940
    @zakariaabdirahman2940 4 роки тому +1

    mansha allah guul. guul soomaali

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 2 місяці тому +1

    Guuuul farmaajo iyo guabanimo

  • @amanoffewwords8714
    @amanoffewwords8714 2 роки тому +1

    Viva farmaajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 роки тому +1

    Waa ba nabad uu soo celiyee maantana wiilasha yadii meel noo gu sheeg ayey mareysaa ineyku ooyaan hooyooyin kii shaley ubaroo ranaayey 2021 !!!!!

  • @libanasad9043
    @libanasad9043 5 років тому +8

    Dadkaan waxaa ka muqato jaceel dowlad nimo waxeye layahiin hogaan ficaan oo 100 Faramajo oo kale ah oo isla shaqeya

  • @farduzmahmud29
    @farduzmahmud29 4 роки тому +1

    Alla farmaajo anigoo lakulmin ilaahayow iilka ha idhigin

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 6 років тому +7

    Somalia oo dhan Ilahow gargar oo u hiili

  • @munajama5436
    @munajama5436 Місяць тому

    Who can forget the "Farmaajo ii geeya" fever😊👍✌

  • @bashiirjama8521
    @bashiirjama8521 2 роки тому +3

    Vedeo waxan dawanaya madaxwayne farmaajo 18-5-2022 asagoo 3 dex biri xilka kasii maqan farmaajo madaxwayne umalen mayo in madaxwayne kaa fican uu dalkagan soo mari doono markale wa ku sugeena aabo🥰🙏😥

  • @mustafabulle849
    @mustafabulle849 3 роки тому +1

    Madaxweyne farmaajo score-kuu dhigay iyo waxqabadkiisa waa lama taabtaan
    Markale Farmaajo 2021 🇸🇴💪💪💪💪

  • @rgbdayiberdoganradwanjamac5115
    @rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 роки тому +3

    wlhi hadu dhig soomali kugu jiro wadaremi karta soomalinimo wan qiroday markan dawaday from Djibouti

  • @dulmidiiddowladdonartan3013
    @dulmidiiddowladdonartan3013 4 роки тому

    🙏🏽❤️🇸🇴😭Thanks Ibrahim baafo nin qaran inaad tahay tan baa kuu marqaatiya 👍👍👍💕

  • @yaaracali3917
    @yaaracali3917 3 роки тому +1

    Madaxwayne farmaajo guulayso insha alaaha🌱

  • @maayimohamed6795
    @maayimohamed6795 5 років тому +4

    we love you my hero

  • @ibroozihussein1833
    @ibroozihussein1833 3 роки тому +3

    Mashaa allah keep coming hambalyo welcome 🤲🤲🤲🤲😭😭🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭💪🙏🙏🙏

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 5 років тому +2

    Guul Nabad Iyo nolol

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 2 роки тому

    Mar kale Madaxwayne Farmaajo Allah ku Nabad soo celiyo

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 4 роки тому +2

    Dowladnimadu hawaartu horay baa loo soconayaa inshallah