afurka baadiyaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Facebook page dhaqankaaba

КОМЕНТАРІ • 296

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 роки тому +78

    Inantan walashen ah please aynu one million gaadhsiino dumarka naasaha ruxayaba waa la gaadhsiiyaaye
    wlhi ani hada awoodi lahaa one second one million ku siin lahaa ilahy haku xifdiyo Ramadan Mubarak

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  2 роки тому +8

      Mahadsanid xbbti 🥰

    • @safiawarsame7120
      @safiawarsame7120 2 роки тому +1

      Mashaa Allaah waa Run way istaahishaa intaad iyo In ka badan mashaa Allaah Allaha daayo Asturaada iyo Aqllaaqda Mashaa Allaah, dhaqankeenii na soo xasuusinayso Mashaa Allaah, Ramadaan mubaarak❤💙💚💛🧡💜

    • @omargk4454
      @omargk4454 2 роки тому

      Thanks

    • @najmoabdi3635
      @najmoabdi3635 2 роки тому

      @@dhaqankaaba7350 asc abayo wll xagee lagal soo xirir karaa

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 2 роки тому

      Sidaaa silamida ayaan ujeclaha inay her sare Garto wlashen dhaqan kaba guuuul xabibti this best channel ♥

  • @ahmeddarwiish4532
    @ahmeddarwiish4532 2 роки тому +5

    Maansha allaah Runtii Baadiyaha wax Ka Hawo Macaan waxaan kusoo Qaatay Muddo 13 Sano ah waana aada sanad walba maansha allaah afuro Qurux Badan

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 роки тому +3

    Asc walaasheey ubax waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad shaqo wacan ayaad heysaa dadka soomaaliyeed guulaysta waligaa mahadsanid markale walaasheey ubax

  • @jamaibrahim6154
    @jamaibrahim6154 2 роки тому +5

    MAASHA ALLAH GABADHAN DAR ILAAHAY BAAN U JECELAHAY,
    TUSAALE NOOL OO DHAQAN YAQAAN AH WEEYE

  • @munaismail1017
    @munaismail1017 2 роки тому

    manta iigu horeysa soomalida sidan in eey sameeyaan manshallah

  • @maxamedcabdi7259
    @maxamedcabdi7259 2 роки тому +1

    Masha allah wanka helay barnamijka 100%👏
    Ramadan karim

  • @jamalodiingoodameyare1328
    @jamalodiingoodameyare1328 2 роки тому +1

    Mashlah wll wan kaaga mahad helinayna sida wanagsan oo ad noogusoo gudbiso dhaqankii soomalinimo iyo meeshaynu ka ninid asalkeeni

  • @slmanall7966
    @slmanall7966 2 роки тому +6

    اتمنى اعيش هذه الأجواء اسبوع كاملا بعيدا عن الضوضاء والتقنية.
    ماشاء الله تبارك الله

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 роки тому +2

      أقسم بالله أنا أيضا

    • @almothanaaa
      @almothanaaa 2 роки тому +2

      ما شاء الله
      حياتنا كانت مثلهم قبل ٣٠ سنة
      افكر اهاجر الى الصومال واستقر فيها بعد التقاعد

  • @indheergarad8865
    @indheergarad8865 2 роки тому +2

    Asc roobka nooga waran abti ma intii hore unba mise waa jiraa ee lama soo tebin?

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 2 роки тому +2

    Bur yuhuud io bur hogas baan u naqa naah dhanka reer abtigay oon Ku koray waa gal mudug burkan waan jclhy 100/100 hul💋

  • @xamdiqueen3585
    @xamdiqueen3585 2 роки тому

    msh alh gabadhan dhaqamadii hore baylahaysataa msh alh aabay ilaahay hownaxariisto baa nooga sheekaynjiray macaga damsas kala bood baalayidhaahdaa buu odhanjiray

  • @xajiyowabdi8046
    @xajiyowabdi8046 2 роки тому +3

    Wankusalame walashey mcn roob mahesheen

  • @worksmartsaveyourtime6525
    @worksmartsaveyourtime6525 2 роки тому

    Waligay bur xabal la dubayo ma arag , aad ban ugu farxay inan arko oo fikir ka qaato masha allah mahadsanid abyo inad dhaqankena noso bandhigtid.

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому

    Ramadan mubarak masha allaah⭐🌙❤⭐🌙🧡⭐🌙❤

  • @garaadfaarah7339
    @garaadfaarah7339 2 роки тому +1

    Waxan u naqaanaa dambas kala bood. Burxabaal walahi waan u xiisay burkaa iyo shaahaaa

  • @farxiyomaxamed5981
    @farxiyomaxamed5981 2 роки тому +1

    Sonoqosho wacan wll barkatagtay aya igu ka danbaysay manta ku arkoya gormad solabatay???

  • @aminoisse5060
    @aminoisse5060 2 роки тому +3

    Masha Allh wll ubaxey goormeen ku arkaaa wxn rabaa inan kula kulmo❤❤❤❤❤❤

  • @Rizakak
    @Rizakak 2 роки тому +5

    Walal qali howl wanagsan bad haysaye Allaha kulagarab galo 🙏

  • @raaniyamohamoudali3201
    @raaniyamohamoudali3201 2 роки тому

    Beraf umaba baahnid walashay Cagadaas ayaan aqaan salqan la dhaha biyo qaboow ka dhigtaa masha allah

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin 10 місяців тому

    Macha alh walal dhiirigalin ayaad mudan tahay waxad Mar walba inooso gudbisaa muqaala dhaqankeeniya bulshada soomaliyedna waxan leeyahay walaashen aynu dhiirigalino oo shareware subscribta ugu dadaalno

  • @الحمدان-ذ2ي
    @الحمدان-ذ2ي 2 роки тому

    Xauus ban galay wanba ka jeesan wayey xiisaha aan u qabo dawashadisa fidiyowgan masha allah wa nolol wanagsan

  • @Faay371
    @Faay371 2 роки тому +2

    Masha Allah ❤️❤️🧕🏼❤️❤️❤️🌺🌹🌹🌼🌼🌻🌻🌻

  • @faysalali3340
    @faysalali3340 2 роки тому +1

    Jawi macan oo qabow io caraf io ramadaan wax iskaga macaan maleh ilaahow kheyr ka na waafiji 🥺♥️🤲

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 роки тому +4

    Wcs quruxeey sharafey mashaa alaaah Ramadan Mubarak . sasan halsano kulasocda markangugusobiray ramadantihorey eheed inkaston komanti kadhibanjirin runti mashaa alaaah atahay

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  2 роки тому

      Mahadsanid wll

    • @daauudnuunibarrow6908
      @daauudnuunibarrow6908 2 роки тому

      Wll dar alle aan kuu jec lahy mar walba kudaa wada marka heer maad leedahy mise

    • @daauudnuunibarrow6908
      @daauudnuunibarrow6908 2 роки тому +1

      Wll dar alle aan kuu jec lahy mar walba kudaa wada marka heer maad leedahy mise

    • @Zaam495
      @Zaam495 2 роки тому +2

      23
      Comments inaa bixisaa kuqoran
      MashaAllah ubax wa gabar ninkarmeed ah

    • @alifreemann5440
      @alifreemann5440 2 роки тому

      @@daauudnuunibarrow6908 wll manigad su aadha iweydineya masa??

  • @rahmaahmed3934
    @rahmaahmed3934 2 роки тому

    Waligey man areg mana maqel daqiiq ciid logu dubo mzha allh hore uh zoco wlshey👏

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 роки тому

    Walaal sidee charger ka uheshaa adoo badiya jooga fadlan

  • @bindeyusuf1503
    @bindeyusuf1503 2 роки тому +4

    saxur wanagsan abaayo from canada hada tukanay saladi subax

  • @azli5079
    @azli5079 2 роки тому +4

    Asc wll Ramadan mubarak dhamantiin Mansha Allah anuu jawiga Aad ku afurteen aad ban uga helay Alle nimcada haydiin siyaadsho intaa Ka dib hadii an ka faaloodo Burkaa aad samaysay anigu waligay ma maqal mana arag meel lagu cunayo xataa baadiye wan ku noolaa mar aan ayaydey la joogay hadana lagama izticmaali jirin Saas ooy tahay wn Ixtiraama dhaqamada somali du ku kala duwan tahay wna jeclahay inaa barto tijaabiyana 🥰👍

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 роки тому +1

    Aniga waxanka imid adanyabal waxan kusamenjirnay halmar burdabas AMA mufadhuled an unaqan wanakahelaa runti intaxata iyado fornalagusameyay ansogata wakahela runti

  • @xamdiqueen3585
    @xamdiqueen3585 2 роки тому +1

    miyiga berkad biyaheeda barka kafiicn

  • @mahadmohamudnur33
    @mahadmohamudnur33 2 роки тому

    Ardaaga oodiisa waa too much dhir jarista hala yareeyo, sabadkii waxaraha iyo ariga ayay khatarku tahay, guuleyso DHAQAN KAABAAY.

  • @abdirahmanbihi2070
    @abdirahmanbihi2070 2 роки тому +6

    Mashllah sis 👋 ramadan karem

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 2 роки тому

    Oo walahi caadi baad ciidii ugu aastee!

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Xamarwadajir.fariidatan kkhatraaaaay mashaaaalah.

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 2 роки тому +2

    Alx dhulga wuu cagaartay allah mahad diis

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 2 роки тому

    Masha Allah tabarakalllh horay usoco xasuus Ayad inagalisay waqti an banaankas cml afur kudiyaari jiray

  • @khaalidabdisalaan4691
    @khaalidabdisalaan4691 2 роки тому +2

    Waqooyiga meelo kamid ah waxaa looga yaqaan burkaas "danbaskala bood" degaanada anigu joogo mudug iyo nugaal waxa layiraahda Burxabaal, Burhogays, Buryahuud.
    Af soomaligu waa af hodan ah oo waliba deeganada wadanku kala eroyo duwanyihiin.

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 2 роки тому +1

    Masha Allah my sister Allaha kuxafido xppti rabadaan Mubarak

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 2 роки тому

    Asc. Soon wanaagsan, afur wanaagsan, allaha idin barakeeyo.

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 2 роки тому

    Marka badiya la jogo sidee laku gaarta sacada afuurka masajid kuma yaalo sowmaha

  • @ayaamiskimaxamed9447
    @ayaamiskimaxamed9447 2 роки тому

    somaliyaa usoo sacdaa qali inaa ku arkaa jaclaan lahaa

  • @mustafahamza9126
    @mustafahamza9126 2 роки тому +1

    Nosoo Badi insha allah wll ramadan Kareem

  • @idilcabdilaahi9323
    @idilcabdilaahi9323 2 роки тому

    masha Allah calayka xbbty
    xusuus baan galay Allah haku sharfo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +2

    Ramadan Mubarak 🌙

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 роки тому

    M.a Wllhi 1m bad u qalanta mcnto😍😍🤩😘 hadan awoodi laha wan ku gaarsin laha😌😌

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 2 роки тому +1

    Ramadan Krem umada islamka

  • @sucdiabdiqadir3626
    @sucdiabdiqadir3626 2 роки тому

    Waxad kuqortaan Aduunyada aan joogno waad helaysan insha allh

  • @balqiisali9934
    @balqiisali9934 2 роки тому +1

    abaayo malaha canjeeladaa dhaanta hadhow see loo cunayaa waa wada ciide laakiin khayr insha allaahu

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Waa layjecelyahay waxbadan dumaaaradatan.iyaaa dumaar baa lajeceyahee5

  • @MunomohamedMohamed
    @MunomohamedMohamed 2 роки тому

    Asc abyo cafimad ku afur gobalkee joogta

  • @umucadnaanbintucrizaaq2363
    @umucadnaanbintucrizaaq2363 2 роки тому

    Walahi wan uxiisay bur xabaal sona cerigabo

  • @lalakids907
    @lalakids907 2 роки тому +4

    Mansha Allah abayo kulel ma ahoo hada badiyaha .allah ha naga aqbalo soonka

  • @CabdicasiisFarxaan
    @CabdicasiisFarxaan 2 роки тому +1

    Yutub waalaga helayaa shiiq saciid maadixi baa leh baan filayaa hadii magaciisa yutu luguqorana waa lehelayaa saan is leeyahay

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 2 роки тому +3

    Qasiidadaaan UA-cam ayaa laga helaa

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 2 роки тому

    Ilmeheeyga yaryar waajecelyihiin hoyo aduunyadaan aanjoogno noodaar ayeeydhahaan adi ayaan udaaraa baadiyahaan waamidkaankusookoray from galgaduud

  • @Zaam495
    @Zaam495 2 роки тому +2

    Sadax bil kahor ayaa baadiyo joogo ayaa gabar dariskeena ah
    Markii ariga ilaalineeyso
    Qaadi jorte qasiidadaan

  • @abdiamare6487
    @abdiamare6487 2 роки тому

    Kkkk wll tani waa waalidii oo danbasa waxaan samaysta qoladan reer marooko anigu soo waa markii iigu horaysay ee aan soomalida ku arko

  • @zeynabshecali3564
    @zeynabshecali3564 2 роки тому +1

    Fariid guuleyso waligaa walaasheen

  • @keyfarashid4026
    @keyfarashid4026 2 роки тому

    salaadi ciida bay haya marka soo tukatay oo natustay sida loo tukado iida miyiga maanta nah waa soonki kle wlhy wakhtiga wuu ordaya ila hada waan daawada kawarn m. abaayo horay usoco mar walba

  • @ladyboss4227
    @ladyboss4227 2 роки тому

    Dhaqan kaaabay vidoe-gaan mar hore ayuu ahaa se cml mid cusub ino so galina

  • @bashiirmaxamed149
    @bashiirmaxamed149 2 роки тому

    Waxaa tahay qof hal abuur leh hore u soco

  • @raaniyamohamoudali3201
    @raaniyamohamoudali3201 2 роки тому

    Maasha Allah hppt Allah Haku Xifdiyo

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 2 роки тому

    Masha alaah abaayo ubax qurux ramadaan kariim qasiidadaan waalagahelaa youtubka aniga adigamarkaankugu arkay waankaraadiyay waanakahelay iyadoo 2 qeeybood ah maqal iyo muqan tan maqanka ah ayaan aad usiijelahay

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 роки тому +1

    Abayo please dooxada nosoo duub meesha arigu daaqo naqa kabaxay sidaa uaragno fadlan

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 роки тому

    Mahadsanid maskaxda kaala jogna wadankenii ❤️❤️

  • @sayidmohameddarwiish5963
    @sayidmohameddarwiish5963 2 роки тому +2

    Alla wlle ma idinlaso afuraa

  • @nastexomohamatt9168
    @nastexomohamatt9168 2 роки тому

    Masha alaah abaayo burkaan waan ka ley ee maa iisoo dhiibti kkkkk

  • @abdiqaniali7215
    @abdiqaniali7215 2 роки тому

    Masha allah gormaa igu danbeyse bur hogeys dhaqankaaba allaha kusharfo inshallah

  • @ilhanahmed7828
    @ilhanahmed7828 2 роки тому +1

    Masha allh Abayo noo soo badi

  • @canabxasan4759
    @canabxasan4759 2 роки тому

    Masha allh baadiyo waan jeclahay

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 2 роки тому +2

    Wah ma intaas baa Anfur Ah

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 роки тому

    SubxanaLaaH caadi ma aahna wlh kkk khatar

  • @JacfarJacfar-wv5dp
    @JacfarJacfar-wv5dp 2 роки тому +1

    Dhaqan kaaba guuleyso wa kula jiraa

  • @brobinyamin7925
    @brobinyamin7925 2 роки тому

    Waxad istaahisha awards ama hadyad qimo leh sidaad dhaqanka Somaliyeed aad dadban ubartey oo uu faafisey ❤️🥰❤️

  • @HayanStudio763
    @HayanStudio763 2 роки тому +2

    Afforka baadiyaha waxaan ku jeclahay biyaha baraagta ama bacsa ku jiraa aad ayaay u qabow yihiin looma baahna baraf

  • @farxiyamacalinabuukar7334
    @farxiyamacalinabuukar7334 2 роки тому

    Mashaa alaah walasheey dhaqanka aad u fiican yzhay

  • @healthyforpurpose1898
    @healthyforpurpose1898 2 роки тому +1

    Ramadan karim camifaad kuafura

  • @raaniyamohamoudali3201
    @raaniyamohamoudali3201 2 роки тому

    Masha Allah jawi Quruxoon cirku

  • @hadayaali4786
    @hadayaali4786 2 роки тому

    Wlaaalay dar ilaahay isagadaaa waxaaan qasiido ma ahan

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 2 роки тому +2

    Ramadan mubaarak

  • @filsanquenn1006
    @filsanquenn1006 2 роки тому

    M.sh walahi xasuus baa igalisay abaayo allaha ku xafido❤❤❤❤

  • @HayanStudio763
    @HayanStudio763 2 роки тому +2

    Goomee doog iyo naq u jeedaa ? Cagaar sooma dhalan miyaa ? Arrigu woogaa jajabsi ah ma soo helay mise waa wali ?

  • @bandowahmedmalin4614
    @bandowahmedmalin4614 2 роки тому +1

    MaaShaa’Allaah Abaayo - رمضانك مبارك وجنة الخلد دارك والنبي محمد صلي الله عليه وسلم جارك. كل عام وانت بالف خير وصحة وسلامة 🌹🌹.
    Mardhaw ayaan kuusoo BIIRAY Channelkaada - waxaana rabaa in aan Carruurteeyda halkaan ka BARO Dhaqankeenna Suuban iyo Nolosha MIYIGA InShaa’Allaah.
    Waxaan ugu danbeeyn talo kusoo jeedin lahaa BURKA CAD haddii aad heli karto midka kalle eg., (kan MADOOW) isticmaal - Kan CAD waxa uu leeyahay Constipation (Calool-fadhi) mana u wanaagsana Caloosha,- gaar ahaan marka uu Qofku soo soomanaa Saacado badan!

  • @xaawomaxamed9123
    @xaawomaxamed9123 2 роки тому +1

    Noolow xppti 1m wan Ku gaarsii lahaa hadana awoodo vida familka telafenada ka qataa subscribe Ku sarayaa my queen 👑👑👑💖💖 dhaqankaaba

  • @mohadahir4619
    @mohadahir4619 2 роки тому

    Doyaarinta dhibkaa ayaa laga maraa. Allaha sharfo dhammaan hablaha Muslimiinta gaar ahaan kuwa soomaaliyeed.

  • @elyasjimale4316
    @elyasjimale4316 2 роки тому

    Ubaxey wakusalami sister afur wacaaaan

  • @Abdirahman2323
    @Abdirahman2323 10 місяців тому

    baadiyo baasta miir yaalo baadiyo ma ahan

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 роки тому +1

    Ramadaan mubarak naqii maidin soo baxay

  • @khadradahirxasan3208
    @khadradahirxasan3208 2 роки тому +1

    masha allh wlashay horay usoco wlahi shaqo ficn baad haysa 💯

  • @hoodoismacilhoodoismacil7551
    @hoodoismacilhoodoismacil7551 2 роки тому

    Masha allah gaari haweenay guulayso wllo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Ismaqal iyo kaladanvayn.mashaaaalah

  • @aaminabood4614
    @aaminabood4614 2 роки тому

    Yab oo wllo miyanu wada ciid noqonen weligey ma arag bur sidan lo dubayo

  • @saabiriinsaabiriin3791
    @saabiriinsaabiriin3791 2 роки тому

    Keep going lkn apyo vidiogzan ramdnti hore bad doo dhigtye

  • @abdirizakmohamedsheikhabdi4096
    @abdirizakmohamedsheikhabdi4096 2 роки тому +1

    Mashalah 😍 Ramadan kariim

  • @shushushiishi7773
    @shushushiishi7773 2 роки тому

    Horay usooco wll qali lkn mawatahay inan mise qoof wll

  • @daauudnuunibarrow6908
    @daauudnuunibarrow6908 2 роки тому +1

    Eaan uxiisi afurka baadiha wllhi

  • @kasimali452
    @kasimali452 2 роки тому

    Ramadan Mubarak,

  • @asmaqaalichannl251
    @asmaqaalichannl251 2 роки тому

    mashaa allh wan maqlqy laakiin wali macunin hora usoco abaayo

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 2 роки тому

    وعليكم سلآم ماشاءالله شكرا

  • @deeqyare1200
    @deeqyare1200 2 роки тому +1

    Qofmaanta soomanaa hadana bur ku afuray laabjeex muxuu qabaa