HHHH Waa iga qosolsiiyey masha alah walee inaad fariid tahay masha allah waxaad iso xasuusay waa aan 4 sano la soo jogay adeerkey oo reer mii rer gura ahaa . waxa aad qabaneyso dhan waxad moda in aan hada dultaganahay sidaan u aqan masha allah . Allah ku xifdiyo walal . ainga kula daremaya macan ka iyo dareenka uu leyhaya shaaxa iyo howsha miiga .
Ilaahow cimriga ku dheerey abal ayaan kaga henaa abayo sida aad xasusta ino galisay wana kugu han baleyeynaa gushada garadka iyo manka la tuujiyay ka dhalatay☺️ xushman ku hayaa walashey
Dhaqan kaaba &ismahan daahirba Waa labada gabdhood oo an UA-camkodo markan dawanayo Aanan ka caanjisin msha Allah war gabdhahas hala dhiiri galiyo ❤❤❤❤🌹
Asc I am somalilander Walal waxaan daganay eurupa aadban u dawada barnamijkaga waana mid aad u wangsan oo aad xususanayso nolosheni höre. waan ku tageersanahay höre u soco walal
Masha Allah waa meel aad u qurux badan laakiin aby waxaan u xiisay runtii owrta lagu guuraayay m.a aby wariye baadiye caadiya ayaa noo tahy Allah ha ku xifdiyo
Channelka kaliya ee commentsgiisa looga hadlo video iyo amaan waa kan wlh, channelada kale waxa ka socda Ilaaha kugu dharshee subscribe ha ila dhaafin kkkkk iyo walaaal soomaaliyeed like ii saar kkk marka masha Allah waan ku taageersanahay walal noo soo gudbi dhaqanka baadiyaha aan baranee
Maash allah wllshay sidada uqruxda badan eed nugu sharaxday lkn wll dhirti waywaynayd ee galoolki maraagi qudhacii bilcilki dadka iyo xooluhu hadh sanayeen maxa kudhacay mise wa dhul bila geeda
In aan joogto ayaan isku malaynooyaa thank you abaayo macaanto si qiimo leh baad noogu soo gudbisaa waxa faaiido leh oo dhaqankeena ah jizaakumulaahu khayr
Wcs ww maasha allaah nabadgalyo iyo caafimad ku daga deegan khayqabo oo khayrki adka soo doonateen kaheshana allaha idinkaga dhigo shaha cadayska markad cabeena ila soo jeeso masha allaah
Asxabey gabadhaan video yasheeda #share #like #subscribe halagu qabto wa igacodsi
Mahadsanid wll 🥰🥰
Waaruntaa sxb waymudantahay
Diyar wayo aniga waba jeclahay
@@dhaqankaaba7350 to the
Ok wll
M.a gabdhaan hdaan 1m gaarsin karo waa garsiinlhaa wlhi nolashena runthay sotabisaa I liked 🤩
Dhaqanyaan baadtahay
Mansha Allah reerka waaba la guurnay waana la dagnay anaga dhan GEEDI kula ahayn guulayso wll
Walaahi beentaa maaha waan laguurnay waayo waan sugeynay degetaanka. Mashallah gabadha allah noo xifdiyo
@@mshuurshe haah mansha Allaah lkn aniga xalay ragii shaaha wax looga kariyay ban ku jiray adiga malaha waa daalanayd horaa ka dhacday😂😂🥵
Saakana xoolaha ooda ama xerada dhisayay ku jiray hhhhh😂😂
@@mustafadiriye2593 Waan ku salamay Runtii waa degaan aad u quruxbadan inkasta oo aanay dhir waawayn lahayn aad baan uga helay meeshaas inantaansa waxaan leeyahay Ilahay Ha barakeeyo
Wlh waad iga qoslisay waala guurnay waana ladagnay kulahaa walee waa runtaaa
Omg aaway awrtiina waamaxay gaarigu mida kale waamaxay dhammaan aqalkiina waad wadataan xittaa dhigihii wallhi xasuus aan laxaqiri karayn🇸🇴👍✋✔💐
Walhi waa muuqaal kii ugu quruxda badnaa youtube ka daawado alle haku sharfo
Qoys walbo oo soomaaliyeed qofka ugu dambeeyo ee seexda waa dumarka howl dhib badan ayay hayaa sababtoo ah iyagaa nasoo toosiya iyagaana na seexiya Mashaa allah Gabar walbo allaha xafido
Waa barnaamij aad u fiica. Iyo gabadh Somaliyeed oo si xarago leh u sheegaysa. Ha la taageero gabadha Fariida. Anigu baadiyaha waan aqaan. Waan xiiseeya Barnamijka gabadheena dhaqankaaba
Xusuuus walahi waxaan xasuustay barigan baadiyaha aadi jirnay xiliga fasaxa iskuulka aadijirnay 😂nolol macan badan bay ahayd oo farxad miidhana ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Somalaay gabdhaan ogaada in ay xataa dhanka khadka ay kalakulmeyso dhib badan marka aan si weyn an ugarb istaagno♥️
Woow Mashallah waa gabar Caqli iyo garaad Isku darsatay Ilaahay Haku barakeeyo walal aad baan ula dhacay muuqaaladada runtii ❤️❤️👋👍🏾
Cod qurux badan baad ledahy wllo
Maansha alaah waan kula dagnay
Masha Ialh waxan jeclhy codkaaga iyo sida ficn aad wax usodubyso
dhab wallahi
talent ayuu alle kusiiyay dhanka hadalka iyo sharaxaad
Waan dhawahay wll shaax bigeyska ayaa wax ka cabay 😂😂😂😂😂
*waxan rajayn dadka ku tagyeera ee jooga dibada inay qalab camiro ku soo dhibi doonan madama ay ka heleen vedio gaga m.a keep going my sister*
Runtii waxa tahy boqoratooyo qiimo badan waxan sameeysa waxa aad u qurux badan wllshey qali runtii Baraamijyada aa sameyso waa waxa musaabasan dhaqankii somaliyeeda masha allha quruxeey
Masha alah guleyso walashey wax fiican ayaad wada dhaqankeena waa muhim jazaakalahu kheyr Masha alah idhaha ayaan kudoogsada walahi.
HHHH Waa iga qosolsiiyey masha alah walee inaad fariid tahay masha allah waxaad iso xasuusay waa aan 4 sano la soo jogay adeerkey oo reer mii rer gura ahaa . waxa aad qabaneyso dhan waxad moda in aan hada dultaganahay sidaan u aqan masha allah . Allah ku xifdiyo walal . ainga kula daremaya macan ka iyo dareenka uu leyhaya shaaxa iyo howsha miiga .
Mashallah waa nolol iga dahsoned wanse jeclan laha waxan kaga mahad celinaya sida hufaned nagu so garsisay
Jasakala khayr wall caruurtan dawadsiiyaa idhahda waa dhaqnkayagii wayo ciyaal arkay maha wadankeeni markaa wall horu soco wax ku dhiba alle kumatuso
Abaayo vedio yaasha nooso badi Hooyday way jeceshahay vedio gaada xataa walalahay way jacelyihiin sidaan kuu sugeynay🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Waan daalanay
Haye xbbti igusalaan dhamaantood😘😘
Mashaa allaah wallaal horoy usoco aad baan uga helay miyiga
allaha ku barakeeyo wll mcn
Wlhi qoftan Waa update caadi ah please share ha lo dhaho 🙏🙏🙏
Abaayo meshan magaced rer galgadud baan ehee wn kala aqan dhulka
Abyo taageero weyn ba ku ahay guuleso badiyaha wa jeclhy ilhow ano nabad igey 😢😢🤲🏻🤲🏻😭😭
Mays raacnaa huuno
Aaamiin yaa allah
@@saabiriinahmed1773 hhh haa huno ina keeen
Mashllh walaashay horay usoco anigu miiga waan kusookoray hadane indha doogsi ayey ii noqoneysaa kheyr allha kusiiyo sida akhlaaqdaleh eed noogu sogudbineysid vidiyowyaasha.🥰🥰🥰
Qof iga nasiib xun maleh waayo waligey Ma arag baadiyo wxn ku dhashay xamar xitaa waligeey matagin Afgooye 😥Hadana waxaan ku noolahay Dibada oo Xitaa maan arag Dalkeygii Hooyo Mararka Qaar waan is ceeb sadaa markuu qof badiyo ka imaaday uu i wareeysto ma aqaan ayaan dhahaa waana igu ceeb inaa dhaqankeyga Aqoon waaye Rabbi ayaa talo ku filan 🇸🇴💔😭😭😭
Libaaxadan aan caawino, insha allah, abaayo ma ila so xariiri kartaa pls 😘😘😘
asxbata ku xidhan chanalkan waad mahadsantihin mela kale yutubada kale waxad arkaysa umad wada tuugsanaysa marka halkan waxan ku arkar dad wada xushmad mudan waayo dadka waxay xisaynayan inanta waxa fican aad soo gudbinayso qofba gedka u beerto ayu gurta inata xiisaysa waan idin salamaya inta sidayda miyi kuso kortay from Sweden 😘😘😘
Haloo share gareeyo inanta❤
Hibaay waa kusalaamay,sidee isku tihiin Adigu baadiyaha
@@moafku-xoogle8376 doqon maa thy hibaaq maaha utube keeda
Haye Hibaq goba dey
Gobadii runta aheed hadaatahay 😘😘😘😘😘😘tagerahaga ayaan ahay quruxeey
@@qansaqurac8162 🤣😂
Ma sha Allah Waxaan Ku qoslay Wariya baadiya ayaan ahay Waan Ku taageeraa dhaqankaabe xusuus kugu daawadaaa Allaha Ku Xafido walaashey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
UA-camr da ugu fiican somaaliya odhan walee waahabadhan
Goobbaatahay gaariyaa
Masha allaah farxadaan la ilmeeyay
Wlh xasuusaa igalisay baadiyaha waan kusoo koray Allaha ku sharfo garabkaaga nahay
Ilaahow cimriga ku dheerey abal ayaan kaga henaa abayo sida aad xasusta ino galisay wana kugu han baleyeynaa gushada garadka iyo manka la tuujiyay ka dhalatay☺️ xushman ku hayaa walashey
🥰🥰
Mashaa Allah Abaayo dadaal oo waad guul gaari, waxaad soo tabinaysaa nolosheena dhabta, Nolol waa nolosha miyiga.
MashA allah dhaqan kaabaay
Baadiyo ayaan usoo socdaa
Waa inaa isoo dhaweesaa😆😊 🤕
Masha allah abayo xasuus ayaad igalisay dhaqanka miyiga allaha ku xifdiyo gabar dhaqankii hore iyo xigmadii ka muuqato ayaa tahay
Masha allh waa chennelka koobad ee markuu soo dhaco aan daawado
Abaayo wariye waa wariye magaalada kuwa jogo qaabka u shaqeeno iyo adiga ayaa ah mid shaqo sax qabto oo culus thanks Abaayo qali ah
Masha Allah tabaaraka Allah, wiil keyga oo 6 sano jira ayaa jecel oon tusay baadiyaheenu sida uu yahay. Aad uu ugu faraxsanyahay. Horay usoco qaali.
Masha.allaah wallaashey dhaqan kaaba wlhi boqorad baatahy gabar geesiyad ah ayaatahay ilaaheey haku dhoowro lkn xagee waaye gabaolkaan commontiga iiga soo jawab abayo
Walhi miiga ayaaba jeclaaday inshaa Allah malin un waa imaandoonaa
Zidaan u sugayay vidoegan🏃♀️❤
Alahayow maxaan geedi raray maxaan adhi raacay maxaan adhi waraap geeyey maxaan dhaan kexeeyey maxaan guri dhizay maxaan digo guray izkuzoowada duupoo maxaan miyikuzoonoolaa ilaahay ayaa mahad izkaleh gabadhena dhaqankapa alle hanookaa xafido wlhi xazuuzo duugoopay ayad nagelizay♥️🤲
Mzha AllaH MaCaLiN Alla HaKu BaRaKeeYo
Runtii Waxaa TaHaY Youtubarada kaliya AaNan Ka Xiiza DHiciN inzha AllaaH HorumaR WacaN Waa Ka GaaRi DooNTa 🥰🥰🙏🙏🙏
Dhaqan wacan weeye reer miyigu mashalah
Dhaqan kaaba &ismahan daahirba
Waa labada gabdhood oo an
UA-camkodo markan dawanayo
Aanan ka caanjisin msha Allah
war gabdhahas hala dhiiri galiyo
❤❤❤❤🌹
From your tiktok youtob kada markaan radinayay dhaqan bas ah baan qoray markaas dhaqan kaabo baaa soo baxday caan caandhalay baatahay guuleyso abayo waaa iwaji garaneesaa koley guuleyso abayo
Asc I am somalilander Walal waxaan daganay eurupa aadban u dawada barnamijkaga waana mid aad u wangsan oo aad xususanayso nolosheni höre. waan ku tageersanahay höre u soco walal
Awr hadaan lagu guurayn geedi majiro no more dhaqan baadiye mashallah though muqaal qurux badaan
Meeshaan cida badan maso dageen oo gabdh wato 😂😂 aan cawa soo shukaansi tagee
🤪😂😂😂😂 nin badiyo sasle waye anaga sasa nogula iman jiray xiligan gurno
@@umuabdirahmanchannel3169 hada makuu imaadaa
No shukaansi and dhadaysi🤪🤪🤪
@@saabiriinahmed1773 il fuur
10 jeer ayan ku ceshaday video masha alah kuwo kale ayan sugaya walal qali from Sweden
Mashallah Waa Nolosha Runta Jeceliyah Nolosha Baadiyaha No Stress Walashay Maseyr Ayad Nagu Dishay Walahi Hadaan Anigu Iska Hadlo Noogu Soo Dhakhso Video Yadaada Please Shukran Walashay Intad Nala Wadagtay Keep it Up 👍 🌹🌹❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹
Walal maynu dagno xagaas sharafey
Waa Naag nool walahi🙏🏽
WALLAHI aduunyadu waa wareegto owr keeni shaf ahaa ee aan sheegna loo banjarin jirin waxaa badalay biro shanqaraya
Masha Allah waa meel aad u qurux badan laakiin aby waxaan u xiisay runtii owrta lagu guuraayay m.a aby wariye baadiye caadiya ayaa noo tahy Allah ha ku xifdiyo
Channelka kaliya ee commentsgiisa looga hadlo video iyo amaan waa kan wlh, channelada kale waxa ka socda Ilaaha kugu dharshee subscribe ha ila dhaafin kkkkk iyo walaaal soomaaliyeed like ii saar kkk marka masha Allah waan ku taageersanahay walal noo soo gudbi dhaqanka baadiyaha aan baranee
😂😂😂😂😂
@@Dhool2016 😂😂😂
M.a xogada alkah kudayo narka kufirsado awood igasho xoosha waan qabsadaa tnks 🥰🥰🥰🥰🥰
MashallAllah 🙏🏾🙏🏾
❤❤❤ walhi waa nolol yaroo manzha allh ah insha allh maruun miyi wan tagi doonaa
Masha Allah wllo beautiful ❤️❤️
Masha'allh hore u soco gabadh adag oo karti leh ayaa tahay nolosha baadiyaha waa qurux badantahay wax badana wan kaa fa,iiday runtii dhaqankaba waa tahay allah ha kula garab galo howsha adag aad u hayso Somali oo idil❤❤
Dhaqan kaaba waan ku salaamay baayo🙏❤
Mashallah wa gabar adadag runti shaqo culus bay xaysa runti keep going abaayo
Mansh allah runtii waa meel aad uruxu badan ciidi hooyo qofkii ka maqan unbaa dareemi kar wllhi
Haa wlhiy Qali
Mashaallaah qurux badanaa meesha cagaar idhaha ayaa ku doogsanayo ilaahayow yaa igeeya
Wlh waxa isojitay cagarka oyo dhirta quruxdeda masaha ALLAH wankuwata galgadud iyo mudubab ALLAH isku dumo dadka iyo gobta insha Allah
Abayo wana jaceylhaya muqalada wana kuu xirana wlhi🥰🥰🥰💪💪
Ala maxaan uxiisay baadiye hooyaday baa baadiye dagan 2015 baa igu danbaysay isoo duceeya in Allah anagoo nabad ah isku tagno
Wooooow masha allaah tabaaraka llaah ariga tartiib haloowado
Aad baad u mahadasan tahay sida aad noogu soo gudbiso dhaqan keena iyo nolosha dadkeena reer badiyaha ah.
Sameyn gooniya ayey ii tahay aniga 14sano oo aan marna iskuul boodhin ahaa marna jaamacada labadii sane oo coronaha ayaan mii ku qaatey waa nolol mida u mudan salaan gobeed abaayo.from gaashaamo iyo banaano had
Sxp ma reer gaashamo ayaad thy fasax kasta waansii maraa tuulo kashashaysa ayaan qabtaa
Haa zxp. hadaa reer dalsankii thy
Miyaga waan kusoo koray, waxaana xasuus baay ii noqdeen dib ugu laabtay nolosheenii saxda ahayd. Allah ha kubarakeeyo.
Maash allah wllshay sidada uqruxda badan eed nugu sharaxday lkn wll dhirti waywaynayd ee galoolki maraagi qudhacii bilcilki dadka iyo xooluhu hadh sanayeen maxa kudhacay mise wa dhul bila geeda
In aan joogto ayaan isku malaynooyaa thank you abaayo macaanto si qiimo leh baad noogu soo gudbisaa waxa faaiido leh oo dhaqankeena ah jizaakumulaahu khayr
Dhaqankaabay wllo waxan aad u jeclan lahaa madaama aan deegaanka kusoo kornay aniga iyo badi dhalinyarta kugu xiran saa falcelintooda ka dareemayo inaad noo sheegto hadba markaad muqaal duubeysid tuulooyinka kuugu dhadhaw si aan u aqoonsano mhdsnid xppti
Walaahi Maashaa alah waxaa tahay gabar aad iyo aad u qiimo badan
Masha allah keep Going wall
M..a wlhi gabar fcn ayathy wll allaha kudeysto keep going
Abyo mahdsanid noo soo badi iyo routine ki aad aroorti kasoo bilawi jirte said u jecla aniga iyo fmilkega
M.a Horay usoco tv kaliya baadiyaha nooga soo warama
Dhaqankana soo ban dhiga
Qofka camera,da haya waxaa uu saaran yahay fook iyo bagaaraha wixii aad su,aalo hayso waad iso waydiin karta wll
Maxad ka hadleysa. ????
Adiga miyaa qofkaas xaraabo
m.a aadbaan kuu jeclahey wlshy qaali horey usoco dad badan baad macalin utahey oo aan horey u aqoon dhaqanka baadiyaha
Mnsha Allah keep going
Wll hore u soco walahay baadiyaha waa runtaa baadiyaha shaahu waa u shiidaal ❤
Baadiyaha waanku soo koray nolol macan oo waayo badan weeye
Meel qur xoon ayaad degted rarayda ama heeryaha haddan inka sodabararana insha Allah watad iga guurtene
Maashaa Allah ilaahow wadankeena noo nabadeey oo nagu celi anagoo nabada
Magaceed mesha dagteen abaayo gobolada dhexe ayaan usoo socda aan kuso booqde insha Allah
Ma is raacnaa anigaba wan so socda walle from America ??
Beenta maha shaah barad ah cidii cabtay
Unbaa garanaysa❤🔥🔥🔥🔥🤓😋
Gabadhan asxabey waxay naga muddantahy share like hala garab isyaago walasheen ubax
Asc mashaa alaah. Walaashey ilaahay hakuguuleeyo waad noo. Faaiideysaa hore usoco xabiibti
Wow meel fiican ayadagten walalo waana kaaga mahadcelinaya sida waxa noogu soo gudbisid
Masha allah gawadhaan muuqaalafeeda waan jeclahay ilaaheey haku xafido xapiipti keep going
Masha Allah shaahaas macaankiisa anaa ka maqraatiya
Hilibka baadiyaha markuu karsamayo caraftiisana anaa ka margaritas labadaas baan baadiyo uga maarmi laha intaas baan udoontaa anigu hadana waxaan damac sanaha oo ku jiraa baadiyaha inaan wax ku yeesho xoolo tabcanaa kadib tartiib tartiib udagaa dhaqan kaaba ubax inuu ahaa magaceeda umalaynaaye aanba kabartaa waan ku xiranaha si hadhow aan macalin kale ugu baahanin
Mashaa allah waan ku soo koray baadiyaha waa nolol aad u fiican
Masha Allah tabarakalah wan ka helay sida quruxda badan aad noku so bandhigeyso Allaha ku xifdiyo abayo
Manaha alh dhaqan kaab wan kusaaney ubaxey anoo reer burco ah
Masha allah ilahay haku sharfo wll waqti fican o noloshayda kamid ah bad isoo xasuusisay ilahay gabadhaha somaliyeed may adiga kugu daydaan!
Maanshaa allaah walaasheen ubax shaqo wacan ayey haysaa
Nolosheenii runta aheyd ayey naxasuusisay
Maasha Allah walaasheey ubax shaqo wanaagsan ayaad haysaa garabkaaga ayaan nahay horay u soco
Mnsha allah wllshey guuleyso war soomaliyey nacasnimada dhaafo dhaqankiina barta
Wllo runti shaqo wngsn ayad heysa horey u sooco waliga haka jiifan Alle haku xifdiyo
M.a walhi walashaya wan ku tagera ee mana hargeysa imanaaya 😍
Gulayso wall sifiican baad noo xasuusisaa dhaqankeena manshalah
Wcs ww maasha allaah nabadgalyo iyo caafimad ku daga deegan khayqabo oo khayrki adka soo doonateen kaheshana allaha idinkaga dhigo shaha cadayska markad cabeena ila soo jeeso masha allaah