anigoo guurka ka quustay ayan Istiqfaarta bilaabay si joogto ah subxanalllah mucjiso degdeg la tusay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • anigoo guurka ka quustay ayan Istiqfaarta bilaabay si joogto ah subxanalllah waxkasta

КОМЕНТАРІ • 167

  • @nimcoabdullahi7201
    @nimcoabdullahi7201 2 роки тому +44

    Illh intaa gursan oon ka mid ahay guur wanagsan hasiiyo

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 роки тому +41

    Allahu akabar ilahow nabadabadi aniga sotijabiyay asataqafarata iyo quranaka aqariskisa iyo barayada ilahay waxan kahelay wanaga baadan iyo qayar dadka waxan kulatalin laha sameya❤️❤️❤️❤️❤️♥️🥰

    • @farhanmohazilabdi8941
      @farhanmohazilabdi8941 2 роки тому +2

      shukrn ukhati

    • @ruqiyadihad3624
      @ruqiyadihad3624 2 роки тому +1

      @@farhanmohazilabdi8941 cafwan wall ilahay hanagadhigo kuwo kudhaqama dinatooda qofki ilahay kabaqa isaga kufilan

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 Рік тому +1

      Alxmdulillh Rabil calamiin jasakallh xbbti

  • @sheekhacabbe7256
    @sheekhacabbe7256 2 роки тому +14

    Wlhi bilaahi waa run aniga ayaa tijaabiyay saliga nabiga csw .waxaan ku helay farxad iyo deenta oo allah iga guday. Wiligeey waan wadi doona insha allah

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Рік тому +20

    Aniga guur ka quustay 33 sano marayoo wax ka walwal badan ma jiro goorma wax dhalaysaa ba walwal kugu dilaysa lkn sidii khayr noogu jiro ilahay ba ba og axamdulilah samirka laguma qasaaro

    • @nimcosheeq2676
      @nimcosheeq2676 Рік тому +1

      Abaayo 33 ma weynid ee istiqfaarta badi sida gabadha shegeyso

    • @dhuuxamaxamed
      @dhuuxamaxamed Рік тому

      ​@@nimcosheeq2676 abyo isdaqfarta ay shegeyso iso qor adigo mhdsn jazakalah kheyra

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 Рік тому

      أستغفر الله intaas waa akhrin kartaa abaayo waa habka ugu gaaban

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 2 роки тому +26

    Jizakalahu kheyr abaayo jawaahir wa qiso cajiib ah ilaahay wa boqorka ku difaaca o tusiya bini aadam ka inu asaga ku suubsadey da,a dii u rabo na ilmo kugu siiya gabar guurka ka raageyna ilaahay nin uma waayin lkn wa la imtixaamey un dadka afka ma joojinayan gumeys waaye gumeys yaa noqdo gabar qaliyah o nasiib badan sharaf leh 😘❤ u gabar walba o xaaladan ku jirta ogow ina dheeman tahay 🥰❤ inshalah waqtigaagiina wa dhow yahay farax labiso is qurxi ilaahayow u sahal gabar walba o guurka ka daahay nin wanaagsan amiin yaa Rabbi 🤲

  • @سعديهعثمان-غ3ه
    @سعديهعثمان-غ3ه 22 дні тому +2

    34 ayaa isla hada jiraa yaa allaah mana guursan ee rabbow guur xalaal ah nin baari ah ii sahal yaa rabbi🤲

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 2 роки тому +8

    استغفر الله وسحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله ولا حول ولا قوة إلا بالله
    الله أكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسحان الله بكرة وأصيلا

  • @indhouroon5204
    @indhouroon5204 2 роки тому +35

    Walh aniga wan kufiiday astaqfarta wana siiwada iyo saliga nabiga been mashegayo farxad ayan helay markn bilaway nolol quroxoon iyo dadko isodhawado kuwii inacba sxpteda oo noqodeen kuwa diinleh asel kuwa xun ii ahayen

  • @sowdamaxamad7693
    @sowdamaxamad7693 2 роки тому +12

    Asalamu Calaykum
    Jawahir abaayo mar
    Dhow ban kugu so biray Walahi qisoyin Cajiib ah ban kaa faiday abayo
    Masha allaah waxan kalo kaa Codsanaya inad ino so badiso Qisoyinka lagu Helay
    istiqfarta walahi aad ban u jeclahay wan ilmeya markan Arko qiso Cajiib ah
    Marka Abayo so badi
    Qisoyinka
    Insha alaah

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 роки тому +15

    M.A Allow Ducadaada Noo aqbal Been Maahan Istuqfaarta Markaan Aqrin Waxaan Rabo si Fiican iiguma Hagaagto Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому +4

    Walashy🙆🙏 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 роки тому +8

    Jawaahir qurux mashaallaah waan kugu xiranahay allaha ku xafido

  • @nasteexoclaahi5761
    @nasteexoclaahi5761 Рік тому +2

    Manshallah alle ha ku xafido macalin waan ku jecellahy noloshayda waxa badan ayaad kabdashay alle haku jecelado mclin 🤲🥰

  • @xafsoaadam2863
    @xafsoaadam2863 Рік тому +6

    Asc abaayo aniga waa kugu soo biiray adkaarta aad aay u ficntahy aniga Walhi 3 sano reer leeyahy bil kasta markii cadadu isoo haysa wal wal iyo stress dareemi jiray hada waxaan wadaa mudo 3 weck cml alxdullah Wali uur ma yeelan lkn waaxaan dareema farxad iyo inaan daganahy manshallh isoo duceeya inuu allah igu arsaaqo aniga iyo saygayga Inshallah ramadan ka faidadisa

    • @fadumo321
      @fadumo321 Рік тому

      Abaayo wax uur ma heshay allh Haku siiyo

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 Місяць тому

    Allahu akbar Mashallaah

  • @asmamohamoud3096
    @asmamohamoud3096 Рік тому +3

    Subxanallaah. Illaahay waa hiiliye qof walba oo ku liida Raxmaan ayaa kaga hiilinayaa.

  • @somalimaxamed-f7z
    @somalimaxamed-f7z 10 місяців тому +4

    Aniga ayaa ka quuste guurka dadkona maxad u fadhisa ma gursadiid I dhahan aniga wan niyad jaba wan iska oya wuxu alla I qoro ma diidayo nolol adunka waa ka quuste wlhi

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 8 місяців тому +1

      Aby ha qusanin ilahey ayaad hesta oo naxriis badan dikiriga badi

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 8 місяців тому

      abyo meqa sana jirta xumaan ha ii fahmin

  • @fatimaquruxa3
    @fatimaquruxa3 2 роки тому +12

    وعليكم سلام ورحمة الله وبركا ته❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @zeynabcali786
    @zeynabcali786 2 місяці тому

    Aana iisooduceeya allow guur halaal ada kasuga yarabi

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 2 роки тому +6

    Maashaa allaah Qali dumar noosoo badi barnaamijkaan dikriga dhan Marba mowduuc kasoo hadal anigana mucjisooyinaa ka arkay

  • @SalmoAbdikadir-hr3lt
    @SalmoAbdikadir-hr3lt 16 днів тому

    Mash Allah ❤️

  • @Yoriichi_tsugikuniii
    @Yoriichi_tsugikuniii 2 роки тому +2

    Manshallah Allahu Akbar! Allah waa qadir cala kuli shay.

  • @hibofarah3746
    @hibofarah3746 2 роки тому +13

    SubhanAllah very beautiful story ma shaa Allah keep going forward.

  • @saadamousse5756
    @saadamousse5756 2 роки тому +2

    Allahuma amiiiin yaa raabi jazakalahu khayr jawaahir❤️❤️😍😍😘😘😘

  • @CaliJiile
    @CaliJiile 2 місяці тому

    aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Muqdisho20
    @Muqdisho20 2 роки тому +6

    Masha Allah Queen

  • @MeymuunCabdulaahi-s6w
    @MeymuunCabdulaahi-s6w 2 місяці тому

    Wall xijaabka kuqurxionthy xijaabka laazimo allha kubarakeeyee

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 2 роки тому +3

    "Keep up" 'ma sha'Allah wllo qali noosoo badi.'

  • @maidohussain-it9nd
    @maidohussain-it9nd Рік тому +3

    Soomalida Calf qadarta Ma yaqanan subxnlh War qof Walba waqtigeda ayee Guursa qof walba Waqtigeda ayee Suge Umda aman hala siiyo

  • @naimaibrahim-tr9fg
    @naimaibrahim-tr9fg 13 днів тому

    Ya Allah😢😢

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 роки тому +5

    Asc abayo Aamiin Aamiin mashallah
    Allaha kuxafido gulwacan

  • @fadumaahmed6212
    @fadumaahmed6212 Рік тому +3

    Allow noo fududey guurka yaa rab 🤲

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 2 роки тому +1

    Masha Allah Ilahay nimcooyin kiisi waa sidaas ee tasbiixta ha la badsado Ilahayaw na waafaji oo naga aqbal

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 2 роки тому +1

    Ilahay ha inoo aqbalo ducadaada Jawaahir Ilahay dartii ayaan kuu jeclahay

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 2 роки тому +3

    mashAllah tabarakaAllah

  • @UmmHamza_12
    @UmmHamza_12 2 роки тому +3

    Amiin ya Rabi 🤲

  • @rukiyamohammed2025
    @rukiyamohammed2025 2 роки тому +3

    Aameen ya Alaha inshallah sis

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 роки тому +4

    masha Allaha ❤❤❤❤💕💕🙌

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 2 роки тому +2

    Maaanshallah Allow Anagana kurbada nagakorqaaaaaaad😭😭😭😭🤲

  • @hawaabukar9061
    @hawaabukar9061 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 роки тому +1

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 роки тому +2

    Mashaa ALAAH mashaa ALAAH.

  • @CayuuniXasan
    @CayuuniXasan 3 місяці тому

    Allha akbar😢

  • @hibofarah4107
    @hibofarah4107 2 роки тому +1

    Mashallah mashallah jawaher

  • @barwaqali9126
    @barwaqali9126 2 роки тому +2

    Ameen ya rabbi ya Allah may Allah bless you and your family ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💋💋💋💋💋💋💋💋🤲

  • @fatimaomar9427
    @fatimaomar9427 Рік тому +1

    Allahu mu aaamiin 🤲

  • @RuunRuuxiLajeceley
    @RuunRuuxiLajeceley Місяць тому

    Abayo mcn aniga...inaa guursado wan jecelhy lkin culeeys baa iiga saran hadane shaqo markaan isleeyahy bilaaw culeeys isaaran nin waliba oo guur iiso ban dhigto an ka aqbalo. Bilaa sawab la aaan iiga tagaa😭😭😭 heer waxan. Gaare nolsheyda meel Ehsan rabin inaa ku qasbo nafteyda
    Iisooduceya walalalahey ilhay dartiisa pls ❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 Рік тому

    Ameen yarabi 🤲🏼 masha Allah ❤ ❤❤

  • @RaxmaMaxamed-nq7fg
    @RaxmaMaxamed-nq7fg 3 місяці тому

    Amiin walalo allaha aqbalo

  • @nimcoali360
    @nimcoali360 2 роки тому +1

    Xbbt quruxey waxaa kujclahy sida nogu soo gudbisid qusoyinka flwngsn allh kubarakeeyo🥰

  • @sahraosman2290
    @sahraosman2290 2 роки тому

    Manshallah tabarakallah illahay inta hysan ha siiyo🤲

  • @shukriyohooshfarah
    @shukriyohooshfarah 2 роки тому +1

    Masha allaah

  • @sahracali5952
    @sahracali5952 Рік тому +1

    Mahadsanid xbbti

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 Рік тому +1

    Masha allah❤

  • @diriehirsi2883
    @diriehirsi2883 8 місяців тому

    Subhaana Allah

  • @honeysharif3521
    @honeysharif3521 8 місяців тому

    Maasha allah allha ku xiftiyo abyo

  • @caishasahal9865
    @caishasahal9865 2 роки тому

    Masha alah jawahir xusen Allah janadii kugeeyo macanto

  • @luulmohamed2603
    @luulmohamed2603 Рік тому +1

    MashAlla 🥰🤲🤲

  • @fatimaomar9427
    @fatimaomar9427 Рік тому +1

    Salallahu caleyhi waslam ❤ ♥ 😍

  • @f.n6491
    @f.n6491 2 роки тому

    MashaAllah jazakaAllah kheyr ukhtii

  • @fatimaquruxa3
    @fatimaquruxa3 2 роки тому +1

    شكرا يا اختي العزيز❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @najmahassan6651
    @najmahassan6651 2 роки тому +1

    Masha Allah sister

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 2 роки тому +1

    Masha Allaah abayo Allaah haku barakeyo

  • @zuzumuyusuf765
    @zuzumuyusuf765 2 роки тому

    Masha Allah warunta istiqfarta Masha ciyar baraka allah

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 Рік тому

    masha alh yaaaaa allaaaah yaaaaraxmaan wlhi waa qiirooday

  • @mulkmahd6487
    @mulkmahd6487 2 роки тому +2

    Asc masha alaah

  • @shugriali7270
    @shugriali7270 2 роки тому +2

    Asc walaala jawaahir magacay gu waa shugri.Waxaan ka mid ah dad ka aad kuula socda suga na qisooyin kaaga diin ta ilaahay hakucafido.Wlla maanta culees baa ihaya ii soo duceeya adiga iyo asaxaab taadaba.waana sameeyaa istaq faar ta sida saliga nebiga.

    • @xalaalquutemaqasaaro5287
      @xalaalquutemaqasaaro5287 2 роки тому +1

      Ilaahay culeyska fudeeyd ha kugu badalo inshalah waxa tabaneyso na o ku haya caafimaad iyo kheyr Allaha ku gu badlo

  • @user-ln9qs5lp6p
    @user-ln9qs5lp6p 8 місяців тому

    Masha allh ❤❤

  • @nasteexonour7731
    @nasteexonour7731 Рік тому +1

    Salallahu calayhi wasalam

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 2 роки тому

    Manshaallah wllo Allaah haaku xifdiyo akhiro iyo addunka ba

  • @Sahra-f5q
    @Sahra-f5q Рік тому

    Asc abyo aamiin aamin ilaaw du cada no akh ball yaarabi 👐👐

  • @anisomaxmed1272
    @anisomaxmed1272 Рік тому +1

    MASHA Allah ❤❤❤💋

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 2 роки тому +1

    اختي العزيزه انا مشتركه جديده اسلم عليك مشتركه انا في فديواالاخت فاطمه منى انا من الرياض

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 Рік тому +1

    Subxanallaah allaahu akbar

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 роки тому +3

    Masha allah beautiful beautiful story Masha allah beautiful 😻

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 Рік тому

    Jazakumullaah qeyr

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله الله اكبر ❤❤❤🌹❣️❣️💕💞🤍

  • @maryanruuney1875
    @maryanruuney1875 2 роки тому

    Wcs walasheen qaali ilhey haku xafido ducaadada hano aqbalo

  • @user-ln9qs5lp6p
    @user-ln9qs5lp6p 8 місяців тому

    Amiin❤❤

  • @hamdifarah9900
    @hamdifarah9900 2 роки тому

    ماشاءالله تبارك الله

  • @nimcocabdi1143
    @nimcocabdi1143 2 роки тому +2

    Abaayo wn ku jecelee numberkaga ma iso qori kartaa🖤😰🥰🥰😍

  • @deeqamohamed9843
    @deeqamohamed9843 Рік тому

    شاء الله ❤️🦋👍

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 роки тому +1

    wcl abaayo💕🙌🙌

  • @LaylaAhmed-q4s
    @LaylaAhmed-q4s 4 місяці тому

    Subxaanalaah malikilu quduuus😢😢

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 2 роки тому

    Masha Allah Tabarakallah 🥰🥰

  • @sahrajelleali414
    @sahrajelleali414 Рік тому

    Amiin yaarabi 😍😍

  • @sowdamaxamad7693
    @sowdamaxamad7693 2 роки тому

    Xbbti Jawaahir
    Namarkaga ma i sin karta Abayo Adigo Rali ah

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 роки тому +1

    Wcs wr wb jawaahir Allaha dartiis baan kuu jeclahay macaanto sheekada aad dhexgelineysa qisooyinka laguu soo gudbiya naga daay sitoos noogu soo gudbi qisada.
    Lakiin adiga sameysa waqti gooniya aad dadka waanisid ama sidaa u dhaqanto u soo gudbi
    Marar badan waan kuu soo qorney sheekada naga daay hasoo dhexhelin

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn9838 2 роки тому

    M.a wanagsane waa illahey ❤❤❤❤

  • @Ibt946
    @Ibt946 Рік тому

    Mashallah

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 роки тому

    Masha allah 🤩

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarbi

  • @NajmaMohamud-us2of
    @NajmaMohamud-us2of Рік тому

    Warunta abayo mcnto istiqfarta waa wax wayn abayo❤❤😢

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 2 роки тому

    mashaAllah tabarakallah wow wow wow

  • @anabise5112
    @anabise5112 Рік тому

    Aaamin walaashay 🙏😍

  • @najwahussain642
    @najwahussain642 2 роки тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @amatullaahbintumaxamed8892
    @amatullaahbintumaxamed8892 2 роки тому

    تكبير
    الله اكبر الله اكبر
    الله لطيف بعباده 😊

  • @maanomaxamedcali9754
    @maanomaxamedcali9754 Рік тому

    Amiin yaarabi

  • @user-nx8rx1rn2x
    @user-nx8rx1rn2x 6 місяців тому

    Subxanalh waa qiso aad umacaan 😢🎉

  • @farhiyafarid4980
    @farhiyafarid4980 2 роки тому

    Alahu akbar