Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo dhaliilay barmaamij siyaasadeedka Xisbiga kulmiye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 69

  • @Janagale10
    @Janagale10 3 місяці тому +3

    Alle caqliga hakuu barakeeyo Ameen Ameen Ameen wax burburin uney garanayaan bes khalaas subxaanlaah

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 3 місяці тому +7

    Nin rageed geesi ah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 місяці тому +1

    Afkaaga caano geel lagu qabay ❤

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 3 місяці тому +1

    Libaax libaax dhalay waaruntaa Afkaaga caano laguqabay muuse iyo heego colaaad iyo nabad midna waxba kamayaqaanan muuse Alaaha hanadhaafiyo aamiiin yaarabi

  • @HusseinJaamac-e8v
    @HusseinJaamac-e8v 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bashaar4
    @Bashaar4 3 місяці тому +6

    muuse manta inta taageersani waa in qabyaald iyo cuqdada iyo indho laan ayay kula socdaan

    • @sacadfoosi7214
      @sacadfoosi7214 3 місяці тому +1

      Zhp kulmiye caruur heegeysan oo maskaxda laga haysto ayaa taageersan lkn aqoonyahanki dalka way garanayaan halka ay danta dalka ay jirto ilahy hay naga qabyo kulmiye dalki kala qoqob ku riday

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 місяці тому

      Kano kle kulmiye hadi lo caayo wale dadkenu waxba maha manu ahyn kii laha xolihi umaden cunay ban ku xanunsady

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 3 місяці тому +1

      Intaasaa soo saaraysa muuse biixi idinku codkiinna ku kalsoonaada huwaneey

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 3 місяці тому

      Taariikh lama Ilaawaan,Taariikh lama Ilaawaan .

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 3 місяці тому

      ​@@karimhasan8967Ma adiguu kula faqay oo kuu sheegay zxp.

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 3 місяці тому +1

    Walaahi ninka kulmiye taageera waa nin qabyaalad kulasocda. Cidkale marabto muuse doorkan haduu sharaf doonayo yuuis sharixin baa ufiican mabagaranayo

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 3 місяці тому +1

    Run cadaha reer awdal ee duriyadana runta indhaha ka galiya adeer ex _wasiir MOHAMED JAAMAC ABGAAL nolow adeer qaali ❤❤
    Kulmiyaha maantu waa Xisbigii Kacaanka oo kale oo wuxuu leeyahay 5tii xubnood ee Golaha Sare ee kacanka
    1.muse biixi
    2.maxamed kaahin
    3. maxamuud sacad saajin
    4.Cabdi casiis samaale
    5. Axmed Cabdi dheere
    sawir bal miyaanay isku Eekayn kacaanka hala raaco markas

  • @a.qanialigadhle4206
    @a.qanialigadhle4206 3 місяці тому +5

    Illaahay baa ina dilayee Muuse maamul ma yaqaan

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 3 місяці тому +4

    Xukumadani wa sogalayti

  • @omarmohamud9803
    @omarmohamud9803 3 місяці тому +1

    Run sheege abgaal

  • @מוחמד45
    @מוחמד45 3 місяці тому

    Odeygu waa al shabaab

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 місяці тому +1

    Ragga runta sheegi jiray halyeey geesi ah

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h 3 місяці тому +1

    Kani 5okun buu cunay wuuna ka toobadkeenay. Muuse 500milyan ayuu cunay wadankana wuu burburiyay

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 місяці тому +2

    Buuuni iyo inta la mid ka ah😂

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 3 місяці тому

    Absolutely ciidanka qaranka raga administration ka jooga ayaa lagala xisaabtamayaa adeer laga aqbali maayo scapegoat ay adeegsanayaan

  • @mukhtaarcabdi6303
    @mukhtaarcabdi6303 3 місяці тому +1

    ninrageed alaylehe waad igubanaantahay.waxaad taabatay.bookti bugtay.runtu waasidaa

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 місяці тому

    Waxaykudilayan xilbuuna siinwayay baykudilayan waxay qaaqdalahayan

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 3 місяці тому +1

    GOOJA CADE MEE KULMIYE WAYDII

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 місяці тому

    Aleeylehe Muuse muujaahidnimo way ka xidhantay

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 місяці тому

    Muuxe anago jayna ah baadooranayne miyaydin dilaaci

  • @user-ve3fy9cq7m
    @user-ve3fy9cq7m 3 місяці тому

    Caqliyadan snm inbadanbay talinaysay waa in la soo af jara oo salanka horumarka la qaadaa

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 місяці тому

    Marba kadabe wuxuqabtay lamashegaye madaxweynihi hora lashegaya

  • @qurpo11
    @qurpo11 3 місяці тому

    AQLI NIN RAGEED GULAYSO

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 місяці тому

    Cidankaba muusaadhisay

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 3 місяці тому

      Muxuu dhisay ciidankii tukaraq joogay oog buu keenay muuse juudaan ilaahay haayna dhaafsho.waa cadaw

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 місяці тому

    Kobolka awodal badiisa cidiba umasocoto iska hadhsada badaha barigaa laga kiraynaya isgahaysda tiina

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi4516 3 місяці тому

    Wadani ayuu wasiir ka hunguraynayaa haduu wadani sooboxo waar ninwaliba dantiisa ayuu wataaye cidna ha maqlina hana codaynina wA laiswaydiinayaa codkiina

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 3 місяці тому +1

    Cadhadii casilaadda ayaa hadlaysa

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 місяці тому

    Waxasi wamarmarsiiyo badayadiibalabixiyay markiihoreba soomaaliyadu socotay waa halkaan kurorayay robigu eri weeyi xaalku

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 місяці тому

    Nacaybka muuse aduqabto baakahadlinaya

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 3 місяці тому +1

    huwan lama.doranayo aniguna huwan badkamid tahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому +1

      Oromo diidan laa qabanay somaliland

    • @maxamedcabdi9057
      @maxamedcabdi9057 3 місяці тому

      Cidkastaba huwanbay kaga dhagtay reerkii talada hayaay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      @@maxamedcabdi9057 haa way washeen

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 3 місяці тому

    Caqli gaab biidha qaate dadka beenta ka dhaaf. Haduu Ciro ama Muse gurigiisa wax qaybiyanayo reer kaliya ayaa meesha wax ku qqybadsanye Gabadbuursi maxay u hayaan? Adeer aniga wax u baahano hungri baa i haya iska dheeh ee dadka haku soo meeraysan. Samaroon 32 sano ayay banaanka ka taagnayeen kooxda qawlaysatada idoor maantana waxba u ma hayaan oo u uma soo wadaan.

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 3 місяці тому +1

    Kii odhan jiray xoolihi umada mrkan cunayban ku xanunsaday wali ma waji ba uhadhay umada laso hor fadhisto

  • @mohamedadam4018
    @mohamedadam4018 3 місяці тому

    Waar adigu tuugiilacagtii boosaha xaday masmad ahayner lahaa i saamaxa kuwa barabsgandada mar ma adaa cashuur bixiya

  • @lipaaxliqe
    @lipaaxliqe 3 місяці тому

    Aduu xolahad cuntay dawladii siirayno eed nala hortimid hala iga caafio meeday tuugyow

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 3 місяці тому

    Muuse biixi cid aan ahayn waddanka kuma aamminayno xaaraan baad soo cuntay

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 3 місяці тому

      Wadanka muuse juudaan waa lanacay wadankii mee ciilaneey sac.sac muuse ayuunbaa dooranaya.muuse juudaan

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 3 місяці тому

    Ha naacleyso muxuu muuse rag isku sheeg badan dhulka jiidey oo sas uu ku ridey

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Ina biixi tuugaa laa dhigay oromo

  • @CabdiraxmaanIbrahiim
    @CabdiraxmaanIbrahiim 2 місяці тому

    Waar maradu yaykaadhicin dagaalii muudhamaane

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 місяці тому +1

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 3 місяці тому +1

      Mucaaridka ma ciidan bay wateen oo ku weeraraan ciidanka somaliland xaguu xisbi mucaarid ahi usoo marey ciidan qaran

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    Siyaasigu markuu kursi waayo cabaarayn Iyo iyo balayo Ayuu kadhllke kasheeyaa iyo aan run ba ahyndee

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 3 місяці тому +1

    Ururka ajinabi cidi dooranmayso.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Dhadiga isaaq.noqday oromo

  • @ahmedaamin7706
    @ahmedaamin7706 3 місяці тому

    Tuugtii umada laga dhex qabtay walee muuse waa nin Rageed

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 3 місяці тому

    Muuse biixi waa geed adayg huwaanta iyo waddaniba dalka wuu ka difaacay siiraanyana laaluushbuu bixin jiray muuse wuxuu diiday baaddii dawladda laga qaadan jiray

  • @googalemedia
    @googalemedia 3 місяці тому +1

    Huwan cod naga helimayso🟧 🤮🤮🤮

  • @ahmedyaasiin5881
    @ahmedyaasiin5881 3 місяці тому

    Siilaanyo iyo muuse biixi Waxaan qabaa muusaa dalka dhisey oo joojiyey laaluushkii dhaqaalihii qaranka xoojiyey Umaduna ay dheregtay suuqa ganacsiga somaliland kor ukacey markaa muuse biixi hala doorto markale muwaadin mbc vote for 2024 13 November

    • @maax221
      @maax221 3 місяці тому

      Kaasi Waa Caqligaaga Indho Beel

    • @Abclll-i3h
      @Abclll-i3h 3 місяці тому

      Malaha maalin suuq wax kamaad iibsan. Kuwa muse wax la cunaa tahay

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 3 місяці тому

      @@Abclll-i3h wll dhaqaalaha Somaliland hoos u dhac wuu ku yimi laakiin waa wax aad u yar Dagaalka laascaanood baana sababey

    • @Abclll-i3h
      @Abclll-i3h 3 місяці тому

      Wax uso kordhiyey lama hayo wax uu baabiyay mooyee. Dadka oo is nacay, qarankii oo liita, talo xumo, dadkii oo dawladnimadi ka niyad jabay. Aniga mooyee cidkale yaynan hadlin, wax uu qabtay anigu ma garanayo. Shaqo qaran ayuu sheegan jiree maanta waad garanaysa. Markaa sxb mar labaad fartayda eedi maayo adna ha eedin waa nasteexo. Haddi indholaan ku rabtidna xaq baad u leeday, dimuqradiyad weeye

  • @KassimAre
    @KassimAre 3 місяці тому

    Adiguna waad. Qixii. Ader. Musse ayaan larabna ciro ladoranmayo emissary cood ayaad heysata awdaal xawayaan mujahiidka aya ladoranaya kubiya caab ader ciro ma awdaal aya foranasa

    • @sacadfoosi7214
      @sacadfoosi7214 3 місяці тому +1

      Waxaagu waa qabyaalad cad maanta ma jirto siyaasad iyo waxqabad kulmiye ku ololeeeyo aan ahyn kala qoqob iyo qabyaalad wadanku isbadal ayuu u jihaystay

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 3 місяці тому +1

      Viva wadanni iyo ciro viva reer somaliland hadhacaan qabyaaladaystayaashu cudurku dilooday ee ku maxaaf sada snm iyo wadaniyad been been ah hj from Germany 🇩🇪

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 3 місяці тому

      Wadanku wuxuu u baahan yahay Isbedel Mug leh ,sheekadii mujaahidka muusaa Faraxumeeyey oo looma baahna Hebel ayaa mujaahida waatii looga soo Cararay bariga sool.