Abaabul Dagaal iyo madaxda reer Awdal ooku dhaartay in calanka Buluuga Bas kashaqaynayo Awdal Stte

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 29

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 3 дні тому +5

    Guuul guuuul tarenki xassan shaley qatumay aheed matana awdal berina hargeesa ❤

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 3 дні тому +9

    GUUL REER AWDAL STATE ALLAH CADOWKA JABIYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴GUUL GUUL

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 дні тому +9

    SOMALILAND WAA BURBURTEY BEENTII DHAMAATEY 32SANO WATAA LA SOO AFJAREY BIIXI DICTATORSHIP WAQTIGIISA DHAMAA

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 2 дні тому +2

    Guuuuuuul awdal somaliya ❤❤❤

  • @SahrujaHassan
    @SahrujaHassan 2 дні тому +1

    Guul i.a soomaali allaha mideeyo i.a🤲

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 3 дні тому +3

    AWDAL STATE OF SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤️ keep going

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 3 дні тому +4

    Awdal state of Somalia guul guul awdal state iyo khaatumo waa walaalo guul guul

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 2 дні тому +1

    Guul….Guul iyo gobanimo reer awdal,xoraynta dhulka iyo badda awdal waa waajib muqadas ah,midnimada somaliyeed ha nolaato,Somalia ,somaali ba leh,Somali diidku ha dhaco,difaaca dhulkiina,masiirka ,cirdiga,iyo mustaqbalka ubadkiina maanta u sarakaca ,oo gacantiina ku qabsada,allahu akbar

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 3 дні тому +4

    MashaAllah

  • @madar9587
    @madar9587 3 дні тому +2

    Alla qabyaaladay aabaha was 😢😢😢😢

  • @nawalabdirizak6979
    @nawalabdirizak6979 2 дні тому +1

    Guuullllll

  • @flawlessness7
    @flawlessness7 3 дні тому +2

    Mundane madaxwayne Ali Baxar ku soo dhawow Borama oo budhcadka nagaso gaadh talo mesha kuma hayne, Hogankeni dhuni raac ayu noqde.

  • @fosiyakamil2008
    @fosiyakamil2008 3 дні тому +2

    Asc EHkaygiigiiyow hadii aad hadanshiiba mashallah heeryadii laydin saaray way dhacday ka faadaystaa. Asc

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 3 дні тому +3

    GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE

  • @OmarMohamed-nt5zl
    @OmarMohamed-nt5zl 2 дні тому +2

    Haxodhowdo Awdal state, we don't need somaliland, we are GREAT SOMALIA ❤ 🇸🇴 ❤ 🇩🇯 ❤

    • @nawalofficialchannel8023
      @nawalofficialchannel8023  2 дні тому +1

      Sax wll 🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰 🥰🥰📖✍️

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100 3 дні тому +6

    Galmudug state
    S.west state
    Jubaland state
    Hirshabela state puntland state
    Khatuma state
    Awdal state

    • @yusufsamatar1374
      @yusufsamatar1374 3 дні тому

      Iiddoor state

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq 2 дні тому

      @@yusufsamatar1374 Hees baa soo socota la yodhaando mabanaadir baan burudi xukumin
      Adeer qadaad wayneey garnaqsi
      1 caqliga iyo sharciga toona kuma jirto waan gubanayaa e ila gubo
      2banaadireey hadii itobaian nacayb dhab kaa
      yahay muqdisho baydhabo kismaayo gado
      garbahaarey intaba iyobian baa jooga maxad uga dhiidhiyi waydey mise wa amxaar daahira
      ka kula jooga ee cashuurta ka gura e amaankaga suga
      3 banaadireey caqliga saxda ah baa odhanaya
      hadil aynu isfahmi wayno ama aynu heshiinwayno aynu daneheena kala raacano!
      Maxa qasab ka dhigaya in aynu midowno?
      Waxad odhan somali baynu nahay adeer carabu mid maaha inaga o somaliya bay u wax kala yeelan karnaa alaahayna waxa uu Ina amray midnimo muslimiin oo dhan e maaha labadeena uun!waxa lugu midoobayana waa
      kitaabka iyo sunaha oo ma haysid
      4 banaadireey hadii ay midnimadu dhab kaa tahay somali gumaysi kinya iyo mid itobia hoos joogta jirtee maxad iyaga ula midoobi waydey e u raadin waydey Anigu ileen xorbaan
      ahee
      5banaadireey shalay waxad lahayd bad baan difaacaya maantana adaa iyobian bad la raba bal macnuhu muxuu yahay waa uun xasad saw
      maaha
      6banaadireey jamac kadiyuu ahaa kii lahaa
      amaar ba isaaq iga dhow Kama hadli kartid ninkan somaland ka hadlay ujeedadiisa fahan oo gaalnimo haku ordin amaar waa gaal wa run Ikn ma jiro sharciyan wax diidaya inaad gaal heshiis la gasho aduun is dhaafsataan dhul iyo cirba hadil ay dhacdo aad siiso waayo nabiguba scw waxa uu heshiis la galay
      yuhuudi madiina
      7banaadireey si diin iyo cilmi ku jiro umaydun
      hadlin waa uun cadifad wiciinu bal culimada
      u tago suashan waydiiya in gaalo heshiis lala galo o bad laga kireeyo ama la siiyo xukunkeedu wa maxay hadii dadka degaanka degeni iyagu ogolyihiin? markaa hadii
      islamnimada aa ku gabataan dhab tahay xaqliqda wajaha
      9banaadireey anaga amaxaar namaxaasidin
      nalama dagaalamin maatidayada ma layn Ikn banaadir waa meesha nalagaga so duulo markaa macne nooce ah baad amaxaar igu dhaanta diin Kama hadlin e wada noolasho 10nabigu xadiis bu ku yidhi muuminka god
      labo jeer luguma wada qaniino ma halkii100k igaga dhibteen baan maanta u buaa
      11 banaadireey adiga is cunaya is laynaya xabaalaha iibinaya 10km aan maamulin e bal maxaad igu baaqi
      12 baadirey dawladi maxay tahy dawlad bal qeexe marka qaamuska dib ubaadh bal noo
      sheeg ma dowlad baad tahay
      13banaadireey adiga oo abashigu
      airportkaaga rw hore ee somaliya iyo madadaada ku badilo oo wasgaysiga iyo
      african miqdisho ugu xidhan maxaad igu baaqi 14banaadireey miyaanay qali daro iyo
      maangaab nimo ku ahayn inad aaminto inaad sl ka arimiso adigo aan muqdisho ka arimin
      15 banaadireey intii wada joogtaa Kala dirtay markaad tidhi itobia ha baxdo massage nooce ah baa kaga so noqday kuwa aad fadaraalka tihiin ee diiday inay itobia baxdo
      16banaadireey caqligaagu waa ka yidhi ninkii
      itobianka kuu keenay dadkaaga ku laayey
      calanka itobia muqdisho ka taagey ayaa helyeeya hada waa ninkii 100k diley
      Anigana igu caydo itobian jacayl
      17 banadireey toos oo filim hond iga ka bax
      18qolada xinka lugu sheegay iyaga waxa uun kaaga filan arinkii dekeda boosaso ee ay markii somaland heshiiska gashay ka masayreen hadana boosaso waa deked kaluumaysi iyo mou somaland gashay o ay ka masayreen oo faromadhan macal Loo diiday abby inay arkaan markaa golada badhyoculusta iyaga haowshoodu way
      dheertahy e
      Amaro waa nimanka ula baxay ilmo kablalax
      Waa nimankii lahaa malas ma dhiman ee ilaaha ka dhigay way duubantahay waa waa waa adeer banaadireey toos

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 3 дні тому +2

    ❤️🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽Soomaaliweyn❤️

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 дні тому +2

    Go for iT Abdel

  • @adama2578
    @adama2578 3 дні тому +2

    Maroodi-Jeex GABILEY AYAA LAGU DARAY WAXAA KA DARAN SEYLAC OO LA XARAASHAY
    AYAA KA DARAN, BEESHA DHEXE WAXAY GO,AAN KU GAAREEN AWDAL INAY XARAASHAAN.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 дні тому +2

    Awdal Stat ku dhawaaqa meeshani qabiil qabiil kale u dowladen kara majirto Biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 3 дні тому +1

    SAMAROON DHULKIISII IYO BADDIISII ETHIOPIA AYAA LAGA IIBSADAY

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 3 дні тому +1

    Dhubuq dhubuq hore dhaman hays bey leedahay. So socda hore ayad ugu jabteene

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 3 дні тому +1

    Guul

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 дні тому +1

    Huuno

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 17 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 3 дні тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk