(AHUN) Marwo Maxammad (Gaasira)|| heestii “Guur maxaan ka yeelnaa”|| with lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Hees qaraami ah oo aad u macaan

КОМЕНТАРІ • 47

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 2 роки тому +29

    Walahi fanaanka ay jeclaatay Marwo maxamed gaasiira waa nin madow oo qurux iyo joog iyo cad macaan fagaara sida u isu taago ayaan jeclahay. Xuseen Yusuf Tarabi illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo. Markuu heesta indha deeralaayey qaadayo absolutely amazing. Waxaas ayaa fanaana Nasiibdaro waxa u u dhashay beela la hayb soco beesha gabooyo marka Marwo maxamed gaasiira iyaduna waxay ka so jeeday reer shiekh isaaq garxagis habaryoonis marka dibaatadu waxay ka timi qabiilka oo yidhi ninka midgaan ka sidee ayaad u jeclaatay Xuseen Yusuf Tarabi weliba dowlada hoose hargaysa na wuu u shaqayn jiray fanaan wayna wuu ahaa. Debi isagu kumuu lahayn in ay Marwo Muxamed Gaasiira isaga jacayl darti ugu rafaado aduunka weliba laba hobol oo waaberi hargaysa ku wada jira ayay ahayeen oo dadka isaga dhow Marwo maxamed gaasiira is gubka waxa ka horeeyay in ay jacayl dartii derbi jeef noqotay oo marna dooxa ayay seexan jirtay marna gidarada wax daryeli jirayna may jirin wax reerkooda in u nin beela la hayb soco ka gursado ay ka door biden in ay darxumo u dhimato. Xuseen Yusuf Tarabi waxa eeda kumuu lahayn ee lafihisa ayuu ilashanayay illahay labadaa fanaan ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo

    • @amalalexander.
      @amalalexander. 2 роки тому +3

      Intaas oo sano ayeey jaceyl xoog badan u wada xanuunsanayeen marwo gaasira iyo jaceylkeeda. Asagoo mozambique bandhig faneed u aadey ayuu dib u soo noqdey labo cisho walbahaar jaceyl hal bil ayeey is qabeen wuu na furay. Marwo Gaasira nolosha waa ka samartey mar hadeey qalbigeeda Burburey.

    • @ikramfarah
      @ikramfarah 2 роки тому

      Oo gabadha wiil kuma dadin miyaa i leedihiin 💔

    • @naima5387
      @naima5387 2 роки тому

      🥺💔😭

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg Рік тому

      Walaal ma isagaa diiday mise waa lagu haybsoocay bal naga soo hubso

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 Рік тому +1

      ​@@amalalexander.Oo muxuu u furay sido kale muxuu ula fakan waayey oo meesha uga fogaan waayeen waxay u muuqataa inuusan rabin iyadu iska jeclaatay

  • @umumowzir5384
    @umumowzir5384 2 роки тому +13

    Ilhy haunaxaristo Marwo 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 gasira 😢 adunka jecelki ay kuwayde inu ilhy agtisa kahesho ugu duceynaya

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Рік тому +1

    الذكريات الجميله تبقي في قلوبنا مهما طال الزمن الايرحمها ويغفرلها مروا محمد

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh6980 Рік тому +3

    Ayy marwo waa iga ilmeysiisay jcylki qabyaladu ka xoog badatay iyo wiilki iyo gabadhi la isku diiday jah caku qabyalad allaha u naxariisto labadaba

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 7 місяців тому +1

    AUN qisadii gasira igu soo dhacday ax ax 😢😢😢😢😢😢😢❤

  • @somaliamusic5651
    @somaliamusic5651 Рік тому +1

    gacan midigba bidix daa
    howsha ugu garbaysoo
    midna meel ma gaadhoo
    gooni gaar ahaaniyo
    gooni uma naaxo
    guri lagama maarmee
    guur maxan ka yelnaa😮

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 2 роки тому +10

    Qisadi marwo hadaad hayso nala so wadaag

    • @mumtaazmaxamuud6578
      @mumtaazmaxamuud6578 2 роки тому

      Qof dunida lagu fahmi wayey ahayd kadibna naftay isdhaafise

    • @anabmusa5603
      @anabmusa5603 2 роки тому +2

      Marwo gaasiira waxay ku dhalatay oodweyne waxay ahayd habaryoonis nasiibdaro fanaanki waynaa ee Xuseen Yusuf Tarabi ilahay ha u naxaristo eh ayay jacayl daran u qaaday Xuseen Yusuf Tarabi waxa u ahaa beela la hayb soco ee gabooyo marka reer ka marwo gaasiira ayaa yidhi gabadhayada ma geydid marka wuu ka fogaan jiray waayo naftisa ayuu badbaadiyay isaguna mu jeclayn marxuumada aya jeclayd

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 Рік тому +2

    Waxan Aqrinaa Qoralada Hestana Dhagey sanaa Anoo Dhibane jcyl ah kuna socdo Wadadii Kuwii Udhintay🥺😰

  • @fiigsanetalks3412
    @fiigsanetalks3412 4 роки тому +3

    Waa waa xidigtii codka qurxoonayd
    Marwo alle ha u naxariisto

    • @daahqaad
      @daahqaad  4 роки тому +1

      fiigsane Talks
      aamiin 🤲🏽

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 Рік тому +1

    Ilaahay ha u naxariisto janada intuu ka casumo ilahay haka dhigo

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 Рік тому +1

    Heesta Gabadha qaadi waxaa la yiraahaa CURDAN MAXAMUD...waxaad ku qaladay magaca AUN MARWA MAXAMAD (GAASIRA) wll iska sax magaca.

  • @LiibaancabdinuurshGurbiy-vu8ry

    Guur maxan kayeelnaaa
    Allaha unaxariisto

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 Рік тому +1

    Listening in Mogadishu Waberi 25/03/2023 00:29 in memorial days!! 3rd day od Ramadan 1444

    • @Khaliil123
      @Khaliil123 Місяць тому

      Listening in Mogadishu 26/07/2024 06:12:00 am

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 2 роки тому

    Allah ha unaxariisto gabrigana ha u waasiciyo jacayl ku waa dilaa

  • @abdimahdielmi1132
    @abdimahdielmi1132 2 роки тому +3

    Fananad qali ah ayay waxan maqlay inay nin jeclatay oo fanan aha Wuxuna ku yidhi yaan magacayga ka maqlin mar dambe sida aya lo qariyay fananka magacisa 💔😢😭🤲

    • @farxiyoburaayfitmom1616
      @farxiyoburaayfitmom1616 2 роки тому +1

      Somalida wax ma qarisee mahaciseysan aqoon

    • @queentacadalefaadumoladan4122
      @queentacadalefaadumoladan4122 2 роки тому +1

      @@farxiyoburaayfitmom1616 xussen Yusuf tarabi ayuu ahaaa bala idhahay oo gabooye udhashay rerkeeda ayaaa ku yiri isma gayno 35 sanno ayey dartiis udhibaneyd kadibna wey is gubtay 2labo jeer debkii ayay u geeriyotay sorry maxaan jeceyl dhibweeye

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Рік тому +1

      @@queentacadalefaadumoladan4122 Alle ha unaxariisto wll 😢

  • @rahmomohmed1881
    @rahmomohmed1881 Рік тому +1

    9:6 am 223 January subax barqa ah ayan dhageysanaya xasus

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 2 роки тому +3

    Oh marwoy 🥺

  • @ibrahimdiriye5607
    @ibrahimdiriye5607 2 місяці тому

    Alle ha unaxariisto 😢

  • @mrawaaleaden4047
    @mrawaaleaden4047 2 роки тому +4

    Ma mudnen in dunida lagugu cidleyo mararka qaar jaceylka wuxu kula gala qof aan wax fahmeyn 🤔🤔

    • @umumowzir5384
      @umumowzir5384 2 роки тому

      😢😢😢😢

    • @queentacadalefaadumoladan4122
      @queentacadalefaadumoladan4122 2 роки тому +2

      Oo maxay sameyn kartaa soomali heebsooc ka dhamaamaayo Jeceyl keedi qabiil dartiis ayaay ku weyseee sorry 😭 😭 jeceylow xumidaa mararka qaar

  • @wadaniqurboneceb3459
    @wadaniqurboneceb3459 3 роки тому +1

    Allow naxariistii janatul fardowsa ka waraabi

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 2 роки тому +1

    Marwo maxamed ama looyaqaan ogyahay gaasira maxamed alawkuunaxariiso 1995kii ayay geeriyootay

    • @samarahassan1027
      @samarahassan1027 2 роки тому

      1988 geeriyootay

    • @anabmusa5603
      @anabmusa5603 2 роки тому

      1988 may geeriyoon beenta jooji sowti qaxootiga harta sheekha jogtay

    • @amalalexander.
      @amalalexander. 2 роки тому

      @@anabmusa5603 been ma u sheegin waa sida uu warka ku soo gaarey walaal adiga sax adoona qofka dhaliilin. Mahadsanid kun jeer

    • @anabmusa5603
      @anabmusa5603 Рік тому +2

      Laakin Xuseen Yusuf Tarabi ayaa ka hordhintay oo dowladii Siyaad Bare ayaa tookatay. Marwo maxamed gaasiira waxay dhimatay 1995 ayay hargaysa ku dhimatay qaxootigii harta shiekha na way tagtay. Anagaa ku reera Marwo Maxamed gaasiira

  • @nasrim8341
    @nasrim8341 Рік тому

    Alle ha unaxariisto😭😭😭

  • @abdirizakali4413
    @abdirizakali4413 4 роки тому

    Hees aan raadin jiray

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 Рік тому +1

    Ax sorry marwo alh hku nxaristo 😢😢

  • @somaliamusic5651
    @somaliamusic5651 Рік тому

    marwo 😢😢

  • @umsuways507
    @umsuways507 2 роки тому +1

    Ax

  • @Dacaadcalitube
    @Dacaadcalitube Рік тому

    😥😢