أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Mashaa allah qarso nimcadan allah kusiyay allah hakuuu barakeeyo haaku siyadiyo nus qaan adun iyo aakhiro allah kaadheereeyo takale cibadad allah dartii u qabo hana shegin wixii dardaran ah wa mesheede fahamtay scw wacala alih wasxbih wasalam 3
Aniga istiqfaarta akhrin jirey 10kun iyo xowqalada saliga nebiga scw alhamdulilah wxbadan iigu hagaagay
Hada se mudo maanta ku 3 maalin ah waxan u go'ay saliga nebiga scw 4kun sameeya maalintii 2 maalin hore 8kun sameeyey 4 siiqatu ibraahim iyo ah iyo 4kun oo siiqada calayhi salatu wa salam alleh aduun iyo aakhiraba muraadkayga oo macsi ahayn hainagu wada siiyo aamiin
Ameen
Wllshey jawaahir ilahy dartiis Baan kuujeclhy sidaad kheyrka nola jeceshahy ilhy hakulajeclaado digriga ani waan kufaaiday m.a alle ayey mahad usugnaty nafahansiyay ❤
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
❤❤
Mashaa allah qarso nimcadan allah kusiyay allah hakuuu barakeeyo haaku siyadiyo nus qaan adun iyo aakhiro allah kaadheereeyo takale cibadad allah dartii u qabo hana shegin wixii dardaran ah wa mesheede fahamtay scw wacala alih wasxbih wasalam
3
Jawahir wankujecle from Kenya.qali isoduce muradan leyee.
M.a kalimadn xawqlda wa cajib weligey arin u aqristy uniyesty ma wayin alx xita howlha guriga hde igu cusladn aqrista kdib ifududan alx
M.a❤
Jawaahir hussain jazakallaah qeyr abyo sida dikri nogu dhiirigaliso allah ajar kaa siiyo culeysa iheystee iisoo duceeya xppti
اللهم صل وسلم وبارلک علی سیدنا محمد❤💎
: اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد المجيد …………………❤️🥰
Aamiin
jasa ka allah khyr ukhtii
Masha Allah walashey jawaahir kheer ilahey haku siyo ilahey haku xifdiyo amiin yaa rabi
Jazakallah ❤❤❤
Wllayal iso ducey in uu alle zowj qeyr igu so adiyo Io murad leyhy ayaantaan ilowsha bilawy plz 🙏 iso duce 40 qof wllshy jawahir
ALLAHUMA AAMIIN ❤️
Scw
ماشاء الله تبارك الرحمن اختي الغالية الله يسعدك ويحفظك امين امين يا رب العالمين ❤❤❤👍🌹💕❣️💞❤️💖💚
amen
Maashaa allaah maashaa allaah maashaa allaah maashaa allaah keep going sister❤❤❤❤❤❤❤
Masha AllaH tabarakallah❤❤
Masha Allah tabaarakalah ❤️❤️❤️
Allahuma aamiin
Jazaka allah xppti
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
عليه أفضل الصلاة والسلام علي رسول الله صلي عليه وسلم
اللهم ااااامين يارب
Mashaallah ❤❤❤
Aamiin.quruxey
Masha allah abyo jawahir qer allah ku siyo sida dikriga inogu dhiriso jazadada jano allah ka dhigo wllo mcn❤❤🥰🥰
Gbar yar o wlshey komo kujirta o gari jiray wlley igu siduceya adbn uga murugsnhy😢
Allah caafiyo abwe😢niyada kahyr usheeg insha allah
Allah caafiyo dhibtana ka qaado
Jesekalah qeyr abayo, side noga sogudbisid qeyrka, anega kuwii kudhaqo ,alhaha nagadhigo, mirahoda gurta adun iyo aqirawa inshlaah
Masha Allah
Masha allah wllo
Allahu akbar cidi ilahey talada udhibato wokufilay yahay❤
ماشاءالله
Masha allah ❤
Masha allah jasakalaah
Abaayo jazakallaahu kheyr
Allaahumaa aamiin
Aamiin Aamiin Aamiin abyo
Amiin yaa Rabi🤲🤲🤲🤲
M a xbbti sidan ban qurux ku thy alle ha ku barakeyo
jowhar abyo murad leyahay isoduceya
Salahu caleyhi wasalim ❤❤❤
Mashaallah allah ifududeyo
Asc abaayo masha alaah
Masha allah abayo ❤❤
Burkuyeri ma aha wllshy
Waa bukuyeri❤
Scw scw scw scw
❤❤thank you
Waa catowte macuslaate qali
Manshalaah
Amiin Amiin yarabii❤❤❤❤❤
Asc walshay jawahir❤❤❤
scw
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Jawaahireey walalo xijaabkaad ku qurux badantay
Amiiiin yaraaabi ❤❤❤❤
Alxamdulillah ❤
Scw scw scw
scw scw
Wcs wll
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh
abayo qer allaha ku siiyo ano dahir ahen ama weso qabin digriga iyo saliga nabiga ma aqrisan kara iso jwb abyo
Haa abyo waa aqrin kartaa inta aad dahir aheen astaqfarta saliga nabiga dhaman wixii wardi ah hakatagin
Abayo xagee kalasoo xeriraa
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Abyoy stress baa ihaystaa fadlan wan kubaryaa wuxun iisheeg talo ama wax kle isoo jwb abyo😢
Istiqdaata badi suuratul baqra akhriso maalinkasta
Wll alle ha ka saro 🤲🤲
Abyoy saliga nabiga, istaqfrta, suratul paqara intas jogtey mlinwlba uguyrn samey 10000..
Saliga nabiga badi iyo adkaaru sabaax wal masaa
salatu ibrahimiya see lo tukada kalaha 😃😃😃😃😃😃
Saliga nabiga qeybta ataxiyaadka
@@ubaxxusein abayo i fahn si plz
Waa saliga nabiga wallal tukasha maahan.
Waa kan laaqriyo ataxayadka .
ALLAHUNA SALI CALA MOHAMED WA CALA AALI MOHAMED KAMA SALAYTA CALA IBRAHIM WACALA AALI IBRAHIM INAGA XAMIDUN MAJIID.
ALLAHUMA BARIK CALA MOHAMED WACALA AALI MOHAMED KAMA BARAKTA CALA IBRAHIM WACALA AALI IBRAHIM INAGA XAMIDUN MAJIID
@@marashabdi5383 lkn abayo salatu ibarahimay bab dhahi hasa he
@@hananXasan Abyo waxa waye allahuma sali calaa muxamad wacalaa aali muxamad kamaa salayta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidun majiid allahuma baarik calaa muxamad wacalaa aali muxamad kamaa baarakta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidun majiid
Abaayo leyskuma dari karo miyaaa
Masha allah
Masha allah❤❤❤❤