Faysal Cali Waraabe - Ogaada Maanta Xuduudkeenu waa Magaalada Oog ee ma ahaan Yoocada.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 96

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 дні тому +24

    waa yaab isaaq horta ma shayaadin baa mise bini aadam bal dad xumaan mooye aan wax wanaaga ladhayn oo waxba fahmayn dhibaatada soomaali kajirtana isaaq ba sabab u ah

    • @falisa576
      @falisa576 4 дні тому +5

      Shayaadiina ka daran ilaa shaydaankaba marbaa la xir xiraaye

    • @seed3966
      @seed3966 4 дні тому +3

      Waa dad fiican ee dad aad uxun yaa hogaanka u qabtey oo danbiilayaala ah oo xiqdi iyo xaasidno buuxisey markaasay wareeriyeyn

    • @hashim4226
      @hashim4226 3 дні тому +1

      Isaaq waa malaaik nafdooda iyo xoriyadoodii u huray Soomaalida laakiin lagu abaal mariyey xasuuq burbur iyo dhac. Waana la yaqaanaa cida falkaa
      bani-aadamnimada ka baxsan u gaysatay Isaaq.

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 День тому

      @@hashim4226 dad badan aya naftood u huray xuriyada somalia isaaq kaligii mhn Idinku dulmiga aad geeysateen 1991 ka dib ma xasuusataan miya horta? 2023 dhulbahante xasuuqa aad u geysateen somali oo dhan aya ka marqaati ah.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 дні тому +14

    War soomaaliyay reer ssc uduceeya dadkas waalan bay horjoogaane oo soomaali kahayane ilaahay baan kudhaartaye idoor wa khawaarij in yar mooye

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 4 дні тому +14

    idoorka fircoon maxaa u galay saan arko faracooda cadowtanimada iyo xaasidnimada hadey awood lahaan lahaayeen somali kale ma jiri laheen alhamdulilah taas alle ma dhihin iyagaa laga awood badan 🙏🙏

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 4 дні тому +1

      Waa run badanaa subxaanallaah allow soo hadee yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲😭

    • @AbuurTttd
      @AbuurTttd 4 дні тому

      Walaalayaal cidina iniima shiraysee soonoqda aan dalkeena kadifaacanee cadawga Malabka iyo saaxiibka isagakiin dhigaya ee cadawga inoowada ah Dan bay iniga leeyihiin ee cidla ha,ugu bixina

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z 4 дні тому

      Cida cuqdada iyo xaasidnimada xiqdiga wada waa somalida kale oo somaliland kuwada mushquulsan

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 4 дні тому +10

    Xaysysiiska odhanaya "wakhtigaad dayacdaa dib ka qoomamaysaa " ma feysalkan waalan ayuu la hadlayaa

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 4 дні тому +5

    Dhulkii soomaaliyeed ee ingiriis idin dejiyay markii la xoroobayna la iska kiindaayay yaad isugu sheekeyseen xoog baan ku helay maad hadda xoog wax ku keentaan. Shacab edebleh noqda oo af xumada joojiya.

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 дні тому +8

    Waxaan waalan umada ilahay haka hor leexiyo

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 4 дні тому +4

    شيخ فيصل حفظك الله لا حسد لصومالند لانه كلنا الصوماليين ينتمي بعضنا لبعض، اطواعداءنا واخد، وأصدقاؤه واحد، ولكن نحن نخالف لامر الله لانه نكره بعضنا البعض ،ونحب لأعداء التاريخ ونكلم الكلام لقوي والعصبيه،ووالانانيه، وتفرغ التي جعلناالمتخلفين، وهكذا نحن بلا وحده ولاتطور، والصناع والجيش ونحن نعتمد علي المساعدة الخارجيه.

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 4 дні тому +3

    DAWLAD MATIHIINE QABIIL SOMALIYEED BAAD TIHIIN OO JECEL INEEY QABAA,L SOMALIYEED GUMAEYSTAAN TAASINA IDIIN SOCONMEEYSO DADKAAD XASUUQDEEN REER SSC WAA LAYDINKU QAADAYAA DEMBIGAAD KA GASHEEN GOBOLKIINA IIMAANSADA WABILLAAHITOWFIIQ🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 4 дні тому +2

    Cuqdad ku noole xumaan ayuu l qadhqadhayaa iidoor tamartaada garo nacayb iyo xanuun waxaan ahayn ma haysid

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 4 дні тому +2

    Iidoorku xitaa farlad argos iyo mid qalin Jamin intuba cay iyo aflagaada iyo siyaasad fashilantay ayeey ku waasheen

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 4 дні тому +2

    Sool iyo sanaag disputed ma aha. Ninkan u sheega nagii lahaa baa haysta.

  • @rocky4066
    @rocky4066 4 дні тому +2

    waa tuugga ugu weyn reer woqooyiga waa kani siyaasadiisa waa inuu ilaashado jeebkiisa

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s 4 дні тому +2

    Dad walan dad kan cfmd ma jiro 8o jir iyo 20 jir waa is ku mid walhi aqonsi ku wash teyn wayo waa daad cuqdad nafsi heso wayo dad kan hada somaiya we kà baxeyn amxaro waye hada

  • @AbdigorgorkaEAGLE
    @AbdigorgorkaEAGLE 3 дні тому +1

    Dadka waa dad yar & wayn ba khayaali sido kle faysal waxa shaqo u ah caay & aflagaado Subxanalah

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 3 дні тому +3

    Illahayow issaq so hanuni amin tuma amin

    • @akm4480
      @akm4480 2 дні тому +1

      Aamiin, oo tus Somalinimada iyo walaaltinimada waxa ay tahay.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 дні тому +1

    Subxaanallaah waa yaab ma 📚📖📚 la qoro ayunbay ku soo ururtay ⁉️Adeer faysalow inta kale ragbaa leh ⁉️📖⁉️buuga iska akhri 😂😂😂😂😂😂😂sow 😂😂😂😂 from you somali 💙❤️💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎❤🕋❤🕋❤😭❤️💙

  • @abdikadirsomane8967
    @abdikadirsomane8967 4 дні тому +2

    Feysal xoolo qiyaaliga ilaa goormuu dhamaan doonaa😂😂😂

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 4 дні тому +1

    Waxkasta waxaa kadaran dhalinyarada beenta loosheegayo 34 sano. Dowladnimo somaliyeed aan arkin.

  • @QeeyrdoonWali
    @QeeyrdoonWali 4 дні тому +2

    Muu ooyayaa feeysal waraabe

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 4 дні тому +2

    Faysal Faaruq

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 4 дні тому +1

    Sodan 30sano dowlad bay shegayan qaranki barida weyna iidor dabacayun argixso snm shbb dacish malin iyo haban tugsi baryo bad u tagan tihin kanisad Ethiopia oo gal ah ictaraf faysal faruuq waxa tiri oog ba jogona sool sanaag ceyn gacanteyni wey ka baxday sool sanaag ceyn dadki iskalah ba jogo oo xoraysday faysal faruuq waxa tiri xasan geele ba werar nagu haya iskacali calacalka joji faysal waradka was

  • @user-hr3qw9wt5b
    @user-hr3qw9wt5b 4 дні тому

    GUUL somaliland ichaalah c Sera gagne somaliland vive republic of somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 4 дні тому

    iassaq runtu waa dhaqankooda hadalka ma qalociyaan sida daroodka runta badala siday doonaan u xawasheeya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 4 дні тому

    Waa eber
    Maskaxdiisu kuye qof aan dowladii siyaad bare dakii soo shaqeeye xitaa waa sidee tan jiree maskax miyeey qabaan dowlad loogu shaqeeyo

  • @godeymedia150
    @godeymedia150 2 дні тому

    War ssc walahay shaqo fiican ayay Somalida u hayan dad waalan ayay naga hortagan yihiin ,Yur !!! Yur !!!

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 4 дні тому

    Waxaan iduunku nasttexeynayaa inay daan soo deynin hadalada ninkaan khariban ee cunfiga, xiqdiga, iyo kala dilka umada soomaaliyeed ku dhexfaafinaya hadii kale waxaad qeyb ku yeelaneysaan danuubta ka dhalata aafadaas ee iska hubiya culimadana weydiiya.

  • @oamaer
    @oamaer День тому

    Hatter, sick, warlord, and crazy old guy😕😨🌝

  • @Shan-Shabeel
    @Shan-Shabeel 4 дні тому

    34 sano oo cabaad iyo catow ah, haddana 40/100 dhulkii ba ka sii go’.ay oo sameystay calan. Hadda qabiil walba calan buu surtey, Awdal State is next.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 дні тому

    Faysalow cadawga maxa waxad utaqana somalida 😢 cawdubila war dadkan xagay usocdan yabe , cadawga wa yuhuda iyo Ethiopia ee dhulka Somalie bale

  • @bashirismael8809
    @bashirismael8809 4 дні тому

    Intaa wuxuu u duur xulayss xisbiga wadani

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 3 дні тому

    Ooooooohin waynaaaaaa

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o 4 дні тому

    Faysal xoolo faysal xayawaan ilee goorma qayaali iyo been isugu sheekeeni

  • @isseyare837
    @isseyare837 4 дні тому

    IDOOR UMADII WAYSKU DIREEN
    OGAADEEN
    MA OGOLA
    MAREEXAAN
    MA OGOLA
    MAJEERTEEN
    MA OGOLA
    HAWIYE
    MA OGOLA
    JABOUTI
    MA OGOLA
    RAXAN WEYN
    MA OGOLA
    MADHIBAAN
    MA OGOLA
    SAMAROON
    MA OGOLA
    XABASHI
    WAA WALAALAHEEN
    INGIRIIS
    BRITISH LAND BAANU NAHAY
    CANFAR
    WAA WALAALAHEEN
    OROMO
    WALAALAHAYO LAFTINAGA
    WAXA LA DHAHAA DADKAAS
    GAAL KALKAAL
    QOFKU HADUU GAALKA UU JECELYAHAY OO WALAAKIIS OO MUSLIMA AH NECEB YAHAY WAA IN BIRTA LAGA ASLAA
    DIINTAA INA FAREYSA

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 4 дні тому

    Waxaan ka fahmay dhalinyarooy yaan qabyaalad laguugu kaxeysan

  • @user-lu8vx9bb6x
    @user-lu8vx9bb6x 2 дні тому

    Ma makhaayad baa mise suuqii saylada hilibka
    Qaylo badanaaaa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 дні тому

    Naagihii aad iibin jirtay ayaa ku nacay gurigaagii ayaa biyo iyo laydh la , dameer dameer dhalay maxuu ogyahay oo la weydiiyaa waaba asala doorshe e

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 4 дні тому

    Oday kasta oo xishoodka ka tagay baa wareershay reer Somaliland oo Alkoliste hore ahaa oo isku dhex yaacsan

  • @daresavage345
    @daresavage345 4 дні тому

    Nin kaan wuu xanuusanyahay WAALIDII OO QOF AH OO HADLAYSA WAATAAS YAA AAMUSIIN KARA😢😢😅😅😅😅

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o 4 дні тому

    Nacaskan asaasaq oo isku dhex yaacay maa naga deesan warkiisa

  • @Fays2010
    @Fays2010 4 дні тому

    Odaygii Faysal Waraabe waa kharfay, xataa codkuu ka boodboodayaa

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 4 дні тому

    Wuu ooyayaa Ahbalkan aan caqliga lahayn miskiin weliba oog wuu ka soo yaraan ileyn adigu garanmeysid

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 4 дні тому

    Kkkkkkk 😂😂😂kkkkkkk riyoland agaa waa runtii xasan dhiqo wuu fashilmay , idooland cabaad badanaa 😂😂

  • @user-bt5rv5wr4f
    @user-bt5rv5wr4f День тому

    Agagixisaday Somaliland

  • @abdinurmuse6147
    @abdinurmuse6147 3 дні тому

    Waa oday waalan faysal

  • @waasugecade9000
    @waasugecade9000 4 дні тому

    Isaaqa waala Kari waayey laakin meelbaa alle uwadaa oo ah iney itoobiya dhulka Kala wareegtey kadibna ay noqdaa la gumeystiyaal oo laga badan yahay Allow isxaaq xaqa tus inta goori goortahay

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad. 4 дні тому +1

    Ma oyanaya hada mise khudbadi jumcada weye 😁🤔

    • @akm4480
      @akm4480 2 дні тому +1

      Umadii baa la yaabtay.. waa oohin Caadi ah wixiisu😂😂😂😂

    • @IskufilanSido2810hooyad.
      @IskufilanSido2810hooyad. 2 дні тому

      @@akm4480 😁🤔anaba ka naxay oo dhagasan wyy

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 4 дні тому

    NINKI DHASHAY MARKI AD WAN XOROWNAY BILOWDEN MANTA WA 35 JIDH WELI HAWA BEN AYAD KU MAWELINEYSAN ILA MEQA SANO AYU SOCONAAYA MAWELISKA?????

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 3 дні тому

    Benti hore laysku mawelin jiray way socon wayday danba
    urun shegtay...

  • @hashim4226
    @hashim4226 3 дні тому

    Faysal waxa u halgamaa dalka laakiin waa inuu OGAADO XUXUUMAD AYAA XUKUNTA DALKA. LABO DIRAWAL MA WADO WARI KARAAN BAABUURKA
    DAWLADA.

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 4 дні тому

    Maxuu la ooyaa yahuudkaan wajiga mafow ee aqliga gaaban qaaqlee ilaa qiyaamahaagu dhaco

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 4 дні тому

    Manta bay runta shegen inay jabeen weli runta hady u dhawyihin OOG bay qirten inay xad tahy hadaba maxa waaley oo kamaqan reerka waa cuqubo baa ku dhacdey somali ay ka galeen haday fariisan wayan edeb baa loo yelayaa snm

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 4 дні тому

    Al Xaaji!😂😂😂😂😂.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 дні тому

    awdal wa maamul hoos taga dowlada soomaaliya
    xuduuda ssc khaatumo na wa berbera iyo burco dhexdooda meeshi ingriis ugu yimi oo gooni gooni goosadki halkasu kubaabay

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 дні тому

    War odaygan kafariisiyamesha wuu iskudhexyacay cirbad ku dhufta😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 4 дні тому

    Faysal Saaqid hooyadaa daafac ,ma muusaa goomanka kaa madoobeeyay Qayla Quutow.

  • @user-nr7gx7lx2d
    @user-nr7gx7lx2d 3 дні тому +3

    iidoor cabaad weynaa

  • @dahirmohamed7116
    @dahirmohamed7116 4 дні тому

    Faysal wakaa

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 4 дні тому

    ADUUNKA WAX WALIBA KA FILO

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 4 дні тому

    Asaasaq and his words mean nothing whatsoever. Waa caalimul qayb oo dambi male. Sababta oo ah dee waa nin waalan oo maryihii dhigtay . Nin walana dadkiisa ayaa xidh xidha oo u miciina ee xagay ka dhaceen idoorkii fayoobaa ee huga qabay waa yaabe. Mise way ku raacsan yihiin macal waalidiisa .

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 дні тому

    FATAAL FAYSAL OGOW OOG MAAHA XADKAAGU EE WAA LEBIDA GAATAMA WELIGAANA HALYEEY KAAMA DHALAN.SSC-KHATUMO WAA MAAMUL GOBOLEED INAN-GUMEED INAN-GUMEED DHALAY BAAD TAHAY.

  • @proggmmer
    @proggmmer 4 дні тому

    70 jir dadka kiiisa cay ku matala kwrn hassan sheikh caytamayo ma aragtay ama siyaasi hawiye qabiil ama shaqsi siyaasi caynayo
    Somalia buugta ku taal Waa darood iyo isaaaq
    Isaaq haddi la aqoonsado wan aragnay side ula dhaqty dhulbahantaha kwrn birito dowlad noqotyn hhh

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 3 дні тому

    Cajuuso adna waxeey tiri sodon sano ee danbe cagaha dhulka hadaanu kusii heeynu ictiraaf waanu heleeynaa kkk kkk kkk waa sodon jirkii ictiraaf raadin ku dhashay markii 70 sano gaaro kkk kkk kkk bal markaas iyadu xageey joogtaa si sarbeeb ah beey ugu sheegtay ictiraaf inaanu soo socon hadii eey fahmayaan caruurta waqtigooda iyo mustaqbalkooda lagu cayaarayo

  • @fatimaabdirahman2296
    @fatimaabdirahman2296 4 дні тому

    Waadad walan

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 4 дні тому

    Adaa naftaada cadaw ku ah

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 4 дні тому

    Waa la oyna Marka horena lagama xishooda dadka

  • @AliTeela-ej5rp
    @AliTeela-ej5rp 4 дні тому

    Idoor shaydaan wuu kawaynyahay ee waa doofil waxa iska dhalay ibliis iyo shaydaan

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l 4 дні тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 4 дні тому

    Dhalin yarada beenta ka daa iyo nacaybka aad ummadda ku dhexbeerayso!!!!

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 4 дні тому

    MISMILLAAH😂.
    FAYSAL FAARUQOW ISAAQU CADAW IYAGAA ISKU AH. ASOOKALE IYAA CABSI IYO NACAYB AY DHALINYARADU IDIINKU AFDUUBAN YIHII´. DHIGA XILALKA OO ARUURTA MUSTAQBAL KOODA HAKA HORJOOGSANINA EE HORAY UMAR U OGOLAADA.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 дні тому

    isaaq runta haloo sheego inay sidan dhaaman ba laga yaabaye oo yaan loo munaafaqeyn waa waajib in xumaanta laga celiyo oo madaxa laga tumo midakale nimanka snm xukuma wa waalanyihin

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 4 дні тому

    Feysal majaajaliste ayaa tahey
    Ku lahaa abii axmad waxuu dhahey
    Midnimada soomaaliya mafaragelineyno waxuu kawada soomaaliya ee soomalilan ma. aha
    Kkkkkkk

  • @NaleyShire
    @NaleyShire 4 дні тому

    Feysal faaruq, langaab Ciise gale war iska aamiye meshan ma qaban kartide iska ilooow awal baa haysto langabow

  • @AhmedAdheys
    @AhmedAdheys 4 дні тому

    War ninku been badanaa

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 4 дні тому

    Feysal Cali dhurwaay waa ka daraye

  • @Umo580
    @Umo580 4 дні тому

    FAYISAL FAARUQ CADIFAD IN TUUKAQABO WUOYEEYA MISKIIN MUUSE BAA MUSUKA KALABAXAY😂😂😂😂😂😂

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 4 дні тому

    bacaac bacaac

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 4 дні тому

    😂😂😂

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 4 дні тому

    Kkkkkkkkk

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 дні тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @maahir-yb
    @maahir-yb 4 дні тому

    pin igu qawo sxb

  • @asaidmalin8851
    @asaidmalin8851 4 дні тому

    Munaafaq akbarul munaafaq noocaa ayaa maanta dadka ku dhax jiro.

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 4 дні тому

    😂😂😂