أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واسترعور اتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والا هم.🇵🇸🤲
@@danjire7605 Maya Marka aad Dahirka ahyn waa la cudi bileystaa kitab ma taban kartid laakin waad aqrin kartaa. Jinka badan kiss waa la soo diraa ma iska yimaado Dumarka sixir ayaa loo ma leegaa qof jecel ama neceba Adkasi dumarka ayaa leh hadi wax la baro.
Asc shiikhu waxuu sheegay in uu qabo in jinku gali karin insiga hadana waxuu dib ka leeyahay dumarka aan laqabin buu galaa marka dumarku miyeysan insiga ka mid aheen insi ma galo iyo wuu galaa dumarka waa sidee?
Biya dhaca shekha hadalkisa waxa weye, dumarka single ka ah iyo kuwa lafuray baa sheegta in jinn galay. Sababo kala duwan bu noqon kara xununka haya, waxa ka mid ah sida sheku shegay in qofta dumarka ah kalinimo lamaane hayso ama in ay cabsi guud hayso. Wallahu aclam.
Toute personne qui s adonne à l éducation à la religion et aux taches ne voient pas de djinns. C est par la paresse,l ennui,l envie et le besoin qui raffermisse le cœur et le cœur crée en nous une instabilité émotionnelle et une faiblesse morale. Le reste ,le monde invisible apparaît dans notre imagination malsaine et nous ecarte de notre propre réalité.
Lkn sheekh Allah wuxuu tiri "Wal jaanna khalaqnaahu min qablu minnaarissamuum" jinku dab buu kasameeysanyahay sidu Alle xaqijiyay marka bacteria iyo virus midna ma noqon karo waayo waan ognahay inuu dab kasameysneyn
WAXAAN OGAADAY IN JINKU UU GALA HAWEENKA GAA R AHAAN GABDHAHA (20 JIR ILAA 40JIR INTA U DHAXEYSA) WAXAANA OGAADANAY IN WADAMADA SIDEE NOO KALE AH EEJINKU GABDHAHA KU BADAN YAHAY SIDA INDONISIA.MALEESIYA,MADAGASKAR,WADAMADA CARABTA IYO AFRIKA KUMA AANAN ARAG YURUB ,AUTARELIA,AMEERIKA KALIYA JAMEEYIKA OO AAD UGU BADAN YAHAY JINKA IWM SUAASHU WAA MAXAA U DIIDAY IN JINKU UU GALO GABDHAHA YURUB IYO WADAMADA KALEEE AAN SOO XIGTAY ?
Sababta u dumarka u gala waa daciif dumarku jidh ahan mar ay tukayan oo soomayn aya badan adkarta lamasda xasusto raga sidoda xoog u yihiin wu ka baqaya
Jinka dadka uma imado badana kii ee dad baa soo dira via Sixir. Dadka la sixiro waxaa u badan dumar. Nin Naag diiday iyo Qof ka maseersan horimar keeda. Quraan ayaa ka adag !
Sheekhan Cabdiraxman siyaasadii wuu ka daalay oo wuxuu caawa ka sheekaynaya jinka oo aanu waligii arag. Wax jin la yadhii ma jiro. Waxa jira dadka iyo noolaha faraha badan ee aynu naqaano. Muslimka mooyee wax waxaa ka sheekeenaya arki maysid.
@@hassanandroid2628 hadeey aqoon la aan u geeysayna allaha fahansiiyo in jinn ka quraanka lagu sheegay qofkii beeniyana uu aayado quraan ah beeniyay sidaasna ku gaaloobay.haduu yahay nin diinta ka baxayna allaha soo hanuunsho
Sheikh waxaa lagaaga baahan Yahay in aad ka hadasho dhibaatada Canada ku haysato reeraha & dhallinyaradda dhunsan ee dumarka haku mashquulina waa kuwii idin dhalay una dhexdeen, ka hadla xaaladda xun ee dalkii ku habsatay.
Sheekadii Cali kayaali buu soo af somaliyeeyaa nin cilmi fadhiya maaha hadal baa jeexay waar ka jawaab muxuu Raga u galiwaayey? Waa beentii rag iyo dumarba waa galaa ragu soo insi maaha
Jinka muslimka waa Mu'miniinta Anaga oo kale Waxaan aaminsanahay Allaah. Iyo Rasuulkiisa ❤
Cabsi cabsi wll adiga hada jin miya tahay oo UA-cam ka Naladawanayo 😊
Shukran sheikh Abdulrahman, waan ku raacsanahay sida u qabo, daliilkuna wuu cad yahay, mana aha mid la akhriyayo ookeliya ee waa la arkayaa .
وَإِذْ قُلْنَا لِلْمَلَائِكَةِ اسْجُدُوا لِآدَمَ فَسَجَدُوا إِلَّا إِبْلِيسَ كَانَ مِنَ الْجِنِّ فَفَسَقَ عَنْ أَمْرِ رَبِّهِ ۗ أَفَتَتَّخِذُونَهُ وَذُرِّيَّتَهُ أَوْلِيَاءَ مِن دُونِي وَهُمْ لَكُمْ عَدُوٌّ ۚ بِئْسَ لِلظَّالِمِينَ بَدَلًا (50) الكهف
Allah ha unaxariisto sheeqeena❤
Mawduuc muhiima weyan runtii mahadsanid sheekh aqoonta guud eed naga siisay
Jazaka Allah khair
Jazakallah khairan my sheikh
أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واسترعور اتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والا هم.🇵🇸🤲
Thanks!
Jazakallah wll
Mohamed rasuulu Allah scw❤
احسن الله اليك وجزاك الله خيرا.
صلي الله عليه وسلم.
Khayr allaha kusiiyo sheekhunaa
Asc sheekh cabdiraxmaan allaha cafimadka ,aqliga ,cimridherer jaskala lhayra
Masha allah
Mashaallah Shiiq
Mawduuc muhima weeye, aan weligy iswaydiin jiray
Shiikh su.aasha kajawaab ah jinku muxù ugalaa gabdhaha aan laqabin kamadan jawabin ilaa dhamaadka shiikh
Hablaha wuxuu ugu badanyahay
1. Waxa badan xiliyada ayna daahirka ahayn.
2. Dumarka oo u nugul farxada lama filaanka ah iyo naxdinta dagdaga ah
3. Waxa ku badan isqaawinta oo usoo jiida jinka lab inuu jeclaado.
4. Jidhka dumarka oo uga fudud inuu dhexqaado marka lala eego jidhka raga
@@danjire7605 Maya Marka aad Dahirka ahyn waa la cudi bileystaa kitab ma taban kartid laakin waad aqrin kartaa. Jinka badan kiss waa la soo diraa ma iska yimaado Dumarka sixir ayaa loo ma leegaa qof jecel ama neceba Adkasi dumarka ayaa leh hadi wax la baro.
Qeybta danbe si fiican u dhuux wuu ka jawaabay
Asc shiikhu waxuu sheegay in uu qabo in jinku gali karin insiga hadana waxuu dib ka leeyahay dumarka aan laqabin buu galaa marka dumarku miyeysan insiga ka mid aheen insi ma galo iyo wuu galaa dumarka waa sidee?
Biya dhaca shekha hadalkisa waxa weye, dumarka single ka ah iyo kuwa lafuray baa sheegta in jinn galay. Sababo kala duwan bu noqon kara xununka haya, waxa ka mid ah sida sheku shegay in qofta dumarka ah kalinimo lamaane hayso ama in ay cabsi guud hayso. Wallahu aclam.
Adeero cabdiraxman Bashir ❤
scw scw scw 😊❤😊😊
إِلَّا إِبْلِيسَ كَانَ مِنَ الْجِنِّ فَفَسَقَ عَنْ أَمْرِ رَبِّهِ
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
لكن الجن قالوا عن انفسهم وان منا المسلمون ومنا القاسطون فمن اسلم فل
Sheekh waa runtisa sax wan ka mid ahey
Ayad kursi aqriso Salad kasta . 100 guri kugu hareersan ma imana karaan Alahu akbar!
Allaha kaa caafiyo ruqyada sheekh fahad alqarni akhriso ama dhagyso waad ficnaan insha allah
Toute personne qui s adonne à l éducation à la religion et aux taches ne voient pas de djinns. C est par la paresse,l ennui,l envie et le besoin qui raffermisse le cœur et le cœur crée en nous une instabilité émotionnelle et une faiblesse morale. Le reste ,le monde invisible apparaît dans notre imagination malsaine et nous ecarte de notre propre réalité.
Lkn sheekh Allah wuxuu tiri "Wal jaanna khalaqnaahu min qablu minnaarissamuum" jinku dab buu kasameeysanyahay sidu Alle xaqijiyay marka bacteria iyo virus midna ma noqon karo waayo waan ognahay inuu dab kasameysneyn
Maya, jinni o dhan kuma noola musqul iyo kutafada ,shayaadan ku noonl musqusha?
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
oncle abdirahman souleiman bachir guireh que dieu te recompense
28:00
Asc shekh mowduuc ribada dowladuhu qaataan maxaad katidhi
Waayo soomaliya maanta dayn lagumalaha oo waalasaamaxay
Lakin hada ayay rabaan inay dayn riba leh qaataan
Somalida habeen iyo maalin dhac iyo dil ku jiraan maxey riba la tahey mid kasta madax ah kitaab been ku dhaartan
Qofka hadalka badan waxaa lagu gartaa mawduucuu ka baxaa su’ aasha u baahan haa iyo maya ayuu dhahaa haa jawaabtani waa sadex qaybood hadana shan qaybood yacnii wuxuu diidayaa inuu meelkasta ka awdo si,aan waxba u dhaafin
Cinwaanka aad kusooraacday shiikha isagu maqorin..qofbaa soo dulsaaray
Idaha ka waran ma necbyahay mise waa jecelyahay asagu
Iduhu waa nooc ka mida Adhiga
Adhiga ayaa loo kala qaybiyaa laba nooc oo kala ah
1: RIYAHA
2:IDAHA
السلام عليكم و ر حمة الله اعوذ با لله من الشيطان الرجيم لا اءله اءلا الله و حده لا شريك له له الملك ولا الحمد وهو على كل شىء قدير 🎉
Daahir jimcaale dhegataag.
Meelaha aanay cagto gaadhin iyo gudaafadaha iyo merlaha dhirtu ku badantahay iyo kharabadaha.
Asc walalaha mislimiinta ciid mubarak walalkan saalixa ah waxa weeye dadkii ay salaadiinta u taqaanay ee talooyinkoda iyo fekeradoda ay usoo istaagi lahaayeen walal maxaad odhan lahayd jiilka balwada lagu ibtixaamy ee ibliisku kuciyaarayo janada kuwii ku kulma rabbi( SW)ha inaga yeelo sodaynu bogcadan ugu kulanay
جساك الله الشيخ
Muxaadaradiisu way iska hor imanaysaa. Habluhuu galaa. Dadka baqduu galaa. Dadkaba ma galo intaaba adaa yidhi
Lkn shiiqow gabdhaha wangsan ayee ku badanyhinn be gbdhaha aan wangsanen wuu ku yaryhy
Been waaye
Ujeedku waa inuu gabadha wanaagsan fidmeeyo xijabaaka ka tuuro
WAXAAN OGAADAY IN JINKU UU GALA HAWEENKA GAA R AHAAN GABDHAHA (20 JIR ILAA 40JIR INTA U DHAXEYSA) WAXAANA OGAADANAY IN WADAMADA SIDEE NOO KALE AH EEJINKU GABDHAHA KU BADAN YAHAY SIDA INDONISIA.MALEESIYA,MADAGASKAR,WADAMADA CARABTA IYO AFRIKA KUMA AANAN ARAG YURUB ,AUTARELIA,AMEERIKA KALIYA JAMEEYIKA OO AAD UGU BADAN YAHAY JINKA IWM SUAASHU WAA MAXAA U DIIDAY IN JINKU UU GALO GABDHAHA YURUB IYO WADAMADA KALEEE AAN SOO XIGTAY ?
Taasi waxay kuubcadaynaysaa isaga ujeedadiisa ayaa in inuu xaqa eryado saa ajligeed jaanis ugama banana yurubta iyo americada gaalada ah Sababtoo ah way lunsan yihiin inta xaqa kutaaganbuu iskuhawlayaa inuu lumiyo
Kuwaas meel buu ku hubsaday, oo waiting iskagama bixiyo.
Kuwaas reer Yurub iyagaaba Jin ah.
Sababta u dumarka u gala waa daciif dumarku jidh ahan mar ay tukayan oo soomayn aya badan adkarta lamasda xasusto raga sidoda xoog u yihiin wu ka baqaya
shiikh anigoo nin ah ayuu igu jiraa.
😂😂😂
Jinka dadka uma imado badana kii ee dad baa soo dira via Sixir. Dadka la sixiro waxaa u badan dumar. Nin Naag diiday iyo Qof ka maseersan horimar keeda. Quraan ayaa ka adag !
Rag iyo dumarba jin wuu galaa
Shiikhow waa cajiib kulahaa wxn idiinsheegay waa aaraah
Somalida geela wey jacel yahiin Jin aaba la socdah waa waxa la wada waala nahey.
Waan aragnay rag uu galo
Ragga iyo dumarkaba wuu galaa.
Sheekhan Cabdiraxman siyaasadii wuu ka daalay oo wuxuu caawa ka sheekaynaya jinka oo aanu waligii arag. Wax jin la yadhii ma jiro. Waxa jira dadka iyo noolaha faraha badan ee aynu naqaano. Muslimka mooyee wax waxaa ka sheekeenaya arki maysid.
İşkur noqo ayadaha ilahay ma beninayssa "jini iyo insi waxan u abur nayb inay n'a cabudaan"
Marka adiga muslim ma tihid bey ka dhigantahay🙂
@@hassanandroid2628 hadeey aqoon la aan u geeysayna allaha fahansiiyo in jinn ka quraanka lagu sheegay qofkii beeniyana uu aayado quraan ah beeniyay sidaasna ku gaaloobay.haduu yahay nin diinta ka baxayna allaha soo hanuunsho
Taas macnaheedu ADIGU MUSLIM MA TIHID maadaama aad adigu isu jawaabtay oo aad leedahay ma jiro iyo Muslimiintaa aaminsan
SUURAD DHAN OO QURAANKA KARIIMKA KA MID AH AYAABA LAGU MAGACAABA SUURATUL JIN.
Sheikh waxaa lagaaga baahan Yahay in aad ka hadasho dhibaatada Canada ku haysato reeraha & dhallinyaradda dhunsan ee dumarka haku mashquulina waa kuwii idin dhalay una dhexdeen, ka hadla xaaladda xun ee dalkii ku habsatay.
Wll dumarka kama hadalba. Wx xun madhihin dumarka . su asha walaso wydiyay xata si cad ukama jawabin.
Dumar lagama hadlin jin baa laga hadlayaa wll mawduuc inad fahanto ayaa muhiim.ah inta aanad jawaabin
Raga wuugalaa Rag badan ooqabaan aqaan
GEELU SHEYDAAN WAXBA MA WADAAGAAN EE KA DAA SHEEQOW.!!!
Adeer Somali Qabyaalada ayaa ah Cudurka Baabiiyey Somali..Madaxdii Dalkana iyagaa ah aabaha Qabyaalada, Hantiboobka iyo Qaraabokiilka..Dalka waxa Xukuma Madaxweyne Gabadhii uu Dhalay ka Dhigtay la taliye..Yaab!!!!!
Jin dadka ayaa jirin ba waxaasi waa khuraafad
Hadal baa jeexay wax kasta waa ka hadlaa waana nin qalbi qaawan taqwo kama muuqato xataa haduu khudbad akhrinayo waa qoslaa
Mala ooyi lahaa awal kala tag culimada xiqdiga iyo xasadka wax bilaa imaan ah baa tahay jaahilyahow
Qofka kula hadlaya ee u jawaabaysa waa jin ee maaha insi@@hassanandroid2628
Jinka uu kahadlayo baa kugujira..bal eeg muxuu kaawataa oo u qaniintay wadaadka?
Wa beentiis rag badan galay lahelaya😂
Jinku inu dadgalo ka dhexhadlo aduunka meel aan Somali iyo yaman ahayn dadku isma tuurtuuraan
Yaa ku sheegay arintaas faysal bootaan mise muuse biixi 😂😂😂
M.sanid .
Ayaantii Laga neefiyey.kkkkk
Sheekadii Cali kayaali buu soo af somaliyeeyaa nin cilmi fadhiya maaha hadal baa jeexay waar ka jawaab muxuu Raga u galiwaayey? Waa beentii rag iyo dumarba waa galaa ragu soo insi maaha
Kkkkkkkk
Shiikhow muxuu adiga kuu galiwaayey
Wuuba kugu jiraa
Anaa kuu sheegaya