Beydhabo Jannaay | Magaalada Asalka iyo Soo jireenka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Documentary-gan waxaynu kusoo qaadannay Magaalada beydhabo ee gobolka Baay, taariikh, dhaqan, nolol, juqraafi, ganacsi iyo dhaqaale ahaanba
    Beydhabo oo ah magaalo qaddiimi ah lehna goobo taariikhi ah, waxan halkan kusoo gudbinnay muuqaalka dabiiciga ah ee ay magaaladu leedahay

КОМЕНТАРІ • 200

  • @ITAALMEDIA
    @ITAALMEDIA  2 роки тому +43

    Magaalada Xigta ee aan dalka gudihiis ka sameeyno tee jeclaan laheyd inaan ka dhigno?

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому +16

    Baydhabo janaay, waan maqlaa uun ee waligay ma arag 💯insha allaah marban tagi doona ✅🙏

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 роки тому +4

    Beydhaba Janaay hadaa maqlo waa qasab inan dhagesto sababtoo ah Amaanta Beydhabo janaay waa Amaanteyda wa magaalada ku dhashay allaha barakeyo magaaladaas beydhabo janaay

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 роки тому +4

    Walalkey xaafada towfiiq dhinaca Ahmed gurey ilaaa suuqa jayga darulsalam isku xira soo duub hadaa reera qurba nhy waan kaa codsanenaaa

  • @abdisalanismail9596
    @abdisalanismail9596 2 роки тому +8

    Shukran sxb aways xaji
    Somalia sidan ma moodayn walhi
    Lkn waxaan maqla uun Somalia nabad maaha
    Qarax ayaa ka dhacay
    Dhamaan umada somalida barwaqo iyo nabad ayaan u rajanayaa

  • @abdulkadirraambe.5855
    @abdulkadirraambe.5855 2 роки тому +5

    Aadbaan ugu faanayaa walaal warbixintan taban ee aad kasoo gudbisay Baydhabo 💯❣

  • @hagigarasbaley2778
    @hagigarasbaley2778 2 роки тому +3

    Baydhaba janaay , caasamadii 3 aad kuma hilmaami doono , dadkeeda & degaankaaba waa meel loo xiiso oo soomaali & ajanabi lagu soo dhaweeyo

    • @ikraanabdiaziz5431
      @ikraanabdiaziz5431 2 роки тому +1

      Wa casimad 4aad wuu qaldamy wll

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 2 роки тому

      @@ikraanabdiaziz5431 ma qaldamin wuu daxan yhy dumashi
      Hadii kowad lesku hesan wixi kaso harey wa loo siman yhy

  • @amaal556
    @amaal556 2 роки тому +4

    Muuqaalo qurxoon😍😍.
    Koonfurta dhanka xeebaha muuqaalo kasoo samee

  • @AbdiCasiis-gz4qk
    @AbdiCasiis-gz4qk 22 години тому

    Baydhabo waxy ka mid thy wadnkyga kuma dalxiisi karo meeshan aydoo wadnkyga ka tirsan oo dhexda laygu dilyaa ka sheeke waa meel qurx badn masha allh allh ha idiin siyaadiyo from hargeysa

  • @bakaalabdi2136
    @bakaalabdi2136 2 роки тому +9

    Aan kusaxo wlal casimada 4aad ee jamhuriyada waaye beydhabo.
    Caasimada 3aad waa Kismayo.
    Ku mahadsanid xogta aad nooga soo gudbisay beydhabo janaay.

    • @jiniinsi9726
      @jiniinsi9726 2 роки тому +1

      Wuuw saxanyahay waa caasimada 3xaad waqtigii siyaad bare tan hada jirto weli ismaqabsanin

    • @bakaalabdi2136
      @bakaalabdi2136 2 роки тому

      @@jiniinsi9726 waqtigi siyaad bare Kismayo ayaa caasimada sadaxaad aheed ilaa hadana wey tahy. Google kubaar wll

    • @jiniinsi9726
      @jiniinsi9726 2 роки тому +1

      @@bakaalabdi2136 I am 60 years old I don’t need google waad qaldantahay

    • @bakaalabdi2136
      @bakaalabdi2136 2 роки тому

      @@jiniinsi9726 wax lagu murmo meesha mayaalan. 60 jir ahaaw ama 6 jir adigay kuutaalaa. Hadalkagu waa sida adigo yiri cowska wa buluug.

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому

      Magaalada 3aad waa burco

  • @yuusufabdalla7611
    @yuusufabdalla7611 2 роки тому

    ITAAL MEDIA kanaalka ugu fiican kuwa somalida ee soo bandhiga muuqaalo qiimo badan

  • @baazuukeofficial6047
    @baazuukeofficial6047 2 роки тому +11

    First comment from baidoa siin slaami reer aayow✋✋✋✋👑👑🙏❤

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 роки тому +1

    Jazaa aka Allah kheyr

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому +3

    Saraar CAYNABA JANAYO .CEELKA TARIIKHIGA AHNA SO BOOQO 1000 SANO

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 2 роки тому +4

    ITAAL MEDIA MAHAD SANIDIIN GUULAYSTA INNSHA ALLAH 💯💯💯❤❤❤🌺🌺🌺

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 2 роки тому +2

    Maasha Allah runtii waa meel qurxoon dalkeena guud ahaan soo tebintaadana runtii waa mid hogaamineysa dhegeys taha jir oo joog ilaa intii uu ALLEWEYNE kuugu talagaley

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 2 роки тому +2

    Masha Allah waa magaalada aan ku dhashey aan kusoo barbaarey waana wax kusoo bartey hadana kushaqeysto Allow Nabadeeda iyo barwaaqadeeda uziyaadi.

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 2 роки тому +5

    Ku mahadsanid soo bandhigida baydhabo.

  • @bukaanbile2545
    @bukaanbile2545 2 роки тому +1

    ustaad aad aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinayaa walaahi waan ilmeeyey baydhabo goir dhow ma tagin markaad soo banshigtey meeluhii aqaaney sida garbooda iyo isha baydhabo allah haku dhaafo

  • @dauudismaail7625
    @dauudismaail7625 2 роки тому +2

    Tariiq iyo faafahin intan kabadan jeclaan laheen oo xalqo xalqo uso galisid aad kaso diyarisid ila 5 ama 4 xalqo

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 роки тому +3

    Mnsha allah magaalo talxiiska iyo beeraha ku wacan😍👍

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 роки тому +2

    MAGAALADA BELED WEYN KU XIGSII PLS 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 роки тому +2

    Baydhaba Janaay mar uun waa tagi Hadii Alle idmo

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 2 роки тому +5

    Masha alah

  • @alihussein1677
    @alihussein1677 2 роки тому +5

    Masha allah, Warbixin muhiim ah Magaalo taarikh leh. Horuu soco sxb qaliya wlh decumentry-yaashada sifican baan ugu tixana hay

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 2 роки тому +5

    Masha ALLAH cod dahabi ah, muuqaal udugleh, oo indhaha u ruun,iyo war bixin xiiso badan

  • @abdikarimpro3218
    @abdikarimpro3218 2 роки тому +3

    Zxb drone ayay kumacaananahayd inaad kusoo dubtid horay usoco

  • @saalahmedia3382
    @saalahmedia3382 2 роки тому +3

    Siing salaami reer arlaathi

  • @cilmiyeys
    @cilmiyeys 2 роки тому +4

    Baydhabo anigoo jooga ayaan ka gaari waayey inaan muuqaal ka sameeyo ital media wax loo baanaa Ayoade sameysay

  • @ibrahimjan5320
    @ibrahimjan5320 2 роки тому +2

    Mhdsnd waa barnamij fican baydhabo janaay waa magaladii aan ku dhashey IL xun Kuma aragto gerboda waa ku qabeysan jirey ilaahaw wadanka nabad kaamil ah noo sii amiin😔

  • @maxameddahir2352
    @maxameddahir2352 2 роки тому +1

    Wa magalo qurux badan

  • @cabdimaalikmaxamedwehliye8829
    @cabdimaalikmaxamedwehliye8829 2 роки тому +3

    M.s wll allaha kuxafido hori usuco

  • @abdallahussen5702
    @abdallahussen5702 2 роки тому +4

    Asc sxp sare Asxaapta kugu xeran Yan kamid Ahy War bixinadada inta badan waxay ubadan yihiin calamka isku day inaad kusodarto gobolada°anada dalka Aweys Aar salaam poqortooyo Switzerland 🇨🇭 yaan kasosalami🙏

  • @ikraanabdiaziz5431
    @ikraanabdiaziz5431 2 роки тому +3

    Dhulkii raxanta MashaAllah 🥰🥰

  • @mubarikmaxamuud4764
    @mubarikmaxamuud4764 2 роки тому +4

    Mahadsanid baydhabo♥️♥️🇸🇴

  • @abdirizakabdikadir8179
    @abdirizakabdikadir8179 2 роки тому +1

    Xuseen abdi waanbkusalamay

  • @ifiyeislamicproductions3164
    @ifiyeislamicproductions3164 2 роки тому +4

    Masha allah Allaa Ubarwaaqeeyay Runtii

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 роки тому +1

    Maashaa Allah

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +2

    Jigjiga 💕

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 3 місяці тому +1

    Thankz for sharing this vedio am from baiodao❤

  • @iahard2358
    @iahard2358 2 роки тому +2

    Koonfur galbeed waa magaalo la iska ilaaway dad ahaan siyaasad ahaan iyo taariikh ahaanba hadana waa dhulka ugu qanisan Guud ahaan Soomaaliya oo idil sababtuna ma garanaayo xittaa lahjadeeda markuu qof ku hadlaayo waxaa loo eega si layaaab leg ma garanaayo taa macnaheeda intaa ayaan ugu baxay mahadsanid wll tani waa video kii iigu horeeyay oo xaqiiqda ka sheegay koonfur galbeed waxa ay tahay xaqiiq weeyan amni ahaan iyo siyaasad ahaaanba waa ay ugu danbeeyan dhamaan deegaanada soomaaliya xittaa hadii loo raaciyo ilbaxnimada mahadsanid kum iyo kowjeeer

  • @maxamedcabdi8887
    @maxamedcabdi8887 2 роки тому +3

    Thank you masuul good job

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 2 роки тому +2

    Baydhabo jannaay beledkii barbaarta🌺❤💯🏆

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 2 роки тому +2

    Guul iyo horumar hagaagsan innsha Allah Aamiin

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 2 роки тому +2

    Meeshii la ugu dhalay

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 2 роки тому +1

    Thanks ustaad

  • @specialone6482
    @specialone6482 2 роки тому +6

    Mansha Allah ustad
    Waxan jeclaan laha in ad meela booqato
    Sida baydhabo city back
    Goroomada airport ka iyo footbalka
    Mahadsanid

  • @burhaanosmaan9204
    @burhaanosmaan9204 2 роки тому +1

    Maashallah warbixin aad uxiiso badan bay ahayd waxaan Rajay nayna inaad kuwaas oo kale noo soo badiso gaar ahaan wadanka

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 2 роки тому +2

    dadka ugu shaqada badan

  • @maslaxibrahimmaxamed5342
    @maslaxibrahimmaxamed5342 2 роки тому +1

    M.a ustaad ku soo dhowow magaaladeena

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 2 роки тому +1

    Masha alaah longtime aa igu danbeysay baydhabo janay ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedmahamudgedi1143
    @ahmedmahamudgedi1143 2 роки тому +1

    Walal wakasohadashaa.magalada barawe👏🙏🙏

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому +2

    TODHEER -BURCO
    soo booqo gobolka ayaa halkanka tariikj cajiiba ku leh .

  • @abduwahabhajji5400
    @abduwahabhajji5400 Рік тому

    Magaladeyda Baydhabo Janaay💕🥰

  • @marwo6198
    @marwo6198 2 роки тому +1

    Thank goodness brother

  • @wllkatan1338
    @wllkatan1338 2 роки тому +3

    Haddaan joogaa

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 2 роки тому +1

    In sha allah waxan kaarajeynayaa Barnaamijo sidaan oo kale ah ustaad Awayz

  • @muhumedswyrah3161
    @muhumedswyrah3161 2 роки тому +1

    Waxaan booqday 1986 mudo kooban lkn Magaalo qurux badan ayeey aheyd

  • @xafsoali7002
    @xafsoali7002 2 роки тому +1

    Mash allha

  • @cabaasibrahim9494
    @cabaasibrahim9494 2 роки тому +1

    M.a allah xawanaajiyo

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 2 роки тому +3

    Magalo kle soo samey

  • @walaalka3166
    @walaalka3166 2 роки тому +3

    Caasimada sadaxaad waa kismaayo

  • @cilmimaxamed9572
    @cilmimaxamed9572 2 роки тому +2

    Woow❤🥰

  • @AbdiCasiis-gz4qk
    @AbdiCasiis-gz4qk 22 години тому

    Zxp Burco ka zoo diyaari barmaajij dadka kugu xidhn ban ka mid ahye mhdsnid

  • @salmaandahir8729
    @salmaandahir8729 2 роки тому +3

    SXB GALKACYO WAR BIXIN INOOGA SOOO DIYAARI

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 2 роки тому +2

    Beautiful town!

  • @daacadxaji6134
    @daacadxaji6134 2 роки тому +3

    M.a

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 2 роки тому +2

    M.allh best muuqaal sameeye
    Wllhi youtuberskeena soo.aaliyeed haday dhamaan kugu daysan lahaayeen way ficnaan lahayd

    • @aweyshaji
      @aweyshaji 2 роки тому +1

      Thanks bro, waa la gaari doonaa insha'allah waqti lagu tartamo in lasoo bandhigo waxyaabaha ugu wanaagsan ee bulshada waxtar u leh

  • @charcofajast5388
    @charcofajast5388 2 роки тому +1

    Inchallah je doit venir un jour

  • @abdirahinabdiwahid6834
    @abdirahinabdiwahid6834 2 роки тому +2

    Sorry maxan jeclan laha in ad tagto jubada dhexe lkn ma ahan meel xor ah mahadsanid bro

  • @safyany9191
    @safyany9191 2 роки тому +1

    A big and beautiful city that we visit during winter holidays

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 2 роки тому +1

    Magaalo bilaa laami ah magaalo idiin noqo,mayso raxanwayneey

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 2 роки тому

    Kismaayo warbixin nooga soodiyaari 😎 thanks

  • @calijimcaale9966
    @calijimcaale9966 2 роки тому +1

    All soomaali dhamaanteeyn waxa Naheesto waawada xumo iyo a mni laan

  • @hagigarasbaley2778
    @hagigarasbaley2778 2 роки тому +1

    Ma hilmaami doono baydhabo janaay caasimada 3aad , nolashayda wal wayn iga taageertay , ma ki hilmaamow arlaadii nabada & barwaaqada inka horeete

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE 2 роки тому +2

    buur eyle nooso gudbi

  • @kowseribraahim95
    @kowseribraahim95 2 роки тому

    Beey dhabo waxaa laka helaa ubaxa qoraxeedka kaaz oo hadba ka soo baxo dhanka aay qoraxdu ka xigto 😍😎

  • @saylicisaylicimahamed7863
    @saylicisaylicimahamed7863 2 роки тому

    Good baydaba

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 2 роки тому +3

    Aweys aar ninka muuqda ma adigaa sxb.

  • @axmedhurre8135
    @axmedhurre8135 2 роки тому +1

    Cidlad.xayaysiinaysaa.eelayda

  • @haalacayuni6827
    @haalacayuni6827 2 роки тому +1

    Masha allah channel ka aad ban ujeclahay horay usoco

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 2 роки тому +1

    Ala runtu qaraara

  • @axmednur
    @axmednur 2 роки тому +2

    Ta xigta jijiga manooga dhigi kartaa?

  • @mohamedabdikani1333
    @mohamedabdikani1333 2 роки тому +2

    Gorowe inad tagti ma laga yabaa o ad mawduuc ka so diyaarisid

  • @Anteeno_Channel
    @Anteeno_Channel 2 роки тому +1

    يبدوا الصومال

  • @maxamedshuuriye7374
    @maxamedshuuriye7374 2 роки тому +3

    beled wy
    Beled weyne ka soo hadal

  • @abuumusdhafaraaid9242
    @abuumusdhafaraaid9242 2 роки тому +2

    😍😍😍😍😍😍

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 2 роки тому +2

    Eyl noo imoow

  • @khabiiblame4810
    @khabiiblame4810 2 роки тому +1

    Maxaa dadkeeda rafaadka ka muuqda haday tahy magaalo barwaaqo???????????

  • @axmedhurre8135
    @axmedhurre8135 2 роки тому +1

    Waxad.kadhigtaa.baladwayne

  • @AxmedFanaxx
    @AxmedFanaxx 5 місяців тому

    ❤❤❤❤sxb hafedena ma tkte

  • @samiirmohamed2466
    @samiirmohamed2466 2 роки тому +3

    Aweys nin wax tabintiisa jeclahayow ..
    Caasimada afaraad miyaa mase waa mida sadaxaad . Mogadishu , Hargeysa , kismayo . Baydhabo ... sidaas baan schoolka waagaan dhigan jiray kuso bartay mase Hargeysa ka bixisay meesha kkkk

    • @aweyshaji
      @aweyshaji 2 роки тому +1

      Hhhh wway iga hoos baxday, hala i saxo markaan sidan oo kale isu jallaafo

    • @badraaxmed4583
      @badraaxmed4583 2 роки тому

      Hargaysa aaa 😂😂😂

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 2 роки тому +2

    Dadkedana ey Tuuugsadan
    Iyagoo dhaqaale fara badan hestaan

    • @abdiabdi4390
      @abdiabdi4390 2 роки тому

      Thanks for liking it

    • @cabdulwehab5166
      @cabdulwehab5166 2 роки тому

      Wxas wnku arkay Dhulka qalalan ee somalida kale dhigto ku arkay ayakoodawrrsanaya dhulkoodo MNsha Allah quruxwy darsiga iskadaayah

    • @kowseribraahim95
      @kowseribraahim95 2 роки тому +1

      Hadii aad aragto quf dawar sanaayo ma Raxaweeynbaa😏😏

  • @bashirdulane9580
    @bashirdulane9580 2 роки тому +1

    Mgl madaxda 3aad kismaayo

  • @Shamz28-s4e
    @Shamz28-s4e Рік тому

    Waxaan leh magaalada Boosaaso.

  • @abdulmanaanmohamoudarashii7704
    @abdulmanaanmohamoudarashii7704 2 роки тому

    kismaayo

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 2 роки тому

    Maxay kufalan raxan wayntu dhulkan janadaabayhaystaanbeeh somlidakle iyaga kaqanisan walhy MNsha allh

  • @qoranemursal2109
    @qoranemursal2109 2 роки тому

    Ascwb walala dalkena luqada English ka saraa luqadasi si umadaha aduunka ay u arkan wadankena quruxdiidsa fadlan codsi

  • @safiirkareermiyiga1645
    @safiirkareermiyiga1645 2 роки тому +1

    Sxb garowe kaso samee 🇸🇱