Adkaartu maxay noloshaadu kabedeshay? & qisooyinkale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Soo dhawaada

КОМЕНТАРІ • 159

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890  2 роки тому +23

    ua-cam.com/video/MwQIpPv2jbE/v-deo.html
    Asc asxaabteyda walasheen Fatima muna channel keeda iibooqda waxbadan wadka faideysaan insha Allah ua-cam.com/video/MwQIpPv2jbE/v-deo.html

    • @adoonti_allah.acisha6865
      @adoonti_allah.acisha6865 2 роки тому

      Abayo jawaahir mcnto Ilaahay dartii ban kuu jeclahay wllhi abayo

    • @adoonti_allah.acisha6865
      @adoonti_allah.acisha6865 2 роки тому

      Aada umahadsantahay habo

    • @user-nk7bq5kn3h
      @user-nk7bq5kn3h 2 роки тому +1

      Anigaba 10 jir anigoo eh basn ku riyoidey Nabiga scw habeen anigoo hurdo subxanallaah illaa hader waan casuustas afka nabiga markuu hadlaba udgionbaa kasoo bacayey isagoo tukanaayo ayaan arkey markuu allahu akbar dhahaba afka nabiga scw waxaa kasoo bacae fox ama luubaanta qiiqeda oo aad u udgoon caraf badan maanshallaah

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 2 роки тому +7

    Masha Allah 2 walaal oo aan Allah dartiis u jecelahay❤️ Jazakumullah kheyr inaad na xasuusiseen Dikriga Allah swt iyo salliga xabiibkeena Muxammad Bin Cabdillah Scw❤️❤️❤️

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 2 роки тому +6

    Maashaa allaah labadaan gabdhood waa labo gabdhood oo ahlu diin ah aadna aan ujeclahay una daawado

  • @ayanomar8111
    @ayanomar8111 2 роки тому +8

    Maansha alaah tabaarakalah waa labada gabdhood ee aan ugu jeclahay you tubers ilaahay ha idin barakeeyo aakharo iyo aduunba wax badan ayaan idika faaiidaysta.

  • @FaatimaAhmedXeyle-kr4xy
    @FaatimaAhmedXeyle-kr4xy 9 місяців тому

    Maaaashaa alhaa lawadan gaaawar waa tageeraa wan dhagesataa qeeer kaa aye noso gudabiyaan maaashaaa alhaa ilaahey Aajiir xaidinkasiyo jaazakalh qeeer

  • @shukricali4154
    @shukricali4154 2 роки тому +3

    Walahi qaa yaab sLiga nabiga culays walba waa qaadaa ilaahay baa mahad leh

  • @sheekocaruureed7547
    @sheekocaruureed7547 2 роки тому +8

    Asc labadii gabdhood een aadka u jeclaa. Nice to see you guy's

  • @Sahro-fv5ri
    @Sahro-fv5ri 2 місяці тому +1

    Asc alx anig salig nabig waxbdn ban koheley alx❤❤😢

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 роки тому +3

    Istaqfaarta waa fiicantahey aniga waxbadan baan ku arkey alx wasna ku fasiidey weligeyna waan wadayaa ee badsada

    • @yusraubax971
      @yusraubax971 2 роки тому

      Meqaa aqrisaa abayo astaqfarta abayo

  • @zeinabhassan3351
    @zeinabhassan3351 2 роки тому +5

    بارك الله فيكم وأحسن اليكم وحعل ماواكم جنة الفردس الاعلى

  • @anasmaxamed5841
    @anasmaxamed5841 5 місяців тому

    Masha allah jizakalaahu Qeyr xabiibaati allaha idin barakeeyo dhamaantiin

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому +1

    Kuligeena inta meshaan joogta iyo inta nagamaqan inta nool iyo axibadii naga geeriyootay inshaa ALLAH jannah ayaa ku kulmeynaa❤❤❤

  • @user-od8qs5pz9c
    @user-od8qs5pz9c 8 місяців тому

    Maasha Allah barakalaahu Fiikum

  • @saadaomaryoussouf7838
    @saadaomaryoussouf7838 2 роки тому +2

    Mashallah Raxmaan ku ha idin ka abaal mariyo wanaagaa faraha badan eed la wadaagteen walaalihiin. Allahu ma amiin 🤲

  • @aminayusuf7364
    @aminayusuf7364 2 роки тому +2

    Best female UA-camrs mashallah may Allah bless your life's

  • @sahroguure-kh1xz
    @sahroguure-kh1xz 6 місяців тому

    Masha llha allha idin barkeeyo allena janadisa hanagu dulmiyo wllo ahlu qeer ah wn idin jclhy Alle dartiis ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 2 роки тому +4

    Masha allah labo qof aan aad u jeclahay❤️ ilahay dartiis farxad ku noolada

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 2 роки тому +7

    My favorite youtubers. Ma la idunku caajisaayo. Ahlul khair ayaa tihiin. I love watching you two my favorite sisters. Waxbadan idinka fa idey. May Allah reward and protect you and your families sisters.

  • @ManchesterUTD_editz
    @ManchesterUTD_editz 2 роки тому +1

    Masha allah wa barnamij ad u fiican runti loo baahanyahay soo badiya qisas ka dikriga Siiba dadkeena somalida wa in la fahansiiyaa qiinaha uu leeyahay dikriga carab ta ad bay is kugu dhiirigeliyaan dikriga. Jazakallah kheyr abayooyin

  • @hibofarah3746
    @hibofarah3746 2 роки тому +2

    Ma shaa Allah very good program jazaka Allah khaire we want more like this good reminder sister every Friday or Thursday.

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 роки тому +2

    Mansha allah ilaahow idin xafid gabdhaheena quruxda badan ajar iyo xasanad ilaahow indinka siiyo waxaad jeceshihiin oo janadu ugu wayn tahay

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 роки тому +1

    Jasaakalaahu khayr walalayaal runtii aad baan idankaga faa iidaysanay ilaahay qofkasta muraadkiisa oo khayra ha usahlo.

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 роки тому +1

    Ilahy haidin siiyo Cimri dheer iyo Cibaado suuban Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 роки тому +1

    Ilahy hana ku anfaco wanada qurux badan Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 2 роки тому +2

    ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار
    اللهم إني أعوذ بك من عذاب القبر
    و أعوذ بك من عذاب النار

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 2 роки тому +5

    اللهم صلى على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
    لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
    لاحول ولا قوة إلا بالله
    أستغفرالله العظيم وأتوب إليه

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 роки тому

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

  • @qadanwarsame3779
    @qadanwarsame3779 2 роки тому +1

    Waan jeclahy wll qali ah weeye jawaahir xuseen

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 роки тому +1

    Mashaallaah fatma muna iyo jawaahir allaha idiin barakeeyo waa barnaamij fican ee noosoo badiya

  • @samaramoha7133
    @samaramoha7133 2 роки тому +2

    I really love 💕 you so much my sister's Allah bless you and your families

  • @fatimamuse2691
    @fatimamuse2691 2 роки тому +1

    Masha allah laba gabdhod an ugu jeclay allah ha idin xiftiyo

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 роки тому +1

    أللهم صل عل محمد 😔❤❤👍ماشالله جزاكمله خير 🙏

  • @khadraabdullahi8714
    @khadraabdullahi8714 2 роки тому

    Walaley isoo ducee muraad baan leeyahaye khayr allah haydin siiyo labadiinaba

  • @sadiaali8767
    @sadiaali8767 2 роки тому

    Maasha allah jazaakumu allahu kheyran wa jazaa.

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 роки тому +1

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo

  • @fatimaquruxa3
    @fatimaquruxa3 2 роки тому +2

    مان شاءالله تبارك الله❤❤💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹💘💘💘💘💘💘💘✌✌✌✌✌💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @zenababdi1727
      @zenababdi1727 2 роки тому

      ♥️🌙🍍🌹🥀♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 2 роки тому +1

    ماشاء الله جزاكم خير جزاء اخواتي في الله

  • @fatimaarreh9203
    @fatimaarreh9203 2 роки тому

    Maan shaa allah Jazakallahu khayr

  • @faadumoshuuri8533
    @faadumoshuuri8533 Рік тому

    waligey barnaamij intaan ma fiirsanin yaa jowhara lakin ka mar uu dha maaday xitaa ma ogi masha allah 💖

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 роки тому +2

    Abaayo waa 49 page baqara maanshaa allaah tabaaraka llaah

  • @alihirsi2730
    @alihirsi2730 2 роки тому

    Masha Allah subxanallaah Ilaahoow inawada xafid Alxabdulilaahi Allhu Agbar

  • @fatihamaxamed581
    @fatihamaxamed581 2 роки тому +1

    Jawahir abyo allaha ku xafido ilhy darti kuu jeclhy

  • @fadumoaman4475
    @fadumoaman4475 Рік тому +1

    ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ❤❤❤

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 2 роки тому +1

    Maashaa Allah sisters Jazaa’akalaah ❤️❤️❤️

  • @drs-mushtaqhassan7718
    @drs-mushtaqhassan7718 2 роки тому

    Masha Allah wllo Jasaa'akallaah! Khayr badan ayay leedahay adkaartu Aniga wax badan ka ogaaday

  • @aminayusuf7364
    @aminayusuf7364 2 роки тому

    Beautiful reminders mashallah

  • @user-wk6it2on3c
    @user-wk6it2on3c Рік тому

    Asc❤❤walaalahay janatufirdawz al_aclaa Allaha idinku abaal mariyo quluubteena allaah dikrigiisa ha I sugo

  • @missjano8249
    @missjano8249 2 роки тому +1

    Mashallah labo qof an caadi ahan

  • @mohamedawsalah
    @mohamedawsalah Рік тому

    Masha allah ilahay ha ini marakeyo gabdho kudayashu mudan

  • @marwogeele1254
    @marwogeele1254 Рік тому +1

    ❤❤ mash allah

  • @aareh6637
    @aareh6637 2 роки тому

    Walaalyaal waxad tihiin labo gabdhood oo aan Aad u jecelahay daawashadiin jasaaka lashing khayt

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 2 роки тому

    Mansh Alah alah idin xifdiyo labo qof oo qali ah fatima muna waxan ka faiday adkarta jazakallah

  • @fardowsasheikhofficial9027
    @fardowsasheikhofficial9027 Рік тому

    Mnshallah gabdho ku dayasha mudan baa tihiin wlhi waana idinku xiranhy labadiinaba illahey ha idindeysto

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 Рік тому +1

    Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi ❤❤❤❤❤Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu ❤❤❤Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi ❤❤❤Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi ❤Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi

  • @FosiyaAli-lx7me
    @FosiyaAli-lx7me 8 місяців тому

    Scw scw scw

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Рік тому

    Alle Haydin barakeeyo Hablo🥰🤲

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 роки тому

    Masha allah لقاء ثاني

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 2 роки тому

    Masha.Allaah barkallaahu beautiful lady's

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 2 роки тому

    somali towxiidka sifiican ha u bartaan marka hore .inta kale ayadaa iska imaan.

  • @Sara-nw8ut
    @Sara-nw8ut 2 роки тому

    Manshalah tabarakallahu sheekada gabadha fatuma waa ka dhagaysty Chanel keeda business ilaahy u barakeeyay in ilaahy ilmo siiyay waatan u so busharsysay

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 2 роки тому +2

    Waxaatihiin 2 qof oo taageer sanahay

  • @lulalasow5550
    @lulalasow5550 2 роки тому +1

    Maansha Allah. Waxaa tahiin laba gabdhood oo qaali ah . Jizaakalah.kheyr . Ilahey ha idin xafido Insha Allah aamiin yarabi. barnaamijyadiina waan daawadaa horay u socda wabilahi towfiiq

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 роки тому

    Ilahy haidin xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @CashaCabdixakiin
    @CashaCabdixakiin 2 місяці тому

    Asc asxabta iyo jawahir❤❤❤❤❤

  • @layloabukar2859
    @layloabukar2859 2 роки тому

    Mash allh ilaah ha idiin xafdiyo ahlu qer

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 2 роки тому +1

    Asc wr wb jawahir iyo fadima muna waa idin salamay
    Somalidu cilmi dhegod wey wada maqlen hadan la isku kaseyn culumadenuna wey noshegen astakhfaarta iyo adkarta kaleba marka horena somalidu waa dad muslim ah 100% marka alxamdulillah
    Social Media kama anan baran e waa uun iska kiin dhegeysanaa e yaan la xaqirin culumadana allaha inoo xifdiyee idinkuna waa tihiin gabdha wanagsan e allaha idin xifdiyo gabar ama wiil Somali oo aan dugsi quran la geyna majiro hadii ay magalo ku dhashen lasim wax waa la baray.igana Raali Noqda idinkoo mahadsan

  • @monayasin7995
    @monayasin7995 2 роки тому

    Masha allah jawaahir iyo muna allah haydin xiftiyo

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 2 роки тому

    Masha Allah masha Allah soo Dhawaada ❤

  • @sahrocabdisahrocabdi8942
    @sahrocabdisahrocabdi8942 Рік тому

    M.a jawahir hbo mcn wax badan ka faiday wlhi waxan jeclahy in an kulaso xariro wan jclahy

  • @warsandollwarsan6751
    @warsandollwarsan6751 Рік тому

    Mshallah tabarakallah

  • @aymanabdalah249
    @aymanabdalah249 2 роки тому

    Asw walaasyey yariiseey ii soo dir lambarkasga alaha ku barakeeyo

  • @4166Ama
    @4166Ama Рік тому

    Masha Allah

  • @user-cx3nn5gy6u
    @user-cx3nn5gy6u 8 місяців тому

    Walal yaal isodu ceya muradkayg aleh inu isiyo

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i Рік тому

    Alxm

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 2 роки тому

    Mashallah Mashallah abayo

  • @CabdiNajiibxasan-pr5vu
    @CabdiNajiibxasan-pr5vu Рік тому

    Mashaalla2

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 роки тому

    ManshaAllah My 2 favorite sisters
    Alxamdullillah Alle Swt hadinka abaal mariyo KHEYRKA badan aad nala dul joogtan

  • @zakiyare9627
    @zakiyare9627 2 роки тому

    جزاكمالله خيخ شكرا لكما

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 2 роки тому +1

    اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @user-gp5wy5rw3n
    @user-gp5wy5rw3n Рік тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله

  • @xalimoali8999
    @xalimoali8999 2 роки тому

    Ilahy haydin barakeyo akhwatii

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 2 роки тому +1

    Aragtida waxaad uga egtihii howeenkii somaliyeed ee hore hadana aqoon leh, fadlan badiya ducada dalkeena iyo dunida Islaamka oo dhan

  • @hibaqclaahi112
    @hibaqclaahi112 Рік тому

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu

  • @kaltuunismasciil1569
    @kaltuunismasciil1569 Рік тому

    Mash aallh wllshy

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 роки тому +1

    Carabta waa dad aad udigriya afkooda baa lagu taba barey adkaarta halka soomsalida ey ceyda ku taqasuseen iyo is xumeynta

  • @sucaadahmed4775
    @sucaadahmed4775 2 роки тому

    Mashaa Allah

  • @ruqiyoabdullahi7429
    @ruqiyoabdullahi7429 2 роки тому

    Allaha ha idin hafido

  • @user-po2vk9yy4w
    @user-po2vk9yy4w Рік тому

    Ilove my dear sister❤ jawahir xussen

  • @XidigahaOfficial
    @XidigahaOfficial 2 роки тому

    Mssha Allah tabarakallah

  • @deqowabdullahi6001
    @deqowabdullahi6001 2 роки тому

    Yarisei Allah haku Afioyow

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 2 роки тому

    Asc JazaakumuLaahukheyr

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 роки тому

    Masha allaah

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 2 роки тому +10

    Tiktok wlhy maanta baan iska tuuray waqtigayga %99.9 bay iga lumin jirtey😥

    • @maimunamohamed9308
      @maimunamohamed9308 2 роки тому +2

      Abayo wan kusalamay . Abayo ilahay hakubarakeyo amiin.3bil kadib waali sidhaas miyaad kugoysay tiktok.see iskagadafa Talo isi

    • @ayaanhamudguleed8955
      @ayaanhamudguleed8955 Рік тому +2

      @@maimunamohamed9308 abayo ana talo ku siinaya isticmalkiisa isku day inad joojiso iskana delet gare insha allaH waqtigad ku lumin jirtay wax khayr leh ku same o kaga faidayso digrana badi insha allah Alle Haku barakeeyo🥰🤲

    • @ayaanhamudguleed8955
      @ayaanhamudguleed8955 Рік тому +1

      masha AllaH Alle Haku barakeeyo🥰

  • @aweysmohamed4559
    @aweysmohamed4559 Рік тому +1

    Alahaidinka raari noqo

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 2 роки тому

    Mashallah

  • @naciimamahamed559
    @naciimamahamed559 10 місяців тому

    Allaha akbar Allahu akbar ❤❤

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 2 роки тому

    Mashaalah axbabi Shukren

  • @xaliimokhaliif8183
    @xaliimokhaliif8183 Рік тому

    Ilaahey darti ayaan injeclahay labadiina

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    استغفرالله العظيم وأتوب إليه

  • @leyloali6767
    @leyloali6767 2 роки тому

    masha allah