Soft Skills Kama Maarantid!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 108

  • @cabdiwali
    @cabdiwali  Рік тому +15

    Faceboogga Page-kan igala Socda Sxbyaal: facebook.com/abdiwalikhalif22

    • @maajid607
      @maajid607 Рік тому

      youtube.com/@SOMALITIKTOK843❤

    • @sensoyussuf9291
      @sensoyussuf9291 3 місяці тому

      sida runta ah waa video qaali

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG Рік тому +29

    1. Xirfad xiriir wanaagsan yeelo (Communication skills)
    2. Dhaqan wanaagsan lahaw (Interpersonal skills)
    3. Naftaada dhiirigali adiga (Self motivation)
    4. Wadashaqayn fiican lahaw (Teamwork)
    5. Qofka mashaakisha xalin kara noqo (Conflict manager)
    6. Dabacsanaan iyo la qabsi lahaw (Flexibility and adaptability)
    7. Hogaamin (Leadership)

  • @anfacwarsame
    @anfacwarsame Рік тому +9

    Qaar kamida softskills aad u baahantahay & Muuqaalka oo kooban:
    1. Communication skills
    A. Verbal skills
    B. Non verbal skills
    2. Interpersonal skills
    3. Self motivation
    4. Teamwork
    5. Problem solving
    6. Felexibility and adopdabililty
    7. conflict management
    8. Leadership

  • @yahyemohamad9555
    @yahyemohamad9555 Рік тому +17

    firs of all i want to thank you after that i think the most important point is leading our self becouse of there is nothing harder than to lead your self

  • @youtober..
    @youtober.. Рік тому +1

    > macalin hada sidaan filaayo sharxaad ayaad ka bixisey "soft skills"
    marka maka soo hadli karta fursadaha ay lee yihiin "soft iyo hard skills"
    N.B= sifiican mugdiga uuga saar waxaan rabaa inaan kala fahmo kadib aan kafaa'ideysto....

  • @abdirahmanmohamed3285
    @abdirahmanmohamed3285 Рік тому +1

    Waxyaabaha aad soo gudbinayso Markaanu. Jamacadaha joogno uma fahano sida aanu adiga kaga fahmayno

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Рік тому +3

    Lead your self(Hogaaminta nafta)
    Hogaaminta naftu waa ta iigu muhiimsanayd muqalkan halkaa waxa kadheheenaysaa dhamaan xirfadahani makala dhacaan .
    Mar se hadaad majaharaha u qabto naftaada kuwa kale oodhan waa kuwo aad ku guulaysan karto sifud
    Ugu dambayn waa muhiim in naftaada sayidkeeda aad noqoto.
    Mahad sanid.

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 Рік тому +3

    Ustaad xaqiiqdii muuqaalkan wuxuu igu soo aaday xilli caqabadahaano idil ay iheestan.
    Aad iyo aadb baan kaga mahadcelinaya🙏🏽♥️

  • @danielXC26
    @danielXC26 Рік тому +1

    Waxaa isoo jiitatay hogaaminta waanad ku mahadsantahay dhalinyarada waxaad usoo gudbinayso baaraka laah

  • @yasinbarre3682
    @yasinbarre3682 Рік тому +1

    Sidee lagu baran karaa?

  • @abdifatahsupparka6843
    @abdifatahsupparka6843 Рік тому +4

    Mahadsanid Wll, Dhamaan qodobada mowduuca aad uga hadashay waa kuwo muhiim ah, dhamaan xirfadahaan waa kuwa ka maqan badi dhalinteena, loo shaqeeyaashuna waxay Maalmahaan Test/interview-ga ku daraan weydiimo la xiriira SOFT SKILSS-ka.

  • @munaabdi9351
    @munaabdi9351 Рік тому +2

    Maashaa allaah tabaaraka allaah walaal waad asiibtay you really talk about excellent soft skills to be honest may one pays millions to reach that relevant information well done bro may allaah bless you

  • @dhancadesaed6959
    @dhancadesaed6959 Рік тому +2

    waad ku mahadsantahay walaal dhiirigelintaada, Taageeridaada, iyo wax sheega san ee ku dhisan cilmiga.
    waxaad hore noola wadaagtay buug aad u qiima badan oo aad soo koobtay.
    Maanta waxaan kaa codsanayaa in aad noo soo koobto buugta ay ka midka;
    كيف يُفكّر الناجحون
    "غيّر طريقة تفكيرك تتغيّر حياتك".
    "اقرأ وارق"
    د.علي بن محمد العمران
    mahadsanid Mudane

  • @ahmedaden8301
    @ahmedaden8301 Рік тому

    𝗤𝗮𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗵𝗮𝗿𝗱 𝘀𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘁𝗵𝘆

  • @IsthilMudey
    @IsthilMudey 4 місяці тому

    Abdiwaliyooy sxp hadaan ka faa iday aqoontaada hada waxaan bilaabay .Share.gareyn❤❤

  • @ahmedobsiiye2141
    @ahmedobsiiye2141 Рік тому +1

    mahadsanid wll abdi wali maduuc aad udheelitiran weeyi runtii alle haku sharfo

  • @xogtacaafimaadka2590
    @xogtacaafimaadka2590 Рік тому +1

    Mash allah macalinkeena sharafta leh, Alle ha kaa ajarsiiyo sida markasta talooyinka tolmoon, aqoonta daahsoon, iyo hababka horumarinta nafta noola wadaagto.

  • @abdirahmanmoha1260
    @abdirahmanmoha1260 Рік тому +2

    Waxaan muhiim u arkaa fikir ahaantayda ladhaqanka dadka iyo in la xiriiriyo 2 Hogaanka Tanaasulka intaasba aad ayaan oga helay Alaha ku xifdiyo ustaadii

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 3 місяці тому

    aad Ayaad umahadsantahay wll Alle hakubarakeeyo

  • @iskaashato2012
    @iskaashato2012 Рік тому

    Asalaamu clykm akhii waxaan kugu baraarujinayaa kheyr allaha ku siiyee inaad afsoomaaliga iyo english ka slides ka ka muuqanaya video ga dhexdiisa inaad sarreysiiso luqadaada english kana xagga hoose maadaama video gan uu khuseeyo soomaalida wabillahi altawfiiq

  • @somalipranks1502
    @somalipranks1502 Рік тому

    Fadlan muuqal kasoo same sida loo xaraysto free scholarships.
    Gaar ahaan Daad scholarship

  • @hamsesead2347
    @hamsesead2347 Рік тому +2

    Mahadsanid walaal.
    Dhammaantood waa xirfado waxtar leh. La inooga baahan yahayna in aynu ku dabaqno nafaheena. Jassakallhu khayr walaal.

  • @nimconageeya1372
    @nimconageeya1372 Рік тому +2

    Thank you ustaad🥰🥰

  • @Burtejunior
    @Burtejunior Рік тому +1

    Mahadsanid Mr Abdiwali dhammaan inta aad kahadashay waa xifrado qof walba anfacaya.

  • @zadiiqsomali4086
    @zadiiqsomali4086 Рік тому +2

    Mahadsanid ustaad runtii cashar wanaagsan baan kaa faa'iiday.😍

  • @jamaahmed7312
    @jamaahmed7312 Рік тому +1

    شكرا استاد

  • @AhmedMohamed-tv4zt
    @AhmedMohamed-tv4zt Рік тому

    mid massri ah oo la yiraa Ali Muhammad Ali ayaan soo xasuustay markaan ku arkay oo ALi wa kitab youtube kiisu yahay

  • @suhuuracabdi979
    @suhuuracabdi979 Рік тому +1

    Mahadsanid wax iso jìitay dabecada sa lo adegsado sad u fahfahisay iyo dhagaysiga in kasto taloyinka mid walba fiicntahay alle haku dhawro

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli Рік тому

    Shukran, aad u kooban oona faaiideynaya.
    Kheyral kalaami ma qallla wa dalla

  • @Zahruush
    @Zahruush Рік тому +1

    Wax badan baan ka faidey ustaad noso badi videoshan cml plz☺❤

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 5 місяців тому

    M.a wll aad baan kuu taageeraa guuleyso

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab01 Рік тому

    Cashar qiimo badan ayaad nasiisay allah haku xafido

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Рік тому

    SHUKRAN 💯☑☑ Macalin

  • @sacdiyasheikh9237
    @sacdiyasheikh9237 Рік тому

    Wa mahad santahy ustaad horta wn kahelay dhamaan lkn waxa iso jiite skills5 iyo skills6 aad iyo aaad thanks

  • @Cabdullaahi2018
    @Cabdullaahi2018 Рік тому +8

    Mahadsanid ustaad runtii taxannayaashaadda waan ka faaiidnay. Barakow

  • @MUXAMEDJANAGALE
    @MUXAMEDJANAGALE Рік тому

    Mashalllaah Mahadsanid Macalim

  • @omarwadani9678
    @omarwadani9678 Рік тому +1

    Mahadsanid ustaad runtii ka hor inta aan daawan muqaaladaadda taxanaha ah waxaan ahaa qof aan wax badan ogeyn balse hadeer wax badan ayaa iska kay badalay runtii alle haku karaameeyo sharaf iyo ixtiraam ayaan ku hayaa guuleyso ustaad.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Рік тому

      Adaa mudan walaalkey, Guuleyso oo hormar adigana idam alle.

  • @fahadsaleeban5077
    @fahadsaleeban5077 Рік тому

    hore usoco macalin

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Рік тому

    Masha Allah walaal!!

  • @khadarkayse4853
    @khadarkayse4853 Рік тому

    Masha allah Alle hakaa abaaliyo inader

  • @ahmedabdul2020
    @ahmedabdul2020 Рік тому +1

    Thank you walaalkey qaaliga ah for educating us and also responding quickly my messages via messenger.

  • @abdinuurmohamed8904
    @abdinuurmohamed8904 Рік тому

    M.a mahadsanid ustad

  • @cadnaancabdirashiid6033
    @cadnaancabdirashiid6033 Рік тому

    Aad ayad umahad san thy

  • @maryanahmad9235
    @maryanahmad9235 Рік тому

    Jisakalaahu kheyr

  • @muhamaxamud466
    @muhamaxamud466 Рік тому

    Mahadsanid wllo

  • @malikjaanuu6870
    @malikjaanuu6870 Рік тому +1

    Aad ayaad umahadsan thy ustaad runti wax badan ayan ka fa'iday waxaan jeclaan lahayn in aad full information nagasiiso Software Engineering🖒

  • @najmaqurux4351
    @najmaqurux4351 Рік тому

    Midka udanbeeya sababta markas tee waan kuguldareesta inaan nafteeda hogamiyo marnawa kadkaadaa marna weey igareesa inshallah waarajeena inaan noqdo qofkaan isla rabo

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts Рік тому

    Mahadsanid wll

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Рік тому

    Qodobo muhiim ah

  • @abdirahmanibrahim2959
    @abdirahmanibrahim2959 Рік тому

    Mahadsanid walal

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 Рік тому

    Mahadsanid wll

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal Рік тому

    Hogaaminta

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 Рік тому

    Thanks brother

  • @youngabdalla3451
    @youngabdalla3451 Рік тому

    Shukran shukran shukran alfa alfa Alfa 💯💯🙏👑👑 Mucalim Waad Na dhiiri galisaaa allah Ku sharfeee❤❤❤❤aduun Iyo Aa Qiraba

  • @craxmaancabdale2012
    @craxmaancabdale2012 Рік тому +1

    Masha allah wllo abdiwali khalif waad dadaalaysaa taageerona waa kuu ahay wanna kusoo ducaynayaa sababtoo ah waxaad moodaa inaad aniga oo kaliya isooduubtay vedio gan

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Рік тому

    Alle hakubarakeeyoWll

  • @abdiosmannoor9912
    @abdiosmannoor9912 Рік тому

    Shukran

  • @mohammedabdibarood1115
    @mohammedabdibarood1115 Рік тому

    Mahadsanid ustaad, Waxaad ka hadashay mawduuc
    aan inbadan dhalinyarada kamid ahi kubaraarug sanayen.

  • @abdikarimabdullahi8392
    @abdikarimabdullahi8392 Рік тому

    Waxan ka codsanya anigoo ah arday in ad kaso hadasho dhaxalka saxbka xun ama kan wanagsan fadlan🥰❤

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 Рік тому

    جزاك الله خير الجزاء
    Walaal Allah kaa abaal mariyo ummadda wax wey baad uheysaa hore usoco

  • @ummadamedia6785
    @ummadamedia6785 Рік тому

    Mhdsanid

  • @husseinxandule2879
    @husseinxandule2879 Рік тому

    Baarakalah fiik sxb, ustaad C. W. Aad baad ugu mahadsantay talooyinkaas.

  • @khaalidmohamett4718
    @khaalidmohamett4718 Рік тому

    Mhdsnid ustaad qali ilahay cimriga caafimaad io cilmiga ilahay hsku siyaadsho ustaad qali

  • @wehliyemedia5198
    @wehliyemedia5198 Рік тому

    Thanks

  • @suhaybsafiirka4186
    @suhaybsafiirka4186 Рік тому

    👍😊

  • @abdiwasacibraahim740
    @abdiwasacibraahim740 Рік тому

    Markii igu horeysay ee aan ku so Qoro koomanti walal abdi wali

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 Рік тому

    Waxaa isoo jiitay dadka dhagayso si markaada laguu dhagaysto runtii waa arin muhiimad waxayna kamid tahay waxyaabaha keena hor ama dib udhac hadba midkaa tahay
    Anigu markan hadlayo waxaan jecelahay in la idhagaysto sidookale waxan jecelahay qofka ila hadlayo inaan dhagaysto warkiisa si aan ugu muujiyo kalsooni

  • @mohamedhussein7477
    @mohamedhussein7477 Рік тому

    Waad mahadsan tahay talooyonka fican ee aad na siisay jisakallah shukran

  • @samiirkhan9589
    @samiirkhan9589 Рік тому

    Ustaad waa mahadsan tahay horey usoco waan kula socdaa

  • @hamzebulluukeh3539
    @hamzebulluukeh3539 Рік тому

    thank You Teacher Abdiwali Khalif

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 Рік тому

    Jazakallaahu khyran jazaa. Waa xirfado iga maqan

  • @khadarfaarax8915
    @khadarfaarax8915 Рік тому

    Masha Allah Mhsanid wll
    Video Noosoo Badi Thanks 👍

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 Рік тому

    Ustaad mahadsanid marka kowad lkn dabecad wanaga iyo aqlaqda wa wax fiican lkn waxa laga Raba qofka Binu adamka ah inu daadal iyo karti la yimado waxna Ka qabsada nolosha wada fursada ah

  • @ammarsadikomar6764
    @ammarsadikomar6764 Рік тому

    Shukrn ust
    Cashro faaido leh

  • @cat-k7r
    @cat-k7r Рік тому

    ustad wax badan ba kala baxay mahadsanid ❤️👏

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Рік тому

    Mahadsanid ustaad wax badan baad noo faaidaysee

  • @hamseabdimohumed8707
    @hamseabdimohumed8707 Рік тому

    Waad mahadsantahy ustaad.. jazahakalahu khayral jazaa...

  • @mohamedabdulkadir294
    @mohamedabdulkadir294 Рік тому

    Ayagoo dhan ba waan la dhacay❤️😍🤝

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 Рік тому

    ustaad mahadsanid, si wanaagsan baad u lafo-gurtay.

  • @mohamudesse4890
    @mohamudesse4890 Рік тому

    Soft skills waa muhiim.

  • @kaartokariye6355
    @kaartokariye6355 Рік тому

    Masha Allah Ustaad waad mahadsan tahay

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Рік тому

    Jasakallah kheyr ustaad Allaha haku barakeyo

  • @Zahruush
    @Zahruush Рік тому

    Thanks 😊 🙏 my teacher 😘 ❤ 💕 💖

  • @mohedrashed2381
    @mohedrashed2381 Рік тому

    Ilahay Haku Sharfo wll

  • @Muhsin_Ciiltire
    @Muhsin_Ciiltire Рік тому

    Mahadsanid sxb wll

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 Рік тому

    Mahad sanid ustaad abdiwali

  • @farxiyomohamad8931
    @farxiyomohamad8931 Рік тому

    ماشاء الله جزاك الله خير

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Рік тому

    Mahadsanid ustaad

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal Рік тому

    Mahadsanid ustaad

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Рік тому

    Mashaa Allah
    Mahadsanid wll 💯%

  • @abdullahmohamedali8328
    @abdullahmohamedali8328 Рік тому

    Mhdsnd jzkllah

  • @Sahalhassan2030
    @Sahalhassan2030 Рік тому

    Hore Usoco Walaal

  • @sakariye932
    @sakariye932 Рік тому

    Legend the legendary 😎⚡

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 Рік тому

    Mahadsanid ustaadi

  • @cadnaanciisedirir1083
    @cadnaanciisedirir1083 Рік тому

    mahadsanid ustaad

  • @hinidshiiq8908
    @hinidshiiq8908 Рік тому

    أحسنت بارك الله فيك💙

  • @moohanyou424
    @moohanyou424 Рік тому

    Tnx ustaaad

  • @Cabdullaahi2018
    @Cabdullaahi2018 Рік тому

    First one.

  • @som2323
    @som2323 Рік тому

    Tnx

  • @ayuubmoha7291
    @ayuubmoha7291 Рік тому

    MAHADSANI USTAAD