Dr Hasan sheikh aa dikteetar ah aanoo la timid, Xukunka waa markii labaad si dimoqaadi ah uu wareejiyay, firna uma lahan dikteetarnimo reerkuu ka soo jeedo. Waala yaqaanaa dadka isku dayo xukunka taarikhda dib ufiiriya 6 madaxweyne vs 4 madaxweyne
Dhiiga la daadiyay maxay tahay?kismaayo jail cusub aad sheegi qofka soo doonta sow gali maayoileen idinkaa soo doontay?Aqli xumadaad waxaad la soo fariisatay Media fiiri is fiiri naftaada qalad ha u sheegin jaale Somalia waa federal Qabiil goof kiisa ha xajisto ceeb maaha
@ CID MAXAA KEENAYA MIDA KALE MA CID LAGA XOOG BAXAN YAHAY AYAA JIRTO ? HORTA WAXA LAGA HADLAAYO MA FAHANTAY QOF WAXA SOCDA AAN LA SOCON AYAAD U HADAL EG TAHAY EE MEESHAAAN NIICDA KALA TAGA
@Fowzia69 adigu qabiil inaad ka dhigto ayaad rabtaa lkn waxa la isku hayo waa siyaasad waana lagu kala adkaadaa siyaasada waxa aan lagu kala adkaan waa qabiilka ahmed madoobane garab siyaasadeed ma heysto runta ayaa kudhibeeysa qabiil mideeysana mahaayo
Kkkkkkkk darornimo ma no kenten axmad mesha wa laga Sarah dirtator asaga ah awlba ithopiyan ba eheden me shina Naga joga xasan muqdisho asga leh adiga amxaro
Man sha alaah saaxiipa yaal ❤❤
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Ilkacase , Bahda Kaaraamardha TV Iyo Martidaada Sharafta Leh Falanqeeye Cabdirahman, Runtii Waa Barnaamij Aad Xasaasi U Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleysta Inshaallah
Dr Masha'ALlah Afkaga samawaatka haka yeero Dr Abdirahman
Aamiin aamiin aamiin Samir iyo iimaan dhamaanteen
Waxaasoo dhib ah xasan xamaali nibiri baa sabab u ah
SSC iyo jigjiga guul
Guleed doqooon bila diin maxa guul inta dish baa laga dilii qabiyalaada kuguqataay
🎉 nyinyi hamtakuwa Kenya mtaenda kwenu
SAX😂❤kU MAHADSANIDIN FAHFAAHINTIIINA HUFAN EE XIISAHA BADAN😊🙏🙏🙏💯👍🏻🫶👌
😂😂😂daay🎉
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay
Axmed madoobe run buu sheegay tuugo aan dad iyo dal ka naxayn ayaa helay somalia.
Ahmed iyo deni
Dr Hasan sheikh aa dikteetar ah aanoo la timid, Xukunka waa markii labaad si dimoqaadi ah uu wareejiyay, firna uma lahan dikteetarnimo reerkuu ka soo jeedo. Waala yaqaanaa dadka isku dayo xukunka taarikhda dib ufiiriya 6 madaxweyne vs 4 madaxweyne
WAR INTA MADAXWEYNE NASOO MARTAY LAMA ARAG MID CARUURTIISII DALKA XUKUMAAN❗️
Axmadoow masajidka ciyaarta ka daa.meel kale ka sheekee.hore ayaa .....
ASC HSN ma aha nin xishoodo afkiisa iyo dhegahiisa isma maqlan markuu talada qabtey reer reer ayaa laisudilaya
Dhiigga aad daadiseen ka hadla iyo Jeel-ogadenka cusub ee Kismaayo.
Argagixiso oo dhan unuukaa laga gurayaa
Dhiiga la daadiyay maxay tahay?kismaayo jail cusub aad sheegi qofka soo doonta sow gali maayoileen idinkaa soo doontay?Aqli xumadaad waxaad la soo fariisatay Media fiiri is fiiri naftaada qalad ha u sheegin jaale Somalia waa federal
Qabiil goof kiisa ha xajisto ceeb maaha
QAYLAA YEERTAY XAGEY KA YEERTAY MASJIDKAY KA YEERTAY!
Abdi raxman afakadho ummadena maha kulahaa ninkaa & nin kale oo aan hada halkan ka sheegayn
HIHI😂 TUSAALE : SIDAY KU SHACDAY IN GAROONKA ADAN CADE BASASKA DADKA QAADI U XIRANYIHIIN XAASKA XASAN TUG ⁉️.
Wale wa abtirsateyn haddii aad tihiin Ogaadeen waxa ma qabateen hore uma soctan war soomaaliya aya tihiin ee raaca somalid.
Qadhaadh baaidin hayee sidaraga uhadla
Hasan shiiq VS axmed madoobe ciyaarta waxeey ku dhamaan-doontaa 5 _ 0
Xasan. Axmed
Ilaa hada axmed madoobe ayaa ka wato oo ku dhuftay siyaasad aan Caadi ahayn HSM Xaabsade wlhi dhulka lala dhacay siyaasad kasta oo uu suubsado HSM Xaabsade waa la fashiliyaa
@Fowzia69 waa la arki doona cida loo awood sheegto
@ CID MAXAA KEENAYA MIDA KALE MA CID LAGA XOOG BAXAN YAHAY AYAA JIRTO ? HORTA WAXA LAGA HADLAAYO
MA FAHANTAY QOF WAXA SOCDA AAN LA SOCON AYAAD U HADAL EG TAHAY EE MEESHAAAN NIICDA KALA TAGA
@Fowzia69 adigu qabiil inaad ka dhigto ayaad rabtaa lkn waxa la isku hayo waa siyaasad waana lagu kala adkaadaa siyaasada waxa aan lagu kala adkaan waa qabiilka ahmed madoobane garab siyaasadeed ma heysto runta ayaa kudhibeeysa qabiil mideeysana mahaayo
War ileen shaarka cad garan madoow ayaa idinkaga hooseeyay😅😅
War wadanka markuu talada qabtay HSN reer reer ayaa laisudilaya marka HSN Wadankq wuuku fashilme ee hais casilo haduu somalinq hatashato
Xasan tuug dhiiqo weye
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
Hassan shaley asaga ino kene. Marka lawadawa mujrimin allah hanaga so qabto
Xassan Dhiiqo waa tuug damiin ah oo marna Eretrea heshiish la galaya marna Ethiopia.
Aduunkii ayaa ku wareerey Xassan munaafaq
Labadaan maxishodhan qabiyalaad baa qadaay markaseey been fafinaaya
Runta ayay sheegayaan Somalia Qabyaalad iyadaaba ku dhisan ee wax been ah ma baafinaayaan
Dictator taag daran
Madoobe asna ma masjidku iska xaadariyay masjidka kaxishooda
In masjidka la Gali karo ayaa loo sheegi haduu dhaafo HSM isna wuu dhaafayaa
Masjid masjid lee loo galaa moohoo
Kkkkkkkk darornimo ma no kenten axmad mesha wa laga Sarah dirtator asaga ah awlba ithopiyan ba eheden me shina Naga joga xasan muqdisho asga leh adiga amxaro
Xariifkaan axmad aa kadhex hadlaa
Waa runtaa adiga yaa kaa dhex hadlaaya