Khudbadda MW Xasan uu kaga hadlayo xaaladda dalka gaar ahaan Cabashada Ganacsatada iyo Bajaajleyda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 430

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama 2 місяці тому +19

    Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo reer Jabuuti ah 🇩🇯 Aad baan u qiirooday maanta markaan arkay madaxweyne shacabkiisa hortiisa ka hadlaya oo arimo kala duwan ka hadlaya, ma haysano madaxweyne sidaas oo kale ah oo dadkiisa u dhow. waan idin salaamay walaalayaal

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 2 місяці тому +1

      Waad mahadsan tahay

    • @Jason-xl5yh
      @Jason-xl5yh 2 місяці тому +1

      Qira jaban 😂😂😂 ku biir somalia jabuti doqon

    • @Asad-q6l
      @Asad-q6l Місяць тому

      Wan kulaaqana walal dhaman reer Djibouti araktiida 😢

  • @AlinoorSheikhAli
    @AlinoorSheikhAli 2 місяці тому +1

    Kenya waxan bixina boqolkiba 30% EE Somaliyey ashuurta bixiya

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 місяці тому +2

    Aad ayay u dhib badantahay in aad hogaamiso umad;
    1.Qabiilku kala weynyahay Qaranka
    2. Xatooyadu kala muhiimsan tahay Xalaasha
    3. Ka caadifood og caruurta
    4. Danta guud ka doorta Danta gaar
    5. Ka dagdagi og Daanyeerka
    😢😢

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 2 місяці тому +1

    MADAXWEYNE XSN GUULEYSO
    waana lagu dooran 10sano oo horleh
    Hadaad buuxiso qodobada soo socda
    1 waxaad tahay madaxweynihii ugu saamaynta badnaa arimaha debeda iyo cadow iska celinta
    LAAKIIN buuxi qodobadaan hoos ku qoran
    A waa inaad mideysaa midnimada umada soomaaliyeed
    B waa inaad mudnaan gaar ah iyo qancin siisaa dawlad gob puntland
    Oo ah hooyadii federaalka
    C waa inaad qancisaa dhamaan hogaamiyayaasha dawlad gobeleedada midkasta oo mucaarad ahna u bedeshaa mu ayid
    D waa inaad dawlada xubnaha iyo jagooyinka ugu badan uguna muhiimsan siisaa soomaaliweyn adigoo ka ilaalinaaya qabiilkaaga
    Cadaaladna umada ku hogaamisaa
    2 awooda saar sidii masar loo siin lahaa saldhigyo waaweyn oo istiraatiiji ah siiba bada cas
    Masarna maadaama ay dano muhiim ah inooka xiran yihiin
    Waa in heshiiska khayraadka iyo mid ganacsi lala galaa
    3 imaaraad dalka halaga saaro
    Waa cadawgeena koowaad iyagaana ka dameeya itoobiya
    Dhibaatooyinka soomaaliya ka taagana waxay ka yihiin 60%

  • @muhidinadem3965
    @muhidinadem3965 2 місяці тому +4

    Xasan Gurguurte wadanka waa dhacdey, waa iibsatey ALLE haku qabto. ALLE SOOMAALIA haku dhaafiyo. AAMININ AAMININ AAMININ.

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 місяці тому

      Jaasuus u shaqeeya -ebii iyo amxaaro. Uff baa lagu yiri.

  • @Ayaanlebarre
    @Ayaanlebarre 2 місяці тому +14

    Wlhy wana daweysay mudane madaxweyne inta ragu isku dhafay ayaba intaba midna waxanka kari weynay war dadka lahadal adina mudane wixi naga dhex guxayey aya nagala hadashay anagon kafileynin alle haku karameyo mudane dalxoreye ❤❤❤❤❤

    • @fadumaahmedali3248
      @fadumaahmedali3248 2 місяці тому +1

      Madax weyne guulayso geesi geesi geesi dhalay runta ka hadashay somali oo dhan baa ku taageeri maanta yaan dhaqaale yaan lafiirin dalka inoo ilaali guulayso

  • @Mohamedhashi14Hashi
    @Mohamedhashi14Hashi 2 місяці тому +5

    Qof somali madaxweyni u ah dhib ma weynaayo iska dulqaado mudne madaxweyni 😂

  • @xiin1535
    @xiin1535 2 місяці тому +1

    XASAN DAL XARAAASHE PLEASE LACAG DARTEED DALKA HA U XARAASHIN

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 2 місяці тому +1

    Xasan shiikh intuu lacag habarkuhaysto ayaa wadanka laqabsan hogaamiye maaha

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 2 місяці тому +1

    Hogaamiye xun waxa lagu yaqaan markii ladhoho waxbaa qaladeen, inuu yiraahdo yaaba wax wanaajiya oo aniga ka ahayn?
    Waa dhaqanka Munaafiqiinta lagu sheegay Quranka.

  • @Bidhaanshe-BM
    @Bidhaanshe-BM 2 місяці тому +11

    Masha allaah guul iyo gobanimo mudane madaxwey dalkaan isbadal muuqdo ayaa ka hergalay horay ayaano loo soconayaa shqasi a qaranka ayaa ka muhiimsan mahadsanid mudane 💪

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 2 місяці тому +1

    Xasan shiikow soomaali wakhti qaaliya ayaad kalumisay ciidankii aad lumisay dib udhis Intaan wadanka laqabsan masar ciidan kuunoqonmayso

  • @abdulfatahfarah9088
    @abdulfatahfarah9088 2 місяці тому +1

    Soomaali inteedabadan itobiyey kunoshahay waahadalki abiye hadal ueg waaye madax Wayne hadalkagu mabisla

  • @somalicrown1052
    @somalicrown1052 2 місяці тому +6

    Dadka cuqdadesan hadalkoda dhag jalaq hausinin madaxwene , Allah kudhawra you

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 2 місяці тому +1

    Xassan adiga miyaa wadanka kataliya mise ismaaciil cumar geele war ninka qandaraas kuqaata wadanka waa ismaaciil cumargeele oo ku leh hoo lacag oo aad iibsataa war hooy waa iskaa qabaneynaa soomaaliya soomaaliyaa leh adiga ma lihid tuug baatahay see shaatigaagaaga lagugu qabsankaraa shaatigaaga wardowladnimo mataqaano dhulkaebarafkii aad gadijirtey miyaad
    moodey doqonnimo weyn baad haaysaa ee soomaaliyoo guureysa maxkamad kusaareysa ogoow ageed aduunka kagali

  • @mohamedhusein9212
    @mohamedhusein9212 2 місяці тому +1

    Hadii aad lacag canshur ka qadi lacag soomaali aay ledahay soo sar canshur marks
    lase lacag aad adi laheyn aan canshura waa aqon yare

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 місяці тому +1

    Waxan aaminsanay xasan shekh yahay cadowga Somalia ninka masar manta heshish lagalay wa nacab waliba arxan daran

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 місяці тому +1

    Shirkii turkiga maalin dhoweyd dhacay xasan gurguurto itoobiyo wuxuu ku dhahay saylac iska dhaafa hobyo dhista sida la soo sheegay wuu awoodi waaye inuu itoobiya ku dhaho badeena Kuma siineyno turki munaafiq isagana wuxuu rabaa soomaali in bada laga qaato

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf 2 місяці тому +1

    School lagu umulaayo muxuu ahaa madaxweyne?.
    Mida kale mundane madaxweyne away dadkii liido kudhamaaday masuuliyiintii loosoo qabqabtay ee RW noo sheegay in cadaalada lamarsiin doono?.
    Waxaan kuu rajaynayaa kuwa kugu hoos nool ee musuqa iyo qabyaalada kusifoobay inaadan iska Indha tirin. Mahadsanid MD

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 2 місяці тому +1

    xagee ayuu xukuma uu ka hadlaya ma villa wardhiiglay .doqon doqon dhallay

  • @abdiali709
    @abdiali709 2 місяці тому +1

    Ettopia Maya ka saara dalka Somalia waxii kajooga degdeg.?

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 2 місяці тому +3

    Mahadsanid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Kenyaba adiga ayaa ka soo dhigay badii Soomaaliya. Ethiopia-na waxba ma qaadi doonto oo dhul Soomaaliyeed ayay horay u heysatay, Hargeysa ayaan kaa soo salaamaya. Tolkey wuu ku qaldamay doonis been ah oo ciribteedu ay aad u xun tahay. Ethiopia BAD ma dooneyso ee bad ay qaadato ayay dooneysaa waana in aan laga yeelin.

    • @ahmedyousuf1008
      @ahmedyousuf1008 2 місяці тому

      Waaryaah nacasbad tahaye orod xamar tag hargeisa hakadhex calaacaline sidaasanu kugu xidhaynaa carbal nagabadbaad huwanta gudaha tahaye isug insha Allah meel aad martay hadii lagu garanwaayo magacayga waa been dadka adeer meel dheer ayan kailaalinaa technology aan isticmaalno somalia kayabtay

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 2 місяці тому

      ​@@ahmedyousuf1008 Wiil yaroo NAF-HAFYOONAYAAD TAHAY. Adigu yaaney GUNTA ETHIOPIA ku xidhin, waxba ma hambeyso hadhkii eegow

  • @ogaancusb
    @ogaancusb 2 місяці тому +22

    xassanaw soo adigii 2016 jigjiga markaa booqatay lahaa deegaanka somaida waa dad itoobiyaan ah iimka beele

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 місяці тому +1

      Ufeey! weli ma waxaad joogtaa 2016? waqtigu wuu dhaqaaqay waxaa la marayaa 2024. Itoobiyana xeebtey kulaaleysaa. hurdada ka kac sxb. Hadaad jaasuus itoobiya tahayse yeelkaa!

    • @UAM37
      @UAM37 2 місяці тому

      @@saidmm9953 hassan iibsaday bada 2016 to 2024 wa uun dalaal Somali madaxloga dhigay Mana lahan qab umad lagu maamuli karo

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 2 місяці тому +1

    Cashuurta markii laga hadlay walalyalow maad bilaawday away loo joojin maayo cidna loo joojin maayo ma isku dhamaatay walalyalow walalyalow walalyalow May mareysaa dhiiqo seenbere is dhiiqo

  • @aminsaid233
    @aminsaid233 2 місяці тому +1

    Madaxwaynihii ugu muqmasuqa badnaa somali soo mara, uguna khaajin sanaa. Qudbad madaxwayne maleh, Waa qof iska hadlaya . NIN jilicsan ayaad tahay Rabi hana kaa dhaafiyo

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому +2

    WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA NECEB NECEB MIDNIMO JAMUURIYADAA SOMALIA 🇸🇴 196O JUNE OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️✍️✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh 2 місяці тому +1

    Naga hordhaqaaq belaaya ku aragtay oo indho kusaartaycaasimadaha oodhan waykashaqaysaa intaan yurub ka ahayn iyo maraykan waxna ma xalinkartid beenaale wajigaa gubay

  • @abdiawil4598
    @abdiawil4598 2 місяці тому +1

    Ilaa ay runtu shacabka hortimaaddo run ma sheegaysid

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому +1

    Xasan qaxooti dalku waa kee failed Somalia italiya

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому +12

    Umada Somaliyeed ee Islamka ah. Allaha ha ka hor leexiyo. Dhibatada aad dadka ku haysid

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 2 місяці тому +2

      Adiga allah ha i nakaa dhaafiyo wayoo wax xun sheeg sharlow ah ayaa tahay
      Wey is kugu dhamaatay xiligii khawarij ama jaajuus amxaaro dhageysan jirnay

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 місяці тому +3

      Dhibaatada uu dadku ku hayaa maxey tahay? mise jaasuus Itoobiya ayaad tahay oo badii buu idinka hor istaagay?

    • @mohamedahmedmohamed54
      @mohamedahmedmohamed54 2 місяці тому

      Waa runtaa walale

    • @mohamedahmedmohamed54
      @mohamedahmedmohamed54 2 місяці тому

      Beenlow Tuug Tuug dhalay baa tahay Nacal Tullah

    • @muhadbarre1821
      @muhadbarre1821 2 місяці тому

      Fal celinta hadalka Hassan sheikh Ma shabaab baa kusoo jirtay?

  • @AdanOmar-s1h
    @AdanOmar-s1h 2 місяці тому +1

    Mudane madaxweyne waad mahadsan tahay, su,aal, maxaad adiga iyo dowladaadu uga hadli ladahay ciidamada Ethiopia ee xuduudaha iska soo galaya????😮

  • @Mr___haldoor
    @Mr___haldoor 2 місяці тому +5

    Xasanow ❤ noolow🎉😊

  • @Abdirahman-c4b
    @Abdirahman-c4b 2 місяці тому +1

    Xasan sheekh hadal wanaagsan iyo dhaqan tuuganimo ha iskudhaxwadin dowladada waa korobshon baatahay

  • @CaliMahmoud-ef5ue
    @CaliMahmoud-ef5ue 2 місяці тому +1

    Dowlada la sheegayo wuxuu uyaqaana xamar😅

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому +1

    Itopiya inti talynigu ku jeexay bay aqonsthy kuma aqonsana eengle beentad shegyso joji somaliland kama mid aha wad riyoonysa 😂😂😂

  • @ibrahimabshir1466
    @ibrahimabshir1466 2 місяці тому +1

    Xasan tuug hadalkaaga dadka waa ka naxayaan ee Allah cadaabta hakugu fogeeyo beenlaw rabi iyo rasuul ka furtay

  • @AhmedMuose
    @AhmedMuose 2 місяці тому +1

    ⁸Xamar nabadee, dalka 100%10 maxukuntid.
    Soomaaliya lugoyaad kutahay, illaah ha kaa qabto.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @haboon180
    @haboon180 2 місяці тому +1

    Aduunkii waxay faqash ( darood) iyo moryan ( hawiye) ku noqdeen waxa lagu qoslo. Masar waxay dadku ugu yeedhaan Somalia ama faqash iyo moryan ereyga " qalbaniin" oo ah gullible ama dhego dad.

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 місяці тому +1

    Ok..hadiii ad run sheegeysid mxaad xariirkoodi u jari weyday..qaadkoda ...diyaaradoda ...safaaradadoda ...ciiidankooda ...dadka aqligooda haku ciyaaarin please and please...

  • @waxgaradicx6581
    @waxgaradicx6581 2 місяці тому +1

    ganacsatada shatiga leh waxay saarayaan shacabka wax ka iibsanaya ee evc iyo edahabka wax uga iibsanaysa
    Tusaale
    Shaykasta qiimihiisii caadiga ahaa ayay ku dhufsanayaan 5 boqolkiiba sidaa darteed shay kasta qiimihiisii caadiga ahaa waxaa ku kordhaysa 5 boqolkiiba markaa bal is weydii cashuurta ma waxaa la saaray ganacsatada shatiga leh mise shacabkaa dhibaataysan ee dhowrka dolar nolol maalmeedka caruurtiisa ugu iibinaya
    Soomaaliyèey caqligu ha shaqeeyo oo si hoose ha loo eego cidda ay ku dhacayso culayska xisaabtaan boqoleyda ah
    MA GANACSATADAA MISE WAA SHACABKA?

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 2 місяці тому +8

    Madaxweyne Xassan sheekh halka wadanka kawad

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому +1

    XASAN TUUG, XASAN TUUG, XASAN BEENAALE, XASAN ALSHABAAB, KAHOR DHAQAAQ UMADA SOOMALIEED INKAARI KUGU DHACDAYE😡😡😡

  • @mohamedyousuf6132
    @mohamedyousuf6132 2 місяці тому +1

    Xasanow meeqa safar ayaad gashay ? Waa 68 safar labadii sanno ee aad tallada dalka haysay ok halkii safar markii la isku daro shidaalka diyaarradda , wafidaga raacaya , huteelladda , iyo wiixii soo raaca halkii safar wadar ugu yaraan 150000 $ dollar wadar guud 150000 lagu dhuftay 68 safar waa….10200000 dollar Toban milyan iyo laba boqol oo kun oo dollar allahu akbar

  • @inawarei
    @inawarei 2 місяці тому +1

    Your mandate is about to end, just under two years to go 🤪

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 2 місяці тому +1

    Soomali waa ka adagtahay itoobiya insha allah

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q 2 місяці тому +2

    Hassanow away carrurtii LIIDO??
    Hassan nagada PRANKA & ILAMDA YAXASKA😅

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +1

    Gurguurte ayaad madaxweyne u tahay? Qoyskaagaa Reer Gurguurte ayaad xukuntaa, inta kale Xaaraan ayaad ku haysataa, hogaamiye kooxeed ayaad tahay,21 xildhibaanada dilkooda adigaa iyo Mahad Salaad iyo guruub Dam jadiid ayaa ka dambeeyey.

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 місяці тому +1

    Tuug tuug dhalay cadowga qandaraaska kusoo qaatay dabar goynta soomaaliyeed waa xsan sheekh daalimka wayn ee dhiigya carabka ah

  • @abdihakimkafi8475
    @abdihakimkafi8475 2 місяці тому +1

    Axadkan yaa iska aamus uun yidhaahda!!! Xadanaw adigu is akhriso malaha markaad xilka qabataad is garan waydaa oo cidaad tahay ilowdaaye
    War anagaa yaabnay

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 2 місяці тому +1

    Itobiya siyasad waliya aya qabsatey marka ilaa sanka lagu dhufto majogsabeyso waxey heyso hasodeyso iska daya sosoco siradey weyan

  • @craxmanaadan1481
    @craxmanaadan1481 2 місяці тому +1

    Ethiopia bada ma xoogbay ku doonaysaa mise s/land bay heshiis la galaysaa xasanow arintaa bal noo cadee

  • @AbubakarHussein-z6o
    @AbubakarHussein-z6o 2 місяці тому +1

    Waxan kasugeyney cunug walba oosomali ah inu lacag ad uqorto masakinti ad wax mash ruc ad ukenin miyad badeysa

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 місяці тому +1

    War umada nidee hadan, miden Somali waxad noshegeysin waa idhageysta ama hadhageysanina guushadu waa umada oo aad cadalad ufashib hadii kala waad wareri

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому +1

    Waraqadahad qorteena awaay. Gormad joojineh.insd been shegsysid waa lagu fahmay. Ma run ayaad taqanah

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 2 місяці тому +1

    Been badanaa!. Bajaaj caasimado badan baa laga isticmaalaaye Muqishu keliya ma aha. Xasanow waxaad ka baqeysaa kacdoonka dhalinta side Kenya ka dhacday!!
    Doorashada dadban Xasanoow adaa lagugu doortay. Waad ogtahay inaadan mar dabme ku soo baxayn. Marka sheekada Deni oo kale ayaad rabtaa, inaad one-person one-vote been ah mal maluuqdid miyaa? Waa saas--Ii wad sheekadaas caatada ah.

  • @Albadmoha22
    @Albadmoha22 2 місяці тому +1

    Car kaso hadal raga alshababkano puntland lagu layay hadi aad dagal kula jirtid beenlaow nahaba

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 2 місяці тому +1

    Suuqa bakaarah ee hilibka oo maxmad siyaad dhisay markaas dad. Siisay oo ehelkaa qabriyada aan kuu been laakiin suuuqa hilibka sooceli

  • @kassim-t5v
    @kassim-t5v 2 місяці тому +1

    Shacabka soomaaliyeed waxay diyaar u yihiin inay dalkooda ka difaacaan yeyda iswadata

  • @fayecooking
    @fayecooking 2 місяці тому +1

    Wadamada Aasiya sida India kama shaqeyso miyaa bajajka 😮

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed6375 2 місяці тому +1

    Dillusional with all respect plse note:
    1. No one voted for you no one mn one vote
    2. You do not control your own country terrotist hold close to 50%
    3. You still have foreign troops guarding your palace
    4.the level of corruption is beyond beleive including you and ur family.
    5. There is no security or safety
    The only place in somali region that delivered consistsnt stability ( excluding attempt to export terrorism in las anood) over 30 years and one man one vote is somaliland. Its high time to be pragmatic and recognise reality infact its in long term strategic interst to be 2 countries somaliland and somalia am happy to expand and share my views further,remove emotions from the issue and look at it objectively.

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 місяці тому +5

    Mudane Madaxwayne anoo ku xurmaya adiga iyo teamkaagu waxad tihiin ayax waxad dooneysa Wadanka inaad xaalufusaan tuugo ayaad tihiin Mudane Madaxwayne😂😂😂

    • @DalmarXaashi
      @DalmarXaashi 2 місяці тому +2

      Hhh fiqi baa taas noosheegay 2015 oo yiri hassan iyo kooxdiisu waxay kasoo baxeen jaamacad musuqmaasuq alxaqiqa

    • @Fast.money86
      @Fast.money86 2 місяці тому

      Xabartiina ayaa tuugo aha

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 місяці тому +1

      Jawaasiista u shaqeeya Abii! Waa la idin fahmay. Halka ka caaya madaxweynaha Soomaaliya idinkoo iska dhigaaya soomaali!

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 місяці тому

      @@DalmarXaashi Ha ku sirmin jawaasiista boorka isku qarineysa. Qarankaaga iyo madaxweynahaaga garab istaag hadii aad soomaali tahay. Hsadaad jaasuus kale tahayse yeelkaa!

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 2 місяці тому

    Damaca indho la,aanta ah e xabashida waa In somali wayn u midowdaada xasan Sheekhow go,aan kagu ha adkaado oo labac labacda Iska dhaaf iyo Ethiopia Walaalo ayaanu nahay dhamaan cidamada nijaasta ah e Ethiopia ka saar somalia oo diyaarada Ethiopia yaanay iman somalia

  • @DhammeDheyne
    @DhammeDheyne 2 місяці тому +1

    Waan ku naqaanaa waxaa tahay madaxweeyne waxa aan ku leeyahay Hadalkaaga iyo ficilkaaga ha iswaafaqeen

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому +1

    Beentad sheegysy kugu qarxday adigba itopiya aqonsi ka raadinya 😂😂😂

  • @anshurAden
    @anshurAden 2 місяці тому +1

    Xasanoow hadaad dalkaan nawad aad urabto xalane wax ka qabo xalane intii kuwaas ku jiraan nawad ha sugin

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 2 місяці тому +4

    Xassan sheekh kahor bejaajleyda askartu xabadbeyku leyjirtey matana iyago fowdo aya xabad lakor marnayey dowladuna wixii shacabka dhibku ah ma subiney INSHA. ALLAH

  • @makhtalalinoornoor6256
    @makhtalalinoornoor6256 2 місяці тому +1

    Xasanow hadal jilicsan iyo gus jilicsanba wayku hodaan ee hadal ninimoleh kuhadal

  • @AbdihakimAbdullahi-y3f
    @AbdihakimAbdullahi-y3f 2 місяці тому +1

    Canshuur miyaa kudeqeyso marka hadii labixiyo ciida leee kudeeqdo

  • @maxamedxajix
    @maxamedxajix 2 місяці тому

    arinta canshuurta tiro cayiman iyo lambarada lagu hagaajinaayo dadka haloosheego si sistamka aad sheegtay ey wax saxa ugu dhacaan maalin dhaweyd ayaa waxaa leyga qaaday canshuur guri nus boos ah sanad 44$ Dolar 22.5 ayaa warqada leygu qoray inta kale lambar gaar ah ayaa kutuur leygu yiri marka arintaas halaga daba tago hadii la caban karo xafiisyo loo cabto noo fura

  • @abdulfarah377
    @abdulfarah377 2 місяці тому +1

    Madaxwayne haday diidantahay xornimada somaaliya. Why diyaaradooda u imaanaysaa muqdisho. IYO gobalada somaaliya. Qaadna u kaynaysaa.?

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому +1

    CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA WAAN ISKA DIFAACA NAAAA CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH

  • @omarmaxud3211
    @omarmaxud3211 2 місяці тому +7

    Sistam wax ma saxo baan leeyahay qofku haduusan aamin ahay

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 2 місяці тому +1

    Madaxweyne 100$ 5 shan lagma helo marka daraadiin miyaa suuqa loo daayaa

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 2 місяці тому

    Inadkaxajoto. Lamarabo. Warcadbalaraba. Itobiyacirkahasoodumis. Leanowaxalaiskuhy. Sta. danomaha. Wadhul. Kaci. Iyo. Bad Ada. Soomaali idahaiskudhmaynin. Cadawga. Dibada. Warka. Usheeg

  • @popular7493
    @popular7493 2 місяці тому +10

    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها ❤

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 2 місяці тому +5

    Mahadsanid Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud kenya sidaad kaga soo dhicisay uga dhici. Waanu kuu abaal gudi doonaa, Ethiopianka aan aqaan waa ay kaa cabanayaan nin adag weeye ayay leeyihiin, waa gune bun ha uga dhimin

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 місяці тому

      Insha'aalah waan iska dhicin doonaa cadowgeena.

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 місяці тому +2

    Xalane gedo kismanyo baydhaba hiiraan maxad uga saari weydey hhhh Ethiopianka

  • @Albadmoha22
    @Albadmoha22 2 місяці тому +1

    Dowladaadu waa mana feysto argagixiso munafaqad iman la aan dhac boob bililiqo iyo inta ugu xun aduunka

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 2 місяці тому +2

    Xalane kawaran yaajooga maxaalaguqabtaa

  • @ahmedbarre5232
    @ahmedbarre5232 2 місяці тому +1

    Wadanku ma inta Dhuusamareeb dhinaca koonfur ka xigtaa?
    Aaway wadanka intiisii kale?

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 2 місяці тому

    WAR. RUNTA HADAA SHEEGEYSO. CASHÌRTA INTA LA QAADA 1ST AH AYAA LU FILQN. CIIDAANKA IYO DALKA .. WADANKAAN. HADUU SOO KORAA. DALKAAN. HADEER. LAMA JOOGO.

  • @OmarAhmed-ly7ws
    @OmarAhmed-ly7ws 2 місяці тому +1

    Xalku wax uu kujiraa somaliland oo si dhaacada oon caadifad lahayen aad ula fadhiisatid, hadiikale waa midi midi ku tag

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 місяці тому +1

    Xabashi waa u bareertey iney badda Somalia kala bar oo bar ay ayada si ay ku qaadaraba ay qaadato ay weligeedna lahaato , sidaas haddey isku dayaan markaa waxey u muuqataa in dhiiggii meesha ku daato uu gaari doono illaa iyo badda ay haweysanaayaan hakaasoo malaayiin Xabashi baqtigooda ka guran doonaan .

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 2 місяці тому +1

    Masha Allaha Mudane Madaxwene Allaha ku xafdiyo Allaha ku guuleeyo Allaha ku garab galo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯💯🥰

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 2 місяці тому

    Adiga lagu arkaba digaal qabiil qarax dhac dhul iyo tahriib lama waayaayo

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 місяці тому +1

    MAXAAD KA. QABAN KARTAA HUNGURI BAA KAA TANBATAYE BEENAZLLE

  • @sayidaxmad3783
    @sayidaxmad3783 2 місяці тому +3

    guuleyso mdxwne xasan sheekh dalxoreeye libaax laba maaha

    • @Daadirey-x2j
      @Daadirey-x2j 2 місяці тому

      Beenaale
      Waa tuug
      Ethiobia guul

  • @yasinsalah6538
    @yasinsalah6538 2 місяці тому

    Masha alla mudane Mdwn aad kugu hambalyaaynayaa shaqada aad u haaysid umada Soomaliyeed sido kale mawadin reer Djibouti ah ahay i wish i have President like you walhi.. ilaahay waxaan uga baryayaa in sharaftii iyo cisigii Soomaliyeed soo celiyo insha allah GUUL DAWLADA FEDERALKA SOMALIYEED

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 місяці тому +1

    Diyaar uma ah in uu xaliyo tabashadooda, nacdali ha ku dhacdo, tuug tuug dhalay, kuwii u codeeyey alla ha cadaabo

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 2 місяці тому +2

    😂😂😂 Goorma Bajaj fasaxday sheikh xanasow 1:10 . 10sano kahor danyar bad ahyd maantana millionaire batahay

  • @BishaarMohammedBishaarmohamed
    @BishaarMohammedBishaarmohamed 2 місяці тому +1

    Dadka somaliyeed waxaa bahdil ugu filan inaad adigaan hassan gurguurtaa Madaxwayne utahay.

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 2 місяці тому +1

    Oday reer waqooyi ah ayaa ku farxay midowga gobolada waqooyi iyo gobolada koonfureed
    Asaga oo is leh hadda ayaad faqriga ka baxeeysaan oo barwaaqo sooraan ayaad noqon doonta
    Marka uu arkay in eeysan wax is badalin
    Ayuu yiri
    Gaajada ka baxbaan guntiga u xirtee ma hadaa galay geerishkeedi 😂
    Xasan sheikh waqtigaada dhameeyso
    Jidki farmaajo maray isku diyaari

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    Shisheeye itaal daran hooyadaa baa ahayd doqon adna doqon baatahay

  • @HassanMohamed-lx7iq
    @HassanMohamed-lx7iq 2 місяці тому +1

    Mudane madaxweyne aaway naqaamki gobalka banaadir oo aad ku hoodie jirtay miyaad ka gaabsatay

  • @hassanhusien7675
    @hassanhusien7675 2 місяці тому +1

    Matalaadi gobolka Banaadir xageed ku ogeyd, yaase laga sugayaa, mise xuquuqda dadka Soomaiyeed ay leeyihiin looma ogola?

  • @SaacidYare-c9f
    @SaacidYare-c9f 2 місяці тому +1

    Warkaaga xasanow war jiro ma aha dadka kaahoseeyo ee shaqada wado ayaa dadka dhacaayo taas oo aan wax laga qabanini hadal wax mataraayo

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 місяці тому

    Hadaan shacabka masakiinta ah eeysan waxba ka go,eeyn ok waaye laakiin hardeeysa iyo garoowe beeydhabo iyo j hoose halaga wada qaado mudane madaxweeyne 4ta dekedood oo waaweeyn dadka gacanta ku haya ganacsada ku xiran ha gaarto canshuurtu

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed8368 2 місяці тому

    Tuuga .khaain
    Aaway ciidadamadii farmajo uga tegey.aaway hantidii umadda.aaway qabuurihii

  • @abdullahiabdi9758
    @abdullahiabdi9758 2 місяці тому

    Inaad ba bajaaj nolol u Aragto masoo dhawid madaxweyne dhalin yarta hadaadan shaqa usameenen fadlan iskaga dag xilka hadii kale kasooqaad wilk adiga aad dhashay caml

  • @maguled
    @maguled 2 місяці тому +1

    Madaxweyne Xasan Sheekh, Guul iyo Gobonnimo. Si fiican baad u dhigtay, gaar ahaan qodobka badda; meel inaga saar igaarka oromka kibray. Dibna ha u aaminin mar baad khatar ku sigataye.

    • @cabdirisaaqmaxamud7003
      @cabdirisaaqmaxamud7003 2 місяці тому

      Badda Somaliland inuu isagu gato inaad ka fikirayso waxaa kaaga mudan inuu xaliyo cabashada bajaajta magaalada Muqdisho!

    • @maguled
      @maguled 2 місяці тому +1

      @@cabdirisaaqmaxamud7003 no one on earth can ever buy the Somali sea, walaa Xasan Sheekh walaa Muuse biixi, period.
      Somaliland oo ictiraaf hesha waxba kama qabo anigu, laakiin in badda lagu beddesho waa calaacal timo ka soo baxeen, geeri baannuna ka xignaa, ha laguugu dhaarto.