Daawo Canfarta Oo Dagaal ku Dhawaaqday,Ciidankii S/land oo Axmaaro xasuuqday Wareysi Askari

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 76

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Місяць тому +5

    cadawbuu uloogay allow muuse abiiye xasan ismaciil intaba afka ciida udar 🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +3

    CIIDANKAAS MUSE BIXI BAA ABI SIIYEY SI AY AMXAARADA DAGAAL KU QAADAAN. BALSE WAA LA XASUUQAY. WAANA LA QARINAYAA😢.

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Місяць тому +2

    Somali intey ka caraaryaan dhibkaas ku dhacay amxaar ayey aamineen

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

      Walaahi bilaahi waxaan ka mid.ahay ciidamada jooga itoobiya Reerihiinu mawaxaasay ku sheekeeyaan kkkkkkkkkkkk

    • @Shamuuri_official393
      @Shamuuri_official393 Місяць тому

      ​@@user-qx9rp5yn5k Caqli xumaa ciidan tababaran hadane tababar loo qaado taliyaha ciidamada nuux taani safarka sii raacaayo ma cidan cusubaa 😂😂 caqliga ha shaqeeyo sxb

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +2

    WAR 7 CISHO OO TABABAR AH KADIB JIDA HORE EE DAGAALKAA LA GEEYEY. DAGAALBAY KU DHINTEEN. MAXAA LOO QARINAYAA ?

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +1

    WAR CIDANKAA XOOGAA KA BADBAADAY DAGAALKA SOMAALIBAA U GURMATAY OO BADBAADISEY.

  • @mohamedosman1986
    @mohamedosman1986 Місяць тому +3

    Cagadheer run shegeysa lama arag benale

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Місяць тому +3

    Dagaalka ayaa la geeyey wax macalimiin iskuma dhicin faano oo buur ku jirtay ayaa meel u gashay

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +1

    DADKA WAA LAGA QARIYEY LAAKIIN ITOBIA WAXAA LOO GEEYEY IN AY AMXAARADA ABI AHMAD ISAA CELIYO. HADANA WAA LADHAMEEYEY. DAGAALKAANA LUGU DILEY EE WAA LA QARINAYAA

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Місяць тому

    Xaqii somali muuse Allaah haka soo saaro 😢Allaahu ma Amiin yaraball callamiin 😢Allaahu ma Amiin 😢Subxaanallaah

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 Місяць тому +2

    Hhhhhhh shaqo fiican hala laayo isaaq axmaaro jacelka ha arkkaane

  • @khaalid713
    @khaalid713 Місяць тому +2

    kkkkkkk alaa cadawgu maxaa jecel yahay inuu helo war been ah oo uu ku farxo ku lahaa ciidankii s/land ayaa jidka loo galay 😂😂😂😂😂

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +1

    WAR CIIDANKA ITOBIA OO DHEXDOODA IS DHAMEEYEY MA KUWAN BAY DEYNAYAAN ? WAA MAYA.

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +3

    Beenaale beenaale dhalay cadowga somaliland halayska CIYAAN somaliland is not easy

  • @MahamoudSougueh
    @MahamoudSougueh Місяць тому +2

    sax walakidide wasidi

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v Місяць тому +1

    Kan waramaya inuu sheegayo wayba muuqada. Wax cadayn ah na tusa 😮😮😮

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +1

    CIDANKA ABI WAXAA KUJIRA BADH AMXAARKA U SHAQEEYA SIDII JINANAARADII BAXSADAY. KUWAAS BAA DILI KARA CIDANKA SOMALILAND 😂

  • @bossman1024
    @bossman1024 Місяць тому +2

    Jarrett’s aya shide lo bixiya inad tahay waa Lahuba markan arkay fool xumadada jareer jareer dhalay

  • @CabdiIdle
    @CabdiIdle Місяць тому +1

    Ilahayo muse bixi walalihi tus o qotiga cagagan ka jedi walalihi [j s】tus

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Місяць тому +1

    Balaayo iyo baas ayaa loo khaaday Waar dadka dhulkooda haloo daayo xabashi ma aaminbay leedahy

  • @sheekhfarax6796
    @sheekhfarax6796 Місяць тому +1

    Inay beentahay waxaa kuu cadaynaysa kulahaa macalimiintii ayay isku dhaceen 😂😂

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e Місяць тому +1

    Muuse juudan meeshu farsaraba waa mahtalako iyo inu dhalin soomaaliyeed dabkushido.

  • @abdullahiahmed119
    @abdullahiahmed119 Місяць тому

    VIVA Somaliland. Kolba wax isku maaweeliya.

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Місяць тому +1

    Cagdheer iyo riwayada adumada also horfadhisan jirty alle idincadab been badana

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому +1

    CADWO BUU UDIIBEY MUUSE SUBXAANLAA

  • @Musesicid
    @Musesicid Місяць тому

    Warunta wllo wana laadiyarsanyahay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Місяць тому +1

    Hoyada wasdheh iyo wixikuwaraysta balata xagekutala magobolka amxarada? hadaba balata anakorso kagasobaxay balata waxaykutala konfurta itobiya unadhow xadka sawd sudan kinya iyo itobiya isuguyimadan waxana lagaxukuma casumada hawasa

  • @MacalinCukaase-tp5rn
    @MacalinCukaase-tp5rn Місяць тому +2

    Waar Been weynaa......iko

  • @mahdiaadan
    @mahdiaadan Місяць тому +1

    Amxaaro.gadoodsan.baa.wiilashaa.kuhabsaday.amxaar.kumakalajecla.maadaama.aad.tahay.soomaali.baaqiga.alla.ha.inoogasooceliyo.afsoomaali.hadaadkuhadashaabaanlagunabagelinayn

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Місяць тому

    SOOMAALIDA K5 IYAGUBA WAA ITOOBIYAAN EE OGAADA OO HADALKA HA KHALDINA.

  • @mohamedfarah1522
    @mohamedfarah1522 Місяць тому

    Walaal Somali land maaha maamulka Hargeysa ee waa dhammaan dhulweynaha Soomaaliyeed iney sheegtaan reer gaar ahina waa qalad weyn " Italian protectrate Somali land British protectrate Somali land French protectrate Somali land " etc

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому +2

    waa beentood ismaaylaayn macalimiintii ee waxaa laayay amxaarada waligood shacab kooda run usheegimaayaan waxaan is idhi dadkaan islaam maaha beentu inaay xaaraan tahay mayaqaanaan nacaladu

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 Місяць тому +1

    Wiilka soo hadlayaw waxaad jeceshay. Ba sheegta in la laayo ciidanka sland soomali ba iyadu ba Quran imay dhigayin ee waad gubayisay maxad sheegi

  • @bossman1024
    @bossman1024 Місяць тому +1

    Haday milman Iyo hadii kale cid şifaci karta majirto mabud ayak
    Ayad tihiin cid amini majirto odağa da kaliga ah ayaa KU qanciyaye raac adiga kuwa kula midka ah

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Місяць тому +1

    Waar wiilashaas yaryar isaaq waye ithiopianku uu leynaya😢

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 Місяць тому

    MUUSE BIIXI OO DAGAALKAGALIYE CIIDAMADII SOMALILAND

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 Місяць тому +1

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Місяць тому +2

    Beenle beenle dhalay ciidanka somaliland anag kamida waar daarodka beenle badan waar anaga joona xabad dhacasan manan maqalin

    • @faadumocabdilaahi55
      @faadumocabdilaahi55 Місяць тому

      Wll pls xagee jogtnh qofbaa igamaqane😭

    • @AbdirashidYusuf-lv6ww
      @AbdirashidYusuf-lv6ww Місяць тому

      Waxan jooga adiis abab waxan ka tirsanahay xarada taban barka balaata ​@@faadumocabdilaahi55

    • @AbdirashidYusuf-lv6ww
      @AbdirashidYusuf-lv6ww Місяць тому

      @@faadumocabdilaahi55 wllo meelay waxa ka dhacee ma jirto 3 xerab waa lagu nabad qaba godhar iyo balaasaba waa been waxani

  • @user-gw3dz6cb3h
    @user-gw3dz6cb3h Місяць тому +2

    benale beentaa daa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Cagdheertii eega waxay Sheegayaan Anaa ka mid.ah Cidankaad Sheegaysaan kkkkkllllll

  • @bashirabdi7998
    @bashirabdi7998 Місяць тому

    Dadka la isma dhexgalinayo ee afti baa laga qaadi dadka soomaalida ah deegaanka iska leh iyagaa ama canfar raaci ama soomaali

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Місяць тому +1

    DDS midnimo halgama gumaysiga dhagartiisa kafejignada guuul gayiga wadadifaca 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥♥️♥️👍👍✌️🙏

  • @Moussa-rh4xm
    @Moussa-rh4xm Місяць тому

    Asc

  • @AnabAhmed-mn3vu
    @AnabAhmed-mn3vu Місяць тому +1

    Benalayal maheyno warkasi yaa cagdher

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Місяць тому

    Ciisoow ciisoow ciisoow ha yeelina abyi waxuu soo dhoodhoobay hubkiina ilaashada weliba hub kale ka soo gata mareexaan. Qoryo shab shuter. Dhashiike yaal soo gata 7 hala soo gato. Taangiyada iyo bebeha ha la gubo.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Місяць тому +1

    maxad kasugaysen gumaysi jinsigaga neceb war soomali lama kala jecla ama lajahad ama kabaha uqaad iskumid baad utahay mrlkasta joog soomaliyey midoba iskutashada allahayow abiiye afka ciida udar 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 Місяць тому +1

    Wiilka soo hadlayaw soomali baa jecel in la. Layo

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Місяць тому

    MUUSE WAA BILAA CAQLI!! I intii. GOOJACADE, kasoo BAXSATEY, Ethiopia , ayuu KU DHAMEEYEY!! AAWAY DEE WAALIDKII DHALAY RAGAN??

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Місяць тому

    CIIDANKA IN SIDAA LOOGALAY YAA SOO CADEEYEY? KAN AAD LEEDIHIIN WUU SOO BAXSADAY MAGICIISU MARKII HORE MAKU JIRAY KUWII LA QAADAY? XAGUUSE JOOGAA IMINKA? MISE WAA MID QABAD NOQDAY?

  • @ShaaficiKhadar-z2p
    @ShaaficiKhadar-z2p Місяць тому +1

    Halga soo celiyo sidhakhsoah

  • @raafxero527
    @raafxero527 Місяць тому

    Waxba kama jiran/ hoostaads laheel.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Місяць тому

    I’m sorry dhalintaa halkaa lagu cunay 😢

  • @HassanBouh-w1k
    @HassanBouh-w1k Місяць тому +1

    Nabab mojito oromo iyo xamaro wan tahnan nin sexda siiso dibi budala

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin Місяць тому

    Cagtaaaaay beenta naga daaya😂😂😂😂😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Waar Anagaa ka mid.ah ciidamada hooyadaa iyo soomaliya wase

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Місяць тому +1

    Hala xidho MaGafayaasha ciyaalkii ayey naga gurteene Bagaa loo xidhay

  • @XasanAhmed-d6e
    @XasanAhmed-d6e Місяць тому +1

    Waa gartay

  • @ShaaficiKhadar-z2p
    @ShaaficiKhadar-z2p Місяць тому +2

    Ale haka badbaadiyo wixii dhibaadto ha

  • @bossman1024
    @bossman1024 Місяць тому +1

    Canfarta haday wax Isku hayso mayna dalbaten in lakala dhexgalo hadana marabo da lava aya iyaga abahodba

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Місяць тому

    FADLAN WARARKA RUNTA KASOO SHEEGA??? WARKU YAANU NOQON BEEN. INLAYN WAA DAMBI BEENTUYE.!!!

  • @yusufsaleban8479
    @yusufsaleban8479 Місяць тому

    Hoyadaa siilkeedii ayay isku dhaceen

  • @ShaaficiKhadar-z2p
    @ShaaficiKhadar-z2p Місяць тому +1

    Waakhald in lgeyo cidamadeena

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Місяць тому

    Macsokor itopia walaalo ayaad aheeydeene maxaa idiinku direy

  • @Moussa-rh4xm
    @Moussa-rh4xm Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Місяць тому

    BEENTU RAAD MALAHAN ILLAHAY KA CABSADA DADKA DHAGAHA UGA DUWA BEENTA

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Bal Cawaankan eega beentii ku hadlayo waar ciidanka sland ee itoobiya loo qaaday waar ma dad cawaan ah Ayaadnwax usheegaysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Місяць тому +1

    Beenaale beenaale

  • @aliabdi8260
    @aliabdi8260 Місяць тому +1

    Qoje cade2 dheh

  • @Zimu.H
    @Zimu.H Місяць тому

    Beenawaas kadaab ah

  • @KhadarMaxamed-n1g
    @KhadarMaxamed-n1g Місяць тому

    Beenaale waasida aadtuunaysid Sagal beenaale