Is Boojeyn Hadaad Maqli Jirtay ayadoo toos ah waa tan laakiin Arimahan Xiga ha sameyn! whatsapp

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • Is Boojeyn Hadaad Maqli Jirtay ayadoo toos ah waa tan laakiin Arimahan Xiga ha sameyn! whatsapp
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • Авто та транспорт

КОМЕНТАРІ • 50

  • @user-uy9dr8ks7e
    @user-uy9dr8ks7e Місяць тому +7

    Qof kheyr kuu sheegaya qofkii diida asaga u darantahey aakhiro iyo aduunba😢

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 Місяць тому +8

    Haddii aad guri albaabka garaacdo oo lagaa furi waayo iskaga noqo, waa la mid telephone kuna e yaan lala yaabin haddii laguu jawaabi waayo.
    فان لم تجدوا فيها احدا فلا تدخلوها حتى يؤذن لكم وان قيل لكم ارجعوا فارجعوا هو ازكى لكم والله بما تعملون عليم

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 Місяць тому +6

    abahay aya tabliq weyn ah xita waaa la dilay isagoo dad u wacdinaya xita eeyo aya lagu diray allaha xifdiyo ducada islamka

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  Місяць тому

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1 Місяць тому +1

    Subhana Allah wacdigii imanka kordhinaye maa ladiidaayaa

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Місяць тому +1

    Alxamdulilah tell kayga anaa xor uah cidaan doono ayaan ujawaabaa markaan doono. Markaan doono waan ku cabaa yaa khasab igu leh. Hooyaday maahee 😂😂

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Місяць тому

    Allah macakum ducadenaw

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Місяць тому

    Allaha unaxaristo ducada lagula dagalay fafinta donta islamka iyo Ku adketnta inay kheyr kusugnadan kuwa xata muslimka ah Allah macak ducadena

  • @user-ie4wf7ri2t
    @user-ie4wf7ri2t Місяць тому

    Waxaa Xur ah kan an is qarin o markuu fursad u halo ka jawaabo anigu waa jaclahay in an adeyninba wllahay Adna jazakalah qeeeer

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 Місяць тому

    Alla sheikh ilahay haku barakeeyo arintaasi anigu cidhiidh Baden Ayey igu haysaa wlhi mararka qaar waxan bedelaa lambarka si ay iga yaarto garaacida badan ee anan wakhtiga u ahayn
    Waxan raadiyaa markasta cudur daar beena ilahayow iidambi dhaaf

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 Місяць тому

    Thank you thank you yaa shekhuna wacdigalintaas

  • @TOPMOVIES24-7
    @TOPMOVIES24-7 Місяць тому

    Sheikh course Maso baxay mise waxba kadhiman

  • @user-hf3no8oc4w
    @user-hf3no8oc4w Місяць тому

    Whli your very true my brother

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI Місяць тому

    Halmar aqri suratul نوح اناارسل 😊وإني كل مادعوتهم لتغفر لهم جعلوا اصابعهم في اءذانهم walahi anoo lataban sakay ayadaas dadka dagaha faraha gadhanayo
    Aan hadane kuwan arkay
    Farahii unbey telephone ☎️ kubadaleen😂ilahow soohadeey

  • @farxiyacumar7215
    @farxiyacumar7215 Місяць тому

    qofka kurabo innuu ku jawaabo kumawaayo waqti lkn qof anku rawin innuu kujawabo kaas isaga go anka leh teeda kale haddi adan heyn waqti adku jawaabto ha furin qofka codkiisa oo hadhageysan maxaa waye wanhayaa waqti anku dhageysto lkn ma haayo waqti anku jawaabo taas maxaa waye runta waxka fican malahan xita wadku qancin karta ina dhahdo isug lkn wan dhageysana wan firinaa waqtina mahaayo ma fahmin shekadaas aniga

  • @IkranBihi
    @IkranBihi Місяць тому +1

    Waxaan u diraa telephone haddii qaban waayo fariin baan u dhaafaa ama waan iska dhaafaa, haddii igu soo celiyo waan arkaa haddii kale waan iska dhaafaa. Mararka qaar waxaan u qoraa qoraal inuu igu soo celiyo

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b Місяць тому +1

    That is called narcissistic behavior. Qof hadaadan kufaraxsanayn in aad lahadasho haka qoban haduu qaylada iyo muranka kaabadiyo iyo kontrool aan dhamaadlahayn block saar. banaankaasna kamar. Aduunkaan luguuma uuman in aad aadame kafarxiso ama sidii awr hayin ah aad uhaato.

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f Місяць тому

    1000 jeer ka badan in asraarkaasi igu dhacay,waan qabtaa haddaan gacan furanahay,haddii kaleeto maba qabto.

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Місяць тому

    Subhaanallaah.

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Місяць тому

    Aabaha tabliqa ya etahay Ku diray wanagmn naxisay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    Tabliiq waa sirdoonka Maraykanka waxaa na mamula Pakistaan majirto 30sano oo nasodhaf tey 1ardey oo ay wax bareen ama 1madaraso oo ay dhiseen tona wey cadahay iney yihiin urur sirdoon mel kasta oo ay tagaan war bihin bey kaso aruriyaan aniga mudo dheer ban barayey halkaas bey ila dhaafi weydey

    • @gamessjr3228
      @gamessjr3228 Місяць тому

      Aduunbaa shikiyay shekhow

    • @user-yn2lk1ot1b
      @user-yn2lk1ot1b Місяць тому

      Wllhi adaa ku dhiban wana lagu weydinaya akhira sidaa ula soco wll mida kale ceebo hadii ay leeyihin xataa inad qofka muzlimska ah e wllka ah inad daba gashaa waa jaajuusnimo iyana ok alle haku hadeeyo adiga iyo dhamntenba

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f Місяць тому

    Qisadii u weeynayd caawaa keentay😂😂😂

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Місяць тому

    If you've heard it before, it's live, but the next thing...

  • @krazyville
    @krazyville Місяць тому

    Niyohow mid laba bilood aan taleefanka ku daawanayay oo maqaaxi uun iska fadhiya aniguna qof shaqeeya baan ahay waliba xaafada aad videoga ku samaysay ayaan ka shaqeeya (Aldgate) ayaan u diray Clip kan siduu wax u fahmo.
    isla markiiba wuu i soo wacay

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Місяць тому

    shiiqa mawduuca waa badalay😂😂

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d Місяць тому

      Wadaadka wan dhagaysta hadaana waxba kama fahmo ..Inta badan sida wan kala muwduucu ku sheego ama clip yar 5ilbiriqse ah ama ciwaanķa intaba isma waafajiyo😂😂😂😂

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому

    subxanallh

  • @user-iz3pn5ml7n
    @user-iz3pn5ml7n Місяць тому

    Runta ba sheegtey

  • @Munomaxamud005
    @Munomaxamud005 Місяць тому

    Umada kale runtaan usheega blse nin aan ifurin iqabin marku cay af xumo iga joojin wayay block ayan siiyay

  • @maahirade562
    @maahirade562 Місяць тому

    Asc adeer sual ayan ku waydiinaya .
    Muhiim ma aha suasha an ku waydiinayo lkn waan iska jeclahay inan iska ogaado, waxan aragnaa marka aad fadhido channel ka kale muuqada ayan argnaa , hlka meshan aan argno muu qaalo wadooyin iyo dhismo aad u quruxbdan.
    Suasha
    1waxa waye ma noo shegi karta farqiga u kala dhaxeyo ama waxa aad ku kala jeclatay
    2 muuqaldan adi maa duubo

    • @abdifatahabdullahi1863
      @abdifatahabdullahi1863 Місяць тому +1

      Sheikha mar kale aya la weydiyey wuxuna ku jawabay 1. Inta uu jecelyahay melaha dabiiciga ah sida beraha iyo nature.
      2. Xaskisa aya kula talisey inta uu ku kor dubo codka meshi uu horan usoo dubtey asaga oo studio gisa guriga joogo. I hope inta ad fahamtay.

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d Місяць тому

      Wa qayb kamida xayaaysinta 🇬🇧 🇨🇦 Midkod halka 🇸🇴. Iyo 🇩🇯 midkod so qadan laaha ...❤mida kale malmo dhawayd ayu masuuliyin ay ugu horeryan mw xasan iyo Rw xamse iyo wasiro kale ay ku haystay Buuqaasho mooll somaali leyahay Kenya ku yaal ayu dhaliil waali ah ayu yutubka fbka tiktok u mariyay

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d Місяць тому

      ​@@abdifatahabdullahi1863xaaskisa siday jeeceshahay ha u yeelo lakin masuuliyinta Qaranka ee Kenya arimo la xidhaadha labada dal u dagay kadibna walaalaha ganacsada Buuqasho ugu dagay meelo ay xadhiga ka jaarayan ayu ku dhaliil u ujeeediyay wadan kale ayay xayaysinayan ...isaguna 🇬🇧 ama wadooyinka reer galbeed ayu malin walba xayaysiya 😂😂😂

  • @samira-141
    @samira-141 Місяць тому

    ❤️❤️❤️❤️🤲🏼🤲🏼👍🏽👍🏽👍🏽

  • @nurjilacow3627
    @nurjilacow3627 Місяць тому

    Kuwaa waxay i dheheen waad aqrisay

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u Місяць тому

    😂😂 wllhi somali wa dad dhib badan😢

  • @nurjilacow3627
    @nurjilacow3627 Місяць тому

    Muxuu i weydiinaa maxaa iga qaban weyday 😂

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w Місяць тому

    Shiikhow meeshaan quruxda badan kaaraan miyaa

  • @user-kc4hb7ck7b
    @user-kc4hb7ck7b Місяць тому +1

    ,😂😂😂

  • @user-zs6lq7oc6s
    @user-zs6lq7oc6s Місяць тому

    kkkkkk

  • @farxaancabdi1632
    @farxaancabdi1632 Місяць тому

    😂

  • @user-uy9dr8ks7e
    @user-uy9dr8ks7e Місяць тому

    Astaqfurallah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    waxa iiga baxay soomaalidu badoonkuda qalbiga qalalay intooda badana wa munaafiqin an diin ee culimadu hawsodi wey gaben

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle Місяць тому

    Somalidu dhaqan islaam maleh WAA tuugo