Ethiopia ayaa calaa ca shay waa riyo ee kacan bir ah iyo IL dheer in laku eeko Ayaa fcn dowlada go aan keeda ha cadayso malina cadow malina sxp ma fahmin
ASC Etophia ha calaacasho ama iska dhaafto,ee wadankeena ka bixiya Ethiopia weli dhibaato ayay inala damacsantahay,war ama cadawga wadankeena ka bixiya ama inaga wareega,marin biyood waa heysata oo Jabuuti Iyo laamu ito Berbera intaba badeecado baa uga dega,marka iimaashaha Mogadishu timid in ay xaqdaro wax ku hesho oo sorry arrinta Etophia oo wadankeena sii joogto.Thanks🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
😂😂😂😂😂😂😂 Marki itoobiya la rabo ina lagu macaneeyo bal firi laxanka lagu sarayo dowlada somalia go' aanka cidanka shaqo kuma laha waxa iska lwh AU iyo UN war wax fahma 😂😂
shan itoobiyaan haddii loo oggolaado kumanaan sharci darro ah ayeey soo daba dhigeysaa yaa mas'uul ka noqonayaa taas oo haddaba kaa saaraya war itoobiyaan ma rabno
Berhanu juula wuxuu ku goodiyey hadii aan ka baxno dalka somalia in ALSHABAAB ay qabsanayso . Ethopia waa in aan loo ogolaan joogitaanka dalkeen. Ethopia waa gumaysi madow waxay rabtaa in ay qabsato qayb ka mid ah badda iyo dhulka somalia.
Ciidamada puntlnd waa kuwa ugu awooda bdn wqtigaan ljogo 🇸🇱♥️💪
Wallee Wadankeenna Halis Ayuu Ku Sugan Yahey Soomaaliyeey Heshiiya 😭🇸🇴🙏👮👮♂️
Ethiopia ayaa calaa ca shay waa riyo ee kacan bir ah iyo IL dheer in laku eeko Ayaa fcn dowlada go aan keeda ha cadayso malina cadow malina sxp ma fahmin
Btln. Lacagyedi. Wa. So. Dhowdahay. Eagul. Dhaman. Somaliwayn❤❤❤❤
ISMADHIIBIN EE WAANA SIREE
itoobiyanka masiijogaan marnam
ISKU SOO DHAWAASHA MA FIICAN BARI BUU LASAFANAYAA NINKASTA MUCAARAD AH SHABAAB ALAHA KADHIGEE
annaga itoobiyaan calaacalaya ma maqal waxaan ognahay oo keliya itoobiya oo xoog iyo xiilo wax ku rabta oo keliya tanna waxay ka mid tahay xiiladdii ay sheegtay marka yaan laga yeelin
Beenta haladaye
Marabno madooneeyno calaacal maxaa keeney mawadan la aan baa heeyso
Adeer calaacalkeeda waxba kuma faleeyno madaxweeynuhu hadii uu doonaayo ineey umada somaliyeed yeelato doowlad fadhida oo faragelinta itoobiya ka madax banaan itoobiya haku fariisiyo genberka deriska xun lagu fariisiyo
Ok
ASC Etophia ha calaacasho ama iska dhaafto,ee wadankeena ka bixiya Ethiopia weli dhibaato ayay inala damacsantahay,war ama cadawga wadankeena ka bixiya ama inaga wareega,marin biyood waa heysata oo Jabuuti Iyo laamu ito Berbera intaba badeecado baa uga dega,marka iimaashaha Mogadishu timid in ay xaqdaro wax ku hesho oo sorry arrinta Etophia oo wadankeena sii joogto.Thanks🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Yaaa ku ilalin
😂😂😂😂😂😂😂
Marki itoobiya la rabo ina lagu macaneeyo bal firi laxanka lagu sarayo dowlada somalia go' aanka cidanka shaqo kuma laha waxa iska lwh AU iyo UN war wax fahma 😂😂
Ethobia wax inaga dhexeeya majiraan waxeey inaga heysataa Dulkeenii Soomaali Galbeed /Ogadeen
Maxan kawada hadleynaa? Waxaa loobaahanyahey iskutashi buuxa
shan itoobiyaan haddii loo oggolaado kumanaan sharci darro ah ayeey soo daba dhigeysaa yaa mas'uul ka noqonayaa taas oo haddaba kaa saaraya war itoobiyaan ma rabno
Dadka iyo dalka soomaali ma doonayaa iney itoobiyo ay sii joogto soomaali cidamada itoobiyo iney ka baxaan dhulka soomaali oo ay aado dhulkeeda
Berhanu juula wuxuu ku goodiyey hadii aan ka baxno dalka somalia in ALSHABAAB ay qabsanayso .
Ethopia waa in aan loo ogolaan joogitaanka dalkeen.
Ethopia waa gumaysi madow waxay rabtaa in ay qabsato qayb ka mid ah badda iyo dhulka somalia.
Oromiya oduu
Ithopiyo waa libaxa afriko ma calacasho
Dadka somaliyeed ilaa meeqa sano ayaad been usheegaysiin ilaahay maad kacabsataan mawaxa laga xishonaya ithobia walaga bixin wayay somalia
aniga ahaan marabo incidan itopiana cidena siijogan madaxweynaha waxanleeyahay yusan isudabcinin ragas waakuwa ukalaqeybiyay mamulo an israbin somalia somali baleh
Wad iska hadashay
Ha maqlin barlaxawsiga amxarada yan la.yelin qaf amxaar ah.in u wadankena ka hawgalo wacadow so jireen ah amxaaradu
.
X. Culusow. Ba. Xabashida. Kaxun
Asc.war hanoosoo dhaweynin Itopiya.hadannahay shacabka Somaliyeed ma doonayno itoopiya.pplease itoopiya.stopp.
Xasan dhiiqo gaala u sujuude aanu awoodin inuu casiimo ku garo go,aan,adag aragnee gaalo caabudkaadi i uu soomaali difaaco
X. Culusow. Waxa. Urabay. Ethobiya. In. Uku. Daro. Balse. Adunka. Badiday. X. Culusow. Wurabay. Xabashida