Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
ILAAHAY SWT naxariis waasaca iyo dambi dhaaf ha ugu deeqo Xuseen yusuf tarayo iyo marwo-gaasira maxamed iyo intiii Muslim ahba ee inaga hoyatay
Amiin
Cambe geed ku yaallaayCaleenta iyo ubaxiiCurubtiyo magooleeyDooga oo cosob ahoo🌻👩🏻😘
Alaha unaxariistee xuseen owyuusuf tarabi fanaaniinta aanwaqtiga uhelin fanka ayuu kamidyahay dhaqsaba woodhintay
Horta run miyaah way isjeclaayeen maqlay labada marxuun
Inta marwo un baan ka jecelahay heestan🤦♂️❤
ALLAH haw naxariisto Xuseen iyo Gaasira....Heesatni waa hillaaddii 1967..waxay muunad u ahaayeen markuu fanka Soomaalidu gaadhay halkiisii ugu sarreysay......ilaa uu soo ciiray abbaarahii 1985 deetona waxii ka dambeeyey "HOO BAARUUD"
Hees macaan run ahaantii Nuucaas Soo badi brother
Allah ha unaxariisto labadaba runtii marwo gaasiro jeceyl ayaa aakhirkii galaaftay
Thanks sida wanaagsansan aad u daryeeshan heesaha iyo fanka soomalida
Himcade iyo dabuuleey oo udhaw deegaanka dac ee degmada ceelbuur inta udhaxaysa ayaan dhagaystay heestaan 2007dii markii xamar laqaxay ayayna ahayd sikastaba reer deceedoow soodhawaada
Esh cala hees ino soo badi xusen tarabi
Cabdillaahi Cabdi Shube & Labada Hobolba Allaha U Naxriisto
Aamiin
Canbo geed lubyaalay Caleenta iyo ubaxii Curubtiyo magooleeyDooga oo cosob ahooCaynkuu u baxayooCidi daaqin waliyeeSidaa cidhif barwaaqiyoCeeriga biya ha lihiyo Samo lagu cabbaa tahayAma lagu caweeya.🎻🎺
Ala yaraxma ilaahow dambigooda dhaaf inti muslima
Waa garnaqsatay marwo jaceeylka ayada ayuu Dhab ka ahaaa, alaw kuu naxariiso.
Sax wlh wxe ledahay culeyska oo lahàan jiray cidhif kaama saarnee ee waa caano 🥛 iyo nabad halkaad caawa joogtee marna caashaq maalinkugu galay maaha cudar fogaadee ayee kudhahday m.a jaceel dumar waxa loogu tagaa marwo gaasira iyo leylo
Marwo heeso badna alow ku raxmo
Wwww axya hees macaan tarabi
Amaan waa u dhameeyay
wadani leefah maa walee wwwwwwww
Maadeys Halhaleel Qaraami qiima leh ayaa chanalkan ku dhan Axyaa axyaa💕🙏🏿✌🏿
❤❤❤
Wah wah
Madeeys waxaa soo galisaa heesta waa sidaan calankena jaadkiisa jababiirta cidankeena jidka maanta lagu jogo heestaas ayaa ubahanahay ama meel aan kahelaayo
Walaal waan kusalaamayaa walaal.mahaysaa heestii salaad darbi ee ahayd garoob caashaq erayadeeda waxaa kamida caashaqu garbaha iyo wadnuhuu gurikuleeyahay waa geed magooloo angagin gu iyo jiilaal dhexdu way godantahay garkuna waylalmanayaa seesaha waxaa igaga jira labo gantaaloo heestaas oo qaraami ah sxn iiraadi
Cajiib
Soyaaci.hesaha
ILAAHAY SWT naxariis waasaca iyo dambi dhaaf ha ugu deeqo Xuseen yusuf tarayo iyo marwo-gaasira maxamed iyo intiii Muslim ahba ee inaga hoyatay
Amiin
Cambe geed ku yaallaay
Caleenta iyo ubaxii
Curubtiyo magooleey
Dooga oo cosob ahoo
🌻👩🏻😘
Alaha unaxariistee xuseen owyuusuf tarabi fanaaniinta aanwaqtiga uhelin fanka ayuu kamidyahay dhaqsaba woodhintay
Horta run miyaah way isjeclaayeen maqlay labada marxuun
Inta marwo un baan ka jecelahay heestan🤦♂️❤
ALLAH haw naxariisto Xuseen iyo Gaasira....Heesatni waa hillaaddii 1967..waxay muunad u ahaayeen markuu fanka Soomaalidu gaadhay halkiisii ugu sarreysay......ilaa uu soo ciiray abbaarahii 1985 deetona waxii ka dambeeyey "HOO BAARUUD"
Hees macaan run ahaantii Nuucaas Soo badi brother
Allah ha unaxariisto labadaba runtii marwo gaasiro jeceyl ayaa aakhirkii galaaftay
Thanks sida wanaagsansan aad u daryeeshan heesaha iyo fanka soomalida
Himcade iyo dabuuleey oo udhaw deegaanka dac ee degmada ceelbuur inta udhaxaysa ayaan dhagaystay heestaan 2007dii markii xamar laqaxay ayayna ahayd sikastaba reer deceedoow soodhawaada
Esh cala hees ino soo badi xusen tarabi
Cabdillaahi Cabdi Shube & Labada Hobolba Allaha U Naxriisto
Aamiin
Canbo geed lubyaalay
Caleenta iyo ubaxii
Curubtiyo magooleey
Dooga oo cosob ahoo
Caynkuu u baxayoo
Cidi daaqin waliyee
Sidaa cidhif barwaaqiyo
Ceeriga biya ha lihiyo
Samo lagu cabbaa tahay
Ama lagu caweeya.
🎻🎺