Shacabka Kurdiyiinta | Maxay u yihiin Dad aan Dal laheyn

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Qiyaastii 25 illaa 35 milyan oo Kurdiyiin ah ayaa ku nool dhulka buuraleyda ah ee ku hareereysan xuduudaha dalalka Turkiga, Ciraaq, Suuriya, Iraan iyo Armenia. Sidoo kale waxaa jira waddamo kale oo carab ah oo ay ku nool yihiin kurdiyiintu, haddana ma jiro dhul iyo dowlad loo aqoonsan yahay oo ay leeyihiin ... Sababta arrintaas ayaan warbixintan kusoo qaadaneynaa

КОМЕНТАРІ • 75

  • @aarkasanaag3465
    @aarkasanaag3465 3 роки тому +11

    In riyadooda alle u rumeeyo waan rajaynaynaa maalin uun inchaa allah

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 роки тому +8

    Warbixinada noocaan ah waa cilmi & history

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 роки тому +7

    Mashallaah shukran 🤲❤☝️

  • @maxamedxasan6503
    @maxamedxasan6503 3 роки тому +9

    Masha alah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 роки тому +6

    masha allah thank you

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 2 роки тому +7

    one day the will win insha allah

  • @monaomar8745
    @monaomar8745 Рік тому +3

    Waa dad wangsan asxaab badan ayaa leyahy oo kurdish ah

  • @abdisalanismail7848
    @abdisalanismail7848 3 роки тому +7

    Aad baad u mahad santhy
    Bro aways xaaji ( aar)
    So badi muqalada Isha Allah

  • @yasircarafat1382
    @yasircarafat1382 3 роки тому +8

    Mahadsanid👏

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 роки тому +5

    thankx brother aweys Aar

  • @jagnaa_boy2325
    @jagnaa_boy2325 3 роки тому +5

    Sxb haarun macruuf oo ushaqeeya VOA lajada afka Somaliga ayaad ucod egthy horey usoco.

  • @jaale4378
    @jaale4378 3 роки тому +7

    waan kaxumahay reer kurki in lasilciyo

  • @mohamedabdijalil478
    @mohamedabdijalil478 Рік тому +2

    maansha allah aweis

  • @gal-duurmedia7168
    @gal-duurmedia7168 3 роки тому +6

    Yaa ku yiri dal ma laha
    Soo muslimiin maahan
    Dadka muslimiintaa dhulku waa ka dhexeeyaa
    Ciwaanka iska sac
    Wll

  • @AyaanleEric-xf4cm
    @AyaanleEric-xf4cm 11 місяців тому +1

    I love Kurdistan

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 роки тому +6

    Soo badi muqaladan oo dhaadheer .
    Sona barbar dhig markasta
    5 somali .
    Qiimaha qaran ku leyahay aya laga daremaya muqaalkan

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim4671 3 роки тому +3

    Aways aar mahadsanid🥰🌍

  • @RaxmoCadey-n3t
    @RaxmoCadey-n3t 8 місяців тому +2

    Wadad suni ah oo dhulkooda la'boobay ilaah waxan uga rajeena inuu u gargaro

  • @maxamedibrahim4257
    @maxamedibrahim4257 3 роки тому +4

    Woow♥️🙏
    ✍️Lkn Wlhi Waa Shacab dulman😓😨

  • @saciidloveloveofficial8721
    @saciidloveloveofficial8721 3 роки тому +4

    Sxp wa kutageraa wllhi keep going pro

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 роки тому +3

    Mahadsantay wll aways so badi muqaaladano kle

  • @Gaandiboyofficial2981
    @Gaandiboyofficial2981 3 роки тому +5

    Wll adi isla weyni baa kaa muuqada ummada comment ka soo bixisa maad like usaartid

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  3 роки тому +1

      like waan kuu saarnay, mar kasta oo aad comment noosoo qortidna waan kuu saari doonaa insha'allah

  • @cabdiqafaarxasan1670
    @cabdiqafaarxasan1670 Рік тому +2

    Mahadsanid Walaalo laakiin Music-ga muuqaalada ka reeba

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 Рік тому +1

    Thank you saaxiib

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga Місяць тому

    Nacayn Saalaxidiin al Ayuubi loo qabo in saas looyeelaan aaminsanahay😢😢😢😢

  • @ayaanahmed7951
    @ayaanahmed7951 3 роки тому +4

    Wall thanks noo soobadi marnaamijyadaan hadaa awoodo

  • @monaomar8745
    @monaomar8745 Рік тому +2

    Wallal fadlan kaso hadal taarikhdooda

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 3 роки тому +5

    Maanta halkaan ayaan ku nool nahay waxaanan rajaynayaa inay barwaaqo ku waaraan

  • @anabbile7556
    @anabbile7556 3 роки тому +6

    Kurdiyintu wa niman geesiyal ah o aduunkan so xukumi jirey waxa ka mid ah halyeyadodi haruun al rashiid

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 роки тому +5

      wll sadex jeerba waxay noqdeen meesha muslimiinta laga soo galay harun arashiidna ma ahayn kurdi ee wuxu ahaa amiirkii khilaafadii cabaasiyiinta lkn waxa kamida kurdidii wanaagsanayd salaxudiin al ayuubi

  • @sirqeyz8861
    @sirqeyz8861 3 роки тому +9

    Three 🤣🤣

    • @OG_Dutch
      @OG_Dutch 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣

  • @hal-abuurnaasirbaarri6819
    @hal-abuurnaasirbaarri6819 3 роки тому +4

    Hore u soco walaal.
    Waligaa horuw soco
    Hiigsoo daruuraha
    Halkaad maanta joogtana
    Haku noqon mabsoodoo
    Waligaa hankaagiyo
    Ha sarreeyo ufuqiyo
    Hayaankaagu wiiloow.
    Intan yar waa qayb ka mid ah maansada nooca loo yaqaan JIIFTADA, dhiirrigelin u qaado walaal. Waa aniga allifidayda.
    Waan la socdaa muuqaalkan waa cajiib.

    • @aweyshaji
      @aweyshaji 3 роки тому +2

      Thanks bro, allaha kuu barakeeyo hal abuurkaaga

  • @monaomar8745
    @monaomar8745 Рік тому +1

    Illaahayow xurnimo sii 🤲🏽

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 3 роки тому +3

    So badi barnaamijyadan

  • @abwaanqayskaaxmedsoofe5135
    @abwaanqayskaaxmedsoofe5135 3 роки тому +5

    Maxay tahay sababta Caalamka
    oo dhan Dambiga uga galayo Kurdiyiinta miyaysan xuquuq aadaminimo lahayn oo uqalmin
    Inay ismaamulaan sida Loo wayneeyey Huhuudda oo ka
    Halis iyo mixnad badan iyaga
    iyo cidkasta oo Aadami ahba
    Yaab

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 Рік тому

      Waxa sas u galay waa dalal Muslim sheganayo turkey suriya uo iraaq sadaxdas dal ba dhulkodii ka qatay galo shaqo kuma lahan ee waxa dhacay dalalkas

  • @Ahmedhasanyusuf
    @Ahmedhasanyusuf 6 днів тому

    Kurtiyinta iyo Anfarta waa isku mid

  • @yuusufabdalla7611
    @yuusufabdalla7611 2 роки тому +1

    waa dad dhiban runti

  • @mohamedabdijalil478
    @mohamedabdijalil478 Рік тому

    Hore usoco walaalo

  • @saalimfarxaan7669
    @saalimfarxaan7669 3 роки тому +3

    War carabta dhulkeeda ksoo diyaari nio

  • @mohamedmohamud2697
    @mohamedmohamud2697 3 роки тому +4

    Qofkii labaad cml

  • @Dr.Zeello
    @Dr.Zeello Рік тому +1

    Thanks

  • @dahirsabriye1904
    @dahirsabriye1904 Рік тому

    I like history

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 2 роки тому +1

    Dal way leeyihiin ee dhulkoodii gumeytayaashii ayaa iyagoo ka baqaya saalax diin cusub kala qaybiyey,

  • @lulali8651
    @lulali8651 Рік тому +1

    Waa sida somalida ku soosocota .hadanwax lags bedelin.

  • @SufiOsman-lv8sq
    @SufiOsman-lv8sq Рік тому

    MashaAllah

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 Рік тому +2

    Qoomiyada kurdiga waa carab waana Bina Tamim waana dadka ugu geysisan carabta waxaana ka dhashay xajaj Bina Yusuf waxeyna ku abtirsadan Abu bakar sadiiq rc aduunkow dhan wey ku nool yhn iyagoo qabiila kala duwan ah

  • @OG_Dutch
    @OG_Dutch 3 роки тому +5

    First

    • @OG_Dutch
      @OG_Dutch 3 роки тому +1

      Well coverd story ...👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

    • @ahmedhusseindirie1837
      @ahmedhusseindirie1837 3 роки тому +1

      Asc waxeey u dhinteen salaxu diin ayuub baa ka dhashay.

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 роки тому +1

      @@ahmedhusseindirie1837 lkn sadex jeeroo muslimka laduminayay iyagaa horseeday lkn salaxudiin al ayuubi qaalibuu ahaa

  • @EngDanial4094
    @EngDanial4094 2 місяці тому

    Kurdidu waxay leeyihiin naagaha ugu quruxda badan bariga dhaxe 😂🤸🏻‍♂️🤸🏻‍♂️

  • @abdikanialikulane3221
    @abdikanialikulane3221 3 роки тому +3

    Aways buulaxuubeey madhaaftid
    Ee yaa leh xuquuqda muuqaalka
    Waan ku taageeraa aaroow

    • @aweyshaji
      @aweyshaji 3 роки тому +1

      Muuqaallada siyaabo badan ayaa lagu helaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 місяців тому

    WOOW WAA MEESHA AAN DAAROOD FAQASH KU WADO IN AAN U QEYBIYO ETHIOPIA KENYA SOMALIA IYO SOMALILAND WAXAA BALAN AH IN AY MEEL KASTA KU NOQOTAAN MAINORATY LAGA FAANO

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 Місяць тому

      War xishood oo iskadaa qabyaalada iyo qurunka cidna wax kuma samayn kartide naftaada ha dhibaatayn

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe 3 роки тому +3

    YPG ms section ka iraaq ka dagaalamAA

  • @azizali7079
    @azizali7079 2 роки тому

    Musuka naga daa fadalan

  • @saahidsaid3347
    @saahidsaid3347 Рік тому

    Maa lasoo raro Kurdida oo dhulkeenan iska banaan ee aan dad lahayn la keeno.

  • @cabdulahiaxmed4987
    @cabdulahiaxmed4987 8 місяців тому

    Ordigaan wa xaraan muxu muslinka sidaa ugu galaya

  • @abdiabukar8799
    @abdiabukar8799 3 роки тому +2

    Cadawga turkiga 🇹🇷
    Majecli

    • @RaxmoCadey-n3t
      @RaxmoCadey-n3t 8 місяців тому +1

      Turki asbe waa cadow kle dadkan maskiinta mar walba asaa laayo

    • @Jackjonjon09
      @Jackjonjon09 2 місяці тому +1

      İn türkiye have 25-30 million Kurds living. Turks are not owner of Türkiye.

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 3 роки тому +3

    Mahadsanid 😇