ما أحلى التصوف: علمت فيه أن حب الرئاسة سم على دينك.❤❤❤ ما رأيت حسانا الا وفيه حب لقيادة الناس. يكفر هذا ويفسق هذا. والناس لا يتبعون الحق ولا يعلمون الا تحت قيادته😮
Sheekhu walahi ba ku dhartey waa nin inta ka run sheegay kitabka ha taliyo intuba wa diden. Kitabka Ama ha taliyo ama yusan talin Oo cad ma yirahden lakin hadalkodu sidas ayuu u dhacaya
#MUUQALKAN WAAN KA SHAKIYEY, WUXU U MUQDHAA MID LAISUKEENAY OO AAN ISLAHEEN.. WAAYO HADII AAD U KUR GASHID WAXAD ARKAYSA IN MOWDUCA UU ISLAHEEN...BIMACNAA WAA KALA DARSII
ANIGA SH XASAAN WAXAA IGALA DARAN OO AAN KA BAQAYAA UMADA HORFADHIDA OO TIISA MOYEE TUKALE AAN DHAGEEYSAN WAXAAN UMALEY IN AAY NOQON DOON TO رحم الله النباش الاول
Asc samiir yare sxb arinka sidas ma aha labada sheikh mid ba qaab ayu uhadlayay marka walal viewers inta a radinaysid dambi hagalin umaddana hafitnenin culumadana qeer Allah siiyo dhamantod
Sh xasaan waa xag jir yaab ah. Ma waxa aad na leedahay wixii dawlado soomaalidu soo martay oo dhan ilaa lixdankii ayaa gaalo ah?. Adeer dadka aad wax u sheegaysaa ma ciyaalbaa. Nidaamka lagu xukumayo dawlada haddii aanu ku jirin wax ka hormanaya kitaabka ilaahay wax diidani ma jiro.
SIDAAD QOFKASTA GAAL UGU SHEEGAYSAY OO AAD ISKAGA DHIGAYSAY INAAD ADIGU DADKA UGU CILMI BADAN TAHAY BAAD WAJIGII KAB KU NOQDAY WAXAAD TAHAY ADIGU BAL DIB ISKUGU NOQOO ISASOO SHEEG MUSLIM AMA GAAL BAL DIB ISKUGU NOQO HAWIYAHANA NACAYB WAXBA UGA QAADI MAYSIDA HA KU AAQIRO SEEGIN WAYGA TALO
هههههههههه sheekh usually laba sano ka hor wuxuu aaminsanaa in aanay dawlad jirin maantana khaliifuu u haystaa tan xasan sheekh,isagaa before iyo after Isuzu filan.
@@ابوصابرالجيلاني Adiga ayaa qabiil aaminsan lakiin nin xaq ka hadlay iyi nin baadil ku hadlay aragna Sheekh Xasan kitaabka ilaahay ha taliyo ayuu u hadlay✅
@@yusrashrashiid7340 مسألة التكفير خطيرة أوكي خطيرة ، لكن هل مسألة الكفر فطيرة؟! وكلنا يعلم أن التكفير فرع عن الكفر ، فلا يستحق التكفير إلا من اقترف الكفر ، والعياذ بالله فبلاش تكرر كلام الجهلة من أدعياء العلم ، شغلي مخك شويه
Usuuli waa nin Raba dimoqradiyo iney guu leysato shiiq xasaan wuxuu rabaa kitab ka alle iney guulsto viva shiiq xasaan down Cia da iyo suuli all ladagaa Lanka shareecada islamka
@@abdifitahabdullahi4675 adiga ayaa takfiir ah calmaani ayaa tahay Lakin ogow 2 saf kee tahay raga argaxiso lo yaqaano mise reer galbeetka iyo munafiqiinta safka ku la jira
ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون
هذه الآية صحيح لكن كيف فسر رسول الله صلى الله عليه وصحابته.
Sayid Xassan Xussen libaax goshisii ku jira weeyi
@@hajimuhyadin ❤️❤️❤️❤️❤️
Shiiq xasaan xuseen aadan abusalman aad ayan ujeclahay wayo runta kamagambado m.a allow awaalkisa jjanatul firdowsa kayeel ❤
ما أحلى التصوف: علمت فيه أن حب الرئاسة سم على دينك.❤❤❤
ما رأيت حسانا الا وفيه حب لقيادة الناس. يكفر هذا ويفسق هذا. والناس لا يتبعون الحق ولا يعلمون الا تحت قيادته😮
Maashaa Allaah sh xassaan jazaakallaahu khayran maamo ✅☝️
@@Sahragabow Amiin amiin mahadsanid
الشيخنا حسان حسين آدم حفظه الله ورعاه أسد العلماء في قرننا
Amiin amiin thank you
XASAAN XUSEEN HADDA KA HOR AYAA UGEFEY SHIIKH CUMAR FAARUUQ MAANTA SHIIKH USUULI OO CAALIM AH MIYUU HEYSTAA. WAA YAAB
@@Yusufxasann sheekh xasaan xuseen ba ka caalim san usuuli. Intaas oo kitaab oo dersi eh ayu ka akhriya nairoobi iyo marbu sheekh umul iska laadlaadshe
اي علم هذا
هذا كافر وهذا فاسق اتراها دينا وعلما@@BlissAden
لا جمع بين الإضافة والأل
Jzklla sheekh xaassaan xusen Allahu akbar3 runti rageedi
❤❤❤❤❤❤❤❤
Alaw noxifti sheekh xasan
@@PukhaariSheikhcali-pn2gb Amiin amiin mahadsanid
@@PukhaariSheikhcali-pn2gb ❤️❤️❤️❤️❤️
Sheekh xassan waa libaax run badan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Usuuli is rational
Actually too rational
والله الشيخ الوحيد يتكلم حقيقي الشيخ حسان هم نسو افتومنون ببعض الكتاب وتكفرون ببعض
❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheikhul alamah mufti caalim aftahan muhadith faqiih sheikhul islam xasaan xuseen Adam abu salmaan hafidahulah
@@abdullahisiasa7861 Maasha allah barakoow adna
Takfiir ninkii kafakar duwan gaaleysiiya miyaa sheikh noqday.
@abdifitahabdullahi4675 been bad shegeysa warya
@@abdifitahabdullahi4675
Adeer kii dhaha kitaabka alle dhib maleh hadan laysku xukumin isaga iyo kii rumaystaba haysku noqdaan
اللهم صل وسلم وبارك على أشرف الخلق سيدنا وحبيبنا ❤❤❤
Sheikh xasaan allah ha so hanuniyo sheekh usuuli wax kama qaldan sidaan filaayo ani ahaan
@@abbazahmed2847 Ku noqo
#abbazahmed2847
Hadad leeday kitaabka alle waajib maaha in laysku xukumaa adi laftaada isku noqo
Maya, xassan tuug ayaa caalim kuu ah usuuliyow. Accuudu billaah minal xowri bacdal kowr
@@mohamedsharifali3886 Ceydu ma wacno, haddii aad in uu cilmi leedahay cilmi ku raddi haddii kale ceyda iskadaa oo wax soo baro.
kitaabka ilaahay talin maayo qofkii ku dhaha waa gaal
Sh xasaan xuseen culumada isagaa kasoohadhay xafida hu laah
@@XuseenMaxamuud-g8p Aad iyo aad waa legend
Shekh xasaan xafida hullaah
Sheekhu walahi ba ku dhartey waa nin inta ka run sheegay kitabka ha taliyo intuba wa diden. Kitabka Ama ha taliyo ama yusan talin Oo cad ma yirahden lakin hadalkodu sidas ayuu u dhacaya
Absulatay kuwa caqliga leh ayaad tahay, Xasan waa runlow Alshabaabna waa runlow ilaahay ayaynu ka xukun qaadaninaa insha Allah
Sheekh xasan allaah subxaanahu watacaalaa fadligiisa ha kugu xifdiyo aamiin yaa rabi
@@ruqiyoese1193 Amiin amiin mahadsanid
القابلة تسير والكلابة تنبح
فمازال شيخ الإسلام حسان حسين حفظه الله ورعاه
يدافع الحق حينما تمرغت الجديدية وما جرى مجراها كاللإعتصام في بول الكفرة
Sh islaam abuu Salman allah ha ku xifdiyo insha allah guuleyso sheekh aduun iyo aakhiro
ومن لم يحكم بما انزل الله فاولءك هم الكافرون شيخنا حسان
شيحنا الفاضل حسان حسين ادم حفظه الله ورعاه
Amiin amiin mahadsanid
#MUUQALKAN WAAN KA SHAKIYEY, WUXU U MUQDHAA MID LAISUKEENAY OO AAN ISLAHEEN.. WAAYO HADII AAD U KUR GASHID WAXAD ARKAYSA IN MOWDUCA UU ISLAHEEN...BIMACNAA WAA KALA DARSII
@@mohagedi8874 Mowduucu waa kitaabka quraanka ma la isku xukumi karaa?
الشيخين حسن حسين ادم حفظ الله ❤❤❤
ANIGA SH XASAAN WAXAA IGALA DARAN OO AAN KA BAQAYAA UMADA HORFADHIDA OO TIISA MOYEE TUKALE AAN DHAGEEYSAN
WAXAAN UMALEY IN AAY NOQON DOON TO
رحم الله النباش الاول
❤❤❤❤❤❤❤
Masha ❤Allah shekhuna xassan
@@sophiaomar7875 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
War ilaahey ka baqawaxaan isu keeneysan joojiya
Xasaan ninkii kafakar duwan waa gaal Diinta uu sheeganyo waa intaas. Kama hadlo qaraxyada ummada lagu xasuuqo iyo dilalka xoolaha baada ah.
Shareecada ayaa u banaysay inay qarxiyaan sheekha runta idiin sheega weeye wlhi mana fekertaan kuwa iimaanookada iibsaday ha maqlina sida usuli suuli
Shareecada ka hadal ma gaaalda taagerysaaa adigu
Ilaahay haku xiftiyo sh xasaan xuseen Aadam caamada caytamayso xasaan wax miyey yeeli karaan
Slc shaikh xasaan laaan somalidu
Intay diinta ka aminsanan caqiidada jogi lahayen
Jazaakallaahu kheyran shiikhunaa sh xassan Xussen
Sh usuuli baasaxsan dhiiga umada inlafatwDo waxalaal waqalad sidoo kale yuu iskadhigin inuu kFiicanyahey
Sheekhyaduna ma is daba dhigtaan
Sheekhyada waa wada jecelnehay
Wadaadkaan Xassaan fadhi ku dirir ayuu meesha ku hayaa iyo inuu dadka gaaleeyo ,imisaa warkiisa lagu dilay ,diina ma yaqaan trorog cidlaa oo uu meel kasoo meersaday ayuu kuwuo wax ma garato ah dhagaha ugu shubaa,xisab baa dambeysa bal hadey wahaabiyonimadu kaa furaneyso.
Sh xasaan cid ka aqoonbadan kana garashadheer aduunka lagasoo arkimaayo ee waxbaro
😢shakh xasan allxafido
Innaa lillaahi wa innaa ilehi raajicun
😢😢😢😢😢😢😢😢
Sh Abu Salmaan. Xafidahullah illahow no barakee. Waxa ya Culuma ino noqon laha kawarama
@@hassanabdihassanabdi393 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Allah idin ku dhaariye usuli xaguu sheekhnimo ka soo galey universal tv ayaa xooga ka qaata diin iyo kitaab magaranayo
Xasaan waa takfiir Khawaarij ah
Ku noqo
anoo suufiya ayaan taageer sanahay sh xasaan
Asc samiir yare sxb arinka sidas ma aha labada sheikh mid ba qaab ayu uhadlayay marka walal viewers inta a radinaysid dambi hagalin umaddana hafitnenin culumadana qeer Allah siiyo dhamantod
Xasaan waa sheydaan weyn!
@@bincamir1 Ku noqo
Sh xasaan waa xag jir yaab ah. Ma waxa aad na leedahay wixii dawlado soomaalidu soo martay oo dhan ilaa lixdankii ayaa gaalo ah?. Adeer dadka aad wax u sheegaysaa ma ciyaalbaa. Nidaamka lagu xukumayo dawlada haddii aanu ku jirin wax ka hormanaya kitaabka ilaahay wax diidani ma jiro.
Kitaabka mataqaanaan horta.
Xassaan adigaa ubaahan in lagu baadho inaa muslim tahay iyo in kle
Sh xasaan kitaabka quraanka in keligiis loosoo dajiyay baa mooda oo uudadka kaxigo yaaab 😢
Qofkaan aaminsanayn in kataabka uu isaga leeyahay uu isaga la hadlayo muxuu Rabaa?
KITAABKA ALE QOFKASTA OO MUSLIM AH WAA INUU ISLAHAYSIIYO
runta ayuu ka sheegay wlhi maaha mid beenlow ah oo raacay fekerka gaalada waa xaqjir
ماشاءالله تبارك الرحمن الشيخ حساب
Ufuuuray usually
Indha cadayska xisaan waxaa runta uga dhow shiiq usuuli
War ilaahay kabaqa hadalka isku adisen sheeqyada been haka sheegin
Warmxaa karabtaa shekhul islaam sheekh xasaan xuseen aadam abuu salmaan waa kamaseer santahay uma xumid nintendo kama seer san inaa tahay
Sheek xasaan wa takfiri cadestey hala eska jiro
Ku noqo
Maasha alaah sheekh xasaan
SIDAAD QOFKASTA GAAL UGU SHEEGAYSAY OO AAD ISKAGA DHIGAYSAY INAAD ADIGU DADKA UGU CILMI BADAN TAHAY BAAD WAJIGII KAB KU NOQDAY WAXAAD TAHAY ADIGU BAL DIB ISKUGU NOQOO ISASOO SHEEG MUSLIM AMA GAAL BAL DIB ISKUGU NOQO HAWIYAHANA NACAYB WAXBA UGA QAADI MAYSIDA HA KU AAQIRO SEEGIN WAYGA TALO
Waa run sheekhaas wlhi run ayuu shegaa manta sabankan ninka keliya ee runta sheega ayaan arkay weeye, isaga iyo Alshabaab waa xaqjiro, wadaadadii hore ee lahaa mohamed irshaad iyo sheekh boqolsoon soo dhegayso xitaa waa lamid runta ayayna kitaabka ka sheegeen
ma sina qof kitaabka ilaahay runta ka sheegay oo wuxuu kitaabku sheegay sheegay, iyo qof fekerkiisa dadka u sheegiya taas fahma" sheekh Xasan waa runlow anaga ka markhaati ah wlhi ilaa maalinka qiyaame
Ninkan Xasan la leeyahay waxaan takfiirin ahayn maba baran , cilmiga dhan waxuuba ka bartay takfiirinta
Uusuli wa quburi suufi ah xasaan wa qawarij wa qabiileystey wa shaydaan maca shaydaan
Qabuuri muslim miyaaa?
Ulumada diinta runta xakashegan sh xasan clipka xadaa an degeyste meshi ugudebeyste qof unudaxo waa gal allahu calam unudaxo taas ilamaficno eee culumada wxan ushegaya dadka diinta ineyfahansiyan eee maaxan ini eyaga diinta iskumacaridan.wabillahi towfiq
@@BisharDagane Mahadsanid
Waa dood aan macna laheyn .
Dad aan caqligoodu ku filnayn oo wada shilin dayday ah, oo meel walba wax ka daydayi oo dhaqan tuke leh, oo dadnimadii ka tagay ayaa dadka wax usoo gudbinaya, Adeerayaa waxaad ummadda usoo gudbinaysaan bal ciwaannada uun ka hagaajiyo, culumada iyo dadka aad iswada korsaaraysaan iyo eed hadalladooda aad wada jar-jaraysaanna Alllihiin uga cabsada.
Sheydaan ilkaa,dheer
@@OmarMahamoud-r5c Ceydu ma wanaagsano, shame on you
Ilka dhiirir ma ceeb baa ilaahay baa abuurayee
War umada islamka dhigeda habaneysa nina illaahey kabaqa
qof kitaabka ilaahay diiday muslim maaha hadu sheegto xitaa muslimnimo maaha muslim waana la dilayaa
You can not take a person from the fold Islam, it is only khawarij, the man from Nairobi
@@madhobe Thats not true, Shame on you.
MASJIDKA LA DUMIN RABO INAAD KA HADASHAAN SAW XAQ MA AHAN??
Sheekh xassan sheekh usiili ma heysto ee xasan sheekh ayuu ka hadlaya ee umada ha isku dirin sxp video qaldana views haku raadin
Waa aragtidaada
Labo kala daaya dadoow gogoyska vidéo yada culimada aad isku jarjaraysaan, Oo waxa wacan ka sheqeeya
هههههههههه sheekh usually laba sano ka hor wuxuu aaminsanaa in aanay dawlad jirin maantana khaliifuu u haystaa tan xasan sheekh,isagaa before iyo after Isuzu filan.
Culimada yaa iwka hor keenay mawa is qoseeyo hadaladooda
Labo moowduuc ayey kakalahad laayaan ee culumada kaleexo 😮
@@Yussuf-Fieore Waa isku mowduuc, kitaabka quraanka ma la isku xukumi karaa?
@@SamiirYare-ss7zx Nacam waa waajib taas lkn culumada yaan loogafin akhii
@@Yussuf-Fieore GeForce ma jiro ee waa dood cilmiyeed lagu kala baxo
Subxanallah alle anka baqno
Brother sheikh xassaan iyo diinlawahan afgaroca ah in laisku keno meel ka dhac waye
Qabiil kudil
Absulatay❤
@@ابوصابرالجيلاني Adiga ayaa qabiil aaminsan lakiin nin xaq ka hadlay iyi nin baadil ku hadlay aragna Sheekh Xasan kitaabka ilaahay ha taliyo ayuu u hadlay✅
مسألة التكفير خطيرة جدا جدا
@@yusrashrashiid7340
مسألة التكفير خطيرة
أوكي خطيرة ، لكن هل مسألة الكفر فطيرة؟!
وكلنا يعلم أن التكفير فرع عن الكفر ، فلا يستحق التكفير إلا من اقترف الكفر ، والعياذ بالله
فبلاش تكرر كلام الجهلة من أدعياء العلم ، شغلي مخك شويه
Adiga maxaa lagugudhaqaa sow sharciga kenya oo gaalo ah maahan maxaad dadka beenta ugusheegeysaa teedakale haddii aad runsheegeyso alshabaab duurka ugutag haddiikale sirdoonka kenya ayaad lashaqeysaaye dhallinyarada beenta kadaa ninkan gaabanow culimo nin ahi madaxda ummadda macaayo ee adigaa caammi ah
2badodaba waa isku mid waxay isku dhaman majirtee umada halaga qabto
@@MOHAMUDIbrahim-mz4wv ❤️❤️❤️❤️❤️
Usuuli wuxuu rabaa usa 🇺🇸 mishaarkooda iyo amisom muufada xalane kula cuno😂yaan loo qabanin
Usuli wa suufii shek xasan qawarij
@@AbdillahiAhmed-sc7hf kaddaa
Xasaaan waa khawaarij
Ninkaan xasan xusen umada wuu marin habaabin cilmina maleh
adaa cilmi leh soma marka 😂😂😂😂😂
@@Muxamedaskar runtu way ku dhibtay
Xasaan waa Wahaabi originally ah
Yacnii wixii iyaga fakarkooda an qabin waa Gaalo dhiigooduna waa banaan yahay
Runtii wahabiyada asaga ugu roon ilaa fakarkiisa ayuu run ka sheegaye
Duul culimo qastay iga dheh
@@SuhaybFaysal-hg1cx Diintaada baro si aad wax u fahantid
Adaa bilaa adab duli yahow
Ceyda jooji
alla ninka takfiirtu lasahlanaa. Walle xasaan xuseenow meel uu katalin adookale mid ihi ayaanan tagin. Diintaad doontid iyo sheikh nimadaad doontid sheego. Argagixiso ayaad tahay wlh. Kenya inay kuxidho weeyaan. Been iyo fitno umbaad la joogtaa meesha. War ninka nacaybka kujiraa badnaa. Waxaan unaxaa kuwa adi sheikh ku moodi. Allow idiin sahal.
Isagu wuxaa ka argagoxo Gaalada iyo kuwa u shaqeeyo ee adigu kumaa tahay
BLwaxa u suu issu leedayo firing wagaall hadal kaasu wagaalnimo
Xasaan waaladiisa iyo fahamxumadiisa waxay soo baxdaa markuu isku taagay macalmiintiisa uu diinta ka baranayey bal waa kan xasaan oo culumo diineed heer jaamacadeed ah isagoo radinaaya ,xasaan fikirka khawaarijta in uu haysto hadda ayey caddahay se waxaa ka hoosbaxsan in fikirkaan lagu dilay sayidcusmaan iyo sayid Cali RCHUMAA,
beenta maxaa usheegey sh xasaan. sh usuuli maheysto
Dib u daawo
Warka laqabta culimada 😅😅😅😅😅
Doodda si fiican u daawo.
@@SamiirYare-ss7zx ok
Allah ha barakeeyo sheekh xasaan maş❤
Waryaa uf xasaan takfiir
Tuug diimeed
Xasaanow kitabka ilaahay cidi ma diidanee maxaad somalida ugu gaalaysiinaysaa isku xukuma kitaabka ilaahay adigaba dawlada kiinya kiristanimay kugu xukuntaaye horta noo kaalay markaa dooda wax ku darso
U suuli ma america ayuu shiiq u yahay waa munafiq af iyo adin ku la dagaalama diinta islamka safka gaalda ayuu ku jiraa
Uusuuli magacaan mamuto jaahil waaye
War kan culiimo ma ahan ee waa muriyaan culiimo iska dhigaayo
Usuuli waa nin Raba dimoqradiyo iney guu leysato shiiq xasaan wuxuu rabaa kitab ka alle iney guulsto viva shiiq xasaan down Cia da iyo suuli all ladagaa Lanka shareecada islamka
Qarax iyo lacag baad ah isii hadii kle wnku dilayaa miyaa shareeco islaam ah. Takfiir qofkii kafakar duwan dilaya waaye oo gaalo ah.
@@abdifitahabdullahi4675 adiga ayaa takfiir ah calmaani ayaa tahay Lakin ogow 2 saf kee tahay raga argaxiso lo yaqaano mise reer galbeetka iyo munafiqiinta safka ku la jira
Hhh sheekh xasaan soomaaliya waysoo xidhaysaa haduu joojin waayo waxan uu wado sidii sheekh taakeeye oo kalle afar xaasleh alshabaab diinta inay kaligeed taqaano ayayba uhaystaan intakallena ay gaalo yihiin bas
Kenya ayuu joogaa
Khawaarij xasaan dawaarle diimeed
Shiiqa culimo caamo iyo siyaasi midna kala reebin waa gaaleysiiyay, yaaba soo haray waa yaabe
Usiili waa mooryaan khamiis iyo cimaamad xiran
حسان عنده تسرّعٌ في التكفير .
@@AbuubakarYuusuf-gm5em
وما الإشكال في التسرع في التكفير إذا كان عندك تسرع في الكفر؟!
كذبت
Kuma deg degin, gaalaysiinta waxaan jirin lama sheego
Kitaabka nin diidan, taas deg deg miyaa
التكفير بشخص معين له ضوابط وقيود . فيا متعصبو حسان إياكم وتقليد الأعمى
@@AbuubakarYuusuf-gm5em
أنت تتحدث عن ضوابط وقيود التكفير ، وما تحسن تكتب جملة مفيدة
هزُلت وربي!