Wax isbaridda Sare || ULTRALEARNING || ILA AKHRI || 1/2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 161

  • @Abdibasid_Garane
    @Abdibasid_Garane 2 роки тому +3

    Soo dadaji Ustaad Abdi weli khaliif

  • @shucayb-samir5878
    @shucayb-samir5878 2 роки тому +19

    Maasha'Allaah wallaal ilaahay haku sharfo dhab ahaantii, muuqaaladda aad nala wadaag taa waa kuwo qiimo leh Isla markaanna sarre-u-qaadaya wacyiga bulsheed iyo qaabka wax barasho

  • @Khadari2013
    @Khadari2013 5 місяців тому

    Thanks abdi weli. Marwalba wax wangaasan baa nosoo gudbisaa. As an entrepreneur this is my favorite channel wlhi. Big up broah !!

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 роки тому +17

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @baashifx703
    @baashifx703 2 роки тому +8

    Masha Allah Ustaad Barakallah Inoo soo Badi Mowduucadaan Oo Kale Wlhi Muuqaaladaada Mar Kaan arko Faraxad Baa Igasha Mahsanid

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 2 роки тому +3

    caawa markaan niyada ku qabtay barnaamijkaaga ayuuba soo dhacay qofkii 1aad ee daawada ayaaba noqdayhhhh

  • @Burkinmedia
    @Burkinmedia 5 місяців тому

    Ustaad aad baad u mahadsantahay adiga cid kaa horraysa sidan wax uga fahmin جزاك الله خيرا

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 2 роки тому +1

    ols ustaad soo badi videowyada nucan o kale ah

  • @abdinasirissackmohamud3515
    @abdinasirissackmohamud3515 2 роки тому

    M.a abdiweliyoow allah hakaa abaal mariyo waa talooyin aad muhiim u ah qofka rabo in nolashiisa wax kabadelo runtii qof bulshada boos weyn ugu jiro baathy waana kudayasho mudan.

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud Рік тому

    Ustaad Cabdi aad iyo aad baad u mahadsan tahay. Runtii wax badan baanka dheefay muuqalada wax ku oolka ah ee aad bartan soo galiso.

  • @ademreys6519
    @ademreys6519 2 роки тому +3

    Ustaad waad ku mahadsantahay dadaalka aad inala garab tagantahay, Allah haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro💕💕💕💕

  • @drsaishocuud1496
    @drsaishocuud1496 2 роки тому +1

    M.a shukrn wllo alla kubarakeyo

  • @IsseAbdirahmanAli2673
    @IsseAbdirahmanAli2673 2 роки тому +3

    masha allah ustaad allaha daayo waa cashiro ka faa,iiido badan kuwa la dhigo iskuulo badan

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 2 роки тому +2

    Jaamacadda MIT waa tan dunida ugu sareyso tan iyo 2012-di.

  • @maxamedfaysal5421
    @maxamedfaysal5421 2 роки тому +7

    MASHA ALLAAH MY TEACHER THANKZ SO MUCH

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 роки тому

    Thanks dib u dhigista waan ku sifiibay ALLE ha ii fududeeyo.

  • @cabdullaahiaxmadcawke4177
    @cabdullaahiaxmadcawke4177 2 роки тому +1

    Mahadsanid Abdiweli alle haku barakeeyo guulayso .

  • @hanadsharif8792
    @hanadsharif8792 2 роки тому +6

    Ustaad Abdiwali Khalif mahadsanid, waxan rabay in aan kugu darsado marka aad book aad kaso qaadeyso xog muhiim ka hor inta aadan duubin ama sawirin boga ee xogtaz kutaalo waxaad marisaa qalin marker ah kaas oo ka cawinayo qofka in uu si fudud ku arko xogta muhiimka ah. muqalka ne waxey ka dhigaseysaa mid qurxan.

  • @hamseabdimohumed8707
    @hamseabdimohumed8707 2 роки тому +1

    Mash allah waad mahadsnthy ustaad..

  • @shuceybhasan9230
    @shuceybhasan9230 Рік тому

    aad iyo aad eng waku mhdsanthy

  • @khadrakhadra5179
    @khadrakhadra5179 Рік тому

    mahadsani wllkay ALLE haku xafido Amiin

  • @engjamaal426
    @engjamaal426 2 роки тому +3

    شكرا جزاك الله خيرا, غفره الله لك ولوالداك.

  • @Crisjuol
    @Crisjuol 2 роки тому +1

    web dev ayaan bartaa wll taladaada aad ayay ii anfacdey insha allah waanka faaiideysandoonaaanigu

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 2 роки тому +2

    Jasakallah kheir ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏 💪 👏 🙌 💚 💯 🙏

  • @cilmidaadshe141
    @cilmidaadshe141 2 роки тому

    Ustaada mahsanid so badi talooyanka insha khayr baan ku rajynaya

  • @naxlaawi9266
    @naxlaawi9266 2 роки тому +1

    Aad iyo aad ayaad umahadsantahay ustaad

  • @Abdibasid_Garane
    @Abdibasid_Garane 2 роки тому +2

    Waxbadan ayuu iga badeley buugan 💯👍🏼👍🏼

  • @drsramlahosonti8634
    @drsramlahosonti8634 2 роки тому

    Mash allh shugran ustd wlhi muqaldaan waxbadan baan ka faaidaa shugrn waa no dhirigalin

  • @mohamedzadik3263
    @mohamedzadik3263 2 роки тому +7

    Mansha alllah ustaad alle Haku Barakeeyo wax Badan ayaan kaa Faa iiday Lkn Waxaan Rabay in kula soo xidhiidho Sigaar ah sidee dartee waxaan codsan lahaa in aad halkan iigu dhaafto Raqamkaga

  • @saynababdirashiidmuuse1791
    @saynababdirashiidmuuse1791 2 роки тому

    Adiguna ustaad aad baad u mahad san tahay wax badan ayaan ka faaiday si wanaagsana wanku dhagaystay

  • @hafzaabdi3753
    @hafzaabdi3753 2 роки тому

    Muqaalka kale aadan ugu bahanay ustaad noosogali videogas 🙏🙏🙏

  • @youngabdalla3451
    @youngabdalla3451 2 роки тому +2

    Shukran Ustaad 🙏❤️🥰

  • @abdirahmanmohamed3285
    @abdirahmanmohamed3285 2 роки тому +1

    Macalin aadbad umahad sanatahay

  • @nimoaliaboubakar5341
    @nimoaliaboubakar5341 2 роки тому

    Masha ustaad khaliif jazaakalahu khayr

  • @simanahmed4523
    @simanahmed4523 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا يا أستاذ

  • @sultanmostafa5483
    @sultanmostafa5483 2 роки тому +3

    حيّاك الله وجعل الجنة مثواك.

  • @yusuffarah351
    @yusuffarah351 2 роки тому

    waan aqriyey great book.

  • @mariasaid1098
    @mariasaid1098 2 роки тому +4

    Wall jazakallah qeyran
    Waxaan rabey English courses website ks ugu fiican noo sheek

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 2 роки тому

    Masha Allah ilaahay haku barakeeyo wll

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad waxanba umaleya inad aniga si gaar ah aad ila hadleyso🙏🏻♥️

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 роки тому

    M.a keep going ustad abdiwali

  • @hassannurhassan7924
    @hassannurhassan7924 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustad

  • @muuseciise3677
    @muuseciise3677 2 роки тому +1

    shukran wll

  • @mussolinifootball4947
    @mussolinifootball4947 2 роки тому

    Wll Abdiwali Khalif bugaagta aad akhriday nala wadaag buuga pdf ah hadii ay suurto gal tahay waad mahadsantahaY Ustaad

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 2 роки тому

    Mansha allh ustaad allh yaxfiduka 😍😍😍😍

  • @rashidxusein4954
    @rashidxusein4954 2 роки тому

    Khayr alle haku siiyo

  • @ruweidofarah5246
    @ruweidofarah5246 2 роки тому +1

    Eng waan kaaga mahadcelinayaa dhiira galinta aad ina siiso marwalba dhab ahantii waxad dib iigu celisay internship remote aan kujiray oon ka habsamay 👏 Respect you❣❣

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 роки тому

    wax wanaagsan baad noo sheegtay jasaak laah

  • @RuzimohaAhmed
    @RuzimohaAhmed 10 місяців тому

    Wow m.a shukran walaal

  • @tahlilm.hassan9874
    @tahlilm.hassan9874 2 роки тому

    Arintaan muhiimka aad bulshada u heysid waan kugu dhiiragalinayaa ustaad.

  • @alkhayraatbuilding8432
    @alkhayraatbuilding8432 2 роки тому

    aad ayaad u mahdsantahay shukran

  • @wllfiitopower2504
    @wllfiitopower2504 2 роки тому +1

    M.A AAD BAAN USII BADAN HAY HADAA BARTAADA KUXIRANAHAY MAHSANID ABDI

  • @m0stf33
    @m0stf33 2 роки тому +2

    Abdiwali 🖤

  • @bahjamohamed5642
    @bahjamohamed5642 2 роки тому

    Mahadsanthy wakhtiga noga faideysay 🤍🤌

  • @sidratulmuntaha9716
    @sidratulmuntaha9716 2 роки тому +1

    Masha'Allaah Allaha ku barakeeyo ustaaad waxaan ku weydiin su'aal
    Website aaa hadda no sheegtay sidee la isaga diwaan galinkaraaa waa iska diyaaan galin waaye

  • @shekhul.kuli-23
    @shekhul.kuli-23 2 роки тому

    Mahadsanid in bdn ustaad wax bdn ayaan ka faaiday
    Dhibta iigu weyn oon qabo ayaa ah
    Inaan ka tago waxwalbo markey igu adkaadan
    Iyo inan sii racsado waxan laguguma tala gelin ee iskadaa

  • @marwojannah6820
    @marwojannah6820 2 роки тому

    Masha Allah wax badan ayaa faiday jazakallah walal keep going 🥰🥰🥰

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 роки тому

    Masha Allah Ustaad aad baad u mahadsantahay Alle haku barakeeeyo.

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 2 роки тому

    Masha allah ustaad wax badan ayaan kaa faa'idaa.

  • @tayasirahmed3429
    @tayasirahmed3429 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 2 роки тому +1

    Shugrn ustad🌺

  • @geesiyadasool218
    @geesiyadasool218 2 роки тому +1

    Masha Allah Tabarakallah 😇

  • @abdiaziz2968
    @abdiaziz2968 2 роки тому

    Markaan ku daa wado waxaan helaa dardar horleh thanks I'm building and civil engineering at Garissa

  • @safiyaibrahim8414
    @safiyaibrahim8414 3 місяці тому

    Adiga ookale rabbi ha badiyo

  • @muhammadsalah8197
    @muhammadsalah8197 2 роки тому

    Ustaad Waad mahadsantahay Runtii ummada kaalin Fiican Baad ugu Jirtaa soomaali ahaan dhinacaa aqoonta way Ka arradannahay ee Illahay hakula garrabgalo dedaalkaaga Fiican.

  • @zinasisle5045
    @zinasisle5045 2 роки тому

    Asc jazakumalhi kheyran

  • @zakarieosman9514
    @zakarieosman9514 2 роки тому

    Ustaad waad mahadsantahay 👏👏

  • @almisofficial3705
    @almisofficial3705 2 роки тому +1

    Aad baad umahadsan tahay ,wax wan ka siyadsanay alh yabarik part 2

  • @ugaasshalmad3081
    @ugaasshalmad3081 2 роки тому

    Aad bad u mahadsan tahay zxp wx badan ayan ka FAA'iidaystey muqaalkan

  • @maxamedkayse6469
    @maxamedkayse6469 2 роки тому

    Ustadi Abdiwali khalif 💥💥🤚😇

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf5281 2 роки тому

    Macalin buuga halkee laga helayaaa

  • @AdanDubad-u6h
    @AdanDubad-u6h 10 місяців тому

    Mahadsanid walaal

  • @MuktarAliKanu
    @MuktarAliKanu 2 роки тому

    جزاك الله خيرا وبارك فيك

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 2 роки тому +1

    Mahadsanid.

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 2 роки тому +5

    Macalimuu waxn rabaa inaa kuwaydiiyo hadii aan rabo samaeynta Aplication ka sida Facebook, Instagram, iyo Sidookale
    Video gameska. Ma waxaan ubaahanahy Barashada Software development.

    • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 роки тому

      App Developement ayaad u baahantahay

    • @cabdiwali4
      @cabdiwali4 2 роки тому

      Haa ,walaal software development ama Application development(waa isku mide) ayaad u baahantahay inaad baratid waana barashada luuqadaha programing-ka.

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 2 роки тому

    Talooyinku waa mid marwalba loo baahan yahay Aad ayaa umahadsantahay Abdiwali

  • @raadreeb1447
    @raadreeb1447 2 роки тому

    سبحانك اللهم وبحمدك

  • @timirshemedia1656
    @timirshemedia1656 2 роки тому +1

    Macallin waxaan rabaa inaad iga caawisid inaan barto electrical installation si online ah, course noocaas ah wan waayey, markaan raadiyo waxaan arkayaa full electrical eng, marka ustaad bal iga caawi inaad iso heshid meel aan ka helayo coursegaas.

  • @fariidabintumuse2005
    @fariidabintumuse2005 2 роки тому

    M.a jazaakallahu qeyran

  • @soomane5828
    @soomane5828 2 роки тому

    Mzha allh mahadsanid ustaad

  • @farxiyomsocdal7063
    @farxiyomsocdal7063 2 роки тому

    Waad mahadsantahay walaal Ilahey haka abaalmariyo

  • @saiddalmar
    @saiddalmar Рік тому

    Walal waxad talo siisa sideen ubaran kara luuqada carabiga dalkeeni ma jirto meel luuqada sifiican looga Barto

  • @cmaancirro522
    @cmaancirro522 2 роки тому +1

    Ustaad maiku caawin kartaa meelaha laka helo corse carbi ah haadaad iku dhaato

  • @liiama6296
    @liiama6296 2 роки тому +1

    Ustdii waxaa ka Hadashay barnaamij aan in bdn raadiyey lkn aan ku waayey afsoomali lkn aan ku helay engiriis waa mahadsantahy ustaadii .
    F.g waxaan kaa codsanaa inaan sii wado barnaamijyada. Gaar ahaan buugaagta si gaar uga hadlaayo ciwwaano

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 2 роки тому +1

    Mahadsanid wll 100%

  • @hanadmuktaar2593
    @hanadmuktaar2593 2 роки тому

    Ustaad ka soo hadal faculty of projects management adigo mahadsan

  • @mohamedbashirdubat9427
    @mohamedbashirdubat9427 2 роки тому +1

    Asc ustaad🙏
    Ustaad waxaan ka codsan laha inaad kaso hadasho sida internet ka aan wax isaga bari karo. Sababto aha waxaan arkay anigana aan kamid ahay dhalinyaro fara badan oo rabta inay wax is baraan internet kana ay wax ka bartaan balse garan la’ sidii ay internet ka wax isaga bari lahaayen. Computer ama desktop. Waan haysta internet fiicana waan haysta Lkn waxaan wali maarayn la’ahay sidi aan waxyaabo badan internet ka isaga bari lahaa
    Waad mahadsantahay. USTAD ABDIWALI
    SELF EDUCATION. KASOO HADAL HADAAD AWOODO. USTAAD.🙏

  • @faycalaliabdi2790
    @faycalaliabdi2790 2 роки тому

    Keep going sxb qali

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 2 роки тому

    Dhanki yuu walaale

  • @aamiinibra4279
    @aamiinibra4279 2 роки тому

    Next lesson

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 роки тому

    Tnx my teacher

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 2 роки тому

    Thanks

  • @abdirihmanhusenmahamed9009
    @abdirihmanhusenmahamed9009 2 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @aymiskawtame512
    @aymiskawtame512 2 роки тому

    M.a aad ii an facy videogan diirihilin iinoqday mahsanid I.a intas focuska saaraa ilhy ila garabgalo iisoo ducaya ilhy riyooyinka inoo rumeeyo

  • @fardosaomar388
    @fardosaomar388 Рік тому

    Maashaa Allah

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud99 2 роки тому

    Thank You ustaad

  • @cabdirahmancali5075
    @cabdirahmancali5075 2 роки тому +1

    Lambarka what's appka isoo dir ustaad

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 2 роки тому

    ustaad buugan xageelaga helaa

  • @maxamedahmed707
    @maxamedahmed707 2 роки тому

    Shukran wll lkn buugaan halka ka helaa

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 2 роки тому

    Waiting part 2