Shabakad Xogaha Konteenarada Dekadda ka soo dega u Gudbin jirtay Khawaarijta - Maxkamadda sare

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 81

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 3 години тому +18

    ABAHEY KHAWAARIJ TA IGA DISHAY IGU DUCEEYA PLEASE

    • @abdirahmanmohamed4767
      @abdirahmanmohamed4767 2 години тому +1

      Alle ha unaxariisto wll

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 2 години тому +3

      Allaha unaxariisto khawaarijta wadanka Allaha nooga sifeeyo

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 години тому +1

      @@WarsanOsmaanAmin

    • @Shujaac_gaming
      @Shujaac_gaming Годину тому

      Alle ha u naxariisto wll

    • @duaysane8248
      @duaysane8248 3 хвилини тому

      ilahey ha u naxariisto wll waa inaa ladagaalantaa baqtiga nijaasta ah

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 41 хвилина тому +2

    Hayeey soomaaliya maanta ayey cagta saartay wadadi guusha guul soomaaliya xoreeya Ogadenia dowlo ragana dil ku xukuma guul somali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥲🥲🥲

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 години тому +7

    Cajiib badana, waa shaqo fiican oo la qabtay guuleysta.

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 Годину тому +5

    Maxkamada waan dhageesta waxaan qirayaa in soomaaliya guul gaartay

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 27 хвилин тому +1

    Masha alaah dowlada waxqabadkeeda waa midaan caadi aheen alah idiin xifdiyo

  • @wilkaabdiqani1366
    @wilkaabdiqani1366 3 години тому +10

    Mar hadii dowlada gudaheeda sidaan iskaga saaraan waa hubaa dhibka waa uu yaraan doonaan

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Годину тому +3

    Mashallah dawlada shaqo fiican ayey qabteen hadii la qabtay tuugtii xamar gubaysay mooryaan yaa naagah u biilay xaaraan la siin jiray

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 години тому +3

    Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen❤❤❤❤

  • @maslah345
    @maslah345 2 години тому +5

    Shabaab iyo kuwa lashaqeeyo waa iskumid waa in gacan bir ah lagu qabtaa masiibo daran ALLAHA KU RIDEE

    • @najiibsilver7206
      @najiibsilver7206 2 години тому +1

      Sxb alshabaab irir samaale waaye dhaaf daarood maahee😅

    • @maslah345
      @maslah345 2 години тому +1

      @najiibsilver7206 ALLAHA KU CAAFIYO ANIGA QABIIL MASHEEGIN EE INTEE KUSOO XANUUNTAY ADNA MA SHABAAB AYAATAHAY

    • @najiibsilver7206
      @najiibsilver7206 2 години тому +2

      @@maslah345 shabaab irir samaale waaye waxayna qarxiyaan urursamale xamarna waa irir samaale ee halkee ku xanuunee waryA

    • @maslah345
      @maslah345 2 години тому +1

      @najiibsilver7206 WAA BUKTAA QABIIL MASHEEGIN ANIGA EE WAXA TAHAY SHABAAB ISKA CADEYSO HACABSAN

    • @najiibsilver7206
      @najiibsilver7206 14 хвилин тому

      @@maslah345 sxb dhaaf ilma adeeradaa urur samaale waaye ama irir samaale noo daa wiilasha 😂 allahu akbar

  • @Ruunxuseen-tx6ex
    @Ruunxuseen-tx6ex Годину тому +1

    Subaxanallah
    Iimaan yaraa alow ii maan nasiii
    1000dlr qadanaayo mow tasbiixsado balaayo dhiig cabyaaala

    • @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
      @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 55 хвилин тому +1

      Nin Dhiiga islaamka in uu daadiyo oo kaliya barto Marna haka sugin in uu xittaa aad tiraahdo 2000$ dollar baan kusiin Kama qadanayo lkn alshaab hadii ay dhahaan 50$ 100$ baan kusiineynaa Waxaan ogahay in uu ku shaqeynaayo waayo Noolaha qofka nool Hadii uusan imaan lahayn runtii xawayanka Aqliga lahyn waxbo madhaamo ileyn hadaf io Nolol midna malahan waayo dhiig quudato weeye

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 години тому +1

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha ALLAH

  • @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b
    @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b 24 хвилини тому

    cabdullahi axmed allah xukuna u fududeeya 😢

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 53 хвилини тому +2

    Waxaan ku noolahey Italy 🇮🇹
    Argagaxisadu waa gacan gashey
    Askarigan u doodaya shacabka soomaaliyed taalo haloo dhiso hadey gob tahey waxaan kasoo jeeda gobalka afdheer somali galbeed dhulkey oromadu haysato

  • @abubakarmoha3762
    @abubakarmoha3762 Годину тому +1

    Hoool qaran ow culus aya socoto

  • @abdullahiabdirashid2957
    @abdullahiabdirashid2957 3 години тому +5

    Dil togasho waye ama xabsi daaim cadaalad majirto

    • @ARmohammed1445
      @ARmohammed1445 2 години тому +2

      Ukaadi qaadiga nimankan xukumay kama aqoon badnide

    • @abdullahiabdirashid2957
      @abdullahiabdirashid2957 2 години тому +2

      @ARmohammed1445
      Daalim xun aya tahay

    • @Ismannur15
      @Ismannur15 2 години тому

      ​😂😂😂😂markey iyaga ku qabtaan mindi an af lehen ayey kugu qalayaan aniga waxaan amin sanahay dowlada dagaalka shbb dhab kama ahan xitaa dumarkoda in la laayo ayaan amin sanahay oo lakala baxo cid bad baadiso majirto ilaa mid la tir tiro adigana safka ad lajirto toos urac soo wada bax​@@ARmohammed1445

    • @ARmohammed1445
      @ARmohammed1445 Годину тому +1

      @@abdullahiabdirashid2957 🤣 bro is daji maxaa u caytamaysaa???

    • @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b
      @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b 26 хвилин тому +1

      adi dhimo 4 sano cml lee lagu xukumay dil maxaa la dhaha

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 Годину тому +1

    wariyaha waxaan xukunkiisa dhicinuu kasii hordhacaa jahliga suxufiyiinta somaliyed kamid thy

    • @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
      @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 53 хвилини тому

      Waajibaad kiisa buu gudanayaa Adiga meshan Dhiig quudato ka ahaw
      waayo maalinka aan Ku qabto wallhi inaan Xapad kugu dhufaneyn klia silac inaa udhimato baan kutusaa waad kashaleyneysaa inta aan ku ciqabaayo inta dhiig aad gashe waan kaa daadin

  • @Abdihafiidmaxamuud
    @Abdihafiidmaxamuud 20 хвилин тому

    intaa khwaariij ba ku hayaan wxna kama qaban karaan

  • @NalkainaJama
    @NalkainaJama Годину тому

    Na😊

  • @mohamedsandhol1060
    @mohamedsandhol1060 Годину тому +1

    In ladilo aya wanaagsan kuwaan waddankooda qiyaanaya

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 3 години тому +4

    لا حول ولا قوة إلا بالله

  • @Hensfarmer
    @Hensfarmer 19 хвилин тому

    Guri qurux badan baa loo dhisey xaaskiisa iyo caruurtiisa ayaa ku naaloonayay gaari qurux badan ayuu ku socdey dariskiisa macruuf ayuu ka yahay waa qof la yaqaano maantana waa kaas ayagoo gafuur xun ayaa halkaas ceeb iyo fadeexo la taagan yihiin xawaarkii dadka masaakiinta ah ayaa ku Soo baxay, Tuug sharaf ma leh ee lug iyo gacan is dhaaf ah ha Laga jaro 😢

  • @Sulayman-r1u
    @Sulayman-r1u 9 хвилин тому

    Xaqii wuu soo cadaaday kuwa waxdhag Raya ilaahy ma mooga kuwa xaqqa kutaagan ilaahy inuu uhiilanayo marna illaahy kacaajisimayo illaahw noohiili

  • @gjama9511
    @gjama9511 3 години тому +2

    WASR KHAWAARIIJTA LAQABTAA EE AAD DILAYSAAN AMA XIDHAYSAAN COGBADAN OO AY HAYAAN AYAYSAN IDIIN SHEEGAYN !! SIRDOONKA TURKIGA KALAKAASHADA. GOORMAA LSGA TEGEY QOF SU?ASL LAWEYDIIYO !!!

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz Годину тому

    Waxay ahayd in la geeyo *TIIRKA* sababtoo ah in xogtaan ay gudbinayeen daraadeed loo dilay ama la handaday.

  • @GuellehOmar
    @GuellehOmar 2 години тому

    😢😢

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Годину тому

    Ninkasta oo ka mid ah afduubta madaxa halaga Jaro sababtoo ah ayaguba waxay dilaan dadka waxgalka ah oo ummadda waxtarka u leh.

  • @gjama9511
    @gjama9511 3 години тому +1

    MAXKAMADA QUDHEEDAA LASHAQAYSA ARGIGIXISADA!! WAAR NIMANKAN WAA IN XABSIYO GAAR SH OO AAN CIDI GARANAYN LAGU BAADHAA OO RAASHINKA DAAWO AY KADALSIINAYSA OO AYNAN WAXBA QARINKARIN WAA IN L ASIITAA , SIXOGBADAN LOOGA HELO!! WAARDAWLADU WAXAN AYWADO BAADHITAAN MAAHA

  • @farduus_
    @farduus_ 7 хвилин тому

    Shaqo fican aa hesaan allah nila garab galo aruuriya shedamadan dhiga somaliyed xalalsaden

  • @ibrayare6581
    @ibrayare6581 21 хвилина тому

    Dowlada waa laga buxaa yaeh subxnlh 😂😅

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Годину тому +1

    Heerkaa waxa na gaarsiiyey waa qabyalada in nin walba siduu rabo ka yeelayo dalka xoolah dadwaynah ayaa xoog looga qadanaya dadna baahi ayey u dhimanyaan dad sidaas ayey xoolah xaaranta ku gurayaan account

  • @KDAdeed
    @KDAdeed 58 хвилин тому

    Al-Shabaab meel Kastee galeen somaliduna reer hebel beey busy Ku tahay saan hadaan Ku socono waanala dhameeynaa wlh

  • @ApdirashitsaitmahetUbeyt
    @ApdirashitsaitmahetUbeyt 2 години тому

    Xukunka Goorma weeye

  • @toosiyeawtilmaame4354
    @toosiyeawtilmaame4354 2 години тому

    Wadanka DOWLAD AYAA KA JIRTA ALH!!

  • @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
    @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 50 хвилин тому

    Alshaab kaste hadii Laqabto waxaa fiican in meshiisa lagu dilo oo looga tilaabsado waayo lama arkeen Ayago caasimada wax yaabo qaldan sameynaayo lkn kuwa Nisa ah oo ilaalada shacabka ah oo dharcadka Ah Ayago pdn waa Shaab il gaar haloo lahaado kuwa dharcadka waayo control askari joogo bey ladagalayan mrkii xogta io wxa uu yahay laweydiiyo illeen arbushaad baa loo sootirsade kuwaas

  • @manaomar212
    @manaomar212 2 години тому

    Dahabshiilka bank xataa waa ku jiraan kuwo u shaqeyo Alshababka dadka guryaha kalagata markey lagactooda aykala wareegayan ayeey hoosta ka wacaan nimankaas ee u dira dad dharcad oo guryo kala gadanaaya hadaa run sheegeysaan

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 години тому +1

    Dr Hassan& Hamza, Dowladnimo ayeey horseedeen! Guuleysta Wahabiyada waa wajiyo badantahay mid-mid madaxa uga jabiya! Ahmed Madobe waa Wahabi ee soo qabta.

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 години тому +2

    Mid kastoo la qabto 100 qof familkiisa ah hala baadho shaqo laga qabto
    Naagihii ay qabeen iyo kuwii dhalayna Ha la soo xidho ayda foosha xun waa ilmu sina 😮wuxu

    • @AaminoAbdirahman-ly9no
      @AaminoAbdirahman-ly9no 2 години тому

      Shaqsi dhib gesaty mxa ugaly ehelkiisa ileen hda dhimto xtaaa qabriga kaligaa le waye cid kugu wehlineso ma jirte qof ogaan kro ma jiro qofkan waxa u qarsan allaah moye

    • @SomalianTime
      @SomalianTime 2 години тому

      True ❤

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 години тому

    Xaaraanta wajigoodeey ka muuqataa wajiikiina gubtay xaraamiyiin yahay

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 години тому

    Shaqo adag ayaad haysaan m.a

  • @toosiyeawtilmaame4354
    @toosiyeawtilmaame4354 2 години тому

    Mucjiso alaha idinku rido.

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji 6 хвилин тому

    Hormuud shirkada isgarsiinta. Raga kawda shaqeyaan hala wada baaro shirkada na raga nabad sugid ah halaga geeyo hala shaqeyaan that is it.

  • @maslah345
    @maslah345 2 години тому

    Loyer kusheegyada udoodayo shabaab waa in aan loo aqoonsan inay loyeryihiin shabaab iyo kuwa lashaqeeya iyo kuwa sheeganayo inay qareen uyihiinba waa wada shabaab

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 Годину тому

    qawarijta waa lahayaa godkii baa biyo ugalay doowlada soomaaliya guleesta

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 2 години тому

    Macashiadu gubatay

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 28 хвилин тому

    Maxkamada gobolka banadir ayantan shaqo fiican haysaa

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 Годину тому

    War waxan iman malahan miyaa so ma fahan Sano dadka in lagu qarxinayo lacagahas ay qadan arsenal

  • @Aisha-A45
    @Aisha-A45 2 години тому

    Hada ragaan yaka shakinaayo wallee war lee jirodoono😅😊

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 2 години тому

    Xaraan ayaa lagu soo koriyay

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Годину тому

    maxkamada xukun adag ha saarto xabsi daiin ha lagu xakuumo tuugada

  • @maslah345
    @maslah345 2 години тому

    Dowladu waa in siwada jir ah uga horyimadaan kuwa shabaabka udoodayo oo hoosasinayo shabaabka qareen kusheegayasha dambiilayaasha raba inay bariyeelaan dhagarqabayaasha kuligood waa danbiilayasha

  • @Abdihafiidmaxamuud
    @Abdihafiidmaxamuud 20 хвилин тому

    😂😂😂😂

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 2 години тому

    Somalida 15ilaa 45 years dhuuntay u dhimanayaan waayo weel sheedaan salka kaduleeliyey oo weligii buuxsamey

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra Годину тому

    Dhalinyarada caqligaa laga siray dad soomaali cadaw u ah ayaan alshabaab amra maalgeliya dhalinyarada neceb loo qabaa loogu daraa shabaab si koonfurta nabad u noqon car gobolada waqooyiga haka dhacaan waxaan balanbale caabudwaaq dhalinyarada koonfurta caqliga ka shaqaysiiya

  • @toddlerlearningvideos-barc4314
    @toddlerlearningvideos-barc4314 3 години тому

    Ma aqaano 😂

  • @RAGEEDI100
    @RAGEEDI100 2 години тому

    Maxamed wali isku dugsi ayaan eheyn walahi yaaaab

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 години тому

      😂😂😂 aaminaad way dhamaaty😂😂😂

    • @RAGEEDI100
      @RAGEEDI100 Годину тому

      @abdihafiidahmed8950 Waa lakala shakiyay Guriga nagu dhagan ayeey dagan yihiin Wali

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 26 хвилин тому

      @@RAGEEDI100 🤣🤣🤣

  • @QurbaniMaxamed-ni7pt
    @QurbaniMaxamed-ni7pt 2 години тому

    Horta suaal alshabab maxa lagu eeday aya marka kolhadii ragi dawalda ushayagnayeenba aya sana samaynayan

    • @xogbaar
      @xogbaar 2 години тому

      Ayagaa keensaday meesha intii u dhaxaysay 2018 illaa 2021 ayay aad u dhex galeen dowladda