Markuu Quranka Xifdiyay Ayaa Teleefan Loo Iibiyay AbdiIlah Hassan Alwaajidi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2024
  • القرآن حكمة الحياة

КОМЕНТАРІ • 163

  • @munacumar6747
    @munacumar6747 Місяць тому +15

    wallhi wan ilmeeye mar ku yiidhi aabe markuu baax inan badalo ayan rabaa ياالله 😭😭

  • @user-mx9tw8eq2t
    @user-mx9tw8eq2t Місяць тому +17

    M.a
    Alle ha xifdo wiilkaan xaafidu quraanka ah waa wiil wado wanaagsan ku socdo oo mudan in lagu dayado

  • @FARHANCAALIM
    @FARHANCAALIM Місяць тому +22

    "Wan ku jeclahay gabar ku dheh" suaashaas oo kale sax ma aha in la weydiiya qof ahlu diin ah.

    • @Alax.12
      @Alax.12 12 днів тому

      Waan ku jeclahay af maay ku dheh waaye

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 15 днів тому +10

    Sheekh raali galin kabaxi hadalka aad u gaftay dumarka somaliyeed waana ceeb inaad tidhaado dumarow raga iibsada waa ariin khaldan hagbad noo gala iga gaadhsiya wiilka alle habarakeeyo

  • @HoodoAhmedhaadi
    @HoodoAhmedhaadi 23 години тому

    Masha Allaah allaha barakeeyo ❤❤❤

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Місяць тому +16

    Masha alah masha alah ❤️ ♥️

  • @user-yw7pr8re5k
    @user-yw7pr8re5k Місяць тому +9

    Wilkan yar farid waye runti mashaAllah Allah hifdiyo

  • @MaxamedFaaraxKaahin
    @MaxamedFaaraxKaahin Місяць тому +4

    الله اكبر ماشاء الله الحمدلله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-te4mc1uo7v
    @user-te4mc1uo7v 10 днів тому +1

    Muxuu ku fali mopilka qur,aankii ayuuba xiftiyaye❤❤❤ maasha allah

  • @IslamPeaceful-nm9wm
    @IslamPeaceful-nm9wm Місяць тому +9

    ماشاء الله الله يحفظه هذا حلمي أن أحققه يوما ما الله يسهل علينا حفظ القرآن مثل الصبي الصغير أمين يا الله أمين

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 Місяць тому

      حلم لا يأتي بالمستقبل اخي اعمل كل شيء واحفظ قرءان وقت فراغ هذا هو تحقق الحلم

  • @UmuAsmaa422
    @UmuAsmaa422 Місяць тому +6

    ما شاء الله تبارك الرحمن

  • @abduwahabhaji346
    @abduwahabhaji346 14 днів тому +1

    M.a allha ubarakeeyo sh/xasaan caruurtisa wuu xifdiyay caruurtisa wlhi illhow ubadka inoo kori oo baari inooga dhig diintana noo bar❤

  • @user-sn3xi5ht1o
    @user-sn3xi5ht1o 18 днів тому +2

    mashallah allah kuxafid abdi ilah fariiiin qurux badan ba no so dirtey jazakallah qeer

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 Місяць тому +13

    Su aalo xumaa wariyuhu inaad suaalo caruurta anfacaya waydiiso ayay ahayd intaad soda loo shukaansado aad barayso

    • @rahmayussuf1990
      @rahmayussuf1990 Місяць тому +2

      Ma aragtay waan kayabay wax qaldan waye waxaas sida uuu Quran ka xifdiyay iyo waxyaba faido leh

  • @MubaarigsicidCabdi
    @MubaarigsicidCabdi Місяць тому +1

    مشا الله. قال رسول الله صلى الله[خير كم من تعلم القرآن وعله ]

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Місяць тому +3

    Mnsha Allah qalbigiisa ilaahay qashinka baraha bulshada yaacaya oo dhan waa ka xafiday

  • @FARHANCAALIM
    @FARHANCAALIM Місяць тому +27

    "Adduunka waa laga tagaa e aabe markuu baxa inan badala ayan rabaa😢😭"
    Cabdull ilaah Xasan Alwajidi

  • @AnfacAn
    @AnfacAn Місяць тому +15

    Masha allah walaalyalo Alle dartis igu soo duceya in Alle guur xalaal ah igu risaaqo guurka ka daahay

    • @user-be8vt8lw7n
      @user-be8vt8lw7n Місяць тому +1

      Asc

    • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
      @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd Місяць тому +1

      Allaah ha ku siiyo guur xalaal ah aad ku nasati ku nicmowday Allaah ha ku siiyo 🤲

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 Місяць тому +1

      walala Alle hakusiiyo guur xalaal ah iyo Nin dabeecad fiican diintana fahansan

    • @habsamegraphics6508
      @habsamegraphics6508 Місяць тому +3

      Wll Saliga Nebiga iyo istiqfaarta Badi oo Dhageyso qisaskooda

    • @soso12364
      @soso12364 Місяць тому +2

      Istiqfarta badi xbbti inshallah ilaahey wuu ku siinaya waxa jeceshahy

  • @BareySubow
    @BareySubow 9 днів тому +2

    ما شاء الله ❤❤

  • @KhadroMaxamed-pq2hj
    @KhadroMaxamed-pq2hj Місяць тому +3

    Manshaa allaah tabaraka laah allaah yaxfadka

  • @malyunwabari
    @malyunwabari 3 години тому

    mashaalah❤
    🎉❤
    3:08

  • @carfoon79
    @carfoon79 Місяць тому

    ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك ❤

  • @user-tv7ym3vd6x
    @user-tv7ym3vd6x Місяць тому +4

    Masha allah I love allah

  • @siradm
    @siradm Місяць тому +5

    Baadiyo, qur'aan ku baro wax ka wanaagsan maleh. Kaddaa wiilka waxaas. Laakiin asagoo quranka xefdinaaya sow schoolna ma dhigan karin. Ilmuhu markuu quranka dhameeyo ee uu naqtiimiyo, 9 jir inuu school aado waa caadi laakiin kolley ninkan yar wax baa loo diyaarinayay ee Allaha gaarsiiyo halka uu jecel yahay waalidkiina Ilaahay ha ka abaal mariyo, Ilaahay swt awlaadda ha nagu asturo.

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 Місяць тому +1

      School waa lugeeyo sxp waxba ma sheego

  • @user-nq1cb9pr1m
    @user-nq1cb9pr1m 16 днів тому

    Masha allah rabiyow xifti oo ka ilaali il iyo xasan aamiin yaa rabil caalamiin

  • @Som-efootball
    @Som-efootball Місяць тому +1

    Masha Allah ❤ Wll

  • @fatumamohamed6476
    @fatumamohamed6476 Місяць тому

    mashaAllah, Allah kuuziyadiyo ameen

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 Місяць тому +3

    mansha allah mansha allah❤❤

  • @nasriali240
    @nasriali240 Місяць тому

    ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Місяць тому +1

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Cabdallah, Hambalyo Hambalyo, Alle hakugu anfaco Quraanka, talo wanagsan💕🎊

  • @sahrahappyofficial4724
    @sahrahappyofficial4724 Місяць тому +1

    ‏الله يحفظك يا أخي العزيز ما شاء الله تبارك الرحمن❤

  • @poom5180
    @poom5180 Місяць тому

    Masha alaah ilaahey habarakeeyo ❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Місяць тому +1

    Masha Allah ilahay ha xifdiyo Wilka yar Walidka ba waxa walba Ku xirayahin

  • @user-cf6qb3vy5h
    @user-cf6qb3vy5h 17 днів тому

    Masha allah alaha ku xafidoc illah

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 16 днів тому

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq ❤❤❤

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 Місяць тому

    allah haxafido mansja allah

  • @faadumomuxyadiin7923
    @faadumomuxyadiin7923 Місяць тому +3

    Mashaa Allah

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Місяць тому

    Mashallah habo alayaxfidka❤❤❤

  • @sahrahappyofficial4724
    @sahrahappyofficial4724 Місяць тому +1

    Mash Allah ❤❤

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Місяць тому

    Alla haku xafido walaal iyo dhamaan Qoyska Reer Sheikh Xasan

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 Місяць тому

    Manshallah abdi ilaaah allaha barakeeyo

  • @AliD-xm7ro
    @AliD-xm7ro 14 днів тому

    Masha allaha waa wiil aqli badan oo diinta ku ficaana masha allaha ilaahey haku xafido

  • @Mubashirbashiir
    @Mubashirbashiir 13 днів тому

    Masha Allah ❤

  • @umujaabir9273
    @umujaabir9273 Місяць тому +2

    ماشاء الله

  • @fadumamacalinnuurow8765
    @fadumamacalinnuurow8765 Місяць тому

    Masha allah❤

  • @user-pd9tb5pj3j
    @user-pd9tb5pj3j Місяць тому

    Masha allh ❤❤

  • @user-zt8vi1vb2k
    @user-zt8vi1vb2k 16 днів тому

    Masha allah alle haku xifdiyo

  • @zahraisaak8915
    @zahraisaak8915 Місяць тому +1

    Maasha Allah

  • @user-np2nc3tz6z
    @user-np2nc3tz6z Місяць тому +1

    ما شاء الله الله يحفظكم

  • @shuremabas6557
    @shuremabas6557 Місяць тому +1

    Mashalah abdi hilal wankusalame

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 Місяць тому

    Masha allaah❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Місяць тому +1

    Guur yaa utilmaami sheekhrxassn baa dhalaye ukaadi

  • @MahamedSuldan-pd4ug
    @MahamedSuldan-pd4ug Місяць тому +1

    Masha Allah

  • @asli1087
    @asli1087 Місяць тому +1

    Maasha Allaah

  • @FeysalMohamed-uf3uc
    @FeysalMohamed-uf3uc Місяць тому +3

    ماشاءالله

  • @YaasinMohmed
    @YaasinMohmed 11 днів тому +1

    Mashalaah

  • @user-zy5hr6dj6n
    @user-zy5hr6dj6n Місяць тому

    Maasha allaah sheekh xassan al waajidi ilaahow ku xafid dayashaad mudan tahay

  • @nasracabdi-qi3qq
    @nasracabdi-qi3qq Місяць тому +1

    Mash aallh habo

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 14 днів тому

    Maasha alaha alaha xafido

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 17 днів тому

    Masha Allah Ader cimri dheer cafimaad cilmi naafic ah mustaqbal ifaaya rabi haku siiyo Amiin Amiin Amiin

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Місяць тому

    Alle habarakeeyo wiilkeeyga Abdil Illah tala fiican Ayuu nasiiye

  • @CabdiraxmanFaniin-l9p
    @CabdiraxmanFaniin-l9p 11 днів тому

    Masha Allah alaha xafido

  • @sharifaabuu5528
    @sharifaabuu5528 16 днів тому

    Mashallah tabarakalah

  • @xayaatnuur24
    @xayaatnuur24 17 днів тому

    Maasha allaah xifdiyo

  • @user-ht2hb6vp5d
    @user-ht2hb6vp5d Місяць тому

    Mash allah waba shekhii ooo iskajoga mesha

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 Місяць тому +1

    Mnsha Allah

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe 7 днів тому

    Masha allh ❤❤❤❤

  • @user-sf9pg3sc1w
    @user-sf9pg3sc1w 12 днів тому

    ما شاء الله تبارك الرحمن ألف ألف مبروك يا أخي العزيز

  • @sudyeshasen1715
    @sudyeshasen1715 Місяць тому

    تبارك لله

  • @user-cc4kp2xx2z
    @user-cc4kp2xx2z Місяць тому

    Masha Allha willy mcn 💜💜💜

  • @user-li4mb3iq1l
    @user-li4mb3iq1l Місяць тому

    masha allaaah ilahay kabarakeyo sheekh iyo reerkiisaba

  • @NajmaNaahi
    @NajmaNaahi 16 днів тому

    ماشاءالله ❤😂الله يحفظك ويسعدك يارب 😍

  • @SafiyaXusen-sc2xs
    @SafiyaXusen-sc2xs Місяць тому

    Maashaa allaah

  • @HananAbdilahi-d4n
    @HananAbdilahi-d4n 16 днів тому

    Masha allah

  • @fadumomumin1245
    @fadumomumin1245 Місяць тому +2

    Mashallah

  • @user-np2nc3tz6z
    @user-np2nc3tz6z Місяць тому

    الله يحفظه ويبارك

  • @MunaMaxamed-wf8lo
    @MunaMaxamed-wf8lo Місяць тому +1

    Maanshaaallh

  • @NastexoUmuAbdillah
    @NastexoUmuAbdillah 15 днів тому

    Masha Alah

  • @abdirizack4066
    @abdirizack4066 17 днів тому +4

    Niyow wareeysigaaga miizaan uyeeel. Videogaas kabixi

  • @HusseinNur-vf6tf
    @HusseinNur-vf6tf Місяць тому

    maasha Allaah

  • @AbdillahiHoussein-um2vm
    @AbdillahiHoussein-um2vm Місяць тому

    Masha alah

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u 18 днів тому

    M. Allah❤❤❤

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Місяць тому

    الله يبارك في عبد الإله

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 15 днів тому

    mashalllla mashallllla

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 Місяць тому

    mansha allah

  • @AmaalMahamed-nc1xx
    @AmaalMahamed-nc1xx 16 днів тому

    Marshall allah ❤

  • @RuqiyaNouh-ch9oe
    @RuqiyaNouh-ch9oe 17 днів тому

    Masha aallaah

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago Місяць тому

    Manshallah tabarakallah Copy of Sheekh ✋👌💯allaha Ha xifdiyo Habo Waliidlagana ha Ka abaal mariyo🤲🙏💯👌👍

  • @DalkayareXuseen
    @DalkayareXuseen 14 днів тому

    *MashaAllah*

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 Місяць тому +2

    Shiekh Shiekh buu dhalaa ilahay ha barakeyo family Shiekh xasan alwajidi

    • @Engayub
      @Engayub Місяць тому

      Haye markaa kan muqayilka ah caduurtiisa jaahilninimada iyo saaqidnimada Dr baa u qoray ?!🙃🫠🙃😉😃😁

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 Місяць тому +2

      @@Engayub abaha wanagsan ilmahisa tusalalu uyahay kan xune sidoo kale hadaa muqayil cabtoya tahay ilmahaga waa kadaba noqanayan ilen aday ku arkane inaa saxan tahay u hastan

    • @user-qy1wr7eq2m
      @user-qy1wr7eq2m 13 днів тому

      F​@@Engayubfunny thy kkk ilhy ukadigi karaa ahludiin qof saaqid cunugisa inkastoy Somali dahdo wax walbo waa nasli micnaha walaiskaracaa wax walbo

  • @mohamedzeyn-uu5eb
    @mohamedzeyn-uu5eb Місяць тому

    M.a waladu sheikh

  • @rashkaxidigtube
    @rashkaxidigtube 2 дні тому +1

    10:08

  • @MOHAMEDMIRAAD
    @MOHAMEDMIRAAD 8 днів тому

    Mashaalah

  • @MulkiAbdikadir-tz6xj
    @MulkiAbdikadir-tz6xj Місяць тому

    Wilkan mardaw wuyaraa mashallh

  • @user-uh9oh5uq8b
    @user-uh9oh5uq8b 3 дні тому

  • @nimcomohamed4120
    @nimcomohamed4120 Місяць тому +2

    Mashaa allah waa markada diinta barato hadalkaga xata wuu misamanayahay allah awlaad sidaso kale aha isii

  • @user-ep3jc3en4c
    @user-ep3jc3en4c 9 днів тому

    Masha allah 🥰🥺🥹

  • @carfixareed6318
    @carfixareed6318 3 дні тому

    Su aala aay aheen wiilka ina la weydiiya ayuu weydii waxana waa qalad teda kale willa nabarkisa waayo aad meshan ugeeni

  • @samiyahmuuse1762
    @samiyahmuuse1762 18 днів тому +1

    Lkn wallo khalida nabrikiis inu sheego baro sidee ilmah lo wersato

  • @user-xw4ik7no9x
    @user-xw4ik7no9x Місяць тому

    Fawaazaa dhiman