Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Buug Muhiim ah | Aabo Qani ah , Aabo Sabool ah | Afkaar Muhiim ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 січ 2021
  • Aaabo qani ah … aabo sabool ah .. mid kamid ah buugaagta ugu muhiimsan ee laga qoray waxa la xiriiro afkaarta iyo sida aan u aragno qaninimada iyo saboolnimada in saboolnimada iyo qaninimadu u dhaxayso xuduud yar oo lagu magacaabo qaabka aan u fikirayno .
    waxa ugu muhiimsan in ay yihiin afkaarta , magaca buuga aabo qani ah iyo aabo sabool ah , halkaan saboolnimada uu qoraagu ka hadlaayo ma ahan mid hantiyeed waa mid afkaareed , afkaartaas oo saboolnimo ama qanimi kuu horseedi karto .
    naseexooyinka uu aabo siin karo qof uu dhalay ayaa noqon karo afkaar qani ah iyo afkaar sabool nimo ah
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 687

  • @ogaansho
    @ogaansho  3 роки тому +353

    walaalaha Qaaliga ah waad ku mahadsantihiin Commentiyadiina aadka u Qiimaha badan.

    • @enggarantinmedia9253
      @enggarantinmedia9253 3 роки тому +3

      USTAAD ALAAH YABARAK WAA BUUQ QIIMO BADAN OO BEDELAYA HAB-FIKIRKAAGA

    • @askarjr7158
      @askarjr7158 3 роки тому

      Ustaad Cumar buugaan xagee ka helaaaa

    • @sayiidqalliwalli1035
      @sayiidqalliwalli1035 3 роки тому +1

      Asc macalin omaar inshar wankuslamay walal

    • @ubahabdirizak2787
      @ubahabdirizak2787 3 роки тому

      Adaa mudan maclin inshar.

    • @hayaanmedia2272
      @hayaanmedia2272 3 роки тому

      @ogaansho waxan rajeyna inad kaso hadasho buuga think and grow rich ❤️

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 роки тому +151

    Illahay qalbigaaga nadiiftaa jannada hagu geeyo
    Cumar einzhaar waxaan aad u salaamayaa dhalinta Ku xidhan halkan❤️😒

  • @daauudshareera5932
    @daauudshareera5932 3 роки тому +70

    The best channal OGAANSHO.

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin:
      "JZK Khayr."

    • @ghost6655
      @ghost6655 3 роки тому

      i love this chanal

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      @@ghost6655 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin:
      "JZK Khayr."

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      @@abubakarx9822 walal waa lagaraa xiligiisa inshallah Noo bilow fadlan adi subscriber inoo saar

    • @abasmohomedfilms6993
      @abasmohomedfilms6993 3 роки тому +1

      Sug istaag ha dhaafin adoon 😭😭adoon akharin asc dadkeyga layga beerow dadka aduunka ugu qalisan somali maxamed waa gabar somaliyed youtube cusub furatay o ubaahan garab istaag subscribe ii saar ilahay dartisa iku saar rasuulkena maxamed dartisa iku saa

  • @hm_898
    @hm_898 3 роки тому +31

    Waa book nolosheyda bedelay forever! Alxamdulillah! Waan kugula talinyaa inaad akhrisato

    • @kingbirqaaye
      @kingbirqaaye 3 роки тому +2

      Asigoo pdf ah mahesa sxp o somali kutarjuman

    • @iidanyare9845
      @iidanyare9845 3 роки тому +1

      Buugaas magaciisa plz

    • @hassanaliwehliye3480
      @hassanaliwehliye3480 3 роки тому

      Bro asoo pdf ah ma ila wadaagi kartaa.

    • @hafsayuusuf7210
      @hafsayuusuf7210 3 роки тому

      Yq no jawaab pdf malagu helaa walalaw

    • @MahirSodal
      @MahirSodal 3 роки тому

      Booga waxaad ka heli kartaa googleka, isagoo free ahna waan waayey.
      Ku qor RICH DAD POOR DAD.😊

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +38

    *OGAANSHO*
    وعليكم وسلم ورحمة الله وبركاته شكرا اخي

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin:
      "JZK Khayr."

    • @mustafehaykal9096
      @mustafehaykal9096 3 роки тому

      +1(308)5714483 iLa zoo hadaL cawOy waa ka HeLe😎

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому

      @@mustafehaykal9096 mayeey Kuma jiro😄😅

  • @abdullahiabdirashid5735
    @abdullahiabdirashid5735 3 роки тому +11

    Cumarow xitaa boogan maka daba tagtey , masha Allah. The best financial book I have ever read !! Robet kiyosaki 😊

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall 3 роки тому +89

    Walaal si niyad ah iigu soo Duceeya waxaan jeclahay in an noqdo Maalqabeen Soomaaliyeed oo Bulshadiisa wax wayn U qabta. mahadsanidin.

  • @kingabulceesh2484
    @kingabulceesh2484 Рік тому +2

    Asxaabta muraad ayaa leeyahay isoo ducey amiiin ya rabi

  • @shedo7275
    @shedo7275 3 роки тому +15

    I'm business student and I learned here what ma teacher didn't teach me. Thank yo bruh

  • @ridwanmohamedomer8745
    @ridwanmohamedomer8745 3 роки тому +6

    Run ahaantii waa buug aan wax badan ka akhriyay waana buug muhiim u ah dhallinyarta waxbarashada dhammaystay ee shaqada bilaabaya in ay akhriyaan fikrado badan oo anfacaya ayaa ka buuxa waxa uu beddelaya mindset kaaga ama ama hab fikirkaaga.

  • @SubaxPODCAST
    @SubaxPODCAST 3 роки тому +102

    one of the best books i have read that have changed my life. so read it guys

  • @riyaadullhcabdi8765
    @riyaadullhcabdi8765 3 роки тому +6

    Alxamdullilah. Waaaad ku mahadsantahay Afkaartaada muhiiiimka ah iyo Talooyinkaaga qiimaha badan AlMucalim Omar m InShaar 🤗🎑

  • @bashiirmokhtar2944
    @bashiirmokhtar2944 3 роки тому +11

    Dadku intooda badan wexeey xooga saaraan waxa uu qoraagu ku sheegayo "active income" sida lacagta kasoo gasho shaqada ama mushaarka. Taasu weey dhamaaneeysaa markaad duqowdo ama shaqada lagaasoo eryo.
    Wuxuu ku talinayaa qoraagu in aad isku daydo inaad xoogasaarto "passive income".

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 3 роки тому +89

    Hadaad 2019 .2020.2021 hada firsanysid like saar waxad faidyna sookoob aniga waxan ka faiday inad naftada ixtramto oo ka fogato waxii biniadmtinimatada dhawacaya

    • @ahmedsh.mohameddaahir8784
      @ahmedsh.mohameddaahir8784 3 роки тому +2

      Inuusan wax walba caadi ahayn Aad uga faaidaysto fursadaha nolosha
      inaan Iska dhaafo Waxwalba oops cafmadkayga iyo noloshayda dhib ukenaya waa kuwo noloshada bada inaan Lacag abuuro afkaar i anfacday allaha xafido cumar

    • @cabdulahixasan7190
      @cabdulahixasan7190 3 роки тому +2

      Hal muuqaal imdhafin

    • @cadceed3470
      @cadceed3470 3 роки тому +1

      kabadan 3 sano🤔🤐🤐

    • @muuqaalaccademy7220
      @muuqaalaccademy7220 3 роки тому +1

      wallahi imbadan kuwada xidhanahay swirkaaga markastaan arki jiray

    • @Mohamedibrahimhassan
      @Mohamedibrahimhassan Рік тому

      2023 ayan dawanayaa klye ina akhriyo aa qorshaha ku darsaday

  • @Moo2807
    @Moo2807 3 роки тому +3

    Masha Allah cumar inshar waad mahadsan tahey walal buugan haddan gacanta ku hayaa oo an rabaa inan bilaabo aqrintiisa hor dhaca wanaagsan aad iga siisey waad ku mahadsan tahey.

  • @Mohamed-ou8nv
    @Mohamed-ou8nv 3 роки тому +90

    | Waxaan nadiifinaa gurigeenna markii aan casuumeynno qof. waa inaan nadiifinaa qalbiyadeena hadaan rabno inaan Allah ku casuunno.|
    Like taabo hadaad Ku qanacday.
    Sax mise khalad?

  • @cumarsalaad4989
    @cumarsalaad4989 3 роки тому +2

    Mahadsanid wll Cumar inshaar, buugani waa buug muhiim u ah qof waliba, intaas oo sano ayaan waxa aad soo dhigto daawanaayay wali wax ra'yi ah kama aanan bixin ilaa muuqaalkaam maahane. Waa muuqaal i cajabiyay,
    شكرا جزيلا👏👏

  • @saalimcumar122
    @saalimcumar122 3 роки тому +1

    Wlhi wax ad uweyn ayaa ka faiday markiii aaad sooo tafsirisay
    Horay baa labo jeer u aqriyay wuna icawiyay waxa xaqiiiq ah in uu dadka klena cawin dooono jazakal allah ustaaad✌🙏

  • @mohamedmursalabdi775
    @mohamedmursalabdi775 3 роки тому +3

    Buugaaan waa akhriyey......cajiip waaye wllhi

  • @feisalfarhaan5910
    @feisalfarhaan5910 3 роки тому +3

    Eng cumar allah ha ku barakeeyo walahi waan ka helaa mawduucyadanoo kale noo soo badi insha allah wa talooyin aad u fiican thanks ❤❤❤

  • @maanmaxamud3326
    @maanmaxamud3326 3 роки тому

    Cumar Inshaar mahadsanid Sxb hoaray u soco.

  • @adanomar4906
    @adanomar4906 3 роки тому +2

    Alla maxay tujaar badan qalbiga ka naceen qoraaga buuga sababto ah wuxu babaanka so dhigay siraha nolosha & qaninimada.
    Mahadsanid Ustad Omar 🙏

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 3 роки тому +1

    Alhamdunilah, markaygii hore yacnii ogaansho ka hor waxan ku hamin jiray inaan noqdo dhakhtar lkin markan daawaday muuqaalo tayo sare leh oo si dhaba wax aad oga faaidayso fikirkaygii wuu is badalay ilahay ka sakow omar ayaa mahada iska leh👏👏👏👏

  • @maxamedsarhaye4452
    @maxamedsarhaye4452 3 роки тому +16

    Wadkumahadsanthy wllky Omar inshaar horay usoco ❤️❤️🇸🇱🇸🇱

    • @ahmedkifle3245
      @ahmedkifle3245 3 роки тому +3

      Calankaan puntland mlaha

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      @@ahmedkifle3245 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin:
      "JZK Khayr."

    • @Axmedcaafi
      @Axmedcaafi 3 роки тому +1

      Qabiil liste fucking 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 3 роки тому

      Axmed caafi amus nacasyohow cuqdad qabo mxa ka galay hadu qabiil leyhy cidma ku wacaty?

    • @bushroomar5487
      @bushroomar5487 3 роки тому

      😂😂😂😂😂

  • @abdishakurmohamed5067
    @abdishakurmohamed5067 3 роки тому

    Mshlh wll cumar waa qofka keli ah oo umada wacyiga waxku soo kordhiyo jazaka allh akhii cumar

  • @ahmedsiyaar8262
    @ahmedsiyaar8262 3 роки тому +1

    Kafakir yaan shaqaaleysiiya ee haka fakarin yaan ushaqeeya Mahadsanid ustaad cumar allah ku sharfo sida hagar la,aanta aad wax nooga soo gudbineyso🙏

  • @kingyuuabdi4908
    @kingyuuabdi4908 3 роки тому

    Walal Omar inshar wad kumahad santahay barnamijkaga runti waxatahay aqonyahan somalida dhaman kufani karto manshaallah

  • @yusufabdulkadirmohamed8001
    @yusufabdulkadirmohamed8001 3 роки тому +1

    Mahadsanid walal wlhi markaan mowduucyadaan oo kale dhagaysanayo waxaa ii furma intaas oo daaqadood oo rajo ugu dambeyn waa guuleysan doona insha ALLAHU

  • @cumarcabdimaxamed1481
    @cumarcabdimaxamed1481 3 роки тому

    Masha alah omar inshar aad baan oga faa iiday mahadsanid wllkey omar inshar allaha ku xafido ustaad

  • @mulkimohamed2125
    @mulkimohamed2125 3 роки тому +5

    waxaaad kahadashay arin iquseeya waaxdna tiri (waxaan rajeynayaa xalqadaan inaad wax un kafaiiday) lkin anig si boqolkiba boqol ah ayaan ugu faaiiday waad mahad santhy wll❤❤ illahay hanaga badbadiyo cadaabul qabriga aamiii🤲🤲

  • @mbiochem916
    @mbiochem916 3 роки тому

    Bugan afar jeer ayan akhriyey lkn manta ayan boqolkiiba 90% ayan fahamay......shukran ogansho

  • @ahmedartan360
    @ahmedartan360 3 роки тому

    Walalkay Omar inshar Alle haku sharfo,Muuqaalka ugu qiimaha badan Ayaan u aqoonsaday intii aan Janalkaaga ku xirnaa, Inkastoo aysan kala Qiimo Badnayn.

  • @shavi2066
    @shavi2066 3 роки тому +3

    allaha ku sharfo ustaad omar
    inoo sheeg halkeen ka heli karnaa bugaagtas muhimka ah iyo qaabka aan ku heli karno

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 роки тому +2

    Masha allah umar ishaarwd kumahdsnthy taladaada

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 3 роки тому

    Aad baad u mhasn thy wll si qurxoon baad u soo koobta jazaaka allah

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 3 роки тому +2

    Waad mahadsanta hay walaal cumar run ahaantii Fikrado
    Badan ayaan kaa faa'iday Ajar Allah kaa siiyo Thanks bro 👍👍👍

  • @mohamedsufigudle
    @mohamedsufigudle 3 роки тому

    Wax badan ayaan iiga baxay muqaalkan mahadsanid walal Cumar inshaar.

  • @allahmahadle1330
    @allahmahadle1330 3 роки тому

    Mshaa allah sxb waa xaqiiq in maanta halka waxa ina dhigay inay tahay ka Soomali ahaan wax dhigo qalin jabi kadib shaqo aad heshid waa hadi waliba shaqo lahelo lacalla
    Qofka wax barashada ka taga ee dhaha wan xamaal tagaya gurigaba waa laga erya
    جزاك الله خير يا صديقي على

  • @abdigaras7824
    @abdigaras7824 3 роки тому

    Mahadsanid bro 3 sano kugu xiranahay wax badan ka faidey

  • @ismailabukar7806
    @ismailabukar7806 3 роки тому

    thanks wall hor mar wacan kuu rajeynayaa abid qofka kaliya aan aadka udhagesto misnah wax yaabo bdn ka faaiday thanks thanks thanks Omar

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 3 роки тому

    Mahadsanid Cumar ishaar

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 3 роки тому

    Masha allah ustaad cumar ishaar
    Mahadsanid wxan rajeynaya in buugag kale oo muhim ahna noosoo koobtid

  • @FPT326
    @FPT326 3 роки тому

    Muuqaalkani wuxuu ii noqday iftiim aan ku mari doono wado mugdi badan oo aan ku socday. Aad baad u mahadsan tahay Cumar Inshaar jazaakallaah

  • @qodaal5098
    @qodaal5098 3 роки тому

    Aad iyo aad baad u mahadsan tahay wll cumar ishaar

  • @mujahiddohe1985
    @mujahiddohe1985 3 роки тому

    bugaagta muhimka soo yara badi adoo raliya wa iga codsi madama an ahay dadka aaad kugu xidhan 💪💪🙏🙏nosoo badi buugagta muhiimkE

  • @yasinvk
    @yasinvk 3 роки тому +4

    اناء ياسين من الصومال أغلي قناة الصومالي وأحب محتواك

  • @Mohamed-nj8xd
    @Mohamed-nj8xd 3 роки тому

    Aad ayaa umahadsanthy Ustaad Cumar

  • @d.dliverpoolfan8569
    @d.dliverpoolfan8569 3 роки тому

    Wall caqli iyo ixtiraam leh cumar inshaar waxan kaaga mahad celinaya marwalba waxyaabaha guubaabinta ee marwaliba ad ino so gudbiso thank you so much 😊

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 роки тому +10

    Dude every single thing you say at the end if the video is a quote not even joking but you are really wise

  • @caashocabdi6498
    @caashocabdi6498 3 роки тому

    mahadsanid walal cumar

  • @mukhtarahmedmuhammed2355
    @mukhtarahmedmuhammed2355 3 роки тому

    Xubin muhiim ah ayaad bulshada ugu jirtaa gaar ahaan dhalinyarada wllo horay usoco haniyad jabin wllo

  • @abdulwaliomar
    @abdulwaliomar 3 роки тому

    Wow mahadsanid Qorshahaan horey ayaan u rabey inaa kahadasho waana aaminasanaa lkn sidaa ku dhaceyso ayaan rabay waan soo bandhigtey masha allah hore ayaa isii waday mahadsanid

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 3 роки тому

    Masha allah omar faysal.

  • @mobiyaystemp915
    @mobiyaystemp915 3 роки тому +7

    Ustaad Isnaadaad intaa si sarbebsen ula hadleysaa haddana
    Ma fahmaan.

  • @abdifatahawmuse1802
    @abdifatahawmuse1802 3 роки тому +2

    Mansha allah wa mawduuc aad ufaaido badan soona koobaya afkaarta buug dhan waxan kugu dhiiri galinayaa in aad halkaas kasii wado buugaagta muhiimka ah afkaartoodana sikooban noogusoo gudbisisd. Mahadsanid wll qiimo badan OMAR OGAANSHO

  • @zadiiqzacad1481
    @zadiiqzacad1481 3 роки тому

    Waad ku mahadsantahay alle ha abaal mariyo waxad noo so gudbisay wax badan ayaan kaa faaidey

  • @CaliBacadle
    @CaliBacadle 3 роки тому

    Masha Allah wll.
    Noso badi buugaagta nocaan oo kale ah,
    Shukran

  • @mohamedalihersi7866
    @mohamedalihersi7866 3 роки тому

    Mahadsanid Omar Ishaar

  • @mohamedxasan9684
    @mohamedxasan9684 3 роки тому

    Thanks wllky cumar ...inan arin kala hadlo bn rabaa wllo xagee kala soo xiriraa

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 3 роки тому

    Thanks ustaad bookga waa mid ad u qiima badan.

  • @Abdullahi--Abdidahir--Nur
    @Abdullahi--Abdidahir--Nur 3 роки тому

    Jasakalah walaal Omer inshar.
    Allaha ka abaal siiyo dadaal suuban.
    Insha alaah buuga anfaca nala wadaagtay allaha naga yeelo kuwii ka faaidaysta.
    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @Xogmaal77
    @Xogmaal77 3 роки тому

    Mansha allh ustad horuu soco

  • @abdullahimohamed2373
    @abdullahimohamed2373 3 роки тому +2

    nice video masha allah noo soo badi videoyada ka hadlaaya buugagta thanks

  • @rahmoroza2940
    @rahmoroza2940 3 роки тому +1

    Buugan waxa uu ka koobanyahay 114 pages
    Aqrintiisu wxy igu qadatay uguyarn hal sano
    Waa mid cajib ah runti.
    Wll wxn jclani laah in aad inbadan ka hadasho bugaagta waxtarka leh
    Alle haku xifdiye

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 3 роки тому

      𝙼𝚊𝚐𝚊𝚌𝚒𝚜𝚊 𝚒𝚒 𝚜𝚑𝚎𝚎𝚎𝚐 𝚠𝚊𝚕𝚊𝚕

  • @abdifatahomarali
    @abdifatahomarali 2 роки тому

    Omar Inshaar Wll sida aad Umada u dhiirigaliso Rabi hakugu AstuRo🥰🥰🥰🥰

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 3 роки тому +2

    ما شاء الله يا اخي شكرا جزاك الله خيرا جزء

    • @kaskaab2071
      @kaskaab2071 3 роки тому

      Calanka goormaad ila saaratay

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 3 роки тому

    Cumar zxp waad mahadsantahay waan xiiseeyaa barnaa mijyada aad soogaliso waad mahadsantahay

  • @deeqbile572
    @deeqbile572 3 роки тому +1

    book aan in badan xiiseeyo akhtintiisa runtii waad ku mahadsan thy omar inshaar sida quruxda badan aad usoo bandhigtay uguna faaideysay dhalinyarada somaliyeed si faqriga uka baxaan 🤝💯

    • @maryamahmed6009
      @maryamahmed6009 Рік тому

      Intee kahelaa wll

    • @deeqbile572
      @deeqbile572 Рік тому

      @@maryamahmed6009 asigoo af somali laku turjimay hadaad rabto somalia laku kadaa suuqa xareed muqdisho adigoo english oo pdf hada rabto ani ila soo xariir

  • @phatmaabdalla9280
    @phatmaabdalla9280 3 роки тому

    Dhiiri galiyaha dhalinyarada somaliyeed Ustd allaha haku siiyo cfmd iyo cibaado suuban 💙🇸🇴.

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 роки тому +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому

    Masha allah ustaad keep going allaha ku barakeyo ❤

  • @faxdiabdiomarfaxdiabdiomar3342
    @faxdiabdiomarfaxdiabdiomar3342 3 роки тому

    Mahadsanid macalin

  • @abdulkadirahmedhassan2616
    @abdulkadirahmedhassan2616 Рік тому

    Mahadsanid omar inshaar

  • @daakirawletahliil5466
    @daakirawletahliil5466 3 роки тому

    Maasha allah hadalo xikmad iyo wax ku ool ah aayaad noosoo gudbisaa wlll noosoobadi alle haku xifdiyeee

  • @mohezpes9819
    @mohezpes9819 3 роки тому

    Mashallah wll omar wax badan ayaan ka faa idey alaha ku xifdiyo

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 роки тому +3

    Masha Allah wll omar mahadsanid❤

  • @zakidheenmedia155
    @zakidheenmedia155 3 роки тому

    Wa mahadsanthaay ustaad waxbadana ka fahmay

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel 3 роки тому

    M,a mahadsanid wll omar inshar

  • @abdirahmanarshe2054
    @abdirahmanarshe2054 3 роки тому +1

    جزاك الله خيرا اخي الحبيب عمر انشار الله يحفظك من كل سوء ومكروه

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h 3 роки тому

    Jazakallah walaalkay omar❤

  • @mercimoe1055
    @mercimoe1055 3 роки тому +1

    The best channel in somali wll aad ban kugu mahadcelinaya runtii aadbad u dadaashay runtiina waxad ka hadashaa nolosha dhabta alla haku dayo , sidoo kale dhiiri galiye nololeed , effective youtuber, ma garanayo wxaan kugu tilmaamo
    You are legend

  • @jalaatovlogs4495
    @jalaatovlogs4495 3 роки тому +4

    M.aIlah waxan is lahaaa.mnta ada mesha ugu so horeyo lkn waba liga so horeyaa M.aIlah jacel ad u bdn in lo qawo ayan arka omar 😍😍🙏

    • @MaaidaMaaida
      @MaaidaMaaida 3 роки тому +1

      Anaad iga soo horaysaa 🤣💔

    • @jalaatovlogs4495
      @jalaatovlogs4495 3 роки тому

      @@MaaidaMaaida 😂😂😂👍👍

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому +2

      @@MaaidaMaaida Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin||
      "JZK Khayr."

    • @jalaatovlogs4495
      @jalaatovlogs4495 3 роки тому

      @@asmaabintmohamed8429 wan ku saraye wall M.aIlah 🙏🙏🙏

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      @@jalaatovlogs4495 wad mahadsantay Walal JZK Khayr

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 3 роки тому +4

    One of my favourite books👍🏽👍🏽 thank you

  • @murtisameoficial5365
    @murtisameoficial5365 3 роки тому

    Wlhi mudan radinayay buugan macalin mahadsanid omer inchaar

  • @abdiduqaadirmuqtaar9712
    @abdiduqaadirmuqtaar9712 3 роки тому

    wax badan ayaa kaa faa,idey jazakallhu

  • @ashkirmohamad3734
    @ashkirmohamad3734 3 роки тому

    mahadsanid bugaani mar hore ayan arkay

  • @BintuAhmedofficial
    @BintuAhmedofficial 3 роки тому

    Mahadsanid wll wax badan ayan ka fa'iday añiga ahaan

  • @calicabdi1439
    @calicabdi1439 3 роки тому +2

    M.a Cumar wllkey Dar Alle ku jeclahay

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin:
      "JZK Khayr."

  • @naimabishar3437
    @naimabishar3437 3 роки тому

    Mansh Allah shukran wllke

  • @alimohamedzz2963
    @alimohamedzz2963 3 роки тому

    Thanks wll omar

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 3 роки тому

    Mahadsani Omar inshaar
    Sidaa aad ka dhawaajisay nool Soo badi buugta muhiimka ah so koobigiioooda

  • @khadarsiraad3984
    @khadarsiraad3984 3 роки тому

    Mansha Alaah casharkii ugu fiicnaa sanadkan 2021 Omar buugta muhiimka laga gurkooda halkaa kasii wad

  • @ahmedabdikani2844
    @ahmedabdikani2844 3 роки тому

    Mahadsanid ustaad.

  • @ismailabdullahi8300
    @ismailabdullahi8300 3 роки тому

    Masha allah wlhi sxp qali wx bdn baa i iftimisay sxp illahy hakaa abaal mariyo

  • @SamiirRaarfilms
    @SamiirRaarfilms 3 роки тому

    Maansha Allaah Eebbe ha kaa Abaal mariyo Cilmigaad noo soo gudbiso

  • @mukhtarahmedmuhammed2355
    @mukhtarahmedmuhammed2355 3 роки тому +1

    Ha dhagaysanin xasadka xumaanta jecel kolkaad soo korayso soomalidu qodxo ayeey kuu dhigi markaad kortana way ku niyad jabin wllo keep going never give up

  • @ciidqadhaayechannel1256
    @ciidqadhaayechannel1256 3 роки тому

    Maanshaa Allah waxaad kahadashay barnaamij muhiim ah oo aad loogu baahnaa
    Thanks bro

  • @jokerbatun8972
    @jokerbatun8972 3 роки тому +1

    Maashallah waa buug wax ka bedelay qaab fikirgayga✌🏻❤️

  • @vihiimaapdilahi406
    @vihiimaapdilahi406 3 роки тому

    Macha Allah Alle Hakubarakeyo wll AnJecnhy marwalpana TALOOYIN Faiido lenoosogudbiyaathee

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 3 роки тому

    Mansha allah wallkay Qaaliga ahoow shugran wall sare