ISTIQFAARTA WAAN WADAA WELINA WAX KUMA HELIN SABABTA WAA MAXAY?

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 226

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890  Рік тому +16

    Fadlan UA-cam kena kale subscribe inoo saara ua-cam.com/channels/lPeg4S3kurdY_Vx3DtVKHQ.htmlfeatured
    Facebook geygana waakan👇
    facebook.com/sultan.almshrafy?mibextid=ZbWKwL

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 Рік тому +53

    Jawaahir hussein Waa saxiix istiqfaarta waa muhiim istiqfaarta, hadda ka hor vedio ga aad kaga soo hadashey ayaan bilaabey in aan aqriyo, Gabar ayaan aad u jeclaadey Waa gabar ixtiraam badan waan u sheegytey in aan jeclahay balse iyada weli iima aysan qiran iney I jeceshahay, waxay ilatahay iney I jeceshahay, Waa gabar asturan waligey xittaa wajigeeda maanan arag indha shareer ayey xirataa, Waa gabar diinta ku wannagsan, Jawaahir iisoo duceey Ducadaada Allah ha ii aqbaleyo insha Allah. Allah dartii ayaan kuu jeclahay Jawaahir hussein 💖

    • @faadumosiidcali8262
      @faadumosiidcali8262 Рік тому +8

      ilahay haku saqoro hadeey qeer ku tahay

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  Рік тому +8

      Illahey hakugu irzaaqo walalkey gabdhas aad jamatay aamiin yaa allah

    • @xuskabukhaari1984
      @xuskabukhaari1984 11 місяців тому +1

      Ma heshy gbdhi wlkey❤ ada jeclyd

    • @HayaadAliYusuf
      @HayaadAliYusuf 11 місяців тому

      Apowe hda maheshe nh mise weli waa wadaa istaqfarta 😊

  • @faadumokiinmohamed6403
    @faadumokiinmohamed6403 Рік тому +51

    Aniga waan ku heley walaalkey oo aan waayey waan heley guurna waan ku heley irzaaqad wanaagsana waan heley maasha aah digriga badiya insha alaah

  • @khadarmacalin8423
    @khadarmacalin8423 Рік тому +12

    Alla inantu Run badanaa wlahi waa runteed istiqfaarta qofka badiya ee hadna wali wax kuhelin danbigiisa ayaa bdn oo lagu dhafayaa wlahi hadalkas inantan ayan ka faaidy ilaahy habarakeyo

  • @Miinaahenaaarts
    @Miinaahenaaarts Рік тому +19

    لا إله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين
    Waa duco kaamil ah hadii aad tiraahdo maalin 100jeer risiq io waxwalba oo aad niyeeysato allaah ku siinayaa insha allh ku dadaala♥️♥️♥️♥️

  • @RunsheegAbdi
    @RunsheegAbdi Рік тому +11

    Ugu horeen salàadaha waqtigoo ilaali marki adinka aad maqasho wax walba aad heyso faraha ka qaad weeseso sijaayada tag mu.adinka la tuko
    Wardiga inaa Rabi ku raaligaliso u aqriso joogtee xili waxaa u sameysa maalin walba ad aqriso

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 Рік тому +5

    Ilahay hacafiyo mamoyinka iyo inti Muslim oo xanunsan

  • @khadarmacalin8423
    @khadarmacalin8423 Рік тому +4

    Aniga tiktoga iyo hesaha ayN sanado pdn jcla ilaahy amarkis wixi an ka hadhay kadib ayn xaga dinta usoo jedsady markas kadib ayn isku arky waswas dhinaca cafimadka iga galay wareer pdn kadib qur an saar la I sameyy Alx noloshyda waxy ahyd nolol qaab kle ah wlahi sanado pdn istiqfaarta ma badin jirin saliga nabiga scw ma badin jirin lkn hda waxn ogady in farxadpa ey kujirto istiqfaarta iyo saliga nabiga scw hda waan la qabsady oogu yaran malinkii kun jeer istiqfaar ah iyo kun jeer saliga nabiga scw ayan dhaha wan laqabsdy xita jadwal u samesty alx HDa waswaski isdeynay alx

  • @hamdiab9532
    @hamdiab9532 Рік тому +4

    War digriga haka quusanina ee wada hadaa muraad aa rabteen aanan helin xt qabow iyo daganaan ka haleyseen walalayal istikhfarta haka quusanina waa badbaado

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 Рік тому +6

    Asc, maasha’alaah,maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka xabiibti waa runtaa qofkii alle digrigisa badsada waa uu arkaa, ee qofka dhaha wali isqfara waxba kama arkin waa uu ka arkay balse kaliye waxuu rabo ama jecel yahay ayuu sugaya kaliya, waxuu qofkas waxuu siiyey wax ugu weyn waa in uu alle Salim siiyo in uu Al yimaadey isqigfarta, taasba dad badan ayan heesan.Jizaaka laah xabiibti 💓💖💜💝💗💞❣️🤲

  • @falcadoxaliimo8904
    @falcadoxaliimo8904 Рік тому +1

    Masha allah abayo shukran jazakallah kheer wax badan kaa faaiday ansabarno oona aamino

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Рік тому

    Mashaa Allah istiqfaarta wax walba ayaa lagu helaa wanna Muhiim inaynaan joojin marnaba ilaahay hacaafiyo maamooyinka xanuunsan shukran ukhti

  • @fatushayaan8316
    @fatushayaan8316 Рік тому +2

    abyo jawahir noso badi qisoyinka istiqfarka allah haku barakeyo

  • @barlin7796
    @barlin7796 Рік тому +3

    Jawahirey stiqfaarta anika waan gukuleystry alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah

  • @abdulaahibudul3762
    @abdulaahibudul3762 Рік тому +3

    Asc walasheey wano få ideesa qeerka allah wall dar allah kujeclahay hanaga tagiin youtube ka istiqfarta wanku faa idag macnaha mahan lacag wax kafiican allah isiiyay shar badan igaxijaabab alxmdu shukri abaayo wacaa jeceshahay oo janata fardows ugu horeeyso allah ha kugu irssaqo amiiiiin Amiiiiin

  • @fardowsasuldan3111
    @fardowsasuldan3111 Рік тому +4

    Illahay ha caafiyo abaayo,Haweenkas iyo intii islaama Amiin Amiin Amiin

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Рік тому +3

    Walashey qaliyey chanalkaga cawa igu horeysa wlh 20 video ka dawaday ilahey haka farxiyo wlh niyada idhisantay marka dawaday video yadada ilahey ajar haka siyo insha Allah

  • @fatushayaan8316
    @fatushayaan8316 Рік тому +1

    guur wanagsan allah haku siyo abyo jawahir

  • @mariaabdi6497
    @mariaabdi6497 Рік тому

    Masha allah shkran abyo 🥰🥰

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 Рік тому +1

    masha allaah abayo jazallaah kheyran maamooyinka allaha caafiyo Amiiiin

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Рік тому

    Masha Allah xifdullah Thanks ❤️

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed1844 Рік тому

    Thank you sister ❤

  • @zytunmoha6455
    @zytunmoha6455 Рік тому

    Thank you dear ❤️❤️

  • @khayrlesaid164
    @khayrlesaid164 Рік тому +2

    M.a wllshey allow kubarakee📿📿❤

  • @chankaronedaoud7230
    @chankaronedaoud7230 Рік тому

    Choukrane

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 10 місяців тому

    jasa kallah khayr

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 Рік тому

    Masha allh nosoobadih byo mcn jazaklh kheyran

  • @caashocabaaas3316
    @caashocabaaas3316 Рік тому +1

    Masha allaah abyo mcnto allaah haku xifdiyo Hana ku barakeeyo Caqligaaga🤲🤲🤲🤲❣️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❣️💕💕💞💞💞🥰🥰🥰🥰💕💕💕❣️❣️❤️

  • @leylaabdirahmanislow8531
    @leylaabdirahmanislow8531 Рік тому

    Allaha caafiyo intii xanunsn abayo niyad dagana iyo nawat iyo naxriis allaha nasiiyo qaaliyey jazak laah qeerياشيخة بنات🤲🌷♥️🌸💞💕💓💯

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 Рік тому +5

    Walalayalo igu so duceeya owlaad salaxa dabiib ayaa isoocdeey inu Allah igu guuleyo

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 Рік тому +1

    Masha allah wll kheir allah ku siiyo wll aduunka iyo akhiro i.a

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 Рік тому +2

    Masha allah 🥰♥ abyo ino so duceey ilahey haku barakeyo

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Рік тому +2

    Allaha caafiyo qofkasta oo Muslim ah

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Рік тому +3

    Masha allah wax badan aya laga faidaa digriga

  • @ayanali4647
    @ayanali4647 Рік тому

    Masha Allah tabaraka Allah abayo 🌸🌺🌼💐🌷❤️💯💯💯

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 Рік тому

    M..a jasaakallaah khyr

  • @Sahrocalinur1243
    @Sahrocalinur1243 3 місяці тому

    Shugran abayo Allaha kuxafido wll mcn m.a❤❤❤

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 Рік тому

    Mansh Allah wllshay SHukrn ❤💋

  • @suadmohamed2098
    @suadmohamed2098 Рік тому +2

    Maasha Allah ❤️🙏🏾

  • @newassong7535
    @newassong7535 Рік тому

    Jizaka laah wll qeyran

  • @karuur_Ali.
    @karuur_Ali. Рік тому

    Maansha Allaah Alle haku xifdiyo

  • @safoiomar5533
    @safoiomar5533 Рік тому

    Mashallaah walaalo jazaakallaah khayr

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 Рік тому +5

    Wcs uqtii allaha ku dhowro jazakallaah waqtiga cadada mala istiqfarsan karaa adkarta subixi iyo galabkii mala aqrin karaa aniga inta kale wa sameyaa istiqfarta mudaa wadaa waxana waka dareemay daganaan cuqdad la an waxna mawaayo alx lkn si dhib leh ayaan nafta ku baray

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n Рік тому +1

      Haa xiligas ayaba fican inad Kasi badiso wayo boski saladaha ayad ku buxin karta

    • @nasraraage
      @nasraraage Рік тому

      Waad aqrin kartaa

    • @zatariyediazbroh6027
      @zatariyediazbroh6027 Рік тому

      Haa wll astaqfaatu marwalba way furantay

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Рік тому +1

      Wala tasbiixsan karaa hadaad awoodo tasbiixso abaayo anigu waqtigaas xanuun dartii afka makala qaadi karo walahi

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Рік тому

    Masha allah abayo ❤️ 💓

  • @umunadiaahmedali7461
    @umunadiaahmedali7461 8 місяців тому

    Msha Allah wlashay illaahey hku xafido samidey

  • @IftinaliEse
    @IftinaliEse 8 місяців тому

    Aniga gabdheyda ad ujecel gabdhaan iyada nabartey anga dhan wa jecelnhy alle ha xifdiyo jawahir qiiimo badan❤

  • @jawahirahmed4675
    @jawahirahmed4675 Рік тому

    Asc my samidey MashaAllah 🌹

  • @user-nt9rj9eg4x
    @user-nt9rj9eg4x 3 місяці тому

    Jawahireey walal ilhy khayr ha ku siiyo adiyo asaxaabta ehelu digrigaa isoo duceeya xanuun dareemayaayee

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 Рік тому

    Mansha Allaah alle haku xiftiyo

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Рік тому

    Mashllah keep going abaayo

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 Рік тому +2

    Amiin alle ha caafiyo inta jiran amiin
    Habo anigana awlaada iigu soo ducee
    Adiyo inta kugu xiran awlaad baa murugo badan iga haysaaye
    Allna alle ha ku xafido habo iyo
    Dhammaan teen oo dhan meeshaynu joognaba 👐👐👐👐👐👐

    • @zeinabmohamedzeinabmohamed6804
      @zeinabmohamedzeinabmohamed6804 Рік тому

      Ameeen thumaa ameeen ilah owlad bariyal ah hakusiyo ameeen Yaa allh

    • @smartazu8723
      @smartazu8723 Рік тому

      Allaah haku sakhiro wwlo baariyiin saalixina hakaga dhigo annagana noso duce sido kale

    • @doodoali4306
      @doodoali4306 Рік тому

      Allaha kusiiyo owlaad barakeysan abaayo ood kufaraxdo 🤲🤲🤲❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому

    Aamiin abaayo Allah caafiyo

  • @fardowsaahmed4431
    @fardowsaahmed4431 Рік тому

    Maansha allah.Alle haku..xifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Рік тому

    Ilahay ha caafiyo aamiin aamiin yaa Rabbi iya intii islam ahba aamiin aamiin

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 місяці тому

    Mashallah Ameeen ya Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏🙏💝💝💝

  • @halimoabdirahman4842
    @halimoabdirahman4842 Рік тому +1

    Maashaallah abaayo allah haku xafido amiin yaa rabi waa runtaa anigaa arkay

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Рік тому

    jzk abaayo

  • @user-io9ww2ry2x
    @user-io9ww2ry2x Місяць тому

    Mansha allah tabarakallah

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Рік тому +1

    Jawahir Asalaama caleykum aniguba asxaab baan kula ahey waana kugu taxanahey illaahey dartiis baana kugu jeclahay akhlaaqtada wanaagsan iyo sidaad illaahey ugu xiran tahay illaahey haku siyaadiyo Maanshallah

  • @ahmedsadak6904
    @ahmedsadak6904 Рік тому

    Abaayo caafimad taam ah alle ah siiyo aamiin aamiin yarabi

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 Рік тому

    masha allh waan bilaaway waan ku dadaalaa abaayo illahey ha iifududeeyo

  • @user-pk8sd8ns4y
    @user-pk8sd8ns4y 5 місяців тому

    Masha alah. Wlshay aad Aya Umahadsantahy

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 Рік тому +2

    Aallaha caafiyo inshallaha 🤩🥰🥰😍🖤💜💝🙏

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Рік тому

    Masha Allah wll

  • @ayanabdullahi1811
    @ayanabdullahi1811 Рік тому

    Jawahir Abayo Qaliyey kujeclahay illah rali kanoqoy..Qaliyey xagen kalaso xarira

  • @maxmedcabdilaahi6908
    @maxmedcabdilaahi6908 Рік тому

    Masha Allah wllzhy qli sharafey halka ka sii wada

  • @barlindeqow6988
    @barlindeqow6988 Рік тому +2

    Wlhi aniga xitaa hadan lawa Malin isku xigtay Hanan aqrinin cariri istrees Ayan darama subxanallah

  • @halimomireh8940
    @halimomireh8940 Рік тому

    Masha allaha allaha ka abaal miriyo

  • @XawoAbdiqadir
    @XawoAbdiqadir Рік тому

    ﷺ❤Maasha Allah

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Рік тому +1

    Mansh Allah Mansh Allah ❤

  • @CaashoAbdullahi-tc8en
    @CaashoAbdullahi-tc8en Рік тому

    Masha Allah ❤❤

  • @maxamedyonis8476
    @maxamedyonis8476 Рік тому

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @arwaxaashi7936
    @arwaxaashi7936 Рік тому

    Alle ha caafiyo wllo maamoyinkaa

  • @fatushayaan8316
    @fatushayaan8316 Рік тому +2

    alhamdulillah mar walba

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 Рік тому

    Maasha alllah abaay

  • @xilkasjeenyoxilkas945
    @xilkasjeenyoxilkas945 3 місяці тому

    Allha caafiyo abyo 😢

  • @user-io9ww2ry2x
    @user-io9ww2ry2x Місяць тому

    allaha caafimad taam ah ku sii amiin

  • @maxamedaadanmacalin8269
    @maxamedaadanmacalin8269 Рік тому

    Alaha ha caafiyo aamiin aamiiin aamiiin aamiiin

  • @maxmedcabdilaahi6908
    @maxmedcabdilaahi6908 Рік тому

    Alle ha cafiyo wllzhy haweenka

  • @siradahmedguled490
    @siradahmedguled490 Рік тому

    Illaahay hacafiya maammayiinakas amin amin

  • @zatariyediazbroh6027
    @zatariyediazbroh6027 Рік тому

    Ilaahay ha caafiyo maamooyinka xanuun sanaya

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 Рік тому

    Masha Allah

  • @user-gk5dh6ve9e
    @user-gk5dh6ve9e 3 місяці тому

    Asc wllzhey Ewrn zetahy jawahir wllzhey

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 Рік тому

    Alxmdulillaah yash fiik

  • @Great.666
    @Great.666 Рік тому

    masha Allah walale keep going

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    Mashaa ALLAH

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Wcs my dear sister jawaahir cadeey

  • @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td
    @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td 11 місяців тому

    Madha allaah abyo

  • @yusracraxman-wv3bn
    @yusracraxman-wv3bn Рік тому

    Masha allah

  • @luulaadan869
    @luulaadan869 Рік тому

    Allah ha caafiyo

  • @AaminoCilmi-wb7yv
    @AaminoCilmi-wb7yv Рік тому

    Caafi mad taam ah rabi hasiyo aamin yaaribi

  • @user-gk5dh6ve9e
    @user-gk5dh6ve9e 3 місяці тому

    Aamin yaarabilcalamiin

  • @sulekhadagan5245
    @sulekhadagan5245 Рік тому +1

    Maasha allaaah

  • @sacdiyomuxudiin9518
    @sacdiyomuxudiin9518 Рік тому

    A s c jasaaka allahu kheyr

  • @husseinmursalhussein3963
    @husseinmursalhussein3963 Рік тому +1

    Amin Yarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @asmawarsame2647
    @asmawarsame2647 Рік тому

    Maashaa allaah

  • @zafippe6233
    @zafippe6233 Рік тому

    Mnsha allah

  • @asmawarsame2647
    @asmawarsame2647 Рік тому +1

    Waa xaqiiqa walaahi waa iishaqaysaa markan iskadaayana dhan walbo ayaan ujabaa ilaahow nagusug

  • @user-hx4ft6ib5f
    @user-hx4ft6ib5f Рік тому

    Mashaa alah

  • @MaymunAhmed-on3kx
    @MaymunAhmed-on3kx 11 місяців тому

    Masha.allaah