Xukunka in laga shaqaysto xaaraanta sida heesaha iyo Bangiyada || Sh Xassaan
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- ما عليك سوى الانتساب إلى هذه القناة للاستفادة من المزايا:
/ @daarul_xadiith
BOOQO daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...
xaqiqa waye waa wax fahan ubahan ilahyow sheikh xasan barake waa shekha kaliya ee runta ann ka baqin mshaa alah war sheikha halaga faidaysto
احبك في الله | كرم الله وجهك ورفع قدرك ونور قبرك .
ماشاء الله شيخ حسان أحبك في الله أخي .. حفظك الله ورعاك
Masha Allah sh xasaan
جزاك الله خيرالجزا شيخنا اخونا الله يحفظك ويحفظنا وللمسلمين اللهم امين رب العالمين شكرا لك
À
Jaasaakaa allaah khaayr
Illhaahay hakuu xafidiyo Aduun iyo Akhiraba AAMIIN Yaa Raabii
Maasha allah sheekhunaa jazakallahu khayr
Masha Allah shaykh
Masha Allah sheikh Allah hakuxafido
Jazaakallaahu khayra jazaa sheekh allaha kuxifdiyo
Allow ku barakeey
Waa hadall xaqiiqa Mansha Allah Sheekh jisakallah khayr Alle haku dhowro aamiin yaarabi pic respect Keep going 🖐👏👏👏🙏🙏👍
Mashaa allh
Jazakallah akhi
Jazakallah shekhana
MAASHAA ALLAAH
Alle hku xifdyo sh xassaan xuseen Xaq baad Ka Hadashay
Khayrka halagu dadaalo
Masha alah jazaakalaah
Masha alah sheeq ilaheey ilmigaga hakubarakeyo kuwa wixii wanag ah od noshegtana oo wanag ah kuwa qata alaha naga dhigo
Naagaha aljaziira ka shaqeeyo waji buusbuusan iyo dhinac qalqaloocan beeyeesheen sidey usu soo qaawinaayeen quruxdii baa ka dhamaatey. Qandho fildaran.
Anoo naag ah baa fiirsan Karin kuwaa jirkooda kusoo shaqo tagey.
Shikh xssn cimrigada ha dherda
Sheikh xasaan mad ino imatid somlia wan KU jaclhy anigo KU Arag ka faidna cilmiga
Dowlada dileyso😢
Xaqiiqdii walaahi fahanbay ubaantahay , kuwa heesaha qaada waxay kuleeyihiin waanu ognahay 😢
Ilahay haku xafido wallken xasan
Mas.alada Bankiyada ineey xaaraan tahay shaki kuma juro aduunki waxoow naqday kala yaac iyo faaiida doon deeyntana inaad ilaaheey ugu dhawaato aa loogu tala galay ee ribo iyo dulsaar lama ogolo
Indaha qac lagukala sinaysaa cashirka lagu akhrina😂😂😂😂🙏
Kkkk cajib
Ma qaxwada ama kafeeyga cabo 🤣
@@irrelevant9424 Cajiib Kkkk Haa wlle
Masha Allah Sheikh, I would to attend his lecture but dont know which mosque in Eastleigh, please help
Bilal
Kkkkkkk odaygu waa fiqiih
Warkiiisu waa run
🚕 🚖 TAXI WAAA SERVICE XARAN WAA
Sheekh arintaa bankiyada aad uga soo hadal
Baarlamaanka ma xaaraanba
(((((Mar an miyiir qaabo ayaan kahadli )))😂😂😂 shekh cajiba
Qolyo meeshaana oo bajaajleeya maalinkii oo dhan waa jiifaan markii habiinkii lagaarana gabdha ayey hoteelada lagu tunto uqaadan waliba waxey leeyihiin lacag badan ayey leeydahay. Marka howshoodu soomaahan xaaraan udhafar.
Ninkaas isaga oo og in ay soo macsiyaysanayaan ayuu qaaday marka hawshaa wuu laogyahay " و من اتخذ المعصية حر فة فقد كفر
Haa wlhy
@@southsomalia7485 gabar habiinki kaligeeed bajaaj qaadato e hotel aaday waxeey kusoo sameeyso qeeyb ayaad ku le dahay lkn hadaad ogeeyn maxaa kujuro oo dinbi ah ??
Haaa wlhi
Waan idiinku darsaday
Sheekh kawaran laba nin oo si sharci ah isku qaba hadaan qaado kawaran? Madama aysan aheyn laba qof oo sino iskugu dhuumanaya
Walaal waa lagu gaaloobaa hadalka ah “Waa ragg sifo sharci ah isku qaba ee ma ahan ragg sino iskula dhuumanaaya”
Micna hadalkaas waxaa lagala soo baxaayaa inaad ku qanacsan tahay qoomuluudnimadooda amase aad leedahay xoriyada qofka haloo dhaafo oo waxaa cadaynaysa ereygaaga ah “ma ahan ragg sino iskula dhuumanaaya”
Ogow wuxuu Allaah Xaaraan ka dhigo qofkii xalaal u arka amase u arka wuxuu Allaah xaaraan ka dhigay in la dhaho xoriyadooda haloo dhaafo, Waa Kufri iyo diin kabax. Balse adiga waxaa laga yaabaa si kale inaad uwaday hadalka. Lkn Aniga waxaan ka hadlay Waxaan akhriyay. Suaasha ah qoomu luud mala qaadi karaa Aniga waxaan u arkaa inaysan Dhib lahayn oo wuxuu ninkaan ku jiraa kufri kale oo Allaah diid ah. Midaan uu qoomu luudka xalaashaydayna waa kufri kale.
Subxanallha ilahaay hanaasturo waxay ragaa sharcii iskugursaan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
subxaanallah war muxuuyiri labo nin aaaa
@@qadarqadar2387 haa shahaado guur oo la aqoonsanyahay bey wataan oo maxkamada dowlada kaso baxday. Hala iweydiyo sheelh
@@mohamohamed1190 jazaka Allah walalal jawab fiican baad isisay
Dad aan ogahay dhiiqay lugaha kulajiraan 😂
Allaha kubarakeeyo sheekh kuwa southafrica jooga khamradiiyo qasitaan bes ubaahan oo lagu qoray make today drink tomorrow ayey gadaan ama king kong budo loogu yeero iyo condom sigar hadana xajkii bay ku aadayaan kasoo warran qaarbaa hilibkii oo xaaraana gadaya oo oranaya gaalaa cunaysa subxaanalaah
Bal jawaabihiisa u fiirso ma kaa saa sheekha riwaayad ayuu inoo jilayaa meelo kale ayuu la haystaa
Yaa umad xukmiyey… islaamka sheegta😩
Islamic bank system waa sheeko baraley caamada lagu dhaca 😂 😂
Ninkanu diinta uu ka sheekeeyo waan fahmi waayey ninkani wuxuu ku xidhanyahay meelo kale oo fog waayo islaannimo shaqo kuma laha
adiga jiran ilaaahy haku caafiyo
@@cabdulbaarimaxamed7127 saxiib diintu xaga ale ayey ka dhantahay wax ka dhimana ma jiro nin khuraafaad ka sheekeynayaa waxba kuma soo kordhin karo waxna kama saar karo soomaali ha ku mashquulin diin dhameystiran
Heesaha somalidu waa xaaran kuwa carabtuna waa nashiidooyin
Bangiyada waxay bixiyan waa ribo kuwa gadh-dheertuna waxay bixiyan murabaxo waa xalaal sheekada wahaabiyiinta iyo beentooda waa lagu baraarugay
Musig iyo hees daliilka xaarantinameyey ii sheega haduu hayo sheekh xasan ha noo sheego
Culimada soomaaliyeed ee sheekh xassaaan kow kayahay heesaha way xaaraantimeeyeen oo wax hees carab Iyo mid soomaali midna baneeyay majiro. Sheekhana waa kan kahadlaya oo leh "carabta iyo khaliijka ayaa inoo keenay ribada bangiyada". Ma dhagaysatay horta muuqaalka mise commentiga lee kusoo carartay? Midakale saxaabo ayaa sheegtay oo kudhaaratay in heesuhu xaaaraam yihiin culimaduna way ku ijmaacday. Daliilna uma baahna in hees erayo xun kujiraan, dumar qaawan oo is gilgilayana qaadayaan inay xaaram tahay. Waa wax aqliga Saliimka ah xataa ujeedo oo iska cad. Marka walaal aflagaadada iskadaa oo ilaahay u noqo.
Sheekha bank yada uu ka hadlayo uu leyahay bangiyadan islami waye laleyahay waa beentoda ayaga kuwa gaalada ka daran waa kuwa somalia laga furay ee gardherta aad shegosid ee hada wahabiyo iska dhax aragsan tahay shekh wahabi mahan ee culimada ceydoda cawaqib xuma kala kulmee ka jog oo Alle hii ku abuurtay garo intey nafta kugu jirto.. hda qalbi inuu xaqa galo lehenna Alle haku fahansiyo xaqa
nacaybku waa cancer, too much hate. waan kaa diidnay. freedom is the base of life.
Shaatiga, saacada, makarafoonka kabaha uu wao agabka lagu dhunayo faraanta uuku wato intoo badan kaafir ayaa soo sameyay marke side isku qabaneysa anne waaka qaadan anne ma siinayo,
Adiga laftaraaga waa in xukumka laguu fiiriyaa
Kkkkkkkkkkk meesha alaab miyaa laga hadlaayay mise xaaraan iyo xalaal saacada lacag xalaala hadu kalabaxay wa sax haduse lacag riba kala Baxay waa xaaraan gaal hasameyo ama muslim hasameyo xaakugu dhacay diinka fahan yuhuud haduu ri magaca Allah kugowraco waa xalaal lkn muslim haduu masaar kudilo oo uusan bisinka uqaban waa xaraan