"Go'aankii Cabdicasiis nala qaatay inaad ka daba-hadashaan waa Ceeb weyn"Xisbiga Waddani

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 18

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 3 місяці тому +1

    Mudane galaal wad asiibtay hadalkuna wad u dhamaysay kulmiye sharkisa alleh hana dhaafiyo 🤲🤲🤲

  • @csalaanascwllamalbalwaranq2940
    @csalaanascwllamalbalwaranq2940 3 місяці тому

    Muuse biixi runti xilkii loo dhibey u ku fashilmey runti wanu ceebeyey somalilan ilahay ha inaga kaxeeyo muuse juudan amin amin amin

  • @csalaanascwllamalbalwaranq2940
    @csalaanascwllamalbalwaranq2940 3 місяці тому

    Muuse juudan ilaahay ha ina dhafiiyo Amin amin amin

  • @mohamudmohamed1517
    @mohamudmohamed1517 3 місяці тому

    Well said Mr. Minister

  • @csalaanascwllamalbalwaranq2940
    @csalaanascwllamalbalwaranq2940 3 місяці тому

    Masha Allah runti waa manso qaali ah

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 місяці тому +1

    Kulmiye doorasho aan ku shubasho aheeyn amateed uma haayo 😂😂😂😂😂waa xisbi faashil ah

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 місяці тому

    Xisbiga qurmiye doorasho ma doonayan raq dul fadhiyaan 😂😂😂😂😂

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому

    Kan bac ayaa ku xidhan , waa la i daba socdaaa , ciidanka sirta ayaa isha igu haya habeenkii ma seexdo. Yaaaab

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Cidaan jabay free 450 cidanka

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 місяці тому +1

    Dhaliil wax kuu tari mayso halkee la marayaa fakera

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 3 місяці тому

    Wiilkani Yaree ninka waalanee warranka sita waab waabinaya yaa u kala warrama

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому

    Waa ragii uu hantida ummada xogaagii uu ka gaadhay ka handaraabay, waa ragii jokar booli qaran iyo wax la mida hunguriilayaashii dalka dhacay tuugtii oo uu hogaaminayo $40 millionle 4 passport sita weeyaan file-ashoodii baa la hayaa wadani cadawga gudaha uu mulkiilaha ka yahay Oofwareen-kii maydkii ciidankay gacan libaax jidgooyada ku dileen madaxa iskaga taagay.

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 3 місяці тому

    Blah blah blah blah blah blah blah blah

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 3 місяці тому

    iimaan allaa uur buuxsha kuwa ka yaacay waxay xadaan bay ka waayeen muuse biixi

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 3 місяці тому

    Markuu idinka qufulay qasnadii ayaad ka tagteen .maxaan Cunaa maxaan liqaa.maxaan boobaa yaahuu .huwan kalkaal