Faahfaahin laga helay 12 Argagixiso ajnabi ah oo lagu dilay Puntland & muhiimada dagaalkan leeyahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Faahfaahin laga helay 12 Argagixiso ajnabi ah oo lagu dilay PL, muhiimada dagaalkan leeyahay & muxuuse PL uga dhigan yahay
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

КОМЕНТАРІ • 159

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Місяць тому +39

    ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah , Qadarintama Mudan Senior Journalist FAARAX CABDULQAADIR GEYLAN' & Bahda Geylan Media Runtii Waa Barnaamij Aad Muhim U Ah, Oo Aynu Doomeyno I'n Aynnu Wax Badan Ka Ogaano Howlgalka Ka Socda Buuraha Golid , G/ Bari P.L SOMALIA, Mahadsanid Guuleyso Inshaallah 🇸🇴

  • @UbahJaamac-h5n
    @UbahJaamac-h5n 14 днів тому +1

    Guuuul guuuul guuuuul guuuuul inshallah

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli Місяць тому +8

    Masha Allah, guul Puntland insha Allah❤

  • @najibabdinur5457
    @najibabdinur5457 Місяць тому +19

    Guul insh allh puntland

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 Місяць тому +1

    Puntland guul guul from jigjiga ogadenia so afjara argagaxisada carabta eh

  • @abshirshire6945
    @abshirshire6945 Місяць тому +1

    Guul baan urajeyn ciidamada puntland insha ALAH argagixisada waa laga guuleysan insha ALAH🙏

  • @zaytum
    @zaytum Місяць тому +6

    Guul puntland state 💪💪💪💪❤♥️🌹❤️

  • @fartunhassan6095
    @fartunhassan6095 Місяць тому +1

    Uma baahnin Xasan sh iyo dib u dhiciisa. Anagaa isaga filan.
    Insha Allah guul Puntland

  • @AbdiqaniAbdirsaq
    @AbdiqaniAbdirsaq Місяць тому +7

    Puntiland mansha allah

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed Місяць тому +13

    Puntland guul &gobannimo

  • @Daawasho1
    @Daawasho1 Місяць тому +7

    Somalia guul

  • @muusadanbele3565
    @muusadanbele3565 Місяць тому +1

    Guul puntland state 👑💪🫡

  • @omarjamaabdikarim2808
    @omarjamaabdikarim2808 Місяць тому +3

    Guul iyo gononimo shacbiga somaliyed guud ahaan gaar ahaana Farah gaylan aad baan kaaga mahadinaynaa akhbaaraadka iyo wacyi galinta dadkaaga❤

  • @apdiapdi2411
    @apdiapdi2411 Місяць тому

    Puntland guul &gobanimo

  • @Maxamed-vv8yy
    @Maxamed-vv8yy Місяць тому +20

    Guul Puntland ninkii dhoof ku yimi baa geeridu dhibaysa

  • @AXMEDMAXAMUUD-b5q
    @AXMEDMAXAMUUD-b5q Місяць тому

    Somalia rali kama ahan ladagalanka aan kulajirno Dacish waxana uku horeya calooshiis ushaqaystaha laku magacaabo xasan baraf lkn anagu hadaan nahay ciidamada punland e gala duwan kuna tiirsan shacab waynaha yaga iyo madax waynaha yaga ilahay cimrigisa ha dhereyee waan soo afjarayna dhamàn wixii wadanka amnigiisa iyo horamarkisa lid ku ah waxanan usoo dharanay difaca dalka iyo dadka horaa loku mah maahay hanqaraarac lug uma dhutiyo❤❤❤❤❤

  • @MAHAMUDJAMA-e4i
    @MAHAMUDJAMA-e4i 29 днів тому +1

    ❤❤❤

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan2496 Місяць тому +1

    Puntland Guul waynu guulaysan insha allah

  • @Tamad-v9d
    @Tamad-v9d Місяць тому +1

    GUUL PUNTLAND IYO GOBONIMO❤

  • @MohamedAdan-m9i
    @MohamedAdan-m9i Місяць тому +3

    Puntland guul inshallah

  • @MaxamedIbrahin-i2g
    @MaxamedIbrahin-i2g Місяць тому +1

    War lahubo Aduunkoo dhan kala saco gaylan❤❤❤

  • @bashirmohamed5464
    @bashirmohamed5464 Місяць тому +9

    Wariyaheyga GUUL IYOO GOBA NIMO ❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +8

    ciidanka puntland guuleysta meel kasta iyo markasta ilaahay haidin xifdiyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +9

    xasan sheekh dhaqan madaxweyne maleh ee dadka uun ba kukhasbaya

  • @khadar917
    @khadar917 Місяць тому +2

    Guul Guul sooma jeestayaasha Putland dabargooya argagaxisada shisheeyaha dalkeena kuso lugo,ay 🇸🇱💪✊️

  • @omarhusseinmoosa1404
    @omarhusseinmoosa1404 Місяць тому +3

    Ashahada la dirirka waa laga adkaan doonaa insha Allah iyo Gaala Raacyada

    • @fartunhassan6095
      @fartunhassan6095 Місяць тому

      Ashahaado la dirir aan Daacish ahaayni ma ka jirto Puntland.
      Dadka toogtay Sh Axmed Xaaji Abdirahmaan iyo Abdiqadir gacamey. Qarxiyey umad masaakiin ah, sidoo kale barakaciyey, xoolo baadana ka qadan umada ree Puntland baa Ashahaado la dirir ah.
      Hadaa tageeraysana soo raac madaxa lee lagu jabin adnee.

  • @abdirahmanmataan4051
    @abdirahmanmataan4051 Місяць тому +5

    Guuul puntland

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Місяць тому

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah illaahoow xasadka ka qabo .Butlland.

  • @AbdiAde-k5z
    @AbdiAde-k5z Місяць тому +2

    Media lagu kalsonan karo viva gaylan media

  • @AxmedXasan-c8j
    @AxmedXasan-c8j Місяць тому +4

    Puntland guull

  • @shaaciyenews6795
    @shaaciyenews6795 Місяць тому

    Maashaa allaah guuleesta
    Xiji waa geed xijiile hadii la dhaho waa qabiilo

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 Місяць тому +4

    Guul guul deni iyo puntland.
    Iska kor qada qawarijda.
    Wa marki igu horeysi an tageri deni

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 Місяць тому

      Idoor baa ka dambeeya qawariijta Cabdimalik coldoon iyo muuse juudaan baa bog kooxahaaa waa daacish 😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 Місяць тому

      Xataa muqdisho kuwa jooga Somaliland baa ka dambeeya
      Amiir kii ashabaab waxuu ahaa Ahmed madoobe oo waa la dilay 😂😂😂 long time kuwii ku soo dulay dawacalay waxay ka yimaadeen daacish waa Somaliland oo Cabdimalik coldoon baa idacada hargsysa ka sheegay 😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x Місяць тому +1

    Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul budlandii

  • @Abdirihmanhasan3255
    @Abdirihmanhasan3255 Місяць тому +13

    MALASOTAA INAY ETHOPI 10KUN OO CIIDANA AY KEENTAY MEDIA KUWAASOO QABAAILKA SOMALIDA AAD UKALA BARTAY SI AY COMMENT UGACAAYAA OO AY ISUGU DIRAAN DADKA SOMALIYED MARKA HALAGA DIG TOONAADO😢😢

  • @AyaanlehasanSomalia
    @AyaanlehasanSomalia Місяць тому +1

    Guul Guul Guul ❤❤❤

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Місяць тому +2

    Waa halkaas meesha uu Cali dheere ku dhuunto.

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 Місяць тому +1

    Puntland guul ilaahay ha guulayeeyo ciidanka Puntland ❤

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Місяць тому +2

    Ilaahaw cadawga dalkeena ku soo duulay naga qabo🤲

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 Місяць тому

    Guul puntland,dhameey argagaxisada

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Місяць тому +4

    Ilahay ka baq naga da musiqada waxaan rabna in aan dhagaysano aqbrtaada

  • @DerarDerar-nu5ir
    @DerarDerar-nu5ir Місяць тому +8

    Asc shabakada gaylan mudia duhur wanagsan

  • @mrjamac
    @mrjamac Місяць тому +1

    qudus iyo falastiin baa looga bahan yahay jihaad maya ad islaam ah in lagu jihaado

  • @Amiiniftinabdi-hv9wb
    @Amiiniftinabdi-hv9wb Місяць тому +1

    Mashaallah gaylan

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 Місяць тому

    Shisheeyaha hala qabqabto ❤

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h Місяць тому

    Puntland guul gobinimo Dalku wa Dani reer Puntland horemar Barwaqo nabad nabad nabad

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Місяць тому +1

    Soomaaliyeey Heshiiya Halmeel Ugu Soo Wada Jeesta Cadowga Duulaanka Ah Ee araba İn Ay Na Tirtiraan Magaceena Iyo Horumakeena Waa Cado Naloo Soo Direy 😭😭😭🇸🇴🙏

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g Місяць тому +1

    ilaahay ha guuleeyo
    Putland

  • @ConfusedMansion-pv7vd
    @ConfusedMansion-pv7vd Місяць тому +1

    Halalayo argagaxiso

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool Місяць тому +4

    Inta ay Daacish iyo As 🥷🏼 u dagaalamyaan ayy jabhadda aragaguxsada SNM iyo goonigoosatadu u dagaalmayaan iny Gumeeyaan dadka ay la noolyihiin iyagoo minority ah iyo inay Somali cadaw geeda u loogaan khyraadkana gurubsadaan guul baan u rajaynayaa Puntland

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Місяць тому +1

    Allahuma Aslix axwaalu umatul Somaal Allahuma Aslix axwaalu bilaatul Somali.ameen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +7

    soomaaliya oodhan waxan kulatalinaya inay kudaydan maamulka ssc khaatumo wax badana wa looga dayday wa dad maamul fiican haba tabar yaraadene

    • @Iidle02
      @Iidle02 Місяць тому

      Kkkkk prank

  • @SalaadoMaxamad-d9i
    @SalaadoMaxamad-d9i Місяць тому

    Illaahoow quwee puntiland

  • @ebyansuleymaan7293
    @ebyansuleymaan7293 Місяць тому +2

    CIIDAMADDA DIFAACA PUNTLAND STATE OF SOMALIA GUULEEYSTA.

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education Місяць тому +1

    Guul puntland laaya gaalada maba aha Islam, rabbiyow guusha nasiih

  • @Fartun-i5w
    @Fartun-i5w Місяць тому

    Yaa rabbi

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 Місяць тому

    Ilaahey sharkooda hanaga qabto

  • @ismaciilismacade275
    @ismaciilismacade275 Місяць тому +1

    Awooda alle iyo ficilka puntalan aeeyku ahaatay dheh😢😢

  • @somalia2730
    @somalia2730 Місяць тому +1

    Dowladda federalka mogdisho amanigeeyda ha ilaaliso

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 Місяць тому +2

    CIIDANKA PUNTLAND EE DHIMANAYA DIFAACA DHULKOODA WAA INEY DEGAAN BUURAHA LAGA GURANAYO MACDANTA IYO KHEYRADKA DALKEENA OO SANCADALE IYO IMARATKA IYO SHIRKADO SHISHEYE. IDINKA XAQ U LEH ,BUURAHA,KALUUNKA ,MACDANTA IYO BEEYADA KA SHAQEYSTA KU TAAJIRA DALKIINANA DIDACDA BAD IYO BERI GUULEYSTA GEESIYAAL.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Місяць тому +2

    Allaah ha inaga qabto waa inla la dagaalamaaashicibku dhamaanteen

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Місяць тому +2

    Gesiyada Puntlaand Shacab iyo masulinbo waa in la ciribtira khawarijta Qaradaha calamka laga soo wariday,Hargeisa laga soo Aas Aasay tani oo ah mashruca dana foog oo reer Galbeydka Mareykanka kuwa kale sida carapta Africada Asiyanka kuwa sirilanka philiphine Hindiyaha iyo kuwa marakiibtooda Badda Somaliya Macdanta Dahabka uraniam diamond dhirta daawada xayawanka ugadha ah iyo kheirat kale ee badan ee xalufinta ah.

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule Місяць тому +2

    Kuwa yirahda.argagixiso ayan lagalana waa bentod

  • @CAANAMAWAYE
    @CAANAMAWAYE Місяць тому +3

    Dawladaha aan ka ahyn Raali in argagixisada la dabar jaro waxa kow ka ah
    Itopia iyo imaradka iyo kenya

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Місяць тому

    XASAN DHIIQO XAGLAHAA U LAABAN‼️ PUNTLAND CAALAMKA HALA KAASHATO DAGAALKA DACASH.

  • @WiiLMuDuG-f7c
    @WiiLMuDuG-f7c Місяць тому

    Guul io gobanimo dadkaygoow puntland waxay oga fiican tahay somaliada kale io shuranshurka waa in ay midaysan yihiin oo ciidanka io shacabku xiriir leeyihiin ciidan kuna mid weeye halka koonfurta balayo 100 magac leh oo ciidan ah io kuwo macawis io qori wata halka anagu aan mid nahay ciidanka hala garab galo oo sidii 2017 2016 aan ku dhignay aan xasuusino♥️♥️🇺🇿🇺🇿♥️♥️

  • @M31-311
    @M31-311 Місяць тому +2

  • @zakilove8459
    @zakilove8459 Місяць тому +1

    Waraah

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g Місяць тому +1

    Ajaa niibta yaa keena somalia

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Місяць тому +2

    Ciidanka iyo Shacabka wanaagsan ee reer Puntlnad wxn leeyhy Gacmaha is qabsada oo u Midooba Cadowga Shisheeye. Burburiya meesha uu Ukunta dhigtay. from SSCK

  • @AbdirisaqMohamud-z6m
    @AbdirisaqMohamud-z6m Місяць тому

    Horay usoco sxp waan gutagera

  • @tamerat.
    @tamerat. Місяць тому

    Ethiopia aya ugu badan

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi Місяць тому +3

    Ragii soo horkay xagee soo mareyen

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi Місяць тому +1

    Maxay isku yahiin daacish iyo shabaab tolow mise waa isku mid?

  • @MustafeMaxamed-f6q
    @MustafeMaxamed-f6q Місяць тому +1

    Somaliland attack Goojacade teruris putland really home teruris budhadbadeed

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 Місяць тому

    Ilahay waxanu ka baryeynaa inu kuwaas naga saaro rer konfur galbdeena gobalkodi adan wayo konfur balayo naga ma horayn

  • @AbdifitahDaudhassan
    @AbdifitahDaudhassan Місяць тому +1

    Wainlaya hadaa

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Місяць тому

    Argagaxiso wa kalmad gaaladu isticmaasho markaa dadkan wa dad somaliyeed waxay doonaya wa kitaab allee
    Markaa somaliyey dib ha la iskugu noqdo oo kitaab allah haan qaadano

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 Місяць тому

    General ayuub ayaa kufilan kuwaas

  • @MustafeMaxamed-f6q
    @MustafeMaxamed-f6q Місяць тому +1

    Petulant members teruris really

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir Місяць тому

    Geylan media waxanu kaa cod saneyna inad Dowlada puntland naga gaar siiso iney Furan Account aanu kuso dirno wixii dhaqaalo naga gaarsii arinka please

  • @SakariyemaxamedSakariye-o1h
    @SakariyemaxamedSakariye-o1h Місяць тому +1

    Guul iyo gobanimo waa inaan difaacnaa dalkeena iyo diinteenaba

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 Місяць тому

    Dad reer putland ah ayaa jiro oo la shaqeeyo daacish iyo shabaab waxa kala oo jiro dad reer ah oo Islamka ka soo horjeedo in wax lagu maamulo

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 Місяць тому +1

    Kuban Hadi laga so puntland,somalia safe ayey noqoneysa

  • @FutoXar
    @FutoXar Місяць тому

    Afghanistan bay rabeen inay naga dhigtaan eeydu😊totalitarian dalka afduubanaya weeye dowlada federalka kama fara mara

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 Місяць тому

    Xijiga iyo maydiga aanu awoowgayo ka dhaxalnay ee aanu innaga iska sii dhaxalno iyo calahaas dhaadheer wacad alle maamul aan kan dawladda putlayn ahayn inuusan canshuurayn rag Bay leedahay caluhu

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 Місяць тому

    Simalidu inty isu maqantahay
    Ayay baylah iyo khatar wayn
    Oo ka dhan ah masiirkooda
    Iyo jiritankeeda umadnimo
    Ay kala kulmayan cadawaha ?

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm Місяць тому +1

    Waa danay xadhig maleh sujuuda ku dhufo xadhig iyo waxaa ka bax yuu mid kabixin ha aasina dhirta ka soo laslaadiya waar waynakaa hadaba

  • @guuguuleguuguule504
    @guuguuleguuguule504 Місяць тому

    Markaanu buraha cal miskaad iyo cal bari ka soo dhamays tirno iyo guud puntland ba waxa ku xigi doonta galmudug oo aanu ka garab siin doono cidhib tirka argagixisada , inagoo isku Duuban ayaynu hirshabeele galaynaa waana ka xaaqaynaa koon fur galbeed iyo jubaland ayaa inoogu xiga , cadowgeena hadii aynu wada midowno 6 bilood inaku qaadan mayso,

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Місяць тому +1

    Argigixisada sidee kuhelaan cuntooyinka madama buuraha kujiraan ma dhihi karaa dadka deeganka lashaqeeya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +1

    shirki warsangeli caano iyo biyo toona kamaso bixin waxana sababay xaasidnimo ay dhulbahante uqaban taas waxay sababtay in dhulki warsangeli idoor degaameystay meel kasto macdan lahayd oo burco yar iyo hargeysa yar ulabaxay

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad Місяць тому +2

    Putland iyo daacishtu waa majerteen wxba beentaad shubaysaa wxba jiraan beenta kooxda putland wxba ha ubuunbuunin ninka hystaa daacis waa majerteen

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex Місяць тому +1

    Dadka weerarka soo qaadey waa argagaxiso
    Saciid Danina waa argagaxiso
    Saciid imisuu diley
    Imisuu baarlamaanka Budland ku dhex
    diley
    Dilaa waa dilaa haduu yahay Sheekh iyo haduu yahay Caami haduu yahay argagaxiso haduu yahay madax
    Inta dhimatey waan ka xumahay

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 Місяць тому +1

    Madaxweynaha Soomaaliya wa Xassan Dhiiqo, wali ma boogadin halgalka PUNTLAND. Sababto waxa weeye Xassan Dhiiqo wuxu raba in uu PUNTLAND ARGAGAXISADA ku qabsado. Isaga na maalgaliya argagaxisada.?

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o Місяць тому

      Ha Hassan sheikh aragaxisada bu la Safan yahay

    • @AsserAsser-cj4hz
      @AsserAsser-cj4hz Місяць тому +1

      Dhilooy marka aan argaagixisada ladagaaleenay 2022-2023 Hirshabelle,Galmudug majeerteen Soo ma dhihin Hawiye la hubeenayaa cunaqabateenka yaaan la qaadin xeetahay naxariista Naga fileeso adoo yaryarka ah .
      ADKEESI lahaada ama AFEEF hore😂😂😂

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Місяць тому +1

    carab waa Nacalatula meeshi lagu arko hala bireeyo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Місяць тому

    CIA ayaa lugta ku walaaqaysa Soomaaliya.

  • @Zakariye-z3x
    @Zakariye-z3x Місяць тому

    Somalia dadka isku diraayo waxaa kow ka ah wariye isku sheega qabyaalada iyo qurubka ka dhex guuxayo hadii loo wado jiheeyn san lahaa in dalkaan iyo dadkaan la mideeyo wax badan ayaa inoo qabsoomi lahaa

  • @HamzaRash-eu4ve
    @HamzaRash-eu4ve Місяць тому

    Guuleysta Tolkeyow aynu iska celino kilaabtan wan isaga filanhy

  • @zakilove8459
    @zakilove8459 Місяць тому

    Dalalka caalamk

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 Місяць тому

    Si aad west aad lacag uga heshid waa in aad tiraahdaa waxaan la dagaalamayaa daacish iyo argagaxiso caalami.

    • @FaadumoCabdirashiid-rx4nv
      @FaadumoCabdirashiid-rx4nv Місяць тому

      Ciilan baa thye iska ooy hadaaba dadkii ajnabiga ahaa ee la laayey aad been abuur ka dhigayso

    • @warsanxidig9749
      @warsanxidig9749 Місяць тому +1

      LACAG WEST IYO CIIDAN SHISHEYE INTU WADANKENA JOOGO WEYNA KALE DILAYAAN,SIDA DOQONKAN AMXARKE SOMALI ISKA DHIGAYA.

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm Місяць тому +1

    Waar waynakaa hadaba waar soo ururi israilinta iyo Ethiopia 🇪🇹