Ustaas ismacil meel aan kaala soo hadlo isheek wax yar ayaa ku sheegaa ku anfici doonto Alle idinkiis fadlan wll anaga xataa wlhi wey na anfeceehe fadlan isheek❤
Aad ayaad u mahdsantahay Ustaad Aweys waxan si qaas ah kaaga codsan lahaa in aad inoo soo badiso Mowduucyadan oo kale Serial Killers-ka ah ama dilalka xirirsan Mahadsanid
Aan kusalino xabiibkena muxamed scw scw scw💖💖
Zcw zcw zcw zcw zcw❤❤❤
Wllo waan ognahay inaad noo dadaalayso ilaahay gacmaha hakuu barakeeyo
Documentary aad nooso gudbisid aad bn U jeclahay wlhi wll nooso badi inshllh wll❤
Ilaahey dartii ayaan kuu jeclahay allaha ku barakeeyo
Daniel Camargo Nin Ragu Ahaa❤
Ayaan daro waaye in ay Jiraan eedo aabo qabo oo Ilaahay swt siiyay iimaan iyo caqli oo isku si UKORINEYSA ilmaheeda iyo ilmaha odaygeed markaasna uu wariyahan oo kale hal Fargeedo uu wada mariyo oo uu yiraahdo:- " waxay sameysay sidii laga filaayay EEDO AABO" waxaan halkaan ooga duceynayaa Eedo kasta oo si Alle kacabsi leh oo Cadaalad ah uwada korisa Ilmaheeda iyo ilmaha Odaygeed Ilaahow udanbi dhaaf oo darajaatul culaa fil Jannah gee
Allaahumma aamiin
Tnx bro ❤️
Soo badi wllo
So dhabintaada aad ban ujeclahay wlhi Mahadsanid inbadan ustaad😊
Ustaas ismacil meel aan kaala soo hadlo isheek wax yar ayaa ku sheegaa ku anfici doonto Alle idinkiis fadlan wll anaga xataa wlhi wey na anfeceehe fadlan isheek❤
Mahadsanid😊
🥰🥰🥰🥰 mahadsanid ustaad
thank u for learning history
الحمد لله على نعمة الإسلام
Keep going itaal media
Aad ayaad u mahdsantahay Ustaad Aweys waxan si qaas ah kaaga codsan lahaa in aad inoo soo badiso Mowduucyadan oo kale Serial Killers-ka ah ama dilalka xirirsan Mahadsanid
Asc ust aweys waankuu baahnaa xagee kaala soo xiriiraa?
Soo badi sxb barnaamijyadaan please
Our Channel❤
Habalha in lalaaayo aayaga sabab ubah waayo qaar ba cadow ah😢😊
Itaal media mahsanid wlhi wan ka helay program walbo no keento
Asc waa qiso cajiib ah oo lagu cibro qaato ugu danbeeyn ceejo ayaa lagu dilay
Bernamijkii sirdonka uxisnay ustadi
Waxan soo xuxuustay film kii uu ku jiray Christopher ee uu laynayey hablaha oo kaliya 😂😂😂
Ninkaasi wuxuu fuliyey wixii la gudboonaa isaga !
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay waxaa ku dari lahaa aayooyinka ama eedooyinka ilmaha soo miteeustey inay sida caruurtooda oo kale ula dhaqmaan
Diinta islaamka macaan badanaa
Ninkaas hadii ladililahaa intaas ma galaafteen
Qisaask.qofqof.dila.haloo.dilo.
Waxa.kijirtanoshiina.kuwina.nool.ximadu.waa.taa.haduu.qofka.loodili.laa.waxa.badbaado
U.ahayd.intakale
DARYEEL LA'AANTU MAAFIYA AYAY DADKA KA DHIGI KARTAA
Asc utd aweys
wcs Anwar
Full story oo Daniel camargo ah anaa kuu haayo gmail iga soo qabo
Dadku cadawga iyaga ayaa sameeya
Lagend noso badi🎉
😂
Nagta edada u ehed maxa lo xiri wayi mise we dhamatay
S
Qiso xanuun badan. Sorry
Odeygaas wa losser ya u shaqeynosa hadaba dadka aad dartood u shaqynosid adan waqti siin
Nocan noso badi lipaah teda kale armn noqda camrgo okel😂
Are u Muslim or christian ? Dhoqonow
😂 washeko xarirwaye no emposipol