Qofka Ridooba (Gaalooba) mala dilayaa? HAA & MAYA
Вставка
- Опубліковано 14 гру 2024
- Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjohar@gmail.com
Waa qaswatu xunayn xoolihii laga helay markuu rasuulku qaybinayay scw
Haa
Big respect to you ❤
ماشاءالله
Thank lipaax,
Mahad sanid wlllo wlllhy aad baan kugu xiidhanahay wan ku ceelceshada kamana daal Allah haa noka xafiiido ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa la dilayaa maanta wax walba way cadyihiin ,waa kibir ninkii ridoobo maanta iyo hunguri,marka waa in la dilo
Sxb sabab Loo dilayaa? Ilaahaaga inuu dadka dilo soo ma aaminsanid ilaahaaga soo ma balan qaadin inuu cadaabayo ilaahaagu muu dilo? Nacalad baa adiga iyo muqadasaadkaada ilaahaaga, nabigaagaba ku taala balaayo khuraafaad badan. Aniga ilaahaaga iyo Nabigaaga midna ma aaminsani ilaahyada adduunka Laga caabudo oo dhan ma aaminsani.
aad baad u mahadsantahay macalinkaygii
Waqtikaan la taaganyahy qofkii ridoobo in dilo ayaa fcn! walh. qof xaqqa u cadaaday kidibna ridoobay sabab la’aan waa in xadka lagu oofiyaa.
Sxb sabab Loo dilayaa? Ilaahaaga inuu dadka dilo soo ma aaminsanid ilaahaaga soo ma balan qaadin inuu cadaabayo ilaahaagu muu dilo? Nacalad baa adiga iyo muqadasaadkaada ilaahaaga, nabigaagaba ku taala balaayo khuraafaad badan. Aniga ilaahaaga iyo Nabigaaga midna ma aaminsani ilaahyada adduunka Laga caabudo oo dhan ma aaminsani.
Dilkan Aad ku waalateen waa waali alshabaab ayaa isku kiin qarxiya iyagoo aaminsan in ilaahey idinku dhowaanayaan waliba idinkoo Muslim isla ah sxb hurdada ka toos ilaahey iyo diintiisa annagaa wasna khayaali ayaad rabtaa in qof lagu dilo haddii aan ilaahey iyo diin aaminin waxa adiga iyo diintaada idinka galay waa maxay? Soo ilaahaagu aakhiro meel la dhaho inuu diyaarsaday oo nagu cadaabi doono ma aaminsanid? Ma ilaahaaga af hayeenkiisa ayaad tahay? Sxb Commentigaagu markaan arkay waan xanaaqay waana istaahishaa ilaahaaga iyo Nabigaaga in la caayo! Dadka muslimiinta asxaab badan ayaan ku leeyahay qofka igu dhow ayaa Muslim ah lkn sidaada oo kale argagaxiso umahan balo dil kula jeclaatayee waan kugu soo celinayaa ilaahaaga iyo Nabigaaga annagaa wasna
qofki dinta kabaxo wala dilayaa laakin kan gaalka Asalka waxa laga qadaya jizyo lamana dilayo gaalnimada lagusobarbariyay kuna dhashey .
Adigu sheekh matihid ha iska fatwoon, wax dhagayso oo fatwada dhagayso.
10:08 dhamaan aayadahas waxay kahadlayan gaalka asalka ah. murtadka kamahadlayso
@@StudentCollaboration daliilka sheeq ma ahan dalilka waa quranka iyo xadiska qasab mahan inad dhagaysato sheq hakulumin sheq naarta lagalaysa hadu wax qaldan karaacdo .
@@Dark-th4fg walaal bal horta wax dhagayso adigoo mahadsan, dhamaanteenba waxaa nalagu soo koriyey in qofkii gaalooba la dilayo, se aan dhagaysano iyadoo fatwo ah oo sifiican loo kala dhigdhigayo, markaas kadib aan caqligeena ku kaabno.
Sheekha fatwadiisa anigu 100% uma liqayo, ee qiimeyn ayaan ku sameynayaa.
Marka adigoo bilaa cilmi ah inaa iska fatwooto maaha, dad kaa aqoon badan markay hadlayaana waa la aamusaa oo la dhagaystaa.
War vidoega dhagayso
Zxp bar kle maledahy sida Facebook ama meel kle
Asc wll khadar waxan arkey comment aadka bixisey ustad moalimuu,waxan ahay ardey beginner ah oo hada moalimuu waxka barta ,fadlan waxan ka codsan lahaaa talaabooyinkii is xigxigey ee aad moalimuu wax uga baratey si aan waxuga faaid?thanks
Khadarow wll channelku maanta 200k kor ayuu u dhaafi lahaa haddaad si joogto ah muuqaallada ah u soo gudbinayso. Wax badan ayaan muuqaalka ka faa'iday, mahadsanid.
Qofka ridooba waala dilayaa yaan laydin baqsan
Gaaladuba cidda qawaaniinteeda ka hor timaadda way dilaan
Sxb sabab Loo dilayaa? Ilaahaaga inuu dadka dilo soo ma aaminsanid ilaahaaga soo ma balan qaadin inuu cadaabayo ilaahaagu muu dilo? Nacalad baa adiga iyo muqadasaadkaada ilaahaaga, nabigaagaba ku taala balaayo khuraafaad badan. Aniga ilaahaaga iyo Nabigaaga midna ma aaminsani ilaahyada adduunka Laga caabudo oo dhan ma aaminsani.
Ninyahow diin mataqanid ee iska daa mawaadiicdan culimana waa ku wii hore iyo hadalkooda masaakiinta madaxda u shaqeysa e maanta halka aan naalo na dhigay e duubabka waa ween waxeey muran galiyeen musalamaadkii muslimiinta waana shayaadiin qowlkodana muctabar maahan
Ninkan wuu ku dhaamaa kolay nin iska caadifadaysan ayaad u muuqataa
Mhd sand
shit ninkan repor ku saameeya wuxu faafiyaa beeenta waxan wa dhagar-qabee waxan diiin maha ee wa qurafaad wa waxa ay somalidu nabad iyo nolol u heeli laadahay
Waxa khaldan uu sheegay waa maxay
Doqon sayf labood ah baa tahay?
Marshaldaniel ilaahaaga iyo Nabigaaga annagaa wasna
Noocaan oo kale markaan arko diin iyo ilaah waan sii nacaa