Masha alaah mudane cabdi Rashid Ali sharmarke guuleyso la tali kuwan dowlada sheganayo oo wasirkoda arimaha dibada waad aragtaaye siduu u hadlayo waxay na shaki galisay in ay dowlada iyo tan jabuti wax ka ogyihin
Mnsha allah gabadhaas xildhibaanada ah khayr ala ha siiyo, suaalo muhim ah ayey waydiisay,halkaa waxaa nooga cadaatay dawlada somaliya inay daciifnimo u muujisay itopia waana wax laga xumaado,xildhibaanadu waxay waydiisay maxaa dhiman oo ay itopia nagu sii dhex joogto
WAA SAX KANA 8N LA CAYRIYO AYEY TAHAY ,OK SOMALIYA MA WAXAY KAN ITOBIYA U DEYSATAY INU JAAJUUSO , OO JAAJ7SKEDI ITOB8YA MIYEYBA GARAB SINEYSAYO , IYADA KA SOMALI AHAN WAABEY CADEYSATAY INEYSAN ITOB8YA LOGA SO KENO XOGO DHERAAD AH ,SABABTUNA TAHAY ,RAALI BAAN KAA AHAY. HADI KALE SAFIRKODU WAA IN SI DEGDEG AH LOOGA DIRA DALKA SOMALI.
Waa Qaadacu Dariiqiin !! Waxa- Askaraha lagu sheego ee Somalia Jooga waa jiri muqayiliin Ah , mic/ Naha Dawladnimada waxba Kama Yaqaanan!!!!!? Waxa Ay ka cabanayaan iyo dhib ka Ay gaysanayaan yaa badan !!!?
Soomaaliya wadan qurux badan qeyraad badan laakiin aan laheyn hogaan u qalmo maalinkasta xoolo aan awood u laheyn xataa gurugiisa in uu xaliyo ayaa nala dhahaa madaxweyne waaye yaab badanaa. Illaaheeyoow umadaan qabyaalada dardartay u gargaar
Ishaad kariday wll bal eeg kan wasiirka ah ee kuhaya ciidanka İnay baxaan wan ka fikirayna safiirkana ma aanan cayrin wadan wan leenahay lkn dad mahayno wlhi
Somalia la saaxiibtay iiraan..waxay hub ka heshay iiraan...oo yaa ciidanka u dhisaya.....somaliland waxay la saaxiibtay ethiopea....oo yaa ku odhanaya s/land Aamusa....
Masha alaah mudane cabdi Rashid Ali sharmarke guuleyso la tali kuwan dowlada sheganayo oo wasirkoda arimaha dibada waad aragtaaye siduu u hadlayo waxay na shaki galisay in ay dowlada iyo tan jabuti wax ka ogyihin
أمين آلله واحد الميامين يا ربي ❤❤❤❤❤
Asc mowliid xaqiiqda aan ka hadalno somalia arintaan wax ayey ka ogthy anaga ayana nalooga bahanyhay inan ilalsano wadankena
Mnsha allah gabadhaas xildhibaanada ah khayr ala ha siiyo, suaalo muhim ah ayey waydiisay,halkaa waxaa nooga cadaatay dawlada somaliya inay daciifnimo u muujisay itopia waana wax laga xumaado,xildhibaanadu waxay waydiisay maxaa dhiman oo ay itopia nagu sii dhex joogto
Maasha allah tabaaraka dhamaantiin walaalhayga
Rabow Musliminta Hal mid kadhig 🇸🇴🇩🇯🇰🇼🇩🇿🇦🇪🇪🇬🇯🇴🇮🇶🇵🇰🇹🇷
Nin.barxaday.baqyay.dawlada.soomaaliya.warkeedu.macada.ningabar.shukaan.say.markaasuu.taataabtay.gabadhii.waxaytiri.taataabasho.cayaar.magasho.sikale.waxaytiri.wasmo.cayaar.magasho.heshiiska.somaliya.iyo.itoobiya.wasas.
Aamiin.
Mowlid keeb going 👏😍
WAA SAX WARKA MUDANE CUMAR
Waar kaniyar noodaa oo naga daa wll odayga af soomliga calalinaaya e af ganwaaga ah
WAA SAX KANA 8N LA CAYRIYO AYEY TAHAY ,OK SOMALIYA MA WAXAY KAN ITOBIYA U DEYSATAY INU JAAJUUSO ,
OO JAAJ7SKEDI ITOB8YA MIYEYBA GARAB SINEYSAYO ,
IYADA KA SOMALI AHAN WAABEY CADEYSATAY INEYSAN ITOB8YA LOGA SO KENO XOGO DHERAAD AH ,SABABTUNA TAHAY ,RAALI BAAN KAA AHAY.
HADI KALE SAFIRKODU WAA IN SI DEGDEG AH LOOGA DIRA DALKA SOMALI.
Kheyr allaha idin siiyo wlll war suganban la.eyn
WAA INAAN ISKU TASHANO
Waa Qaadacu Dariiqiin !! Waxa-
Askaraha lagu sheego ee Somalia
Jooga waa jiri muqayiliin Ah , mic/
Naha Dawladnimada waxba Kama
Yaqaanan!!!!!? Waxa Ay ka cabanayaan iyo dhib ka Ay gaysanayaan yaa badan !!!?
Mowlid iyo liiban shaqo wacan alaha idinla garab galo
Soomaaliya wadan qurux badan qeyraad badan laakiin aan laheyn hogaan u qalmo maalinkasta xoolo aan awood u laheyn xataa gurugiisa in uu xaliyo ayaa nala dhahaa madaxweyne waaye yaab badanaa. Illaaheeyoow umadaan qabyaalada dardartay u gargaar
Ishaad kariday wll bal eeg kan wasiirka ah ee kuhaya ciidanka İnay baxaan wan ka fikirayna safiirkana ma aanan cayrin wadan wan leenahay lkn dad mahayno wlhi
Guuleysta goor kasta.
❤❤❤❤❤❤🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴
🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳💪💪💪💪
❤
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤wcs ❤Gobsho ❤Alahu.akbar ❤
Thanks moulid??
Ali balcad ayaa ka danbeeya waxaan dhan
🎉
Aniga In LA Deg Dego Ma Qabo❤❤❤❤
Itoobiya in ayan an la dirtirtay rabtaa
Ha’ayda Nabad sugida waxay noqonaysaa in magaca laga badalo dhibaatada soo gaadhay awgeed mid waligeed la arkay maaha. Ilaahow xasan iyo mahad wadankan kasoo gaadh. Ethiopia kuwaas ayaa nagaga dhib badan hadaan nahay shacabka Somaliyeed
Asc
Jaamacad , Carbeed !!! Xagee !! Sidee ? Qaabkee ‘uga hadli Karan
Arimaha ‘Africa , Tii Bariga dhexe-
Ee ‘Ayka , Tirsanasyeen gaar Ahan , Falastiin oo walaalahood Ah ,
Dowlad is ku sheegaan baa la og in bada lagado
Waxaa dowlad maahan waa qashin
Xasan Dow on wadanka halaga qabto haduu wax qabanwaayo saxiix buu la ordayaa
Barlamanka qaldkaad xassan garguurte aad kukeynten Ayaad weliwadan dalka Ciidanmalahan dawlada ayaa byrburiyay xasan horay ayuu uyiri dalka maxna ciidan
Soomaaliya waa dal fashilmay!
Hormuud, Alshabaab & Xalane kuli waa wadda shaqeeyaan!!
MW..XASAN SHEEKH MAXAMUUD HALOO SHEGO OO MASAR GARAB KA SUGAYO.
MASAR WALAALAHOOD YEMEN IYO FALASTIIN LAGU DULCUNAYAA MASAR MAXAA KA GALAY QARANKA SAAQIDAY SOMALIA KKKKK MASAR WAXAA LAGA XIDHAY KANAAL SUWEEYS SHILIN MA HEYSATO
Dawlada xasan dhiiqo wataa ma awoodo inay cayriso safiirka ethoipia 😂😂😂 safiirka ethoipia isagaa iskii u tagay barina waa soo noqon karaa hadii aw rabo nacalatulaah calayk yaa xaywaan
Soomaliya waa dal fashilmay
🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲
MASAR TUUG LABATAN KUN FALASTIN DHAWAC AYAAN HAYA KULAHA HALA ILALMEYO BEEN BADNA TUGADA DAWLADA MASAR.
Somalia la saaxiibtay iiraan..waxay hub ka heshay iiraan...oo yaa ciidanka u dhisaya.....somaliland waxay la saaxiibtay ethiopea....oo yaa ku odhanaya s/land Aamusa....
Runta.hakameeraysan.warka.cadee.gabadha.warkeeda.fahan.xormanihindheh.wayba.nawaardiyeeyaandheh.dulli
Jaajuusiin weeye dadka noocaan ah
49
been ayuu noo sheegayaa xasan dhiikh
gabadhaa yar wax ay garanayso miyay garan waydey xukuumada ama dawlada maanta ummaddan horjoota
been ayuu noo sheegayaa xasan dhiikh
gabadhaa yar waxa ay garanayso miyay garan waydey xukuumada ama dawlada maanta ummaddan horjoota