🥺🥺🥺...ASC Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
Asc Wll khadar marka hore mahadsanid Waxaa kaloo kaa cod San lahaa sida aad Hada aad noogu soo sameysay barnaamijkaan ka hadlaayo bibleka iyo toraha Si lamida noogu soo sameey diinta islaamka kutubta islaamka mahadsanid
@@ismaaciilmacaawiye2218 Waa kuma cidaad u qudbeynosid Subxaanallah War gaal nimo alle ayaan ka magangaly, Qofku marka uu diintiisa sugo(adkeesto) inuu tooda u barto si uu iyaga xaqa ugu cadeeyo dambi ma aha (Dr Zakir naik oo kale)
In aadan arday u noqon Markey kula doodayaan waayoo Gaalada kuwa ahlu kitaabka ah weliba doodyahanada ah way garanayaan qur'aanka marka goorta dood la iskula yimaado ayagu kutubkooda iyo Keyna ayay kugula doodayaan halka aad adigu kaada bis ku doodayso taasoo kugu sababi karta in ay tashwiish kaa geliyaan meelaha qaar Sidoo kale waxaa FAA'iido ah marki aad doonaysid Ruux kamid ah ahlu kitaabka in aad wax u sheegto way ku caawinee waayoo hadalba waxaad uga bilaabee halka aynu iska leenahay balse hadii aadanba Aqoon kutubtooda maxaad u sheegee, Anne kan ayaan aaminsahay adna kaas Lee waaye
@@abdalaali6591 diimihii hore maxeey u joogi waayeen ? bartii yaqaan bari uma kororto ayeey somalidu tiraa, waxkasto aduunkaan waa is badalayaan sidaa daraadeed waa inaad (update) ahaataa oo casri ahaataa' aduunkaan hada la joogoo waa cilmi, diimuhu waa duqoobeen mida kale caqligu ma xadidna waa sida cirka ama (spaceka)
Chanelkaaga dadka kuxiran baan kamid aha wll maanta ka horna comment kuma soo dhiiban Mid aan kugu darsado adoo diintaada si fiican u baran siiba quraanka iyo tafsiirka axaadiista iyo dhaman oo waqti galin markas baad kan baran karta hadaada rabtid inad wax ka ogaata markas inaad ku dhex qafiifan bey noqoneysa blse adoo diintada aqoonin Bible baaan baran hada tiraahdo qatar baa galeysa adiga wiil dhalinyaro ah baa u ektahe diintada waqti gali badan iska jooji xilgaan cilmiga Bible haisku furin
war ilahey kabaq marka hore xafidul quran matahay fasirata quranka mataqana ayad walbo meshey kusodagaday iyo sababtey uso dagaday iyo goorkey sodagaday mataqana ayadaha lanasaqay makala taqana diindadi adon baran wa dhumi donda
Christian ka waa mushrikiin sabatoo ah ilahay ayey ilahnimo lawadaajiyeen nabiciise marka ninkii dhaha Christian waa ahlu kitab maahan Christian ka mant
Jaahilyahaw culumada aduunka ugu waaween ee diinta gaalada gaarsiisa bal fiirso diimaha kale way bartaan si qofka ay la doodayaan ay diintiisa wax kula qabsadaan ee wiilka diin gaalo raac kumuusan oran ee wax ka ogaw leee
Wall markaa nabiga scw soo hadal qaado ku sali . Sallah allhu calayhi wasalam
Waxan wanu ku Warernay Allah haso hanuuniyo galada Alxamdulilah rabil calamiin Alihi naga dhigay Muslim
Masha allah walalkey ustaad khadar aad ban kugu xidhanahay cilmiga iyo awoonta aad nala wadaagayso allaha Ku siyaadiyo aduun iyo akhiraba
Masha Allah wlal qaali jazakallah khayr
Mahadsanid Ustaad sidaad inoogu soo kobtay👏🏽
Jazakallaahu Kheyr 👏🏽
Mansha allah ..aqliga ILAHAY haku siyadiyo
Alle haka abaal mariyo wll
Barnaamijta sidan ookale ah noosoobadi
Waa run warqada gabagabadeeda ayaa ahayd sidaa (dambigaaga iyo dadka aarisiinta ah dambigoodaba adigaa qaadi dona)
And ayad u mahadsantay mawaadiicda aad soo diyaarisana aad ayaan u dhagaystaa runtiina waa faa, iidooyin cilmiya
🥺🥺🥺...ASC
Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho.
Lambarkayga: 252610256673
Magacaygu waa nuuriye Cabdi
Quranka barta na dheh intaa yahuud iyo kiristan noo keeni laheed quraankiibaaba meel liiska dhigay sanadahaan danbe waxaa ka damacsantahay ilaahaa og inaa barta na dhahdo balse quraanka waa inaa baranaa marka hore
Welcome islaamka
Markaan quraanka meel saarno iinsha ALLAH
Maashaa Allah wlal qaali Allaha ku barakeeyo
Waan ku taageersanahy kusoco
Asc
Wll khadar marka hore mahadsanid
Waxaa kaloo kaa cod San lahaa sida aad Hada aad noogu soo sameysay barnaamijkaan ka hadlaayo bibleka iyo toraha
Si lamida noogu soo sameey diinta islaamka kutubta islaamka mahadsanid
Iisug horta ustaad
Aan Qur'aan ka sifiican u bartee
Waxba sug hadhihinee diintaadu yeysan shaki kaa gelin Christan marna ha rumeyn sababtoo ah waxaa shaki kaaga filan marna wexey dhahaan ciise waa nebi marma waa ilaah marna ilaah ayaa dhalay bal adigu caqligaadu ha noqdo mid jwb sax ah kaa siiya shakigoo idil
@@ismaaciilmacaawiye2218
Waa kuma cidaad u qudbeynosid
Subxaanallah
War gaal nimo alle ayaan ka magangaly,
Qofku marka uu diintiisa sugo(adkeesto) inuu tooda u barto si uu iyaga xaqa ugu cadeeyo dambi ma aha (Dr Zakir naik oo kale)
M.a ustaad qadar 🥰🥰❤💯
Mashaa allh wllo
Uma baahnin cilmigaas iyo dacwadaas.
Quraan baanu baranaynaa,waayo .
Illaahay baa nooga waramay kuwa aad sheegayso inta Quraan ku nooga sheegay baa nagu filan
وَلَا يُنَبِّئُكَ مِثْلُ خَبِير
Cilmi iyo ogaal aan quraan ku dheegin oo diin caqiido la xiriira marabno
Asc wiilkan waa fariid masha allah
Masha Allah bro keep going
Qeer Alaah hakusiiyo
Ustad sow nin yar baad tahey oo cajib ah wxn ku modayey nin weyn
Horey usoco sxb
Masha allah Ustaad
Waa sax inlabarto
Maxanka baranaa dad aminsan nabiciise in uuyahay alle amaba alle wiilkiisa
Waa sax
Jooji sheekadan zxp. Qof diinta aan ku takhasusin ma baran karo diin kle @maogtahay
War gaalnimo cilmi taqanee diintiina ku adkaysta adigoo jaahil ah aan diinta waxba ka aqoonta kitaab ay gaalada Yuhuudda iyo nasaaradu badaleen , inaad baratid ma waxaan gaalnimo ahayn ayey kusoo kordhinaysaa, mise diinta suuban ayaa shiki kaaga jiraa?
ربنا افرغ علينا صبرا وتوفنا مسلمين.
Mashallh
maan shaa allah
Thanks
Keep going bro
Bien venu
Adiga inaan kubartaan rabaa
Aqli Yarre Taamiyaad u badheedhay inaad soo bandhigto Adeer waxaasi waa faafin Dadban ee yaan lagu diiran
Waasiwanagsan lakiin turjun lakiin adigu hordhac hawsamaynin hadalkaga ma adanu kudhagaysana mise turjumada
Anigo aabahay utaagla ayaa aabahay aabihiina yimi taayadaba ma naqaane diinta yuhuuda maxaa iiga gudhiisha iska dhurmow
Kaatoliga iyo infanjalikaalku ma isku midbaa mise way kala duwan yihiin sxp?
Haday kala duwan yihiin mxay ku kala duwan yihiin?
Wll dr zakier neik nosooo turjun
Intad midda yuhuuda faafin laheed wangaraneynaa in si dadban loo shaqeeyo
Walalow waxaas dadka ha u sheegin maxaayeelay nabiga waa diiday qisada cumar
Wan ku salamay
Asm
Did uga noqo waxa ad fascination ilahay ka baqo
Adigu doonta islamka fafi
Cunno wa lahelayaye ilahey ku kalsonow
Please saaxiib inoo soo turum geesigii musatafa ahaa Debate with Salam rushdie supporter
maxaa laga faa iidayaa barashada kitaabka yuuuuda
In aadan arday u noqon Markey kula doodayaan waayoo Gaalada kuwa ahlu kitaabka ah weliba doodyahanada ah way garanayaan qur'aanka marka goorta dood la iskula yimaado ayagu kutubkooda iyo Keyna ayay kugula doodayaan halka aad adigu kaada bis ku doodayso taasoo kugu sababi karta in ay tashwiish kaa geliyaan meelaha qaar
Sidoo kale waxaa FAA'iido ah marki aad doonaysid Ruux kamid ah ahlu kitaabka in aad wax u sheegto way ku caawinee waayoo hadalba waxaad uga bilaabee halka aynu iska leenahay balse hadii aadanba Aqoon kutubtooda maxaad u sheegee, Anne kan ayaan aaminsahay adna kaas Lee waaye
@@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 waa sax, waana xaalad lagu jiro hada, lkn diimuhu ma sii jiri doonaan ? aniga waxaa ila haboon in caqliga iyo cilmiga la isticmaalo, gaar ahaan sayniska
@@husseindirie531
Haa way sii jirayaan kumanaan sano ayey jireen wayna sii jirayaan diimuhu.
Caqliga waa waxa kaliya aan la isku waafaqi karin waayo qolo walba fahankeedu heer buu gaarsiisanyahay!
@@abdalaali6591 diimihii hore maxeey u joogi waayeen ?
bartii yaqaan bari uma kororto ayeey somalidu tiraa, waxkasto aduunkaan waa is badalayaan sidaa daraadeed waa inaad (update) ahaataa oo casri ahaataa' aduunkaan hada la joogoo waa cilmi, diimuhu waa duqoobeen
mida kale caqligu ma xadidna waa sida cirka ama (spaceka)
@@abdalaali6591 diinta miyaa la isku waafaqsanyahay ? qolo walbo masaajid iyo kaniisad ayeey ku dukataaye,
Ma Daawan karo
Waa imisa ?
Anu pible ma baranaayo wx ksto dhca hh
Hhhhhh👍😁
Chanelkaaga dadka kuxiran baan kamid aha wll maanta ka horna comment kuma soo dhiiban
Mid aan kugu darsado adoo diintaada si fiican u baran siiba quraanka iyo tafsiirka axaadiista iyo dhaman oo waqti galin markas baad kan baran karta hadaada rabtid inad wax ka ogaata markas inaad ku dhex qafiifan bey noqoneysa blse adoo diintada aqoonin Bible baaan baran hada tiraahdo qatar baa galeysa adiga wiil dhalinyaro ah baa u ektahe diintada waqti gali badan iska jooji xilgaan cilmiga Bible haisku furin
Anigoo jaahil ah xataa kuma qanci lahayn diinta kiristanka!
Kiristanka diin madaxa ku socota weeye qof caqli lehna wax uu ku qanci karo maaha!
Wax laga cabsadana maaha.
war ilahey kabaq marka hore xafidul quran matahay fasirata quranka mataqana ayad walbo meshey kusodagaday iyo sababtey uso dagaday iyo goorkey sodagaday mataqana ayadaha lanasaqay makala taqana diindadi adon baran wa dhumi donda
Walaalay marka hore bal muuqaalka xoogaa ka daawo ama dhameyso muuqaalka.
Adigoon waxba daawan inaad buuq iyo balanbal lasoo aado maaha!
Wan kusalamay ustaad mahad sanid
Porcastigiii peterson io hijab inoo soo turujun sxb
Inta aadan baran kuwaad sheegayso ma taqaanaa marka hore diintaada islaamka ah markaad meel soo saartid ayaad fiirin kartaa
Christian ka waa mushrikiin sabatoo ah ilahay ayey ilahnimo lawadaajiyeen nabiciise marka ninkii dhaha Christian waa ahlu kitab maahan Christian ka mant
Ninkan wadaadbaan moodi jiray sawkan timihiisa uxiirtay sidiii
Hhhh oo timaha in la gaabsado ma dhib baa kujirta?
Dib dambe iyan kudaawanayn maxa igaynaaya buugag gaal ano haysta quraanka kariiimka inaalillah waa ina illayhi raajucuun
😂😂😂
Horta muuqaalka dhameyso ama xoogaa ka daawo kadib qiimeyn ku samee!
Inaa iska orodo maaha!
Tiisa daryeelaa tukale ku dara
Diinteena islaamka hala barto
Gows danbeedkana halagu qabsado xili fitno baalagu jiraa
Nio intee ka helaaaa bible
war iska dhaaf balada wax uu tarayo majirto waa waqti dhumis uun.
Diintaada baro iyadaa ku anfacaysa ama cilmiga maadiga ah baro.
Unsubscribe
Jaahilyahaw culumada aduunka ugu waaween ee diinta gaalada gaarsiisa bal fiirso diimaha kale way bartaan si qofka ay la doodayaan ay diintiisa wax kula qabsadaan ee wiilka diin gaalo raac kumuusan oran ee wax ka ogaw leee
Nabad galyo, haddii aadan waxba kororsanayn