Sheekh allaha ku xafida . Mideeda kale , Sheekh magaalada waxaa qabsaday maamul cusub , adigana waxaa kuu furan saddex jid midkood : A) Inaad la shaqeysid iyaga. B) Inaad la dagaalantid C) Inaad ka carartid ama iska aamustid . Mid walbana hawl iyo dhib baa loomarayaa . Laakiin Alshabaab ayaan ka amardiidayaa kuna dhex noolaanayaa waa waali. doqonimo iyo qar iskatuurud sheekh .
She asc jazkala gisigi towxidka allahayow kudaa cadowgana ka xijab waxan layabanahay as aska dinta qofka wa inu noqda muwaxid bil mithal guriga hadi lada waladisi o laga bilawo kor mudismaya suasha wa maya qufka.muslimka sheganayo caqida saxix ah wainu hela kitabka quranka karimka ah iyo sunada nabiga scw towxidka xabsiya badan bad ugashay alxm allah wa ku badbadiyay.alxm illahay waxan kaga baryaya cafimad tam iyo cimri barakeysan cadowgada cagta hosteda allah galiyo amiin
من لم يكفر الكافر فهو كافر sooma eheen oo al shabaab hadeyna gaaley siineen mushrikiinta soo ayaguna ku mushrikoowi maayaan ama soo kuma gaaloowaa yaan hadaba al shabaab ma gaalaa su aal ?
Sheekhow kahadal wactiga in Ethiopia 🇪🇹 lala’jihaado oo heerayada Dhulka Somali xoog lagaga saaro markaasaan ku aaminaynaa sheekhow InshaAllah 🤲🏼 Gedo iyo Baardheere waa in Kufaarta Ethiopia 🇪🇹 laga saaraa Iyo Baydhabo fadlan sheekhow🙏🏼 Jazaka’allah 🙏🏼
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅😅😊😊😊😊86😊😊😊
Waajib weeye dhulka gedo Ethiopia laga xarooyo
@ wll waa xaqiiqda laakiin Culumadii dhalinteena jihaadka noogu dhawaaqi lahaa waa Culumo sirdoonka Ethiopia 🇪🇹 ay keensadeen oo kuqaddana ku hadla qabaa’iladana sheeganaya oo shicibka ugu dhawaaqaya gun noqda aan kaba hadlayn walaahi waan ka shakiyay Sheekhan oo miidan inaynan Somali xalaal ah ahayn sabab Odayga dadkiisii Ethiopia 🇪🇹 gumaysi ku haysto oo Arsenalna aynan duqaynayn Xeryaha Ethiopianka oo ay wada shaqaystaan uuna ogyahay ayaan wax ka’dhagaysanaynaa noocan oo miidhan meeshay wadadii Awoowayaashood ee soo halgamay ee Ethiopianka uraya buuraha ku celiyay ayaa maanta waxuu ka hadlayaa wax aan anfac shicibka u ahayn oo aan aragno in Badaheenii Somaliya loo soo socda oo SomaliGalbeedna Amxaar kabaqaad iyo Orom luqadda bartay ay deegaankii Madax u yihiin waana nasiib darro walahi aan odayaashan ku difaacayno qabiil ahaan daciif ah annagoo dhulkeeniina la’boobayo si fudud oo khiyaama ah oo Sheekhan oo kale uu jihada naga weecinayo meeshuu kahadli lahaa ii shicibka kacdoon jihaad xaq ah uu ugu baaqi lahaa walahi ilaahay wuu arkaa quluubtooda ilaahayna nacalad haku’rido cidii khiyaano Somalida ku wada oo sharka noo’wada si cadowgu uu si’fudud khayraadkeena iyo dhul iyo badba uu u’qaato rabbiyow ha’u hirgalin oo ku halaag oo saxariir u wada dil yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Walahi Somalida Xalaasha ah ayay guushu kudabayn goor aaan fogayn bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
ماشاء الله ياشيخ مصطفى
Maasha allaah shiiq allaah ku xafido waa run diintu wsxay ku fiicantahay in dadka si tartiib ah shirkiga looga wacdiyo
Salaama Sheekh Allaha ku xifdiyo adiga iyo dhamaan inta kutaagan jidka SAX da ah👍👍👍
Jazaaka allah shiiq mustaf dacwadaada wax badan ayaa ka faaiday
جزاك الله خير يا
Shaydaan baad tahay. Argigixiso ah.
War illah ubaq sxb
Odaygan waa shaydaan wayn . Shabaab in ay daayaan ma ahayn
Adigu mushrik suufi ah Miya tahay mise mulxid diinlaawe ah labadas kaliya Towxidka dhiba in lashege😂
Sheekh allaha ku xafida . Mideeda kale , Sheekh magaalada waxaa qabsaday maamul cusub , adigana waxaa kuu furan saddex jid midkood :
A) Inaad la shaqeysid iyaga.
B) Inaad la dagaalantid
C) Inaad ka carartid ama iska aamustid .
Mid walbana hawl iyo dhib baa loomarayaa . Laakiin Alshabaab ayaan ka amardiidayaa kuna dhex noolaanayaa waa waali. doqonimo iyo qar iskatuurud sheekh .
Jazakallaahu kheyr sheekh Mustaf Allah xafido.
She asc jazkala gisigi towxidka allahayow kudaa cadowgana ka xijab waxan layabanahay as aska dinta qofka wa inu noqda muwaxid bil mithal guriga hadi lada waladisi o laga bilawo kor mudismaya suasha wa maya qufka.muslimka sheganayo caqida saxix ah wainu hela kitabka quranka karimka ah iyo sunada nabiga scw towxidka xabsiya badan bad ugashay alxm allah wa ku badbadiyay.alxm illahay waxan kaga baryaya cafimad tam iyo cimri barakeysan cadowgada cagta hosteda allah galiyo amiin
Aamiin wll allaha kaa aqbalo ducadaan qaali ah
She ado rali ah suaal diniah Ayan kuweydinraba lambarka a da wadsabka man helikara mahadsanid
@@UmuZakariya-m7tsababta ay shiikha udhibayaan waa yaan laogaanin xaqa haday dadku xaqa ogaadeen waa lakalayaaca ganacsigiina wuu kaxirmaa waa sababta qofkii towxiidk kahadla ama sheega in shacabka soomaliyeed aysan haysan diint islaam oo towxiidka ugu yeera gowraca ay qalaan baqtigaana diida ay kudhajiyaan hebel waa Takfiir iwm.
Shekha waxa weydiisa sh apdi xafiid ma taqaana Allah ha u naxariistee
Maanshallah sheikh waad soo,halgan, tay
Subxana Allah
Jazakallah shiikh allah haku xafdiyo
Aamiin
Sheekh Allah haku Xafidu Albaraa,a waa Asalka Diinta Allah Hana Fahansiiyo Sheekh Waad Noo Cadaysay
Waxan kufaraxsanahay inaan gaaljecel samow ahay adeer adne sida noo amantey waaku mahadsantahay DiinTa Ina jeclano waa waajib qofkasto Muslim ah ayeyna waajib kutahay👏
😅😅😊
Abaan doole sare waan ku salaamay
Horda kooxde tahay❤❤❤
Wallaalkay xaqa allaha kugusugo guul iyo aakhiroba
Jazaklh sheikh qaybta Kle noola so dhaqso
alle haka ajar siiyo sh. Dhibaatada dacwada uso martay alla maxa dunidaan dulmi buuxiyay 😢😢
Yaarabi kuxifti aduunka iyo aakhiradaba
Waa.takiiri.allah.ha.kusohanoniyo.qof.kuiisaga.oo.muslim.ah.aayaa.shiirkiikadhaa
😂😂😂😂
Subxanallah , yacni qofku muslim isagoo ah ayuu hadana mushrik ahan karaa?!!
Do not be judgemental.Just tell the stories.You never know who will be in a bliss or not.
Jazaakallaahu kheyr ❤
Alaah ku xafido sheikh mustaf
Arimahaan xabsiga in uu ka hadlo shikha ila ma haboono amni ahaann somalida runta way dhibta
Alshabab waa saxsanayeen.
Oo maxa ku tiri
Waaa takfiir
Subxaana laah hadaaba urur tahaye run masheegtidoo
Wajigisa dhiig islaam aya ka muuqdo! Alle ha inaga badbaadiyo isaga iyo kuwa lamidka ah ee aaminsan inan mushrikiin gaalo nahay
Waa ku mahadsantahay dadaalka aa tawxiidka galisay qofki ahlu tawxiid kaliyaha fahmi kara iyo baraa ada inay rag kala saartay
Towxiidka ma in 3da aqsaam ee maxamed bin cabdiwahaab lanagu gaalaysiyaa
ADIGA MIYAA KITAABO AKHRINAAYEY WAXBA MATAQAANIDEE AR ANAGA WAX ARAGNAY
Adiga waa takfiir diinta aan aqoonin jaa ah caayda culumada garanayo
Culimada waa kuwe mushrikinta suufida ahba😂
Allah kubarakeeyo sheeq qeybkale maa jirta
Wall ilaahay Haku xifdiyo
Shiikh mahadsanid laakiin kawaran cidda aan gaalaysiin mushrikiinta ,la macaamilkooda maxaa ka qabtaa ? Waxaan arkaa adoo yiri lacag iyo telefoon ban ka qaatay? Mahadsanid
Macaamilka aan diinta wax udhimayn sharcigu wuu ogolyahay,
@@al_tauhidchannel4526
Shiiq mustaf cali caanod allaah ha xifdiyo aduunyo iyo aakhiro❤
Macaamilka aduunyada waa caadi lkin macaamilka diiniga qofka waa inuu ka,ogaa maxaa yeelay mushrikiintu waa najaas ayaga iyo kuwa difaacaya waa iskumid.
@@mrnice2665suufiyadu waa mushrikiin gaalo ah soma aha😂
Kasa kallaah qayran jasaa
Asc Allah ha xifdiyo
Aamiin
Sheikh Ahmed diriye wajigisa makasi
Wejigiisa maxa lagu falaa wejigiisa cadaabta ha gubtee asageee
Shabaab iyo jadiidiyo wax isma dhaamaan
saxiix
Dab iyo baasiin baa isku daraysaa
Tug shabab ahh ilgu wasay ahayd
Shiikh ninka gudoomiye qabuuro qode Magiciisa waa saacid karatey
Meeshaan maxa ka socdo 😂😂😂😂
Waa sax gaaljecel maahan dad wax fahamsan wax aan duur jooged aheyn
Sheikh sheekada xarakada iska soo koob koob okoow
😂😂😂 cabsi cabsi miyaa😅😅😅
Ma takfiiraa ninku waan ka shakiyey!
ilahaybaa garan warkagaa run iyo ben midkuu yahay
Tawxiid iyo jihaad halkeed ukala wadaa 😂
Intaas waa is bariyeel dawlada indhaheeda iska jeedi waaye waxaagu
Micnaha asigaba jihad madiidano lkn qofka in hadal lagu qanciyo aa kahoreso
Hye
warbixintaan wey igu socotay wuuna jarmay away qeebtii kale hee
من لم يكفر الكافر فهو كافر sooma eheen oo al shabaab hadeyna gaaley siineen mushrikiinta soo ayaguna ku mushrikoowi maayaan ama soo kuma gaaloowaa yaan hadaba al shabaab ma gaalaa su aal ?
Aawey qeybtii xigteey
War igatag shiikh mustafe caanood calooshaa I xanuujisay waxaan mooday inlugu gudhay
Sheekh Wadaadka la yidhaahdo شيخ عثمان الخميس
Reer Kuwait ah aad ugu xidh nahay sheekhaas jadiidiya miyaa misa waa selifi tois ah ???
Ma,aqaan
Waa jadiidi qurun ah cismaan qamiis oo aaminsan in qabuuriyiintu inay muslimiin yihiin sidoo kale sidoo kale dimuquraadiyada iyo shucuubta raacsan dimuquraadiyada sida kuwa soomaliya ama kuwa carabta waa u Muslim waa mushrik jadiidi ah oo aan diin laheyn hadaad diin danaynayso iyo islaam dhagasyo muxaadarooyinka shiikh muxamuud Nuur cusmaanjm dhagayso muxaadarooyinkiisa iyo doodihii asaga iyo alhwaanka/Alitaxaadka kasoo bilaabata 1980 ilaa hadda waxbadan ba ogaanee iyo dadka laleeyahy waa takfiir caalamka in ay yihiin dadka haysta diinta saxda ee nalakaqariyay haysta oo ay dacaayad kufureen jawaasiista reer alu sucuud soo tababareen ee jadiidiyo iyo alitxaad iwm
@@mrnice2665 Takfiir diin mahaystaane hay habaabin Maxamuud Nuur Cisman sow kii Puntland joogay maaha waaba Gaal kaas hadaad sheegayso
saacid karateey
Hada ma kitaabdaas noo bilawdid shekhow
Way duubanyihiin
Alle haku barakeyo yaa
ADIGA INAAD TOWXIIDKA UN KA HADASHO YAA KUU XIL SAARAY? Ma sacuudibaa ku tiri Soomaalida waa gaaloo Towxiidka bar mushaharkaadana xawaalada ka qaado.
War kadaa in towxiidka laga hadlo waa sax laakin 3da towxiid ayan diidanahay😂😂
Hadaa ma khabuuraha , jimanka iyo maytadoo la baryaad u taqaan tawxiid . Adiga ma cirfiid baa kuu diiday tawxiidka .
😮😮😮😮😮😮asc
Wcs
Wan sugeynay jazaka allh
Ina.cali.caanood.nabiga.maxaakaagalay.
Musalsal buuba nooga dhigay wahaabigaan
Xayaan!
Sufi miyaa tahay walal?
ninkaan madaxa halaga gooyo doofaarka
Dadka inaad ladhamayso beykaara been
War awlba tuug beenale ah ayad thy adiga ku shabbaa sheegta
Asc Allaah ha xifdiyo