Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MARWO MAXAMED

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • WAA HEESIHII LOOGA BARTAY MARWO MAXAMED WAANA HEES AAD U MACAAN OO AAD KA HELI DOONTO
    #HEES_AAD_U_MACAAN
    DHAGAYSI HABOON

КОМЕНТАРІ • 62

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 2 місяці тому

    Allaha daa'inaa qoray
    Inaa samaha diidoo
    Dartaa u cadibnaadee!...

  • @hoygaluuqaddaspanish-ka
    @hoygaluuqaddaspanish-ka 4 роки тому +4

    Waa hees aanan dhegeysigeeda marnaba ka caajisin alle ha u naxariisto Marwo Maxamed

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 4 роки тому +11

    Alla yarxama marwo maxamed waxay ahayd habaryoonis reer oodweyne badhulbahante , waxaa ku dhacay stressed ama isku buuq kadib markii nin ay jeclaatay kaga baxay, waxay lahayd heeso aad u badan

    • @anisahussen5673
      @anisahussen5673 2 роки тому

      Xuseen Yuusuf tarabi yuu ahaa ninkay jeclaatay, qabyaalad yaanna loogu diiday, aakhiro xisaab yaa jirta.

    • @husseinabdille
      @husseinabdille Рік тому

      Yu aha walal ninka

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Рік тому

      Walaal waxay ahayd marwo habaryoonis bahdhulbahante

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 4 роки тому +2

    Maaha marwo -gaasira maxamed Sawirku waa marwo cabdi Allah naxariistiisa waasaca ah ha ugu deeqo labadoodaba iyo muslim ah oo dhan

  • @ahmedjama9070
    @ahmedjama9070 2 роки тому +4

    Waan la kulmay marwo hargeyesa 1985

  • @ayaanlekawsar3581
    @ayaanlekawsar3581 5 років тому +5

    Marwo waa fanaanadii kaw u ahayd gabdhaha fanaaniintaa

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 4 роки тому +1

      Ayaanle Kawsar inanta 2aad ayay ahayd Maandeeq ayaa 1 ahayd

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 роки тому +3

    Wlo qisadu siday u dhacday war walaalyaal qisadan wax iga sheega oo warka keena marwo alle haw baxariisto marwo caruur ma ka tagtay

  • @adamhoodaale9443
    @adamhoodaale9443 2 роки тому

    Xasuus iyo xanuun is wata bay ka tagtay marwo AUN koleey adduunka kumey raaxeysane waxaan rajeynaa iney aakhiro ku nimcowdo inshlh

  • @mustafad.jibriil325
    @mustafad.jibriil325 5 років тому +5

    Alle ha u raxmado Marwo Maxamed 😢

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 роки тому +3

    Sawirkan waa marco cabdi heesta waxa qaadaysa marwo-gaasira maxamed ILAAHAY labaad habloodba ha u naxariisto iska hubsada waxaad soo bafinaysaa waa taariilh

  • @MohamedHassan-ly5he
    @MohamedHassan-ly5he 3 роки тому +2

    MARWO MOHAMED ILAAHAY HA U NAXARIISTO. WAXA AY AHAYD GABADH COD MACAAN.

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 4 роки тому +8

    AUN caruureey waxba ka garanmaysaan waxay ahayd qof wanaagsan

  • @cabdilahiaadanduale2244
    @cabdilahiaadanduale2244 3 роки тому +4

    Marwo maxamed xidigtii nasipku dhibay
    Waxay ahayd qof qali ah lakin way nasip xumayd xaga familkeda

    • @Marwadahir23
      @Marwadahir23 3 роки тому

      Bisinka weey i taabtaan heesaheda wayahan dambo runtii wllo
      Jacaylku dhib bdanaa😭
      Lkn maxaa helay allaah ha u raxmadee🤔

    • @fadumoawes3631
      @fadumoawes3631 2 роки тому

      Maxey ku nasib xumeyed

    • @HalisTa..22
      @HalisTa..22 8 місяців тому

      ​@@Marwadahir23Hoobal kamid ah Fanaaninti ay isku gayiga ahaayeen ayey jeclaatay wuuna iska indha Tiray ilaa heer ay gaartay iney Nafsadeeda gubto Tiro 2 jeer ah Ugu dambeyna wey u dhimaTay Jacaylkaas awgiis adun kuma aysan raaxeysan alaha U NaxariisTee💔🤦‍♂️

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 2 роки тому

    Rabiyaw Naxariistii janatul fardawsa ka waraabi

  • @JamaAlin-kf5gc
    @JamaAlin-kf5gc 3 місяці тому

    DaacaadNimayKudageen....???

  • @hoygaluuqaddaspanish-ka
    @hoygaluuqaddaspanish-ka 4 роки тому +2

    Waxaan dhihi karaa waa gabadha dhanka hsblaha tusaale jaceyl loogu soo qaato

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 роки тому +1

    Heestan wn dhagaystoo wan ilmeeyey

  • @cabdisamedcaliclaahi3158
    @cabdisamedcaliclaahi3158 4 роки тому +2

    Waar gabadha Allah haw naxarstee qolomay ahayd

  • @shaaficecishqi8739
    @shaaficecishqi8739 4 роки тому +3

    Mahaysaa heesta inan boqor dhalay ee marwo maxamed qaado

  • @ytds1660
    @ytds1660 2 роки тому

    Xxxxxxxxxx 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭al qalbiga igaxanuunay waayo waxan dareemay ineey cidlo iyo cool lahoyatey

  • @jeywow
    @jeywow 3 роки тому +1

    ilahay how naxariisto miskiinada

  • @maddaale8199
    @maddaale8199 3 роки тому +1

    MaGuuraan Adoo Raali Ah Heesta Inta AYsan Bilaban Music Ay Ku Bilaabanayso Ma Ila Wadaagi Kartaa Heesta AY Tahay

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  3 роки тому +1

      MADDAALE STUDIO
      Bro heestaasi waxay leedahay copy right sidaa daraadeed ma soo gelin karo oo waa laygu ganaaxayaa, sidaa awgeed raali iga ahoow sxb
      Aad baam kuu salaamayaa
      Waanan kusoo dhawaynayaa ee soo xulo hees kale oo aan kuugu bedelo insha'allah

    • @maddaale8199
      @maddaale8199 3 роки тому

      @@MaGuuraanChannel Ok Waa Sax Xageen Ka Helayaa Sxb Intaas Igu Caawi Plz

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  3 роки тому

      @MADDAALE STUDIO
      HEESTA WAXAA LA YIDHAAHDAA (BIYO DHACAY) WAXAANA QAADA FANAANADA NIMCO YASIN CARAALE
      GOOD LUCK SXB

    • @maddaale8199
      @maddaale8199 3 роки тому

      Waad Mahadsan Tahay Wll

  • @MohamedSaid-rs8rv
    @MohamedSaid-rs8rv 2 роки тому

    Asc maguuraan channel, waa mahadsantihiin heesaha marxuumad gaasira ee raadiya qaar badan baa maqane

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  2 роки тому +1

      @Mohamed Said
      Wacalay kuma Salam sxb
      Waa yahay waan raadinayaa Insha'Allah adiguna nala raadi sxb
      Mahadsanid

  • @ashkarapdilahi560
    @ashkarapdilahi560 4 роки тому +2

    wll marwo maxamad jacayl dartii ayay udhimatay sidaan maqlay nin ayjeclayd ayaa kaga baxay jacaylkii siday habar yartay iisheeg tay waxay igu tidhi xarshin ayay igu timid marwo maxamad ila joogtay

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  4 роки тому +3

      MAHADSANID Ashkar ApdilaHi waa runtaa wll oo waxaa laygu sheegay inay joogtay harta sheekha markii danbena Halkaa ay ku dhimatay
      Allah haw naxariisto
      Qof jacayl bay ahayd
      Soo dhawoow mar walba sxb

    • @ashkarapdilahi560
      @ashkarapdilahi560 4 роки тому +1

      thnks sxp qaali

    • @ashkarapdilahi560
      @ashkarapdilahi560 4 роки тому +1

      sxp walipa ninkii ay jeclay saguna markii danbe silic ayuu u dhintay anuuu waan arkay isaga harta sheekha ayuu joogi jiray nin yaqaanay ayaa iga sheekayay

    • @mohamedabdiaziz5831
      @mohamedabdiaziz5831 4 роки тому

      @@ashkarapdilahi560 walaalo marka hore waan ku salaamaayaa mida xigta hooyo marwo maxamed eebbe ha uraxmado walaal adoo mahad san ma heli karayaa meel aan kaala soo xiriiro

    • @asmaosman8372
      @asmaosman8372 4 роки тому

      @@ashkarapdilahi560 ado raali ah wllo qisada ilahy ha u naxariste fananda marwo siday ku dhacday ? Ila wadagi karta se ni ka mu uga baxay jacaylka isna ma darayo iyo nafsi bu u dhintay ..