Sheeko ciyaal waaye tanoo kale puntland xiligii qabiilada haiwye si jufo jufo ah usoobandhigayeen hobkooda igo ciidankooda ayay boos iyo fursad kawaayen markaas ayay qaaab farsamo ah isku dayayaan inay isku muujiyaan si dadku isku baraan tani waa is barasho maahan wax howlgal ah 😀😀😀😀😀lkn xasan shiikh iyo ciidankiisa dhabta ah wxaan way ka tageen hobka wx gumaado iyo gaadiidka gaaashaaaman aya u xareysan oo an dadka la tusin diyaaradana way usiidheeryihiin😀😀😀😀😀😀😀😀cabdi bilayaasha hada safarada lagu galaa wa lagu shaqeystaa dagaal wxbo kama galo hal miino Loodhigo aya ku filan😀😀😀😀😀
VIVA PUNTLAND❤❤❤
❤❤❤❤ mahadsanid jaale
Maa shaa Allah viva puntland❤❤❤guul Allah cadawgiina hajebiyo
Masha alah guul iyo gobanimo
Maansha alaah waa guul in aragno ciidamo somaaliyeed oo saas u dhisan. Niyada ayaa noo dhismaysa markaan aragno ciidamo soomaaliyeed. Xasan mooryan ayaa dhameeyey ciidamadii qaranka soomaliyeed oo kale. Guul reer pundlad.❤❤❤❤❤
Puntaland guul.keep up ❤❤❤❤❤❤❤❤
Puntland Alloow Xafid oo Kaxafid Wixii Shar oodhan oo Cadowgooda CiiL & Cadho UdiL NooCuudoono Ha’Ahaadee Aamiiiiiiiin Yaarabi
Jamac galad libaax qaran baa tahay 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️
MaanshaAllah, MaanshaAllah Allow dhowr cadowgoodana jabi. Guuleesta guuleestayaal.
VIVA JAMAC GALAD IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤
Aamiiiiiiiiiiiiiiin Yaarabi Yaa Raxiim Yaa Allaah
Maansha Allaah
guuull buntlan
Masham alah bauntulaan luul iyo gobinimo
Guulayso jamac
Guuleyso Jamamac Galad
Mansha Allah
LaMasiisheegeen. Ee yaa laqaldayaa
Is true
Cagtaay Marka laydin qabqabtay Dawacaalay Maxad qabilkina udafirten
Guul guul iyo nabad pudlan al daaroodiya xasan munàfaq byy kanax shuban kugu dhac xasan sheydaaaaan👎😡
Beenale waarya cgdheer
Maqalbadaa bash ktiri? Say ManshaAllah waryaa!
Sheeko ciyaal waaye tanoo kale puntland xiligii qabiilada haiwye si jufo jufo ah usoobandhigayeen hobkooda igo ciidankooda ayay boos iyo fursad kawaayen markaas ayay qaaab farsamo ah isku dayayaan inay isku muujiyaan si dadku isku baraan tani waa is barasho maahan wax howlgal ah 😀😀😀😀😀lkn xasan shiikh iyo ciidankiisa dhabta ah wxaan way ka tageen hobka wx gumaado iyo gaadiidka gaaashaaaman aya u xareysan oo an dadka la tusin diyaaradana way usiidheeryihiin😀😀😀😀😀😀😀😀cabdi bilayaasha hada safarada lagu galaa wa lagu shaqeystaa dagaal wxbo kama galo hal miino
Loodhigo aya ku filan😀😀😀😀😀
Xasan sheekh iyo hawiye may iska xoreeyaan alshabaab hadday wax haystaan
Kkkkkkkk
Dhulkaga xoray horta.
Uma malaynayn meeshani inay soomalia tahay intan oo ciidan iyo hub ah waxaaba lagu xorayn karaa dalka oodhan
Kkkkkkk xasan shiikh iyo Hawiye may iska xoreeyaan alshabaab kkkkklkk
Maansha Allaah
VIVA JAMAC GALAD IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤
Maansha Allaah