MAASHA ALLAH, WA FARXAD IN AY YIMADAAN, DOWLADDA MASAR CIIDAMADEEDA BADDA KEENTO, LUGHAYE IYO SEYLAC, MURUG AYA NA HEYSAY, OO WAXA NOO MUUQATAY, IN ITOOBIYA AY QASAB KU QABSATO BADDA.
Adunka qof na bad badin karo ma jiro anaga waxan eheen Somalia ma bad badin karo somalida ayaga waxe isku yasan of na isku aminin la yaba qof aan Somali eheen in oo Somalia o tuurayo ma jiro qof walba dentiisa ka firsana siyaasada waqti walba waay is badasha taas na la soco bro
Ciidanka bada ee masaaridu seeylac iyo lug haye ha degaano ci8danka dhulkuna ee masaariduna xuduudaha dalku lawadaago wadamada kenya ito itoobiya ha soo xiraano
Lughaya iyo saylac somaliland ayaa iska leh Masar iyo somaliyana kama talin karaan somaliland Cawaaqib xumo badan ayay kala kulmayaan haday bada somaliland soo faro galiyaan
Waryaa wariyeh.waxa aad ku hadleyso waxay u egtahay in Aadan waxba lahadheeyn ood sheegaysid wax kaste oo ah sirta somaali.waxna wa ladaha waxna wa la dhaafa
Sabaab😂😂😂😂😂
MAASHA ALLAH, WA FARXAD IN AY YIMADAAN, DOWLADDA MASAR CIIDAMADEEDA BADDA KEENTO, LUGHAYE IYO SEYLAC, MURUG AYA NA HEYSAY, OO WAXA NOO MUUQATAY, IN ITOOBIYA AY QASAB KU QABSATO BADDA.
WELCOME OUR BROTHERS EGIPTIAN.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid suldankena aan jecelnahayow ❤❤
Maasha allah guul iyo gobanimo soomaaliya soomaali baa leh 🇸🇴🇸🇴
Masar Hoyaddin Waasa deeh falastine beey uhiliin kadhi wayen tulli foqool tulli weyan Belo Inimarteey kudeeh
Waa.digniin.masar.yaanaysoogalin.dhul.daarood.leeyahay
Digniiiin masar carkeeeee
No Ethiopia but masar yes.
SOMALILAND SOMALIA MAHA CIIDAMO SHESHE MA JOOGAAN MANA IMAN KARAAN WAAYO AMISOM WALIGOOD SOMALILAND MASO FARA GALIN MANA DHACAYSO MAANTA
Hadii ay saxnaato
Masar hadey dhuunta u galaayaan itobia waa arin fiican
Haye noo wad
MASAR MA IMAN KARTO SEYAC & LUG HAYE wAAYO DHULKAASI MA AHA SOMALIA EE WAA WADDANKA SOMALI LAND .
Ereyada ugu fiican oo aad la hesheen arimaha itoobiya waa (abii Axmed oo caashaqsan agagaarka bada saylac ) thank you for the proper word.
😊
Run sheeg wll Masar sooma socoto media hooda ma qorin.
saxib maxamed diiniyow kwrn dee gaanka dawacaley ilahay haa mideeyo waaladay somaliyeed dhamaantood bee waxkle oon kutilmaamo magaranhayee waa labadeydii gamcood oo iscunaye ooyna midna iifayoobayne
DOWLADDA MASAR, GUMEYSI UGA BAQAN MEYNO BADDA SOMALIYEED, LAKIIN WEY NOO BADBAADINEYSA, WAAYO 120 MALYAN XABASHI AH ISKAMA CELIN KARNO.
Adunka qof na bad badin karo ma jiro anaga waxan eheen Somalia ma bad badin karo somalida ayaga waxe isku yasan of na isku aminin la yaba qof aan Somali eheen in oo Somalia o tuurayo ma jiro qof walba dentiisa ka firsana siyaasada waqti walba waay is badasha taas na la soco bro
WAKALAD. iTiopiA. SOMALiA. ENAi jogAN
HALHAYSKII HABLAHA GURICEEL IYO GABDHAHA REER GALKACYO( ABTI HAGADILIN AABE ADEER WIILKEEGA HAGA DILIN NINKAYGA HAGADILIN ) JANADTULFIRDOOSA HOOY ALLAH HOOY INIIKA DHIGO NABAD HAKA DAALINA
Lkn masar.dan somali ma wado ee waxey ka shaqeyne danaheeda gaarka ah iyo wabiga niil
Ma xasan shiikh oo joogaa soomaaliya guulaysanaysaa isagaa XABASH kadaran sanbalooshe Cali balcad aadan madoobe iyo xasan shiikhba waa caadiqaatayaasha aan rag run iyo rabi midna aqoon maqabo kuwaasoo Ina dhex taagan baynu guulaysanaynaa keli talisnimo ayuu rabaa lkn afar dab ayaa ku shidan Ethiopia iyo afawerk iyo geelle iyo agypt iyo axmed madoobe intaba axmed madoobe oo karaayo ayuu dhaafsan car haka tanaasulo wir Kuma dhaco markhaati ahaada
Ilaahoow xukunka abgaal naga qabo.go,aan xumaa oo jilicsanaa oo liitee
Ha Ka yaabin ciidanka masar in ay yimaadaan saylac iyo lughayawaa wax aan dhacay????
Saylac Iyo lowyacade waxa leh samaroon Iyo ciise iyaguna diyaar bey u yihiin dee gebelay hadey yimadan u diid huuno inagu isaaq manahin
Ciidanka bada ee masaaridu seeylac iyo lug haye ha degaano ci8danka dhulkuna ee masaariduna xuduudaha dalku lawadaago wadamada kenya ito itoobiya ha soo xiraano
Kkkk må ku dhaca taad Aya ka horeysa. Kiwi ithiopia Aya u Keeneyna oo jabiti taagan
Lughaya iyo saylac somaliland ayaa iska leh
Masar iyo somaliyana kama talin karaan somaliland
Cawaaqib xumo badan ayay kala kulmayaan haday bada somaliland soo faro galiyaan
Itoobiyana. Soomaaliland. Xagee. Ka. Mari. ???? Lughaya. Berbera. ???? Loo. Soo. Mari. Itoobiya. Soomaaliland. Ayaa. Jooga. Wsc
Gurguurte waa diiday in uu dalka ka saaro Ethiopia. Waa yaab war ma hooyadiis baa dhashay.
HAKA BAXDO iTopiA
JogETANK. MASaR. WAXiFAWDO. ou TAHAI. SOMALi gALBED
Sey fowda ugu thy maxaa ka galey somali galbeed
lol hadii xeebta somaliland masar timdo maba iman karaan oo jabuuti fudayso ethopia kolkaa waxey xidh xaaduuda jabuti waxey wax kala so dagi Berbera
Waryaa oromo meshaan ka tahay kaa amuus
Bariis miyaa mise waa qamadi waayaabee nala arka xifaal tankaana wadan keena ka dhex jira
Kkkkkkkkk hayeey
Nasiib daraan somaaliyey
Masar waa lagucuni toona hadu kusotulo Somaliland hoyaddod hawaasen caar hakudaaco
Kkkkkkkkkk
Hhhhhhhhh
Kkkkkkkkk somaliya mel lagu dagalcmeyo ayaynoqoneysa
Maser iyo etyopya 4 gor aya is dagalen degal folfola masir walagaraey matana somaliya gudahed aya lagaraidono
Doqonow wanwadajogina
SOMLiAHDAi BAD. BiXSO. YganD BAD BIDON. R1An DANA BADBi DONi. ALBAKAN. SoMALiA. AyFoRTAi
Waryaa wariyeh.waxa aad ku hadleyso waxay u egtahay in Aadan waxba lahadheeyn ood sheegaysid wax kaste oo ah sirta somaali.waxna wa ladaha waxna wa la dhaafa
Masar wanso dhaweyneyna wadanka ee danteena ku jirto wan so dhaweyneyna
Doqon been aways ah ayaad tahay
Carabta xun xun ee raba soomaliya inay kadhigaan sida suuriya soodaan yaman liibiya kayeeli mayno askari xun oo carbeed haduu soo galo dabkaa lasaarayaa waa dacmu sariic midna laga reebi maayo anaga in xasan iyo masar colaada udhaxaysa iyada iyo itoobiya inay usoo raraan somaliya oo aynu Ka,aamusno waa inoo nacas nimo somalay
Hhhhhh, Ethiopia baa inagaga siidaran wixii Ethiopia cadow ku ah waa inoo saaxib ninkii Ethiopia jecelow horey usii raac Ethiopia waxbadan somalia waa ey dhibtey lkn hada somalia go aan bey qaadatey welcome masar 😂😂😂
@ibraahimmahamud5148 soomaali way awooda inay ciidankeedu amaanka sugo laakiin ninka fiilada fadhiya baa shisheeye leef leefa oo ciidankii shabaab uloogay.masarna nin yaqaan uma sacabo tumo labaduba waa kud iyo kabax kuwanina khayr kuuma soo wadaane dushaada inay kula dagaalamaan itoobiya khayraadka dalkana xadaan bay rabaan cidii masaari rabtana masar ha,ugu tagaan marabno calooshooda ushaqaysta yaal munaafaqad kashaqeeya
WAKALAD. iTiopiA. SOMALiA. ENAi jogAN
SOMLiAHDAi BAD. BiXSO. YganD BAD BIDON. R1An DANA BADBi DONi. ALBAKAN. SoMALiA. AyFoRTAi