Dhul yohow adna waan ku dhowranayaa Allahii ku dhameeyey ee ku dhidbee Kuu kala dhigay dhoobo iyo ciid Jacaylka dhexdeena dhaqaaleeyoo Wixiina dhibaaya naga dhowr
Gudoomiye maxamed Waa loo darsaday wlhi aad iyo aad maanta xaalada taagan nasiib daro wuu ka maqanyay Alle ha kuu soo celiyo Xoriyadaadi si dag dag ah inshallah
The best of the best i never se my live somalilnd. Exelence Journaliste. And he Like Hes Peopel and broud ) Nin Dadkiisa iyo Dalkiisa jecel Mohamed ilig. Very talent
Beer kaliya ayayna dhawr bacood kaso goaýn wallo wabase deegan beeralaya waliba u fiirso geedaha u shegaya wa geedo aan u baahnayn in marwalba la beero meesha sido kale deganku ku yaala wa dhul biyo leh waxunban odhan kara wa dadaal garab wayay dadkani inyaro maalgalina amaba suuq joogta ah weyan waxay u bahan yihin ani rayigayga
Waruye ilig sxb waxad noqon doonta madaxweynaha Somaliland mustaqbalka insha allah midaas iga qora cawa somali boy from kenya waxan jeclahay dhamaan somalida damiirka leh
حسبنا الله ونعم الوكيل Ilaahay dulmigaa aad ku xidhantahay ha kaa soo furto nin qiiom wayiin dadkaaga agtiisi ku leh baad tahay waanan kuuso ducaynaynaa 🤲🤲
Fahanku wa wax cajaaib ah wax walba way soconayaaan Lkn shayga adan aabo ka fahmin waa in uusan jirin Marin ama jid uu gaarigu maro so hadii jid gawaaridu marto la halo wax walba waa is bedelaaaan inshaa allah
Dadkaa ayaa lala ayahy cid wadooyin u sameysa si ay dadka iyo dalkuba uga faaiidaystaan subxaan allh bal caqligaa eega maxay markAa qabataa dowlada lasheegayaa ee somaliland ta sheegataa
@@AhmedAli-fb7ub malagayaabaa inaan snm qof reerkiina ihi ku dhiban waadigan faqash ku waashee lknse malagayaabaa in reer kiinuba faqash u ahaayeen basaasiin
@@mowliidabdi6030 , ha ku mashquulin reerkayga ee waxaan sheegay waxay dawladu qabato oo ah nabada iyo difaaca dalka,, Shacabku ha shaqaysteen, waxaan qabsan karo cid kama sugo sxb
Caddaaladii Alle Ayaa damabayasa maxamed cabdi Sh iligi Waya iman maalinitiisi wayana dhamaana maalamaha tacadiga iyo kutumasada saraciga kuwa cadayasatay
Mr wasiir mayd canaantena waxaan ku odhan lahaa oo aan kugula talin lahaa in uu caawiyo dadkan beeralayda ah ee danyarta ah oo hadaanu wax kale u qaban karin in uu u iibiyo gaadhi ay ku iib geeyaan qudaarta ay soo saaraan
Qofka marka aynu aragno yaynaan calaaacalin ee waxaan idinka codsanayaa in wariyaha iyo wariyaasha kale ee badan ee xidhan loo kaco ee mudaharaad magaalooyinka waaweyn lasugu yimaaaa Waxaynu u baahanahay is abaabul si mudaharaadyo wadanka Looola abaabulo
Masha allaah walalo qali ilaahay xoroyadadi haku so celiyo walalo qali waxad tahy qof ficaan oo la jecekyhay ilaahy haku xafido 💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯🤴🏾🤴🏾🤴🏾
Dalkiisa ayuu ku xidhanyshay balo ma qabo
@@nasyadeuanyeong8707 🤫🤫 xabsi bila xaqii wa belayoo iyo xaqtaro
@@SilentEmpires haaaa walhi
Nabiga ku saliya صلي الله عليه وسلم
scw
صلى الله عليه وسلم
Scw csw
SALALLAHU CALEYHI WASALAM
أللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤
DHULKAYGOW🏜 ADAA 💯DHARAG NOOGU FILAN ❤DHAQANKAAGANA KU TAAMNA
VIVA❤ SOOMALILAND
Dhul yohow adna waan ku dhowranayaa
Allahii ku dhameeyey ee ku dhidbee
Kuu kala dhigay dhoobo iyo ciid
Jacaylka dhexdeena dhaqaaleeyoo
Wixiina dhibaaya naga dhowr
He is very proud of his brother and life Masha Allah long live we all love you and respected 🇭🇺
Masha allaha ilahay xoriyadadi hakuso celiyo wll qali qof qimo badan tahay runti walalky qali 💯💯💯
Qalbigaa iga xanuunay sidaa xoriyadiisii looga qaaday! Wuxu ka mid yahay wariyaasha dhulkeenu ku qaniga yahay!
Dhulkee walaal ma Hargaisa?
Asc maxamed ilig noolow weriye aan jeclahay weeye♥️♥️♥️♥️♥️
Gudoomiye maxamed Waa loo darsaday wlhi aad iyo aad maanta xaalada taagan nasiib daro wuu ka maqanyay Alle ha kuu soo celiyo Xoriyadaadi si dag dag ah inshallah
Waa Sanaag Malihidin Somaliland Maaha ee Waa Dhulka Hartiga Ee Daarood Ismacil
Ma dhulka habar yonis yaan waxaa laga maqlin
Harti dhul buube kuu jiirty
Kaaley hareeed an kugu casuume kadib dadka deganka weydi hartiban ahay haday gartaan lacag ban bixinyaa
wlhi wan xasuusta 1997 ban tegay anigo yar my hometown ceerigabo sanaag ❤❤❤ good job Mohamed ilig aadban ku salamaya mar hadaad hareed gaadhay
Yaa Rabi xori yadisa u soo celi
Daaloo Tus helayoo
Mayey Tumay Arooryoo
Ay cadceedu tahaniyo
Ay La'egtahay Nin Joogii
Maxamed cabdi sheekh ilig Alle Xoriyadaadi haku soo celiyo wll🤲
Walaahi waa murugo Somaliland wixii soo maray 💓💓💓💓💓🙏🙏🙏👋👋👋👍👍👍👍💓💓💓💓💓
❤❤
*👉🏻Salatu Duxa Ha ilaabin Waa 3 Daqiiqo kali💗*
*السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
💚 *بسم الله الرحمن الرحيم*❤
*💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥*
👉 *Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Allah Drtis*
👉 *Sheyga Manta Cibaadada Ka Mashquuulinayo Beri Qabrig Makugu Wahlinaayo*
📖📚َ
👉 *Nabigen muxammed ❤sallaahu calayhi wasallam*
👉 *Wuxu yiri qofku wuxu leyahay 360 .sadax boqol lixdan xubnood _xibin*
👉 *kastana Waxa laga rabaa*
👉 ( *sadaqo*) *Marku wagu baryo Balse waxa ka gudeyso laba rakco ah Nebigu ( s.c.w) wuxuu yiri*
👉 *Qofkii Subax_kasta iyo Habeen_kasta dhaha Ducadan
(3) jeer wax dhib Ah ma Gaarayan*
👉🏿 *Buu Darr (A.K.R.)
Wuxuu Yiri Nebigu
(S.C.W.) Wuxuu yiri Markiiaad Soo Kacdo Waaberiga Sadaqaa lagu leeyahay Xubin kasta oo ka Midba Jirkaaga.Marka Alle hafid
Walbaa yacni inaad Tiraahdo
Waa Sadaqo,Mahdin kastoo oo aad Mahdisaa Alle*
👉 *Yacni inaad tiraahdo*
01)💎 *Subhaanallah*
02)💎 *Walhamdulillaaaaah*
03)💎 *Walaaillaha illallahailallaaah*
04)💎 *Wallaahu akbar*
🎁👇👇🎁
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ( مَا مِنْ عَبْدٍ يَقُولُ فِي صَبَاحِ كُلِّ يَوْمٍ وَمَسَاءِ كُلِّ لَيْلَةٍ بِسْمِ اللَّهِ الَّذِي لَا يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ لَمْ يَضُرَّهُ شَيْءٌ
👉 *Bismillaahilladii Laa yadurru maca is mihi Shey'un fil Ardi Walaa Fis-Samaa Wahuwas Samiicul Caliim*📝
*Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo islaaaaxa Umada iyo Walalah Cafi Allaa Drtis* ✔
*Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅
Masha Aalah ilig free
Hareed waa hareed uun xabashi kuma hadlayno.
Si cajiib ah oo naxariisi ku jirto ayuu u waraysanayaa.
Maan sha allah ilaahay xoriyadaadi ha kuusoo celiyo idamka alle
Masha Allah wl Ale hakudaayo adiga iyo inta kula aragtida ah ee u iftiiminaya dadka
Ilahaay waxan uga baryay wariye Maxamed ilig inu cadawga haysta kaso furfuro oo u iyagana iqaabo if iyo akhiiraba xaaqdaray ku haystane Amiin Amiin Amiin Ya Rabi 🤲🤲
Mohamed waad so baxaysa inshalah guul ban kurajaynaya suxufi.
Asc MashaAllah
The best of the best i never se my live somalilnd. Exelence Journaliste.
And he Like Hes Peopel and broud )
Nin Dadkiisa iyo Dalkiisa jecel Mohamed ilig. Very talent
A journey of thousand miles Star's one step
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii saraa💘💌
200km bey kasii fogyiin Markey shidan iyo cirshiida , Dhulka Dahabka joogaan.
Mncha Allah Exelance Journaliste Wakaas Mahamed Ilig libaax
Maansha allh alle haw barakeyo waa in la gacan qabto ragaasoo kle wllhi gawaari loo iibiyo👍
Masha Allah wll Allah ha ku xiftiyo we miss you
Walhi wa cajiib halkana khudrad la'an iyo cirkay tagtay weyan dadki dadaalayayna cid kaso qaada ayan jirin aduunyo isdhaafa
Filsan haye wax lasku halayn karo mahayasn waxan ka raba inayna waxan ka dalbada daar marwalba yihiin dhaw bacood ayuu modaya in wax hayo
Beer kaliya ayayna dhawr bacood kaso goaýn wallo wabase deegan beeralaya waliba u fiirso geedaha u shegaya wa geedo aan u baahnayn in marwalba la beero meesha sido kale deganku ku yaala wa dhul biyo leh waxunban odhan kara wa dadaal garab wayay dadkani inyaro maalgalina amaba suuq joogta ah weyan waxay u bahan yihin ani rayigayga
Maasha alaah alaha marka hore meel walbood joogto maxamadoow nabad hakugu sugo waxaad tahay shaqsi aan shaqsiyadiisa dar ale u jeclahay shaqsiyad fcn ayaad leedahay qof la xidho qofkii igu naxdinta badnaa marka c malik muse coldoon laga reebo ayaad tahay waan kusoo ducaynayaa walaal alaha xoriyadaada hakuuso cesho qof waxbadan oo lo baahnaa dadka baraayay ayaad ahayd alaha kusoo cesho xoriyadaadi aaamiin
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED
Allah xoriyadaada ha kuu soo celiyo wll
Wariye nagu qaaliya ayaad tahay e
Hareed malaa waa Xareed walaal
Barnaamij aad u qiimo badan Masha Allah
wow waa wa oday xariifa
walaahi dawlada somaliland way ku qaldantay xadhiga wariye maxamed ilig alleh xoriyadiisa ha u soo celiyo qof ka qalbi fiican ma arag abidkeey
Nin qaliyaa walaahi Mohamed ilig
Cajiib ader
Waruye ilig sxb waxad noqon doonta madaxweynaha Somaliland mustaqbalka insha allah midaas iga qora cawa somali boy from kenya waxan jeclahay dhamaan somalida damiirka leh
Free maxamed Cabdi Sheekh (Ilig)
حسبنا الله ونعم الوكيل
Ilaahay dulmigaa aad ku xidhantahay ha kaa soo furto nin qiiom wayiin dadkaaga agtiisi ku leh baad tahay waanan kuuso ducaynaynaa 🤲🤲
Sorry. Beerelaydu adunyadu dhaqale fiican ayay ka sameeyan. Lakiin Somalida dawladahoda dayacay. Waa dawlado qarafadu yaqana.
waa cajiib walaahay
Waa ilog ma la soo daayey tallow
Kkkk so fanyy adeer nolow inbadan 💓💓💓
Mansha allah barwaaqada alla mahadle
macnaha waa harro
ma meel caynkan ah baa wadankeena ku taal.
Dadkan iyo dalkani maalgelin Bay u baahan yihiin.
Hareed waa hareed ileyn afaan oromo kuma wada hadlynee.
free mohamed ilik
Ileeen Carabi Kuwada Hadli Maynee
Aleh mahdo dhani u sugntY mar hadiih u kazo baxay jeelki Wariyeh Mahmeth Apdu sheekh M Ilig
Mashallah abtiyo wada Soo baxday mashallah
Very amazing
Fahanku wa wax cajaaib ah wax walba way soconayaaan Lkn shayga adan aabo ka fahmin waa in uusan jirin Marin ama jid uu gaarigu maro so hadii jid gawaaridu marto la halo wax walba waa is bedelaaaan inshaa allah
Majority ahaan buu yiri
ALLAHUMMA SALLI CALAA SAYIDINA MUHAMAD WA AALIHI WASAXBIHI WASALIM
ALHAMDU LILAAH ALADII JACALA MINA ALMUSLIMIN
Dadkii Wadanka Ee wax Tarijiray
Waay Dhamaadeen.
Dhaxal Cunaayal wax Calaashada Ah Ayaa So Hadhay.
Qabyaalad Bay Granayaan.
Dadkaa ayaa lala ayahy cid wadooyin u sameysa si ay dadka iyo dalkuba uga faaiidaystaan subxaan allh bal caqligaa eega maxay markAa qabataa dowlada lasheegayaa ee somaliland ta sheegataa
Faqashta ayay dalka ka difaacdaa oo nabad ku seexdaan
@@AhmedAli-fb7ub malagayaabaa inaan snm qof reerkiina ihi ku dhiban waadigan faqash ku waashee lknse malagayaabaa in reer kiinuba faqash u ahaayeen basaasiin
@@mowliidabdi6030 , ha ku mashquulin reerkayga ee waxaan sheegay waxay dawladu qabato oo ah nabada iyo difaaca dalka,,
Shacabku ha shaqaysteen, waxaan qabsan karo cid kama sugo sxb
Nice
Caddaaladii Alle Ayaa damabayasa maxamed cabdi Sh iligi Waya iman maalinitiisi wayana dhamaana maalamaha tacadiga iyo kutumasada saraciga kuwa cadayasatay
Sababtu waa wadadaa xun.waa buuro
Mnsha alah malSoodaayay maxamed ilig ilhy hakuxifdiyo
Siid Loo Keeno Uma Baahna Waa Dabiici Waxay Hay Aduhu Keenaan Nafmaleh Halmar Ayuunbaa La Beeran Karaa
Waa 52 sanno
Hareed wa sumada geela iyo wasakhad usgaga
FREE ILLIG FREE AND OTHER JOURNALIST
Manzha allah alle haku xoriyadi kuso caliyay ALLAXAMDULLILAH
dowlad xumaduh dhibatadah bay ledahay
Mashaalla
Maxamed waa laso dayay somaha masha allah
Kabaankaa macaan ee lagu furay barnaamij ka waa heestee
Somaliland will. Be bigs exporters in coming fuger
ReeR GuuraaG LuuL Af DhaqameeD
#Free_Maxamed_Cabdi_Sheekh_ilig
Malaso daayay weriye m cabdi ilig
Alle xoriyadiisi haw soo celiyo maxame ilig walal qaali wariye quluubta dadkiisa ku nool
Waan ka xumahay in Abdimaalik Coldoon iyo wariye ilig ay xidhnaadaan
Odayadii Tabca dhisay midkamid ah ayaan ceerigaabo kula kulmay
Weriyahu, ma joogo, ma fahmayo waxa loo sheegayo, oo suaalaha ayuu ku celcelinayaa. Allow sahal xitaa afsomaaligii baa laysku fahmi la yahay
Odaygan Shire ee beeralayda ah walaahay waan ka naxay miskiin sababtoo ah intuu wax beeray oo dhibtooday ayaa hadana isagii daayn loo raacay walaahay waa calool xumo!!!Shire maxaa gobonimo ka buuxda kulahaa berigii Siyaad Bare daawladiisu inagu yara kululaatay laga yaabee inuu dhib badan ka soo maray dagaaladii lkn wuxuu diidayaa cabatinka maashaa Alaah gobgob dhashay!!!
Xabuubtu lkn waa nusqaan
Hareed waxaan filayaa inu ka turjumayo ceel biyo badan sida aan filayo waxaana lo isticnallaa hasha. Xaanaha badan. Cidii wax aqoon ah igu dhaantaay illa eeg
Ilig maa la soo daayay
Haddii gobol cagaran la sheegayo waa gobolka sanaag
Nin beer leh maba gaajoodo.nidaam xumo xaka ganacsika ah ba haysada. Qofbaa ka iibsan lahaa ilaa hargaysa keeni lahaa.cirigaabo keliya ayay hada ku eek yihiin baladhiya ganacsika 😎😎😎
Wuxuu u jeeda baan filayaa ( xareed =Hareed)
Mr wasiir mayd canaantena waxaan ku odhan lahaa oo aan kugula talin lahaa in uu caawiyo dadkan beeralayda ah ee danyarta ah oo hadaanu wax kale u qaban karin in uu u iibiyo gaadhi ay ku iib geeyaan qudaarta ay soo saaraan
Beeraley DAWLAD WAAYEY ula kac baa olola dagaallamayaa dadkaas
Oday Daan Daana ayu ilig waraysanaya istaaqfurulaa
Odeygu kama uu jawaabin waxay af-somali ku tahay, HAREED.
Ana kushegaye zxp hareed hadi sikale.lodhigo somali ahan wa liid ama sida alufka okale
Ilig xoriyadiisa haloo soo celiyo
SHIRE KA QAAD LACAGTII WAREYSIGA.
WAAYO WAA 80 AAN XABAD XIGMADA HAYN.
TAKALE WIXII DHACAY EE HALKAN AHAA KA XUSUUSTAY 1973.IYO FAQASHTII BARIGAA.
Free maxamed Ilig iyo cabdimaalik Muuse Coldoon xaqdaro ayay ku xidhan yihin
Qofka marka aynu aragno yaynaan calaaacalin ee waxaan idinka codsanayaa in wariyaha iyo wariyaasha kale ee badan ee xidhan loo kaco ee mudaharaad magaalooyinka waaweyn lasugu yimaaaa
Waxaynu u baahanahay is abaabul si mudaharaadyo wadanka Looola abaabulo
Marka laamidu dhaato Hargeisa berbera burco I know you be rich mustaqbalka insha alaa
Free maxamed ilig
Allay lehe waa Runtii Ayaxa Wax Kabelaysan Lama Arag.
50 sanno ayuu deganyahay
Ilig Suaasha Baabur Iibsiga Waxa ka Hore ya Maxaa idiinso hadha inta Badan?