Masha Allah Gabadh somaliyeed oo ciise ah .Waliba afkad ka dhowrtay ugu dar 1977 ka hor isaag in ay basaasiis u ahayeen Cali Cariif .Waliba dagaal kii canfarta iyo somalida dhxmari jiray jabuuti isaaq iyo carabta jabuuti kama qayb gali jirin.
Anigu waxan ahey dadka kaso horjeedey in ethopian dhulkeena cagaha so saaro, lkn mid aya xaqiiqa in somalida badenkeda ay cuqdad iyo neceyb ay u hayan reer sheikh isaaq lana burburiyo nidaamka dowladeed ee somaliland si lo helo somaliweyn, ninka taa aaminsan habeen ma jirin. Gabadhan hadleysa waxan u sheegaya hadii Djibouti faraha la so gasho arinaha somali ka dhexeya, in dhibtu so gaadhi doono,
wadankee isaaq biyaa daawlad noqday adeer waqooyi yaadaga bal noosheeg ma isaaq qudha isaaq uun baa soomali baan ka go ayaa leh 4reer baa wada daga isaaq dhulbahante warsangali samaroon ciise 3dex baa soomali raba ma isaaq baa kajari kara bal noosheeg caqligaasi xaguu kashaqeeyaa
Oo dhibaatada ayuu dhamayn lahaa marka aad leedahay Ma isagaa Aqoonsi idin siin karo? 😂 Wadankiina Somalia weeyi la midooba oo qayrkiin la jaanqaada! 😂
Jabuuti ma gacmaha ayey baruur ku sidataa soomalilan waa abeenso ninkii asxan u sameeya ayey qaninan mida kale jabuuti kasoo mustafuriya oo italkoda iyo waxay yihiin hala tuso
AdiguMarka and iska celiso eretariya soo hadal ,ma adiga sharaf Leh tuug anigaa ku xoreeyey . Nin jawaaba miyaa ciise laga waayey ,naa ka hadal kuwa leexada and ku dishaan. Naa canfar maad wax siisaan .dawladii somaliyeed anigaa dhisay oo dumiyey khoorka and ku nooshay ka hadal.dadkee ma Amiga oo naac ah .
Ina adeer ninka aad la hadleysid waa suldaan africa ee suldan isaaq ma aha mid habar jecel ma aha mid muse abukar ma aha mid baciido ma ahan ee waa suladan africa ,macnajeedu waa qadaafi maalin is aragney ee boqor sow ma astaahilo
Eedo Allah ku sharfo waad u caqli celisay duqaytidan aan caqliga lahayn. Kaarayaashii Siyaad Barre ka tagay miyaa Jabuuti ku soo weerari doontaan? Hargeysa waa laga qixi meel aad u ciirsataana heli maysan? Ileyn Soomaali oo dhan baad cadaw ka dhigateene.
Ruunta haala isku sheiko adero somaliland ciid fursaad sìisaye maa jiirto ee iyaada aya soo xoraysataye ee maanta aya laa isbaaraan dooona Éthiopia baada waala siinaya diida ama doooda
Her only talking nonsense, go talk about Djibouti first before you come to Somaliland. For 30 years he has sat in the same chair, talking to Ismael first
maschallaha gabadhe ciisewoone geesiyad 🇸🇴❤️🇩🇯
mansha allaah
garaad badanaa waa habaryarahay gabadhaa ciise wllhi garasho iyo fahan u daa
Félicitation votre discours m´a beaucoup plus je vous remercie
yes yes yes noolow gabar wadani
baad tahay
Mumo waxaan ahay Hooyo Ciise ah Gadabuursi dhalay waxaa u dhaxay Tolkay oo Ciise ah Hooyadiina Tahay Gadabuursi waxaan raacanay Ciise hadii haanay kuwo haanan ood wadaagin waxna Isku ahayn ayaan Daarood iyo Gadabuursi Rabnay inaan Cadaw ina neceb Dawlad u dhisno maxaa dhici lahayd inay Canfar iyo Erteriya Saylac soo dejiyaan wuxuu si Cad kuugu sheegay waxay samayn lahaayeen hadii Dawlad noqon la,aayeen waxba hadalka ha u dabcin ee dhulkeenu Ciise iyo Gadabuursi waa inaan isku furanaa Ceelsheekh ilaa Jabuuti ama Galbeed untiisa dadku hanoolaadaan Iyaga oo wada safranay ceelka wada shubaya Awdal waa meeshii in Slave ka Isaaq diiday in laga dhoofiyo ee Cadan loo badalay magac male waxaas ayaa gubaya.
AFKAA IDIN DHEER OO HADANA CIRBAD DHUUB MA GELISAAN E
Bismilaah ala run badanaa inantu anaku aragnaye ciisow manala aragteen xaqiiq baad sheegtay❤😂🎉😢😮😮😅😊
Maashallah walaashay hadal runtii waad sheegtay si sharaf le,,Merci ma chere soeur
Beisha issa wa beisha ou wanagsan
WA RUNTA SISTER FROM JABUUTI ❤
Alley'lahe intay gabadhu garatay, magaranin isaaq.😅
Nolow walashay afsomaliqu iyo ixtiralku wabarasho libaan libaan kujajabi. Merci pour votre conseil ma sœur.
that is true allaah baa boqor ah
C'est finit pour la somaliland
Check djibouti first cisse clan
Waa runtaa
Waa gabar muwaadin run ah.maasha allah.
Masha Allah gabar Caqlilah 🎉🎉🎉❤🇸🇴🇸🇴
Masha allah maleeshiyada argagixisada SNM ee Soomaalidiidka ah kooxda wa Amxaaro iyo Oromo afsoomaaliga baratay
Nacam ilaahey baa boqor ah walaal ilaahey baana qaadan kara magaca Boqor ilaahey beyna u sugnaatey boqornimo
War gabadhu fariid sanaa maan shaa alaah
Wllo mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤
Mash allh ina ader qali Wad u jawabtay bur madow
MAANSHA ALAAH TABARAKA LAAH WAA GABADH CAQLI BADAN
❤❤❤❤❤walahi runbay kahadasha ee yaqadanaya
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies
Odaygan wareeray e hargaysada laga musaafiriyey si uu ugu noqdu bu raba marka inu caytamo o been sheego waa ku khasban yhy✅
Walaal hadashey haddii hadal wax daaweyn, congratulations sister.
Maanshalaah Maanshalaah Habo Guuleeysa runta aad ka hadashey
Farid gamblar lege badku farisiy
Wa hadal waxtarleh lakin dhagahi allah waniyo aya wanomaqla
Masha.alaah gabadhani wey u aqli celisay lkn mayelayan
Masha Allah Gabadh somaliyeed oo ciise ah .Waliba afkad ka dhowrtay ugu dar 1977 ka hor isaag in ay basaasiis u ahayeen Cali Cariif .Waliba dagaal kii canfarta iyo somalida dhxmari jiray jabuuti isaaq iyo carabta jabuuti kama qayb gali jirin.
Inabti mahadsanid
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar 💪💪🦁🦁🌺🌺❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️ butland 👍👍👍❤️❤️❤️❤❤🌺❤️❤🌺🦁🦁🦁🦁❤❤❤❤❤❤❤🌺
is true my sister somaliland is not working at all they should find plan B
Gabadho hadlkeeda tariikhda ayaa sheegi doonta.
somaliland inuu ciise qacanta ku hayay wlhi waa bila abaal
@@moustaphaHackerman isla xisho, taariikhda dib u eeg
good
Macha alla asal contunier ❤
yee leedahay haraagii siyaad barre? wiilasha ssc u dagaalamayey siyaad barre ma soo gaarin.
❤❤❤❤ farid inader
Wllo shukran waxba maadan dhaafin waadna asiibtay runtii
warunteyd gabadhasi wankutageyrsanahey
TUUG MADOW. ODEY MA AHAN KANI, WAA DAYDAY HARGEYSA KA AFDUUBAY NIN TAAJIR AH OO SACAD MUUSE AH. WUXU MADAX U AHAA, KOOX DADKA DHACDA. SIDAASI AYUU WADANKA UGA CARARAY.
Waa gabadh caqli iyo aqoon leh
Warna haysa
Caqli madoobe way kuu nasteexaysey qaado
Oo fahan gabadhaa caaqilada ah
Ama cuqdadaadii kaa buuxday caqli qaloocan iyo garaad xumadaadii ku eeg oo dhana xun ka eeg
Idoorku xawaarahooda ayay ka dheereeyeen wlhi waxaasna ismaciil cumar geele iyo naagta uu qabo ayaa sabab u ah
❤ I love ❤️ gabadhaas ciise ee oday dhoobo madow ku garaacay sa
Firdhe iyo ssc ama se harti amase DAAROOD iyo jabuuti oo jabuuti waa tii iidoor ka feer dagaalamaysay iidoorta oo difaacaysay oo somalidu waxay tiraa: Nin cirid kugu dilay har kuuma jiido oo daabcad ninkii igu dhuftay ee daabka igu joojay iyo kii duleedshaay i yiri: wax isma doorshaane oo firdhiye iyo guutada ssc ee uu wato miyeysan dareensanayn in jabuuti iyo iidoor yihiin kuwii gabdhahooda la wada baxayey oo gaagiga xamar la wada xididayey oo masar miyeysan ahayn meeshii xarunta u ahayn ninka iidoor ee hargaysa ka xukuma al shabaab oo ah dowlada iidoor oo uu balamadow mise waa buurmadow uu yiri somaliya sadex dowlad oo isla siman baa ka dhisan oo labo iidoor ayaa ka taliya mid xasan shiikh oo balo muujiyey inuu madaxweyne ku xigeenka ka yahay al shabaab oo uu sheegtay in al shabaab tahay dawlada labaad ee iidoorta somaliya uga dhisan oo meeye garaadadii iyo isimadii dhulbahante iyo kuwii ssc oo dhan oo daarood iyo ssc miyey dhimashadii iyo dhaawici iidoor iyo ismaaciil cumar geele u geesteen iska hilmaameen sidii umul markii xanuunkii umulnimada daayey oo dabeedna dhalfo kale doonatay oo maxaan ssc-yeey dagaalkii harti soo wada bilaabay aad nooga fashilaysaan asagoon harti iyo daaroodba wadajir u gunaanadin oo wax ma garatada iidoor iyo jabuuti afka ciida si fiican loogu darin taasoo daarood iyo hartiba doonayaan in iidoor la gaarsiiyo marxalad ayeysan daarood dagaal danbe ugu soo hawaysan abidkood amaba somaliya isaga guuraan for good oo firdhiye miyuu ka mid ahaa raggii harti ee goojacade iidoor iyo jabuuti ka nadiifiyey mise halgan guulaystay ayuu dhexda ka soo galay oo kala firdhinayaa oo wakaas madaxweyne karaash xafidullaah dagaalkuu wax ka bilaabay wali wada oo doonaya ilaa ssc guusheedu dhamaystiranto inaan ssc dagaalka joojin ana waan ku raacsanahay madaxweyne karaash taas waayo iidoor iyagaa rag guryihiis sharr iyo shido la soo doontay oo iyadoo la iska abhinayo oo laga kariyaayey war iidoorow iska kaaya daaya oo hadda waa wakhtgii daarood uu dhamaystiri lahaa iidoor shalaytadoodii najaastaan dhiigga muslimiinta xaqdarada ku cabaya oo war sidee ssc-yow wax idiin ka jiraan oo wareernaye sidee ayaa firdhiye sixirka iidoor iyo jabuuti uga shaqaysteen bal war daarood iyo hartiba soo siiya in sha Allah ssc-yeey.
Gabadh caqli badan
Maashaa Allaah walaasheey guulayso
Maxayaa yaala sayelaca
Isaaq hadduu dowlad noqonayo kaligii caalamka. Ha u fidiyo hadda ka dib wax habro ah oo la dabasocon doono ma jirto.
Waa fariid❤
Xaqiiqdii waa taa
Ciisaha bakhtiga hiigiyo haqay midgaan baa leh.
Waa gabadh caqli badan idoorku caqligay ka dhinteen bal inantan xigmadeda dhegaysa snm way uu dhamaatay
Ok
Walal odod qaley sodoub😢😢
Wallo mahadsanid guuulayso
Inantaa yarbaa kudhaaanta
Anigu waxan ahey dadka kaso horjeedey in ethopian dhulkeena cagaha so saaro, lkn mid aya xaqiiqa in somalida badenkeda ay cuqdad iyo neceyb ay u hayan reer sheikh isaaq lana burburiyo nidaamka dowladeed ee somaliland si lo helo somaliweyn, ninka taa aaminsan habeen ma jirin. Gabadhan hadleysa waxan u sheegaya hadii Djibouti faraha la so gasho arinaha somali ka dhexeya, in dhibtu so gaadhi doono,
daawladee adeer isaaq dhulkiisa haku ekaado bal cida udiida ee soodoonata laakiin dhulninkale malihid mana katalin kartid xayawaan balaa kuneceb adaa nacaayb iyo naxli kaabuuxaa
Dhibta aad sheegaysid Cid kaa awood naqan majirto. Dhibaatada taagan hadda Idinka oo Isaaq ah baa keensaday Adeer ninba Deegaan buu leeyahay ee Sidee baad ku keenteen in deegaan Ciise leeyahay aad amxaaro uga can galisaan? Wax idinka soconayo maaha. Somaliland Jabuuti baa dhabar u ahayd lkn maanta waan idin aragnay waxa aad damacsantihiin Saylac iyo lughaye bixin kari maysaan walaahi baan ku dhaartaye dhul aydaan lahayn cid kale saxeex kuma wareejin kartaan idinka iyo amxaarkiinuba futadaan qori idinka galin waana balan.
Vive Djibouti
Waxan maqli jiray Abow kayar iga qabo kawayn igu sii daa Imika wan Marayna Abow HAARTI IGAA QAABO DJIBOUTI IGU SII DAA HADALADA FOSHAXUN EED DJIBOUTI USO DIRAYSAN ISKA DHAFO RAGANIMO HADAY NIGU JIRTO RAAG IYO DHUL BAA NIGA MAQAN HORTA SO CESHADA ICTIRAFKA NAA HEELA KADIB AYA DAWLADA DJIBOUTI LAA HADLI KARTAN ANAGA YAAB ARAGNAY WAA UMAD DHAN OO AFKA KA NOOL 400 RAAG AYA MAXABIS AAH KUWAS BAA DIFAC NIGA BAHAN IYO INAD U HILISAN WARKA DJIBOUTI HAA NII DANBEYO
Jabutida la shegaba walaahay tulo Somalia ku tal ayaa dhanta bari antagay wan yabay mesha nolol matalo nago wada barjaynaya ayad arkaysaa
De waydinka uso wada qarafo taga haday yartahay anaga ilashana ader
Wll somalida badaha leh ee aad sheegaysaa waayo ?
Aan afkaba ku dhuftee isaaq miyaaanu soomaali ahayn walaashay
Somaliland 26 June 1960 dhalatay ma soomaali wax ah ayaa ka horaysay ?
Adigoo magaalo ah ayaa dal noqday aniga oo kaa horeeyay oo 5 jeer kaa dad iyo dalba wayn maxaa ii diiday inaan wadan noqdo
Qabiil nacayb ayaa kaa muuqda wlll
Hadiii madaxwayne geele uu yahay madaxwayne dhab ah oo daacad u ah umadiisa iyo soomaalidaba dhibaatan hore ayuu u dhamayn lahaa waxanina maba dhaceeen
wadankee isaaq biyaa daawlad noqday adeer waqooyi yaadaga bal noosheeg ma isaaq qudha isaaq uun baa soomali baan ka go ayaa leh 4reer baa wada daga isaaq dhulbahante warsangali samaroon ciise 3dex baa soomali raba ma isaaq baa kajari kara bal noosheeg caqligaasi xaguu kashaqeeyaa
Oo dhibaatada ayuu dhamayn lahaa marka aad leedahay Ma isagaa Aqoonsi idin siin karo? 😂 Wadankiina Somalia weeyi la midooba oo qayrkiin la jaanqaada! 😂
Jabuuti ma gacmaha ayey baruur ku sidataa soomalilan waa abeenso ninkii asxan u sameeya ayey qaninan mida kale jabuuti kasoo mustafuriya oo italkoda iyo waxay yihiin hala tuso
Daaad shaaalaay ka imid hadhagalee aya iyo dowlad deganka etiopia ayad iska dhigaysa jabutiyn shalay bad timid .
Guleyso walaal somalidu waxay tidha dhagihi alle waniyo aya wansan
Naa kaga urso
AdiguMarka and iska celiso eretariya soo hadal ,ma adiga sharaf Leh tuug anigaa ku xoreeyey . Nin jawaaba miyaa ciise laga waayey ,naa ka hadal kuwa leexada and ku dishaan. Naa canfar maad wax siisaan .dawladii somaliyeed anigaa dhisay oo dumiyey khoorka and ku nooshay ka hadal.dadkee ma Amiga oo naac ah .
Aff ka itale ital barabaro mad ilowday ciise bini axmd iyo issaq bini axmd kolka dhahaysy waxad ogata muse bixi 4 bilod kadib inuyahay Ryeslwasarha somaliya xaga laguwado wa ina ogata
Beesha ciise muxuu ku samayn karaa xasan guuled
Shine waxad necebyahay Somaliland
❤❤❤❤❤❤hanbbayo
waasax illaahay ayaa boqora bes buro buur madaw
Hello soomalilnd 💚 🤍 ❤️ waa diyaar cidi ay nabadu dhabaysoy isaaq waa diyaar
Farmajo xukunka waqoyi kuwarejio_ Biixi_ wad_ diideen
Boqor maaha waa jaajuus madoow oo xabashi u shaqeeya, waa dalaal ka beecmushtara dhiiga shucuubta geeska afrika.
Cajiib
Ina adeer ninka aad la hadleysid waa suldaan africa ee suldan isaaq ma aha mid habar jecel ma aha mid muse abukar ma aha mid baciido ma ahan ee waa suladan africa ,macnajeedu waa qadaafi maalin is aragney ee boqor sow ma astaahilo
Geesiyad ciise wllhi runta ayad farta ka saartay
Siil hadlay lama dhegeysto qas weyn
kkkkk caayda ku ciilbaxa awoodkale mahaaysaan bilaanasab
Waa in canshuurta lowyacado laga joojiyo muuse.
Eedo Allah ku sharfo waad u caqli celisay duqaytidan aan caqliga lahayn.
Kaarayaashii Siyaad Barre ka tagay miyaa Jabuuti ku soo weerari doontaan? Hargeysa waa laga qixi meel aad u ciirsataana heli maysan? Ileyn Soomaali oo dhan baad cadaw ka dhigateene.
Bal soo xisaabtamoo waxa aad samaynkartaan sameeya ama nooro soo afuufa waxaad taraysaan ayaa iska yar marka xiga waxa iskaga kaa qaldan somaalida aad sheeganayso halka ay kala degaan iyo sida ay u kala degaan ee xisaabta ku darso oo hadaad soomaali aad doonayso calankaaga gee muuqdisho oo doon kagaca soomaali hadii kale gabadhyahay wajahadaada joog oo dhulka soco in kugu filan intaanu dhulku idinla xadrayn?Hadii ay nabadu idin dhibtayna waanu naqaanaa sida looga ciyaarsiiyo cida naga doonta rabshada markaa adigana waxa kaa hadlinaysa maaha ciise nimo ee waa reerka aad u dhaxday ee kule intaa noo dheh markaa ayaanu kaa hadlinin qoriga sabenka ah ee reeraha aad u dhaxday ku dhex marsadeene cago dhigo qori saam ahi aanan ku dhex marsan oo aanan kaa xishood siin oo aanad odhan bes sheekhaygii gantaalkaagu waa bes beese!!!
Ruunta haala isku sheiko adero somaliland ciid fursaad sìisaye maa jiirto ee iyaada aya soo xoraysataye ee maanta aya laa isbaaraan dooona Éthiopia baada waala siinaya diida ama doooda
Tres cousine continent a explique les vache comment sa ceu passe la politique
waligay ma arag gabadh kacaqkibadan
Saaqidaad batahy
Naa waa umad wada waalan
Maraye idhahaagu arakaan
Lowyocado cidajoogada ayaad hadali
Iron lady
MAYEE
SIILKAAGA AYAANU KU HELI LAhayn aqoon si
Silki hooyada
Wan isxisabinayna anader
Berigi horee british bey shegan jiren 😂😂😂 weyso dhaftay oromo lafti naga
Ciid isaaaq ka dhaaaw waaax qaybsiii iyo mamuus dadka kalee cidi kuma gadhaysoo ee minafaqada nagala taaag
Naag ciise ah waa baad uhadal wanaagsan tahay.
Her only talking nonsense, go talk about Djibouti first before you come to Somaliland. For 30 years he has sat in the same chair, talking to Ismael first
Asc waa iska hawawi hadalka odayga iska habkhamayo
Isku Qabo Naayaa Bahalka Somali Was
Wata maskda cisse