Guul Guul Turika&Masar oo Somaliya Hub Saanas Military ugu Deeqi,Abiy oo Maanta Oohin Afka Furtay..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Місяць тому +3

    Keena hubkaas annagaa qaadan doono.waxan meesha uu kuso uruuriyay nin walaba meesha uu ka yimid ayuu orod ku tegi doonaa.kuwan somalida ahna wan iska ag mareeynaa iyagaaba na soo raaci doono ilaa hawaash wan tegeeynaa weeyna naga go,an tahay. 💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf Місяць тому

    ❤kings Abiiy ahmed of Africa 🎉MUSTEFE CAGJAR 🎉MUUSE BIIXI GUUL MEEL BEYNU KUWADA GUULEYSANEYNAA
    UF UF SOMALIA

  • @Ibrahim-b3k7r
    @Ibrahim-b3k7r Місяць тому

    النصر للصومال❤

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Місяць тому

    Abiye axmad hadaad rag tahay garac somaliyow soo soco siraaday somalidu ha ku qalatee qori iyo xero laawow.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Місяць тому

    Mustafe cag-jar waa lahayste aan awood lahayn

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Місяць тому

    Hubkaas somalidaa Allaah u soo hadiyeynayaa ee inoo daaya ha inoo keeneene balse dawlada somalidu waa inay deg deg you carbisaa ciidamo somaliyeed oo si saxa u isticmaali kara hubkaas itoobiya xuduudka somaliya keenayso oo somalida galbeedna waa inay soo gudbisaa information-kaas itoobiya rabto inay ku laayo somalida oo dalkeeda ku qabsato.

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 Місяць тому +1

    Hubkas Somaliya Qanimeysa Doono ilaahey idankiis Oromo Beeraley Faano Hal Sano La Rafaneysan

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Місяць тому

    NAC NACDA. ITOOBIYA. .) LOOGAMA BAAHNA ??? DAL KA SOMALIA 🇸🇴

  • @ahmedbille1687
    @ahmedbille1687 Місяць тому

    😢itobiya waxay kashakisantahay degaanka somalida inu lamidobo somaaliya somaliya ma awoddo inay qabsato

  • @axmadkey
    @axmadkey Місяць тому +1

    Ciidamadaas waa promo macro masameynaayaan oromolee waaye

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Місяць тому

    Somalida ha TABABAREEN waa good markii cabbaddu balaanato ayaa runtu imaan doontaa bal in oromada xumi waxay tari doonto la arko doonaa sshacabka somalidu wuxuu sugayaa marka oromo xun somaliya dagaal ku billaahi doonto si ay shacabka somaliyeed mar labaad ceeriin cunid u badaan oo deegamada somalidu waa anaga wardheer iyo walwaal shaxda iyo dameerjoog galaadi ilaa jigjiga haduu ogaadeen amxaaroobay hartiga iyo daaroodka kale wali waa somali oo marka oromo somalida bari humus ku tuurto somalida galbeed itoobiya ayey hubin oo abiye axmad dhoohane ogow midaas intaan talo garabkaaga ka bixin oo ogow inaan somali itoobiyaan isu dilayn oo hard ina canfar uuamxsar noqday canqow isku dhufte isagaa u dhutiya oo abiye axmad iyo Ibraahim juulihiisu ha ogaadeen inay oromo dab aysan u baahnayn uu galiyey. Abiye axmad awowe ku soo soco somaliya 1977 diyaar bare ayaa sab la'aan ciidamada somaliyeed kaaga soo saaray oo ahaa dictator gudaha somaliya in cidaan uga dhaco ka baqayey laakiin hadda dawlada somaliyeed waa shibil aan ka baqayn ciqilaab oo leh wakhti lagu doorto oo xukunka loogu daro amase shacabku isaga badalo.

  • @Cabdiqaadir77Suladaan10
    @Cabdiqaadir77Suladaan10 Місяць тому

    Somalidiii yax yixi. Jirtay. Hada maba qajilaan.
    Baran baro. Ayay noqdeen.
    Ogow baran baro. Dhiig maleh.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Місяць тому

    DADD KA. SOMALIGALBEED. EE. KU NOOL. DAL KA ITOOBIYA. SIDA. LOOLA. DHAQMO. WUU. KA DAWNYAHAY. DAL. KA. SOMALIA 🇸🇴 HADII. AY. XABAD. XIISO. U QABAAN. WAY. IS KARKI. DOONAAN

  • @sidimani
    @sidimani Місяць тому

    Qofka marku ogyahay in laga adag yahay una yahay laheyste ladili karo wuxu samey sidu isubadbadin laha sidu u nolado e caqkiga ka sheqysiya intadan hadlina, mahadsanidin

  • @Cabdiqaadir77Suladaan10
    @Cabdiqaadir77Suladaan10 Місяць тому

    Amaxaro. Dhagaha aniga oo ku dhagan. Aya Cuba iyo russa iga fujiyeen
    Tigree. 50000 ayay soo galsheen somaliya
    Ayaga oo habqan ah ayay ka baxeen xuduuda somaliya
    Bal. Maxay. Oromo. Maxay ii sheegi.
    Hhhhhhhhhh
    Qoti

  • @AyaanMaxamed-g8r
    @AyaanMaxamed-g8r Місяць тому

    Dadhif

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 Місяць тому

    Hadalada mw dds cagjer xumaan ha uqadanina waa nin lagumaysto naftiisa bad baadinaya ethiopia barlamaanka somaaliya ayay kadhax hadleen maxaad umalaynaysaan jijiga gumaystaha wax naga dilqada ayaan laanahay hablaha dds hablaha somalida ee dds gabadha axmaarka diida inuu fuulo way toogtaan

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 Місяць тому +1

    Dad badan waxay isku raaceen inaad qalbi caruur tahay oo aadan caqli badan lahayn siyaasadna waxba ka aqoon, markaa talo ahaan iskaga bax hawada oo iska aamu shut up shut up shaqo kalena raadso....

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому

    adeer beenta kadaaya shacabka somaliyed masar ayadaa maanta israiil dhulkeda kuhaysata shacabkii masarna waadiiden dagalka masare lageeynayo somaliya waxay dhaheen somaliya iyo masar 357 klomitirey noojirta falastino noojirto 10 kiilomitirna umahilineyno masomalo kalad umaleysen

  • @abdibarri9012
    @abdibarri9012 Місяць тому

    CAGJAR XOOLO WAXA DHACAY HABARYOONIS GARXAJIS WÀA DOQON QOF AY DHALAAN WAA XOOLO SIDA CAGJAR NECEB JILIB MOOYEE MA LAHA CAQLI KALE