Heesaha Marwo Maxamed Cabdi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 73

  • @engabdikanidalmar5948
    @engabdikanidalmar5948 2 роки тому +4

    Rabi naxariista Jano haku arsaaqo Marwa Cabdi Maxamed (Gaasir)
    Waxa aan dhageeysto waxan ugu jecelhay heesa heega waliba heesta eey Isla qaadayn Maxamed Suleeyman (Tubeec) iyo Marwa maxamed Cabdi...
    Oo dadku wuu isdiidahayo.
    Oo dabadeed heshiiyahyeey..
    Oo iyaagoo danqur wadbaa...
    Heeska Marka aan Dhageeysto qalbiga dhan ayaa halmar is rago😭😭😭

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Рік тому +2

      🥺anigaa Misa adiga wlhi heestaa aad baan u jeclahay qof jaceyl soo maray uunbaa dareemi kara no more ilaahey ha u naxariisto ayada🤲😭 heesta kale oo dheheyso qabri aniga oon gelin kaa quusan maayee ax jaceyl aan laguu ogeen dhib badnaa💔😭

    • @AbuukarXasan-pm5ub
      @AbuukarXasan-pm5ub Рік тому

      Marwo maxamed allaha u naxariisto waanjeclahay codkeeda

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 2 роки тому +2

    Gabadhii u horaysay ee jacayl u dhimata Marwo alle haw raxmado

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 Рік тому

    Alle haw naxariisto Marwo Maxamed Gaasira Waxay aad u jeclaayd Axmed Mooge Liibaan

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 4 роки тому +8

    AUN Marwo waaa fanaanad wayn oo aan aad iyo aad ujeclahay heesaheega waxanan ku arkay 1974 magaalada hargaysa

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 3 роки тому

      marwo may dhiman 88kii anaa hargeysa ku arkay 91 iyo 92 iyadoo aad u itaal daran.

    • @aragsanlaki4765
      @aragsanlaki4765 3 роки тому +4

      Wll gasira waa habaryartay hooyaday la dhalatay waxayna dhimatay 1991 ki waxayna ku dhimatay hargysa cisbitalka wayne

    • @maxfuudmustafe5886
      @maxfuudmustafe5886 3 роки тому +1

      @@aragsanlaki4765 wllo odwayne ku dhimatay waxasay dadka ugu sheekaynayssn

    • @maxfuudmustafe5886
      @maxfuudmustafe5886 3 роки тому

      Hargaysan ku dhimatay

    • @aragsanlaki4765
      @aragsanlaki4765 3 роки тому +2

      @@maxfuudmustafe5886 kuma fahmin hno
      Marna hargysa ayay ku geeriyotay ayad ledahay marna oodwayne
      Wlo aniga wlshed kayar oo laki maxamed abdi ducale
      Aya i dhashay igamana aqon badnid wlo

  • @somalilandguuldhe7725
    @somalilandguuldhe7725 3 роки тому +3

    Walaal marlabaadkii ay isku gubtay hargeisa ayay ku dhimatay 1991 markii SNM hargeisa soo gashay wayna xanuunsanaysay marxuumadu alle ha unaxariisto

  • @sahrobilan6025
    @sahrobilan6025 4 роки тому +2

    Marwo maxamed inuu alle janooyinkiisa ku ladaa ugu rajeynaa😢😢😢

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 4 роки тому +2

    Alah ha u naxariisto marwo Cabdi waxay ahayd Fanaanad Cod qiimi iyo Qaali ah heesaheedana badan kooda waxaa lahaa Alah ha u naxariistee Axmed gacayte

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 4 роки тому +4

    Cumar seerbiya sxb waxaan maqlay marwo maxamed waa fanaanada ugu heesaha badan xagga fanka hablaha

  • @jakaakoosofficial2676
    @jakaakoosofficial2676 4 роки тому +2

    Marwo Maxamed Fanaanad Cod Macaan Ayey Ahayd Alle Ha U Naxariisto

  • @mohamedzaayid1792
    @mohamedzaayid1792 4 роки тому +2

    Seerbiya Xidigti nasibka xumayd noo sharrax

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay 2 роки тому +5

    Dadka leh yay ahayd somali bay ahayd
    Isaaq bayna ka ahayd habaryoonis bahdhulbahante waxay jeclaatay nin fanaana oo diiday waxna uuga qaban wayay heesaha badankoodu isagay ku socdeen markii danbe xanuun baa ku dhacay dhimirkaa 2 jeer bay nafteeda guntay saan maqlay markii danbe waxay silicdaba dhaawicii bay u dhimatay wax daryeelay iyo wax caawiyay iyo dawlad meel gaysay midna ma jirin allaha u naxariisto 1991 bayna dhimatay fanaanadii marwo maxamed abdi gaasira waa in lasoo baaraa taariikhdeeda loona sheegaa dhalinta maanta loona duceeyaa allaha janeeyo

    • @yusufbuulo8725
      @yusufbuulo8725 2 роки тому

      Iisaq maxa ladhaha abwanka alifah heesaha miya ladhaha fanan igu qaliya qomamo im from muqdisho

    • @ruuxdaacadaooyaabay
      @ruuxdaacadaooyaabay 2 роки тому

      @@yusufbuulo8725maxaad sheegaysaa yaadse la hadlaysaa

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 роки тому +1

      Horta samir iyo iimaan allaha naga siiyo waxaa igu maqal maanta kahor mamaqli jirin iyadana alaha janadiisa alaha geeyo sabar basn mudanahey waa gabar soomaaliyeed was dsfkeenii aamiin....asmiin.... amiin walasl mahadsanif aniga xageeyga

    • @xasanburcohamsheri9367
      @xasanburcohamsheri9367 4 місяці тому

      2000 harta ayay joogtay iyadoo bukta. Geerideeduna way ka dambaysay. AHN

    • @ruuxdaacadaooyaabay
      @ruuxdaacadaooyaabay 4 місяці тому +1

      @@xasanburcohamsheri9367 maya maya. Taas maahan taas waa marwo maxamed kale oo reer koonfur ahayd tan mar hore ayay dhimatay allaha u raxmadee

  • @igbaarochanel3693
    @igbaarochanel3693 2 роки тому

    alle ha u raxmado marwo qof qaali ah ayay ahayd aamin aamin aamin

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 4 роки тому +2

    Ilaahay janadii ha ka waraabiyo

  • @ibrahimsuleiman5706
    @ibrahimsuleiman5706 4 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto, Cumar Sebia ku mahadsanid sida aad taariikhdan usoo bandhigtay.

    • @kaysedjama6707
      @kaysedjama6707 4 роки тому

      Marwo Maxamad, adeer may dhalan1938,eeway ka da yarayd.waxay dhalstay ila 19 48. Aad ayey u qurux badnayd. Riwaayaddi ugu haraysay waxay la alls ha u naxariita e axmad mooge oo mska ku standard 7 axmad guray school,hargeysa. Waxa kale oo la matalayey Mue BIIXIcabdi !Ha ,waa madaxweyna imka ee soomaliland.Waxa uu ahaa stanndard 7,biyodhacay school,hargeysa. Arinta snigu waan u joogay.Riwaayaddi labaad marwo wsxay la matashay axmad gacayte.,oo ahaa standard 7,sxmad guray school,hargeisa. Waa riwaayadii Ama daahir ama dunida.Marwo aad ayey qaali u ahayd.alla hu naxariisto.waa MR GOOBJOOG.

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 роки тому +1

    alle ha u naxariisto fanaanad cod macan bay ahyd qolomay ahayd horta waxkle kala u fahmina ictiraafun weye

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 4 роки тому

      Qofna kuu sheegi mee uducee bis ama ka bax meesha

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 4 роки тому

      sir mohamed waxay ahayd habar yoonis badhulbahante

    • @Newheesocusub
      @Newheesocusub 4 роки тому +1

      @@AhmedMohamed-tn5yg waad ku mahadsantahy zhp sidaad iila wadaagtay

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 роки тому +2

    Seerbiya walaaloow taariikhda iska sax
    Kow aun marwo 1988kii may dhimanin ee way ka dambaysay, laba naanaysta aad daba wado ka daa aduunbaanu kaa maqalay fanaan abwaan ama wariye wayn oo caana oo ku sheegaya ma hayno waase xasuusatay xaga maskaxda dagaaladii hadabaa u kaadii oo dadkii yaqaanay wax badan baa noole waliba radio hargeisa warayso

  • @maxamedabdirahmansoomaali9632
    @maxamedabdirahmansoomaali9632 4 роки тому +5

    Cumar seerbiya waxaan jeclaan lahaa in,aad'nala wadaagto heestii ugu horaysay eey qaaday iyo tii ugu dambeysay eey qaado fannanadu allaah ha u naxaristo mahad sanid Omar.

  • @AbdulkadirMNur
    @AbdulkadirMNur 10 місяців тому

    Malaha waxaad soo ururisay intii aanan horay u maqal. Heesahaan kum jiraan heesihii ugu macaanaa ee ay lahayd Marxuumad Marwo Maxamed Cabdi (Gaasira).

  • @ceebla82
    @ceebla82 3 роки тому +2

    Marwo😪💔

  • @igbaarochanel3693
    @igbaarochanel3693 2 роки тому

    heesta tolmi maayo wadnahu hee ayaan rabaa ayadoo gaar ah

  • @abdiwahabashkir3369
    @abdiwahabashkir3369 4 роки тому +4

    In Badan Baan Maqlay Abwaanno Aad U Ammanaaya, Waan la Yaabaa

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 роки тому +1

    Heesta koowaad cod ka turjumaya
    Dhibta acaylka
    cod naxariis leh wöööoooooooow
    Bal ufiirso aduun
    Lib ku faan male
    Farash khayrle alaa
    Markuu doorns fure

  • @ibrahimduran1829
    @ibrahimduran1829 4 роки тому +1

    Marwo maxamed gabadh aad u cod wannaagsan ayay ahayd laakiin sidda igu maqaalo ah xaalado nololeed oo adag ayaa la dersay ilaa ay aakhir is gubtay.

  • @AbuukarXasan-pm5ub
    @AbuukarXasan-pm5ub Рік тому

    It is song

  • @wadaniqurboneceb3459
    @wadaniqurboneceb3459 4 роки тому +2

    Cumar waxaan ka codsaa tariikhda marwada dad badan baa wax kala duwan iishegay sida iney dhimatay 80 maadkii eeyna isgubtay stars

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  4 роки тому +7

      Marwo Maxamed Cabdi oo sidoo kalena loo yaqaanay Gaasira sannadkii 1938 ayey ku dhalatay degmada Oodweyne oo ka tirsan gobolka Togdheer ,
      bilawgii 1960 ayey fanka ku biirtay , heesihii u horreeyey waxa u dhiibay Xuseen Aw-faarax Dubad iyo Axmed Saleebaan Bidde iyo Ismaaciil Sh Axmed Cagaf.iyo markii dambe Ciise Warsame Dhancadde
      Marwo waxa lagu tilmaamaa gabadha fanka Soomaalida ugu heesaha badan ,nasiib xumo fankeeda badankiisii lama diiwaangelin madaama ayna iyada xaalado kala duwan oo dhanka nolosha ahi soo waajaheen.
      Marwo nolosheeda intii dambe waxay la jiranayd xanuun ka soo gaadhay dab ay iyadu isku gubtay ilaa ku geeriyootay Harta Sheekha sannadkii 1988

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 4 роки тому

      @@CSeerbiya mahadsanid mudane naxariistii jano allaha ka warabiyo

    • @hoggaaminaftaada8788
      @hoggaaminaftaada8788 4 роки тому +3

      @@CSeerbiya
      Dabkaasi ma kii soomalidu caafimaadka isugu dhigi jirteyba mise waa noloshoo adkaatey ay isu gubtey
      Mahadsanid cumar seerbiya

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  4 роки тому

      @@hoggaaminaftaada8788 way isku gubtay

    • @XAQSOORMEDIA
      @XAQSOORMEDIA 3 роки тому

      @@hoggaaminaftaada8788
      Jacayl dartii inay isku gubtay ayay taariikhdu sheegtaa sxb

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 роки тому +1

    Ileyn heestaan 10:40 baa laga soo xaday heestay qaado caasha cabdaw ee aduunyaa jamiila. Mise anaa murqaansan kk.
    Alla ha unaxariisto fanadaan ..
    SY'AAL AAN KU WEYDIIYO SEERBIYA.
    MA LABO FANAAN OO MARWO LA DHAHO BAA WADA JIRA .HALKAAS INOO CADEY.
    MAADAMA AAD TAARIIKHDA FANKA AAD ULA SOCOTO.

  • @ibnuqoobey9339
    @ibnuqoobey9339 2 роки тому

    Hadaan bilabay inaan heesta ay leedahay dhagysta codkeeda faseex weeye

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LIVES

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 2 роки тому

    Cumar wad mahadsanthy sidad noola wadaagtay taarikhda fananada allah how naxariisto lkn mudo dhawayd ayn mqalay inay qiso jcyl darteed inay ay dhimaty gabadhani waxyna dhimatay sida la sheego iyado xanuunka dhimirka qabta 1991🥹🥹

    • @ibnuqoobey9339
      @ibnuqoobey9339 2 роки тому +1

      Qof faanaan ah may jecelayd wll markaa mise heshag ma guurstay caruur ma ka tagatay

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      @@ibnuqoobey9339 haa wll fanaan caana aun isagana sida lasheegay

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 роки тому +3

    Marwo maxamed wxy ahayd gabadh Feeso badan lknse dadku anat aqoon wxana filaya inay DDDitobiya ay ahayd gabdhi isku Gubtay.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LIVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Share

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 4 роки тому

    Taariikhdeeda oo dhamys tiran soodaa sxb astaanta sugaanta cumar seebiya3

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Facebook

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому +1

    Cumarow walaal mid midna usoo gali, Gaasiri waa fanaaniinta in badan aanay garanaynin dhalinta da'dayda ahiye. Ahun waan ka naxaa sida ay u dhimataye.
    Boqortooyo