Jabuuti oo Somalia & Itoobiya go’aanno adag hor dhigtay & Faransiiska oo Turkiga ka adkaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 105

  • @ckariinyaxya5148
    @ckariinyaxya5148 2 дні тому +1

    In barrow waa legand , soomaaliyey follow gareeya❤

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 дні тому +13

    Hadaan nahay shicibka Soomaaliyeed marna raali kama nihin in ay dowlada Soomaaliyeed ay siiso saldhig milatari dalka Itoobiye oo ah cadowga koowaad ee dalkeena Soomaaliyeed ayaga oo dhul naga haystaan in hadda loogu daro vad iyo saldhig military waa No waxaan dhahayno Itoobiye.

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p 2 дні тому +6

    Somalia waa inay taxadar sanaysaa heshiisyada iyo kulamada ay galayaan waa dawlada somaliya u dirtaa oqoonyahano wax fahmaya qaanuunka calamigana yaqaana

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 2 дні тому +1

    ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ♥️♥️♥️♥️♥️💯

  • @ahmedmahdi629
    @ahmedmahdi629 2 дні тому +1

    Hishiissiinta Somaaliya & Itoopia waa mid muddo soo jireen ah oo waqti laga sugaayay itoopia in ay xurnimadooda dib ugu soo celisaa ee ma ahan in ay gumeeysi cusub nala soo doonataa.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 дні тому +4

    MADAXWEYNE XASAN IYO RW XAMSE MUSTAQBALKOODU WAA SIĎEY U MAAREEYAAN ITOOBIYA

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 2 дні тому +8

    No more itiobian inside Somali weyn

  • @AhmedAbdishil
    @AhmedAbdishil 2 дні тому +2

    Barow Asc Kadib waxaan filayaa in dhulka Somaliyeed oo uunTahay Hadaad ninkala fadhiisatu Gurigaa waa Diciifnimo waana Isdhiibis

  • @ahmedtaabit7218
    @ahmedtaabit7218 2 дні тому +1

    Abdiaziz barrow aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida aad isugu soo daba riday mawduucaan maanta . Waana khibrada aad u leedahay saxafinimada

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 дні тому +4

    Kkkk jabuuti ha daneysato ( canshuurta itoobiya haka qaadato lkn fuustada ay riixeyso oo faransiisku u soo dhiibay yeysan noola imaan)

  • @abubakarwassuga
    @abubakarwassuga 2 дні тому +3

    ASc w w waxan aniga tahay waasidatan madaxweyn as ha faransiiska oo doonaya maadama 9o qndaras kuqaatay dhismaha cidamada badda haddi itoobiya bad weysa waxaa qasaaraya labad dhinac itoobiya iyo faransiiska waa in looleexiya dhanka dekadaha jabuuti

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 2 дні тому +4

    Ithopiya taan la’aamini mar un bay rabta in ay Cagaha soo dhingto bada somaliya had how a xoog ku qabaa to somaliya somali baa leh qof a qaranka taan looga hey Ada’s in caruuteena bari dha alkoof a caruurta ithopiya taan la’siinin Turkiya Jabuuti kkurtigood da Rooda gaar ka ah Bey fiirsanayaan

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 2 дні тому +3

    Adeer jabuuti looga baqan maayo bada iyo dhulka soomliyeed laakiin turki faransiis iyo masar ilahay hanaga qabto soomalina dantooda garansii

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 2 дні тому +4

    Dowladda somaaliya jabuuti ayaa ku kaarto bixi doonta waayo jabuuti ganacsi weyn ayaa kala dhaxeeya itoobiya jabuuti marnaba kama maaranto itoobiya waxaana jabuuti cadaadis ku hayo dalka faransiiska
    Jabuuti laba arrimood ayaa qasbayo
    1.noolasha dalka jabuuti waxay ku xidhan tahay itoobiya
    2.jabuuti waxaa cadaadis ku hayo faransiiska oo ah dalka jabuuti gumaystay xidhiidh wanaagsana uu kala dhaxeeyo
    Somaaliya ma haysato siyaasi ka saari karo marxaladan qalafsan

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 дні тому +6

    ❤️🇸🇴❤🇩🇯❤🇹🇷❤🇸🇴❤️🇩🇯❤️ Itoobiya marabno

  • @jibriiljessow6783
    @jibriiljessow6783 2 дні тому +3

    TURKIGA.waa in xaqiiqda loo sheegaa.
    Humaaga.aan Runta ahayn waa in ayjoojiso
    Haddii isaga danihiisii uu ku fushaday caadifada soomaalidu leedahay (waa inuu joojiyaa damaanad qaadka uu itoobiya xanbaarsan yahay

  • @HassanOkashi
    @HassanOkashi 2 дні тому +3

    Soomaalia hadifaacato dhulkeeda hantideena yaano ka gorgortamin

  • @ahmeddiriye2669
    @ahmeddiriye2669 2 дні тому +3

    Waxa haboon in dadka soomaliyed la widiyo fekerkoda bada soomaliyed

  • @Madaxmadoobe
    @Madaxmadoobe 2 дні тому +4

    Jabuti hanolato wana garnaq wanagsan exhalation maqlo wana marki labad ee ay somaliya ay uu gurmato vive IOG

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 2 дні тому +3

    waryaa 😅tobiya uma hayno dhul iyo bad toona
    barrow warkaas dhegahayagu ma maqlikaraan wlahi

  • @geelegaadaale2380
    @geelegaadaale2380 2 дні тому +3

    Deged hadii ee rabaan waa tanaa oo hadaneh dhisan oo amni ah.mee iyada waxkasoo degsadaan hadii ee deged ubaahantahay.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 дні тому +4

    Lama arag iyo lama maqal waxaa ah dal dal dhul kaqaata

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 дні тому +4

    WAXEY DOONEYSAA FARTIIN FARANSIIS SOO FAREY INEY FULISO ALAHA NAGA BADBAADIYO WIXII DHIBNAGU AH EE NOOGU SUGAN

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 дні тому +3

    Aniga Rayigeyga,,,jabuti,,,danaheda,,garka ah ayeyka,dhex,aragta,,,Ee somaliya,,,danumaheyso,,,siyasadedana,,waxajangaya,faransiska

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 дні тому +4

    SOMALIA, SOW CEEB KUMA AHA, INDHAHEEDO SHANTA AH, IN ITOOBIYA AY BADDEDA KU HEYSATO, DOWLADDA SOMALIA NA KU GORGORTAMEYSO DALKEDA IYO BIYAHEEDA, WALLAHI WA CEEB ADDUUN.

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 2 дні тому +3

    Türkiga ayaanba waxba noo hayn lkn France Ayaa kasii Lito

  • @AbdirahmaanSheikhabdi
    @AbdirahmaanSheikhabdi 2 дні тому +1

    Marna ma ogolin in taako ka mid aha la siiyo dhulkeyna itoobiya walaa faransiis turki iyo jabuuti dawlad walba dan deyda ayaa ka raadineysaa somalia 🇸🇴 maanta ayaa mursad heysanaa

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 2 дні тому +3

    France should be out .

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe 2 дні тому +2

    ninyahow Talo waa tii Rabi. Arrintan waxay ka go'daa dowlada Soomaaliyeed. Maxay Ethiopia iyo cadowga Soomaaliyeed ugu celceliniyaan badda iyo Ciidamada Ethiopiankaan. Ethiopia iyo Soomaaliya waa ay is yaqaaneen. ( Cinwaankaadu waxaad ku qortay faransiiska oo Turkiga ka adkaaday). mid ogow Soomaaliya Djibouti ma aha.Faransiika waxba ma go'aamin karo. Waa gumeyste mulxid ah. Waxaad ku celcelinaysaa diblimaasiyiinta yaa waxay qabaan iyo warar ceynkaasi ah, adeer Soomaalia baddeed iyadaa leh period. Misna waan kuu sheegayaa sheegayaa, Turki iyo faransiis Soomaaliya waa ay tala garaneysaa waxa ay kala yihiin.

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 дні тому +2

    Xasan sh ma dakaha dalka jabuuti ayuu ku mashquulsan yahey mee dalkiisii dakaha badnaa muxuu uga shaqeyn waayey muxuu ciidankiisii u dhisiwaayey muxuu dalkiisii maalgalin u ugu raadin waayey intuu dalal kale ku mashquulsan yahey horumarkooda waa nasiib daro iyo hogaan xumo ku habsatey wadankii soomaaliya

  • @zakariyahassan6272
    @zakariyahassan6272 2 дні тому +1

    Etopia dhaqankeeda waxeey ka aragtay Soomali oo kala qeebsan hadana rag siyaasiyeen oo lacag iyo
    Aduunyo ku dhaafasanaaya dhulkooda iyo Diintooda.
    Intaas Hadi aan la sixin waxaan kusocona. Dariiqa maantay Falastiniyiinta.

  • @samir7657
    @samir7657 2 дні тому +3

    Turkey iyo hassan gurgurte labaduba ws khayimiin tuuga ah. Turkiga waxa somalia kalawaynaatay maal gashiga u ka sameeyo ethiopia. Gurgurtana xabala faag, barakicin, dhaca hantida qaranka iyo iskudirka qabailada somaaliyeed ayu ku mashquulsanyahay.

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 2 дні тому

      Gurgurte hooyadaa iyo walaashaa miyuu wasay maxaad maalin walba uga daba qeylisaa daba ku dhiigloow

  • @siyathussein1935
    @siyathussein1935 2 дні тому +2

    Adunka manta waxaay kulolamayen siidaay somaliiya ku burburi laahaad Hassan shek naa waay kaa ibsaanaayan qof waaliba u arkayaa

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 дні тому +2

    "ADEERE, WARYA SOMALIA 🇸🇴 BELONG SOMALIALY PEOPLES "
    PLEASE DON'T LISTEN TO ANY COUNTRIES !!!!

  • @SiyaadBishaaar
    @SiyaadBishaaar 2 дні тому +2

    Xasan wawashi

  • @MaxamedLeershe
    @MaxamedLeershe 2 дні тому +2

    geeli waajaajuus lakiin waxaa lahalisbadnaa turki

  • @seed3966
    @seed3966 2 дні тому +2

    Asc 🫵👮🏽‍♀️🫵soomaalaay shirkaas jabuuti bumboyin culus yaa lagu aasayaa hoow digtoonaada how oo how 🫵👮🏽‍♀️🫵

  • @YasinMuumin-x8l
    @YasinMuumin-x8l 2 дні тому +2

    Wow Ismail Omar wasiyasi wayn

  • @seed3966
    @seed3966 2 дні тому +1

    Asc 🫵😎🫵 shirkaas isha ku haya jabuuti miinoyinka ku aasan munaafiqiintu mayara runtii how oo how 🫵😎🫵

  • @SheeqnuurCagoole
    @SheeqnuurCagoole 2 дні тому

    War xassan shiikhow damiirkaga aawey war jabuuti waa xaasidka ugu weyn eesoomaliya leedahay

  • @TumeenaAbdirahman
    @TumeenaAbdirahman 2 дні тому

    Dulimadka itobiya mefuraan

  • @Ahmed-p6y9f
    @Ahmed-p6y9f 2 дні тому

    Xasan sh. Waa dhimashadisii hadii uu Ehiopia siiyo dhul iyo Bad, wana Nin aad ugu jilicsan kolka uu arko Ajnabi oo wuu u SAJUDAYA , waxan dhihilahaa yaan Xasan lagu haleynin shirka Feberayo 2025.

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 дні тому +1

    Xasan tayiisa iyo karti midna male dalal deriska iskama celin umana jewaabi karo waa u sujuudi gal madow iyo cadba

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama 2 дні тому

    Tadjourah wa tikad hilisbadan Yemen masar iyo erythraeanka iyaa xasasi ka gaba

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 2 дні тому

    Mr Ciil walaal Maxaa Naga galey anaga nacalad baa tal ciil walal waa Cadowga somalia somalia dowlad kama jirto waa tugo dad bahan oo ganacsada allow xasan Bahane naga dulqa somaliyey dalka u kaca bahane iyo ciil ka badbadiya dalia😢😢

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 дні тому

    ❤😂France 🇫🇷 kkkkkk 😂😂😂

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 дні тому

    Ethiopia badda cas ayey rabtaa. badaasna Somaliland kaliya ayaa lagala hadli karaa. Xassan sheikh shaqo kuma laha.

  • @habibamohamed6305
    @habibamohamed6305 2 дні тому

    Mooryaanta abgaal halga ilaaliyo
    Wadanka soomaliya wa for seel

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 2 дні тому

    Somaliya Somali ba leh,dhulka iyo baddaha somaliyeed madaxbanaanida iyo midnimadooda gorgorton lagama geli karo.difaaca dalka somaaliyeey u Sara kaca.gurguurte talo xume,dalxaraashe dhakhso hala iskaga qabto.si looga badbaado dabinada cadawga somaaliyeed.allahu Akbar.

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 дні тому

    Xadaarad iyo dhaqan waa kala labo. Ethiopia cid siineysa saldhig ciidan ma jirto, lkn ayaantan taxliilka tubo raacis baa ku jira aan meelna lagu sheegin😂

  • @haania2495
    @haania2495 2 дні тому

    Why Itopia u diidaysaaa (bada) jbuti oo ay u rabtaa ( bada ) Somalia walaalayaalow Itopia wax ha inoo gu darina people dad yar ayaan nahay

  • @gacaneydhuubow3031
    @gacaneydhuubow3031 День тому

    Asc

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 дні тому

    In turkiga uu loolanku ku dhacday waxaa sabab u ah xasan oo aan lahayn mowqif iyo isagoo hoos geeyey jabuuti wax walibana u daba fadhiisanayo isagoo marar qaar ah aad Modo in uu amrayo xasan.

  • @alhaaji9831
    @alhaaji9831 2 дні тому

    Somalia somalibaa leh wala turki wala jabuuti oo futada fransiisku kariixayo walaa wadankale ooshisheeye dhulka somaliya hal taako xitaa cid uma ogolin aan soomali ahayn❤️🇸🇴🫡❤️guul soomalia

  • @UbahHussein-e9w
    @UbahHussein-e9w 2 дні тому

    France waxba kama ah somaliya

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 дні тому +1

    War djibuuti haddeey deked siineeyso iyadeey u taal .annaga ethiopia nama soo gasho mana ka yeeleeyno marin biyood ayaan rabnaa.xittaa haddi la dagaallamayo diyaar ayan u nahay.

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 дні тому +1

    Amxaro waa cadowga somalida

  • @HanaadZ-Hanaad
    @HanaadZ-Hanaad 2 дні тому

    Walahay hadi ay djiboiti gatanka somaliya banayso cadawga somaliya maalmo kuma qaadanayso .xaqiiq wayo somaliya uma diyaarsana siyaasadaha isbedbedelaya ee geeska .secret hadaf iyo aragti dheer

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 дні тому +2

    Dowlada Jabuti Waa Cadowga Umada Somaliyed & Dowladeda Qofkii Been Umaleyow Hurdada Ka Kac

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 2 дні тому

    HSM waxba kama badali Karo bada Somalia

  • @zeinabibrahim7202
    @zeinabibrahim7202 2 дні тому

    dekaada tadjourah dhee

  • @HanaadZ-Hanaad
    @HanaadZ-Hanaad 2 дні тому

    Ethiopia iyo djibouti waa labada wadan aduunka isugu neceb hadana waa lays gaadaya djiboiti marnaba ethiopia janis luma siinayso somaliya badeeda taas aamina wana xaqiiq

  • @mahdiomar1328
    @mahdiomar1328 2 дні тому

    France get out of Djibouti. Somalia xaa Iska qabtaan Faransiiska. France should stay away from Somalia and Ethiopia affairs.

  • @ahmeddayib8892
    @ahmeddayib8892 2 дні тому

    Wax Somaliya dan ugujirto masowado ismacil ee danihisu haysa

  • @AbdikadirRashid-t8w
    @AbdikadirRashid-t8w 2 дні тому

    Waxaas, waxaba kama jiraan ismaaciil cumar fransiisbuu u shaqeeyaa oo gumeesta,fransiiskuna sidaan ognahay faransiisku waa kii utanabarayay. Ethiopia ciidamada badda ee ugu calimisan geeska Africa, sidaan ogsoonahayna, Ethiopia, malaha,wax bada, fatansiisku madoonayo rer galbeedka iney isu qabtaan iyo ethiopiana,badda jabuuti

  • @hamzemahamoud2021
    @hamzemahamoud2021 2 дні тому

    Dikada doraleh maha wa tan tadjoura waxa Ethiopia lo fasaxay

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 2 дні тому

    Yaa_ tanaasuli_doona?

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 2 дні тому

    Every country has it's own rights of land, sea and air.
    No more Ethiopia inside of somalia
    France you must stop to enter affairs the international law of countries as you feel like yours.

  • @zakariyahassan6272
    @zakariyahassan6272 2 дні тому

    Soomalida waxaa lagu yaqaana fudeed iyo dulqaad yare, Waana Sababta ayago is ku Af iyo Diin ah
    Ey isku lanaayaan hadana ey u dhisan la yihiin dowlad Soomali ah, Taas waxeey keentay in ey fahmi la yihiin
    Doowlada Turkiga oo maantay maven u ah hadana u haqal taagayaan Fran siiska oo cadow Islam iyo Muslimiita.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 дні тому

    Cadawga masar soomalia waa shisheeye

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 2 дні тому +5

    XASAN DHIIQO WAA EEY GEELE ADEEGSADO.

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 2 дні тому

    Somaliyawaainay kadheertaaciid etoiya inay sogalandalka wAa qarar weyn100

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 дні тому

    Frances turkey USA UK Ethiopia Inay badacas gaadho Ayey uwada taagerayaan wliba ee Bada ay Somaliland ledahy doonaysa wx jabuuti lawareegysa Ethiopia kama hoosqaadayso wle

  • @AxmedIbraahim-v1x
    @AxmedIbraahim-v1x 2 дні тому

    hadi itobiya lo ogoladao saldhig bada ah mdxda dalka ha ogaadan inay so bixi donan dhalinyaro cusub alle mahane anan farnsis Iyo qurun anan ka amar qadanin argagaxisada as ee mashruca gaaalada ahna Si fudud Lagu so afjari dono qof kasta oo madax aho bad Iyo dhul somaliyed saxiixana ha ogaado lamiyada in Lagu gowrici donoadama uu khiyano qaran galay

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 2 дні тому

    Waxbadan ayaa ka qaldan faaqidaada Faransis waxba ma hayo wuxu turkiga yeeli karana ma jiro ee dadka analayskan qaldan ka daa

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 дні тому

    Waan kuu sheegaa maalin walba waxaad tahay Wariye weyn ee wararkaada iska hubi ha noqon kuwa lagu shaqeysto ee aan shaqeysan

  • @FarduusDaahir-oo4sc
    @FarduusDaahir-oo4sc 2 дні тому

    xasan sheekh waxa xukuma ismaciil cumar geele geele doofar

  • @idrisselmifarah498
    @idrisselmifarah498 2 дні тому

    It is hot play

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 дні тому

    IS AADA ADINKA IYO JABUUTIBA FARANSIISBAA IDINXUKUMEE

  • @Masago2025
    @Masago2025 2 дні тому

    Somalida ayaga is cunayo dowlada inee dadkan is dilayo cidan adag geyso oo wadankan hal mel loga taliyo markas dalalka dibada is ka celin karnaa faran siska Africa dhexe soo xalufiyen laga soo buriyay anaga miyoo minka jabuti hesta nokeni rabaa asaga gormar ka gari wayay dalkisa sidaas uwasaq badan yahay

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 дні тому

    Baraw dalka soomaliland xuduudo caalamiya leeyahay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 дні тому

    Yaaaaaaaaahuuu adigana sida aad wax u taxliilineeyso maha .

  • @ahmedmahdi629
    @ahmedmahdi629 2 дні тому

    Itoopia waxaay rabtaa in loo dhaafo inta ay hadda haysato in loo dhaafo ee ma ahan wax kale. Yaan lagu hingoowin dagaal siyaasadeedka.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 дні тому +2

    BRITISH SOOMALILAND jabatu France 🇫🇷 soomalia italiya 3 countries different countries between borders afrika

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 дні тому +2

      Yahuuu iska gaal ku gumaustay miyaad doon u tahay sow muslim xor ah ma tihid ingaris iyo franso iyo italy ayagaa iska kaaxigo oo isku diina

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 2 дні тому

    French they can’t do nothing

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 дні тому

    Waxa gardaroole ah failed soomalia italiya 3km xukumin jaarka haka xisheeto

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima5729 2 дні тому

    Beenale barre show

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 2 дні тому

    SOMALIA, SOW CEEB KUMA AHA, INDHAHEEDO SHANTA AH, IN ITOOBIYA AY BADDEDA KU HEYSATO, DOWLADDA SOMALIA NA KU GORGORTAMEYSO DALKEDA IYO BIYAHEEDA, WALLAHI WA CEEB ADDUUN.

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 дні тому

    Frances turkey USA UK Ethiopia Inay badacas gaadho Ayey uwada taagerayaan wliba ee Bada ay Somaliland ledahy doonaysa wx jabuuti lawareegysa Ethiopia kama hoosqaadayso wle